Madaxweyne Farmaajo Oo Bulshada Reer Gaalkacyo Maanta Kala Hadli doono Nabada M/Gaalkacyo.

Gaalkacyo (Kalshaale) Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Dowlada Fedralka Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo oo ay wehlinayaan Mas`uuliyiinta maamulka Galmudug,iyo xubno ka tirsan Dowlada soomaliya ayaa maanta Waxaa la filayaa in ay furaan kulamo dib u heshiisiin ah oo ku saabsan xaaladda gobolka Mudug.

Madaxweynaha ayaa sheegay mudada uu joogo magaalada Gaalkacyo in uu dardar gelin doono dadaallada dib u heshiisiinta iyo nabadeynta magaalada oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay bilihii u dambeeyay wax badan ka qabatay.

Waxaa uu kulamo wadatashi ah la yeelan doonaa masuuliyiinta heer Gobol iyo heer Degmo, duubabka dhaqanka, ganacsatada, culumada, iyo guud ahaan qeybaha kala duwan ee bulshada.

Kulamaddaasi ayaa ka dhaci doonta Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug.

Madaxweyne Farmaajo ayaa shalay waxaa u bilowday Safarka uu ku tagaayo degaanada Galmudug, waxaana lagu waddaa in uu berri gaaro Magaalada Cadaado.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (4)

  1. Nuurkanederland says:

    NABADAA NAAS LA NUUGO LEH!!

  2. Nuurkanederland says:

    NABADAA NAAS LA NUUGO LEH!!
    SOMALIYA WAXAA NABADA & NOLOL UDIIDAN USA & UK, HORAYNA IYAGAA U BURBURIYEY HADEERNA? $BILYANS BAY KU BIXIYAAN DABCAN ALSHABABKANA IYAGAA FANKA SIIYA, DFS LUGAHA KU DHEGEN!!!
    SOMALIYA WAA MASHRUUC

  3. muna says:

    kuso dhawoow gobaldii gobanimada iyo midnimada madaxwayne

  4. Nuurkanederland says:

    NABADAA NAAS LA NUUGO LEH!!
    SOMALIYA WAXAA NABADA & NOLOL UDIIDAN USA & UK, HORAYNA IYAGAA U BURBURIYEY HADEERNA? $BILYANS BAY KU BIXIYAAN LUGOOYADA SOMALIYA,DABCAN USA & UK IWM BAA ALSHABABKA FANKA SIIYA, DFS LUGAHA KU DHEGEN!!!
    SOMALIYA WAA MASHRUUC




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Deeq Lacageed Oo Sh Cabdilaahi Cawed Gaadh Siiyey Dhibane 15 Sanadood Xanuun Ujiifay
- Jan 20, 2018
Widhwidh(Kalshaale) Maxamed Cabdilaahi Fayax Waa Wiil Somaliyeed Kuna Xanuunsanaya Mudo 15 Sanadood Kabadan Baadiyaha Maxamed ...
Daawo Video:Ismaaciil Cumar Geelle oo ka Hadlay Doorashooyinka Barlamanka Jabuuti iyo Arrimo kale
- Jan 20, 2018
Jabuuti (Kalshaale) Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Waraysi uu Bixiyey Waxaa uu Kaga ...
Madaxweyne Farmaajo oo Caadado dib ugu laabanaya iyo Qorshiiisa (Warbixin)
- Jan 20, 2018
Cadaado (Kalshaale) Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ...
Howlgal dagaal isku rogay oo Ciidamo Mareykan ah ay ka qayb galeen oo ka dhacay Gobolka Jubbada hoose
- Jan 20, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Wararka naga soo gaaraya Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in halkaa uu ...
Daawo:Ururka Dhalinyarada Buuhoodle oo Olole Nadaafadeed iyo Wacyi galin ka Bilaabay Buuhoodle Sawiro
- Jan 20, 2018
Buuhoodle (Kalshaale) Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Koox Dhalinyaro ah ay Hindiseen ayaa ...

Featured Video