Taliska Ciidanka Danab Oo Sheegay In Ay Bur-Buriyeen Saldhigii Ugu Weynaa Al-Shabaab Ee G/Shabeelaha Hoose

Muqdisho (Kalshaale) War Qoraal ah oo Ka soo baxay Ciidamada kumaandooska soomaaliya ee Danab ayaa Lagu Sheegay In ay bur buriyeen xaruntii ugu weyneed Al-shabaab ay ku lahaayeen Gobolka shabellaha hoose.

Degaanka leego ee Gobolka shabellaha hoose oo Al-shabaab ay ku lahayeen baro kontorool ayaa la bur buriyay ka dib howlgal halkaasi ay ka fuliyeen ciidamada Danab Ee Kumaandooska ah ee Somalia.

Taliyaha ciidamadaasi G/sare Ahmed Cabdullahi sheikh Oo la hadlay idaacad ku hadasha afka ciidamada qalabka sida ayaa Sheegay in howlgal Gaar ah ciidamada kumaandooska soomaaliya ay ka fuliyeen degaanka leego ay ku bur buriyeen Saldhigyo Al-shabaab ku lahayeen Halkaasi.

G/Sare Ahmed cabdullahi sheikh waxa uu sidoo kale sheegay in ciidamada kumaandooska ay howlgalka ku dileen ciidamo ka tirsan Al-shabaab kuwaasi oo tiradooda uu ku sheegay 10 Dagaalame.

Saldhigyada ciidamada ay bur buriyeen ayaa la sheegay in Al-shabaab ku qaadi jireen lacago canshuur ah.

Taliyaha ciidanka Danab waxa uu ugu dambeyn sheegay in ciidanka kumaandooska soomaaliya ay xoojiyeen howlgalada lagu ciribtirayo Al-shabaab islaamrkaana looga saryo deegaanada ay kaga suganyihiin gobaladda dalka.

Waxaa Muuqata In uu sii Kordhayo Cadaadiska  Saaran Saldhigyada Al-shabab ku leyihiin Gobolada Dalka Oo Marka Laga Soo Tago Weerarkani qorsheysnaa Ay jirto


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. NUURKANEDERLAND says:

    ISIS°ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE
    ISIS $ ALSHABAB LABADUBA WAXAY HOOS TAGAAN WASHINTONG DC IYO TALAVIVE
    WAANA ILMA DONALD TRUMP




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Deeq Lacageed Oo Sh Cabdilaahi Cawed Gaadh Siiyey Dhibane 15 Sanadood Xanuun Ujiifay
- Jan 20, 2018
Widhwidh(Kalshaale) Maxamed Cabdilaahi Fayax Waa Wiil Somaliyeed Kuna Xanuunsanaya Mudo 15 Sanadood Kabadan Baadiyaha Maxamed ...
Daawo Video:Ismaaciil Cumar Geelle oo ka Hadlay Doorashooyinka Barlamanka Jabuuti iyo Arrimo kale
- Jan 20, 2018
Jabuuti (Kalshaale) Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Waraysi uu Bixiyey Waxaa uu Kaga ...
Madaxweyne Farmaajo oo Caadado dib ugu laabanaya iyo Qorshiiisa (Warbixin)
- Jan 20, 2018
Cadaado (Kalshaale) Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ...
Howlgal dagaal isku rogay oo Ciidamo Mareykan ah ay ka qayb galeen oo ka dhacay Gobolka Jubbada hoose
- Jan 20, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Wararka naga soo gaaraya Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in halkaa uu ...
Daawo:Ururka Dhalinyarada Buuhoodle oo Olole Nadaafadeed iyo Wacyi galin ka Bilaabay Buuhoodle Sawiro
- Jan 20, 2018
Buuhoodle (Kalshaale) Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Koox Dhalinyaro ah ay Hindiseen ayaa ...

Featured Video