Daawo:Wiil uu Dhalay Faysal Cali Waraabe oo lagu Dilay Dalka Suuriya+Sababta:SAWIRRO

Suuriya (Kalshaale) Wiil uu dhalay guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa la sheegay in lagu dilay dalka Suuriya 29-kii bishii December ee sanadkii ina dhaafay, 2017.

Wiilkan oo lagu magacaabayay Xuseen Feysal Cali Waraabe ayaa ka barbar dagaalamayay Kooxda Daacish ee ka dagaalanta dalalka Ciraaq iyo Suuriya,sida uu Warbaahinta u xaqiijiyay Cali Feysal Cali Waraabe oo la dhashay Wiilkaasi.

 

Lama sheegin goobta uu ku dhintay iyo dalka fuliyay duqeynta, balse walaalkii Cali Feysal ayaa ku gaabsaday in lagu dilay duqeyn ka dhacday dalka Suuriya.

Xuseen Feysal Cali Waraabe ayaa ku biiray Daacish sanadkii 2013, waxaana uu ka soo muuqday muuqaal ay baahisay Daacishm,hasa yeeshee Waxaa kooxda looga yaqaanay Abuu Shuceyb Al-Somali, waxaa uu heystay dhalashada dalka Finland.

Xuseen ayaa mar isku dayay inuu ku biiro Kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya, hase ahaatee waxaa laga soo qabtay xuduudka u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (3)

  1. khaatumo haanoolaatoo says:

    Dagaal ooge ama isaga ladili ama wiilashiisa faysal cali waraabe waa qabqable Dagaal ooge
    ninkasta o belo huriya masiirkisu waakaa
    WBT

  2. Nuurkanederland says:

    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE
    WAXAAN UGA DHIGAYAA DHALINYARADA KOOXDAAS GACAN KU RIMISKA AH EE LOO SAMAYSTAY IN DIINTA ISLAAMKA LAGU CEEBEEYO, DUNIDA ISLAAMKANA LAGU BURBURIYO, MASHQUULIYO,
    WASHINGTON DC & TALAVIVE BAA U AABE AH OO FANGAREEYA
    I AAMINA ANIGA

  3. Nuurkanederland says:

    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE
    WAXAAN UGA DIGAYAA DHALINYARADA KOOXDAAS GACAN KU RIMISKA AH EE LOO SAMAYSTAY IN DIINTA ISLAAMKA LAGU CEEBEEYO, DUNIDA ISLAAMKANA LAGU BURBURIYO, MASHQUULIYO,
    WASHINGTON DC & TALAVIVE BAA U AABE AH OO FANGAREEYA
    I AAMINA ANIGA




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Deeq Lacageed Oo Sh Cabdilaahi Cawed Gaadh Siiyey Dhibane 15 Sanadood Xanuun Ujiifay
- Jan 20, 2018
Widhwidh(Kalshaale) Maxamed Cabdilaahi Fayax Waa Wiil Somaliyeed Kuna Xanuunsanaya Mudo 15 Sanadood Kabadan Baadiyaha Maxamed ...
Daawo Video:Ismaaciil Cumar Geelle oo ka Hadlay Doorashooyinka Barlamanka Jabuuti iyo Arrimo kale
- Jan 20, 2018
Jabuuti (Kalshaale) Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Waraysi uu Bixiyey Waxaa uu Kaga ...
Madaxweyne Farmaajo oo Caadado dib ugu laabanaya iyo Qorshiiisa (Warbixin)
- Jan 20, 2018
Cadaado (Kalshaale) Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ...
Howlgal dagaal isku rogay oo Ciidamo Mareykan ah ay ka qayb galeen oo ka dhacay Gobolka Jubbada hoose
- Jan 20, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Wararka naga soo gaaraya Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in halkaa uu ...
Daawo:Ururka Dhalinyarada Buuhoodle oo Olole Nadaafadeed iyo Wacyi galin ka Bilaabay Buuhoodle Sawiro
- Jan 20, 2018
Buuhoodle (Kalshaale) Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Koox Dhalinyaro ah ay Hindiseen ayaa ...

Featured Video