Daawo Video: Khudbadii Madaxwayne Farmaajo ee Gaalkacyo iyo Arin Farxad Badan oo Shacabka uu la Wadaagay

Gaalkacyo (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Balaadhan loogu soo dhoweeyay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, waxaa garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxwaynaha Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Soo dhoweynta ballaadhan ee loogu sameeyay Madaxweyne Farmaajo magaalada Gaalkacyo ayaa la mid aheyd soo dhoweyntii loogu sameeyay Garoowe, Qardho iyo Boosaaso, halkaasoo kumanaan dadweyne ay waddooyinka iyo fagarayaasha isugu soo baxeen.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Shacabka Gaalkacyo u jeediyey Khudbad Qiimo badan, Wuxuuna ku dheeraaday Muhiimada ay Gaalkacyo oo Nabad ah u leedahay guud ahaan Soomaaliya, Wuxuuna halkaasi ka sheegay Arin Farxad gelisay Bulshada isagoo sheegay inay midayn doonaan Gaalkacyo.

Dadka reer Gaalkacyo ayaa Madaxweyne Farmaajo hadiyad uga dhigay Geel huwan astaanta Calanka Qaranka (Hashii Maandeeq), waxaana ay jawaab u aheyd hadiyadihii dhaqan ee lagu guddoonsiiyay Qardho iyo Boosaaso, kaasoo ka mid aheyd Faras.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (77)

  1. khaatumo haanoolaatoo says:

    gaas weli wuxu lasocdaa farmaajo
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ilaa isna reer mudugbu anaa

  2. khaatumo haanoolaatoo says:

    ahaaaaa

  3. Garqaad says:

    Madaxweyne farmaajo ma waxaa soo wada dhaweeyay reer gaalkacyo oo isku duuban mise hal dhinac ayaa laga soo dhaweeyay?

    Gaalkacyo waa kawaankii fadaraalka HUNGURIGA

  4. maxamud says:

    Wax kasta eey thy waxaad dareemeysa in somalidu qaranimadii tabeyso lkn meel lagajiro eeysan aqoon oo aan wareersanhy yacni Tiih ayaa umadaas kudhacay ayaan maqli jirey

  5. sOmalilander says:

    Car buuhodle kaalay iyo taleex iyo laascaanod ceerigaabo hadalkeeda daayoo.

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. xaange says:

    Garqaad
    Ma baraxley baa meel dad lagu soo dhaweeyo ku taal dantu waxay ku khasabtay mudane xaaf inuu calanka putland ag istaago oo soo dhawayntu meesha ay ka dhacayso yimaado.

  7. xaange says:

    sOmalilander
    Ilka castu ha iska sii qayisho oo alalaas iyo mashxarad meelwalba ha la taagnaato.
    Ninkii qabi jirey ee ay ka faqatay wuu iman maalin aanan dheerayn

  8. sOmalilander says:

    Xaange..

    Waar bal sxb waran, kkkk goormaad tukaraq xoraynaysaan one week baan idin sugaynaayee?!

    Kkkkkkkkkkkkk

  9. Garqaad says:

    Xaange

    Kkkkkkkkk

    Weli waxaa kaa muuqdo saska aad ka qabto reer baraxleey laakiin ayagu waa laandheere ah oo hadeey dhinaca pudland wax kusoo dhaweyeen iyo hadeey dhinaca galmudug wax kusoo dhaweyeen intaba wey awoodaan saa mustaqbalka wexey og yihiin in laga wada xukumi doono galmudug

  10. sOmalilander says:

    Xaange

    Waxa igu maqaalo ah in madaxweeyne gaas u sheegay madaxweeyne farmaajo inuu dhoowr biloow lasii joogoo maxaa yeelay wuxu inoo sheegay in markuu farmaajo laabto uu weerar kusoo qaadaayo TUKARAQ iyo goobahii lagala wareegay, war kaas maxaa ka jidha sxb?!

    Kkkkkkkkkkkk

  11. Dusha says:

    Maxamud

    Waa sidaa sheegtay.

    Qaranimadeena waxaa wiiqay haddana halis ku ah waa qaab fakarkeena iyo habdhaqankeenna.

    Ilaa aynu taas badelnana dowladda inagu habboon, helimayno.

    Habdhaqankaas iyo qaab fakerkeenana inaynu badelnaa ama aynu ka guuraana way inagu adagtahay.

    Kolayga waxaa Soomaali ugu wada jira aaladdii dowlad dhiska iyo aaladdii dowlad duminta. Saacadba tii uu ka helo la soo baxayaa, oo isticmaalayaa.

    Shucuubta dowladnimada fahmay ama ku guulaystay, kolaygooda way ka nadiifiyaan, aaladaha dowladnimada dhibaya. Wayna kala yaqaanaan aalada dowladnimada ku lidkaa iyo midda kale. Qofkii la arko inuu aalad ama fikrad dowlad dumis ah xambaarsanyahayna haddiiba waa la garanayaa, waana lagu diidayaa arrintaas. Laakiin Soomaali maba la kala garanayaa, aalada qaran dumiskaa iyo tan kale. Wixiiba qofku waa wada xambaarsanyahay… Waa sheeko dheer.

  12. sOmalilander says:

    Garqaad.

    Waar sxb madaxweeyne farmaajo miyaan badhaxleey lagusoo dhowYn waxaan maqlay inuu tagi waayay oo dhabayacadi sas ku riday oo tidhi meeshaa wiilashii I dhaha CAGAARNAA baa joogee?!

    Kkkkkkkkkkkkk

  13. sOmalilander says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  14. Kamaal Adan says:

    Khatumo hanolato
    Gaas sow ninka madaxweyne farmaajo soo dhaweyey masuliyadisu saarathy maha isaga iyo shacabka iyo cidankiisu xaguuku haraa waliba wukasii horeyey wayo puntland dhexdeda hadii inyar o ceeba kaga dhacdo farmaajo kow masuliyadeda waxa leh gaas saas ufahan sidan arko rer putnland masuliyadas weykasoo baxeen wana guul waxa lasugaa waa kheyre o ilaa badda hindia lasoo taabsiyo inshallah anigu kheyre ayan tageere kowaad u ahay geesi weeye runtii.

  15. wiil waal says:

    asxbaatay yaaa maaanta galkcyo joooogay???

    waxaan ahay ninka barxaddii gobolka fadhiyey 6 saac.si aan u sooo dhaweeeyo MD farmaajo iyo waftigiiisa.waana sooo dhawynay.
    tan kale reeer gaaaalkcyood maanta waaaa midoooobeeen oo walahi ah waxayna isugu yimaadeeen gooobtiii sooo dhaeaynta.mnsha alllah reeer GALMUDUG gabdho yar yar ooo ilka CA’s CA’s (qurux) ooo dharkiiii hiddaha qaba ayaaaa dhaaaaanto noooo qabtay ….kolkaaas bay isku dubba dhacday.MD xaaaafna airoportkuuu Ku sooo dhaweeyey.
    waaaar reeer mudug xagga wadaniyada lagama maro ………. allow dhowr .

  16. Dusha says:

    Waa ku mahadsanyihiin reer Gaalkacyo inay si wada jira u soo dhoweeyeen madaxweeynaha. Gobanimo ayey muujiyeen iyo inay iyagu is hudhanyihiin, oo reer Galkacyo yohiin, aakhirkana ay lama huraantahay inay magaaladoodaas quruxda badan si walaalnimo iyo ilbaxnimo leh ugu wada noolaadaan.

  17. sOmalilander says:

    Kamaal.

    Arinka Tukaraq ka dhacay miyaanu madaxweeyne GAAS masuul ka ahayn mise Tukaraq Budhlayn maaha BOOWEE?!

    GAH.GAH.GAH.GAH

  18. Kamaal Adan says:

    Somalilander
    Gaas tukaraq dhaafe sool o dhan ayuu masuulka yahay hasugi waayin isagoo mar dhoow kakhudbeynaya caynaba ah ah ah ah ah ah ah

  19. sOmalilander says:

    Kamaal.

    Hasugi waayin next 11 yrs ka soosocdaa dheh.dee taasina waa macquul sxb!

    Waar nin wax badan og baad tahay!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk

  20. maxamud says:

    Anigu nimanka dhulbahante waxaan uqiray dadnimo somalida hasha kuqabsadaan lkn jaajuus xabashi manoqdaan hadeey kasii baxeyso

  21. Hayaan says:

    Kamaal aadan:
    Asc:
    Hala yaabin qolyahan SNM waxay farxadoodu ku jirtay baaba’a Soomaalida kale, laakiin ilaa maalintii Dowlada federaalka waxay u dhinteen Huq iyo welwel maxaa yeelay waxaa kasoo xidhmaysa orod kasta oo ay garaacayeen, hadda hawadii waan soo ceshanay Badaa hadda socota in lala soo wareego .

    Mida kale ceebtii ugu weynayd waxay dhacday markay Ina Biixi ay masayr dartii ugu direen Djibouti saa waxaa loo diray nin wasiir ah in uu soo dhoweeyo, haddii maanta Farmaajo Aado Djibouti waxaa xaqiiqo ah in Ismaaciil geele red Carpet uu u dhigi lahaa markaa irid. Weliba way soo xidhantay

    Waa sida ay ugu hadaaqayaan Tukaraq iyo waxbaan qabsanay kkkkkkk inta aan kor kasoo dhamays tirayo arimaha hasii had hadleen:

  22. sOmalilander says:

    Maxamud

    Waa runtaa sxb, aniguba waan u qiray nimankaas dhulbahante inay yahiin libaaxyo libaaxyo dhalay madaamaa ay madaxweeyne farmaajo udiideen inuu cag soo dhigo WAQOOYI!!

    DEFINITELY!

    Kkkkkkkkkkkkkk

  23. Garqaad says:

    S/lander

    Madaxweyne farmaajo baraxleey waa tegayaa kadibna wuxuu uga sii gudbayaa xagaas cadaado dhuusamareeb ilaa cabudwaaq

    Wiilasha indhaha cascasaa sidee uga baqaa waaba istaafkiisa qaaska ah oo xitaa garoowe ilaa bosaaso iyagaa uga sii horeeyay

    Awoowe madaxweyne farmaajo isaga laftirkiisu waa reer galmudug

  24. Idoor Liqe says:

    War madaxweynuhu miyuusan wali naga tagin .

    Fadlan Madaxweyne hal mar na dhaaf !!!!

    Waad I fahmeysan baan filaya . Lolz

  25. sOmalilander says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  26. sOmalilander says:

    Garqaad.

    Masha allah sxb, war wngsn baad sheegtay haday rumoowdo.

    Kkkkkkkkk

  27. farxiyo says:

    S/lander.
    Laaska,taleex,tukaraq,midna iidoor ma joogo.
    Raggi lahaa baa haysta,adigu xiniinyo aad leedahay Ku weerar tag.
    Internetka haka faanin,
    *futo aanad laheyn,Laguma fadhiisto*.
    Garaca Ina cambaashe iyo horgalayaashu imisay Ku dagaalami.

  28. sOmalilander says:

    Idoor yare

    Maya, madaxweynaha waxa ibriiq ugu adimay gaas oo yidhi hanaga tagin baalicooftadayadii beenoobaysoo awalba faataabakh baan dunida ku joognaa magacaygaguna waa BOOTO LAND!!

    GAH.GAH.GAH.GAH
    GAH.GAH.GAH.GAH

  29. sOmalilander says:

    Farxiya..

    Dee inaabt haday saas tahay maxaa noo hadalhaysaan oo meel aanaan joogin ba IDOOR IDOOR taas kaa haysaan, dee markaa fadlan oo fadlan oo waliba please and please magaca noo dhaafaa mar hadaadba qirayso inaan IDOOR WAGAASHLE meeshaba joogin!! JAAP!!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  30. Idoor Liqe says:

    Zabiilander bal eeg muuqaalkan commentska hoose eeg .

    Gabadh baa magaceygii qortay …………

    https://youtu.be/W7p4Mt0ED2o

  31. Idoor Liqe says:

    Gabadhaas waa reer Carmo Gobolka Bari . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  32. sOmalilander says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  33. Garqaad says:

    S/lander

    Awoowe warka isii maxaa idiin diyaarsan reer pudland haduu farmaajo soo weydaarto wexey ku baqeen in aan somaliland looga soo hareyn meel hargeysa ka sokeyso

    Waxaa igu maqaal ah pudland in ay itoobiya u dacwootay itoobiyana ay somaliland lahadashay una sheegtay in ay dib ugu soo laabtaan fadhigoodi hore arinkaas somaliland ay ku gacan sayrtay una sheegtay xuduudkoodu in uu yoocada yahay ilaa ay yoocada kataagan aysan dib usoo laabaneyn

    Bel arinkaas wax iiga taataabo

  34. sOmalilander says:

    Idoor yare

    Dad waxaad ugu jeceshay qofka soo qora magacaga IDOOR LIQE.

    What a deluded thwart!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  35. Idoor Liqe says:

    Zabiilander-
    Sanadkan Horgale waa soo afjarmaya 2018 .

    Bal inaad Sool igula dagaalanto baan arkeyna adoo Buuhoodle oo ah degmo ka tirsan gobolka Togdheer casharo fiican ku dhigeen . Maxaad Ka filidoonta Sool .

    Xataa horgayaasha baa Ka qanimeysanaya intay Dhabarka Ka toogtaan bay baaburta kala hadhayaan kkkkkkkkkk walahay waa qanimeysi deg deg ah . Kkkkkkkkkkk

    Waa fursad.

    Dowlada puntland Iyo shacabka reer Sool aan sugno dagaalka soo qaadaan saacadaha Iyo maalmaha soo socda

  36. maxamud says:

    Nin bidaar lahaa ayeey kasheegen kaftanku haduu qeybta sare gaaro waan kaharay iidoorliqe kaftan lkn caayda daa

  37. sOmalilander says:

    Garqaad

    Waar maxaa burco iyo hargeysa keenay meeshaa dee IDOOR ma joogeee, kkkkkk waa kusidee awoowee kheeyr allah hakusiiyee, meeshaba maba joognee maxaabaa naloo hadalhayaa soow mahaa mid yaableh?!

    Kkkkkkkkkkkkk

  38. Idoor Liqe says:

    Farmaajo markuu Badhaxley Dhaafo , xabadu way bilaaban . Nin wax Badan og .

    Major Jeneral Siciid Dheere baan la hadlay mar dhaweyd taliyaha Guud ee Ciidanka dowlada puntland .

    Abaandulaha dagaal Galinta Ciidanka Jeneral Jimaacle Jaamac isna hada wuxuu jooga jiida .

    They just waiting for instructions from Jaamac . Hadaan dhaho dhaqaaqa ilaa burco istaagimaayaan .

  39. sOmalilander says:

    Idoor yare.

    Waar deee waa kusidee maxaad igu haysataz meeshaba ma joogeee, war yaa ilaahay yaqanaa, waar IDOOR shaqo idinkuma laha , meeshana ma joogeee seeey wax u jiraaniin.

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  40. sOmalilander says:

    Waar meeshaa libaaxyadii DHULBAHANTE baa qabsaday oo madaxweeyne farmaajana u diiday inuu arlo waqooyi cagta soo dhigee oo inaabtiday FARXIYA FAHMO babaa qiraysa oo idiin sheegtee halkeee IDOOR WAGAASHLE JOOGAAA?!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  41. sOmalilander says:

    Jimcaale takkar baaa yaabay!

    😆😆😆

  42. sOmalilander says:

    Waardee naga soo gar baxa, inaad 24/7 365days halkan IDOOR IDOOR taas ka haysaan iyo inaad hadana dhahdaan IDOOR meeshaba ma joogo, labadaasi miyay isu kaayaa qabanayaan?!

    GAH.GAH.GAH.GAH
    GAH.GAH.GAH.GAH

  43. Idoor Liqe says:

    Maxamuud

    Sxb Ma aniga wax cayeyba waa ku sidee Dee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Bal qoraalkeyga Si degan u akhri kkkkkkkkkkk qof kale Baad igu khaldeysa baan filaya kkkkkk

  44. Idoor Liqe says:

    Zabiilander

    War sxb Horta dadku maxay I moodaan Ethiopian?

    Walahay ayaan dhaweyd anoo xeebta ku soo badashay oo feedho qaawanahay buumo xidhanahay mid somali ah isla socono , ayaa mid Majeerteen ah baa show korkaas naga eegayay , hadhow buu igu dhahay , Horta waan idin xantay oo adiga Waxaan dhahay waa Ethiopian kaas oo muuqaalkooda Baad ila ekaatay Lkn ninka kale inuu somali yahay waan Gartay . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  45. sOmalilander says:

    Idoor yare

    Kawaran waxaan maqlay in BOOCAME Jamhuuriyada Barakaysani ciidan ka qoraysyee warkaasi madhabaa?!

    GAH.GAH.GAH.GAH

  46. Idoor Liqe says:

    Warninyahow show hadaan Addis Ababa tagi lahaa waxaaba laymoodi lahaa Tigreey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Waligey Ethiopia Ma tagin xataa waalidkey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  47. Idoor Liqe says:

    Zabiilander.

    Mayee Khaatumo Iyo dowlada puntland baa ciidamo Ka qortay Baligubadle , gobolka waqooyi Bari , Somaliya .

    Waxaan maqlay Baligubadle Hargiesa waxay u jirta 10 km dhinaca Galbeed . Waxaa dega ciidagale

  48. Idoor Liqe says:

    Baligubadle baa yaabtay kkkkkkkkkkkkk

  49. sOmalilander says:

    Idoor yare.

    Hadaad laascaanod iman lahayd waxa lagu moodi THE HOOKERS, naagaha Prostitutes ka ah oo dhagax baa lagugu dili lahaa!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  50. Idoor Liqe says:

    Tolow Faroole Ma xididbaa reer Baligubadle kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Odayga gabadh isaaq ah bay siiyeen Lkn Ma Garanayo in ay tahay reer Baligubadle . Kkkkkkkkkkkkkkk

    Faroole oo sidii Cali ordaaye u asaasaqay intay gabadh siinayaan may Zabiilander siiyaan Gabadha kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  51. Idoor Liqe says:

    Zabiilander

    Xataa tolnimo Ma lagugu hiilinwaayey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Meesha faroole wax Ka helay kkkkkkkkkkkkkk

  52. Idoor Liqe says:

    Goblan talo aduunyooy …… kkkkkkk

  53. sOmalilander says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  54. sOmalilander says:

    Goblan tala aduunyoooy,

    Waxaan ogaa Somaliland oo Joogta ABEESALAY 2012 kii. Maantana Caasimaa BUDHLAYN EE GADHOWE baa loo jidhaa 5 miles..!!

    God bless Somaliland😎

  55. sOmalilander says:

    I meant 2006kii

  56. sOmalilander says:

    Idoor yare. .

    Walahay been sheegi maayeee XASAN UGAAS badan baa Jamhuuriyadu ka qaramaynaysaa BOOCAME!

    kkkkkkkkkkkkkkkk

  57. sOmalilander says:

    Idoor yare. .

    Aan kuuguu daree TUKARAQ oo shalay la qabsadayna UGAADH YAHAN badan baa laga qaramaynayaa.. waar jamhuuriyadu intaybmeel qabsayo ayay isla markiibaa qaramaysaa dadka deegaanka!!

    Waa waxaanu ku caano maalnay!!

    God bless Somaliland😎

  58. sOmalilander says:

    Waxaad xasuustaa 2012 kii maalintii ciidamada qaranku qabsadeen FIQIFULIYE oo ah Sanaag, isla markiibaa 800 oo ciidan ah iyo 20 babauur laa isla goobtii lagu qarameeyay, U tube ayay ki jirtaa, waxa ka qeeyb galay berigaas XIRSIBGAAB oo markaas ahaa wasiirka wasaradahaa Somaliland, hadeerna ah xisbiga WADDANI! !

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  59. maxamud says:

    Iidoorliqe sxb SABIILLANDER caay maaha miyaa

  60. sOmalilander says:

    Beri dhoow waxaadh adhki doondhaa GADHOWE la qadhamaynaayo.

    DHAG DHAG DHAG.

  61. sOmalilander says:

    Waadh hooy inaan GADHOWE laydinku QADHAMAYN …aayar dhidhiibsada!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkiiikkkkkkkkk

  62. sOmalilander says:

    Waar hooy halays jiro dadka lala hadlayooww hadii kalee halyay wcn hagnanaynin ciida aya lagi bedelayaa adna waad hadhaysaa!!

    God bless Somaliland😎

  63. xaange says:

    sOmalilander
    sxb Wiilsha dhulbahante dhulbahante ayaad doonaysaa inaad isku layso waan ognahay mid ilkacasa inaanu iman meeshaase

  64. sOmalilander says:

    Warhooy Halaysjiro◆ Dadka Lalahadlayoow◆◆Hadii Kalee Halyay Wcn◆ Hagranaynin Ciida◆◆ Aya Lagu Bedelayaa◆◆ Adna Waad Hadhaysaa■

    God bless Somaliland😎

  65. sOmalilander says:

    Xumaha Dhaafahaâ—† Wanaagaa Dhisahaâ—† waxii dhacayabaâ—† Dhankiisa Hayahaâ—† Wadaniga Dhabta ahâ—† Alloow dhoowrâ– 

    God bless Somaliland😎

  66. Idoor Liqe says:

    Breaking news

    Wariye Xamdi xaaji Oktober Wariyaha universal tv ee Hargiesa Iyo Naasir Cadceed oo meherkoodii dhacay .

    Labaduba waxay Ka soo kala jeedaan Puntland Iyo somaliland . Gabadha somaliland isaaq ah . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Dhulbahante waxaad moodaa in loo Gacandhaafay duriyadii kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Faroole baanu la yaabaneyne kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Waa inaanu hargiesa tagno oo duriyada u sheegno nimankaas reer Koonfur Iska ilaaliya ha Guursanina inaabtiyaal kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Zabiilander Ma ila socota . Kkkkkkkkkkk

    Walahay ciyaarta in wax laga badalo weeye . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Abti siyaasada aan ku kala duwanaano Lkn leyskuma ogeyn in Ilkacastii Koonfur laysku dhaafiyo kkkkkkkkkkkkkk anakaaba joognee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  67. Idoor Liqe says:

    Daawo dad uga yimid burco Iyo Hargiesa soo dhaweynta Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliya

    Tolow zabiilander walaaladii miyaa ? Bal adba !!

    https://www.facebook.com/Somaliworld/videos/1620475498050767/

  68. Idoor Liqe says:

    Bal dhinac uun isku raaca reer sheikh isaaqoow . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Waa nala xasuuqay Iyo Jamuuriyada Somaliya ha noolaato Dee meel Ma wada Galayaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Soo Hoobo

  69. sOmalilander says:

    Dal dhaweeyahaygiiyeey ha dhicin ha dheeleeyin!!

    DAALO AIRLINES MEANS SOMALILAND AIRWAYS!!

    GOD BLESS SOMALILAND ✌

  70. sOmalilander says:

    Maalinta jamhuuriyada Barakaysan la aqoonsado. .DAALO AIRLINES automatically waxay isku bedelaysaa SOMALILAND AIRWAYS!

    BISHARAADAA ILA WADAGA REER SOMALILAND!
    😎✌

  71. sOmalilander says:

    Anigu markaan TORONTO, ONTARIO, CANADA ..kasoo caraabaayo the summer time kii waxaan soo qataa Ethiopian Airlines,the bird, shimbirta bay ugu yeedheen, 300 oo qof bay sidaa oo qaarada Africa u badan!

    Hargeisa waxay ka degtaa 1:00pm !!

    God bless Somaliland😎

  72. sOmalilander says:

    Markaan Toronto kasoo qaato 6:00 am, waxay duushaa 8:00 am, waxay hawada sare ku jirtaa 16 saacaacadood, waxay Addis Ababa ka degtaa 9:00am, waxaan ku wareeg naa withnin 1 hr ..diyaarad kale oo hargeysa u jihausanaysA, saacad iyo shan minutes kadib Egal Airport baan joogaaa,

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  73. sOmalilander says:

    Ethiopian airlines.

  74. sOmalilander says:

    Egal Airport , Hargeisa cadeey baan ujeedaa jabartiyoow!

    Kkkkkkkkkk
    Kkkkkkk
    Kkkkk

  75. Cadaado says:

    ASC, dhamaantiin.
    Ma wada aqrin karrin 84 ra’yi ee iga horeeyay dhowr ayaanse isha mariyay.

    Anniga labadeeyda kummi hadii aan ku darsaddo waxeey tahay;

    Majeerteen iyo Kuwa Habarigidir sheegta oo labaddaba daanyeero ah, iyo madaxweeyne Farmaajo iyo Mareexaan is dhahaya, labadaan daanyeer ee fucking khalaf iyo jalafba ka dhex bixi, intuba waa wada daanyeero.

    Majeerteen ma helayo dal iyo dad Somali uu xaddo, amaba reer Xamar iyo jareer jambal ha’utuuro, amaba Dhulbahante iyo Ogaadeen jambal ha’utuuro, sida kan yar ee Dhulbahante ee Iidoor liqqe halkaan kusoo gala.

    Si taas lamid ah, daanyeerada Sacad iyo Ceeyr ee rabba in eey u adeegaan Majeerteen, Hawiyahaba kalena jambal u tuura, iyaganna munaafaqnimadooda uma shaqeeyneeyso.

    sidaas owgeed, waa in beenta iyo quraafaadka inta la’iska daaya, eey ogaadaan Majeerteenka iyo Sacadka in eeysan u suurtagali doonin, in soo dhaweeynta madaxweeyne Farmaajo eey u sameeyeen, eeysan u saamixi doonin in laga aamuso, amaba madaxa loogu salaaxo, amaba aanan loo tilmaamin in eey cadowga koowaad, oo ka darran alshabaab eey ku yahiin dowladnimada Somaliya.

    Hadii eey taas dhacdo, madaxda dowladda dhexe waa daanyeero aanan caqli laheeyn, aanana istaahilin in dalka iyo dadka Somaliyeed hogaamiyaaan.

    Somaliya cadaalad darradii iyo dulmigii eey ku dhaqmeeysay ilaa iyo 1960 waxaan ka xiagaa, in eey Somaliya tiiha iyo baaba’a eey kujirrto kusii jirto.

    Waa in si dhab ah, oo cadaalad ku dishan, oo aan shaqo ku laheeyn loogu hogaamiya dalka Somaliya. Waxaana taas kow ka’ah, in loo sheego, reerahaan, daanyeerada ah ee wasaqda ah, in aanan laga yeeleyenin, daanyeernimada iyo qabyaalada lagu qaraabanaya. Maseeyr, iyo isku xumeeyn, iyo daanyeernimo waa waxa uu hogaamiyahii dictator ka ahaa, ee Somaliya, General Siyaad, Ilaaheey ha’u naxariistee, uu Majeerteen iyo Sacad iyo Hawiya iyo Daarood, iyo Isaaqba laad dabadda uga dhuftay, oo uu ka dhex bixiyay, inkasta uu isagana munaafaqnimo, cadaalad darro, qabyaalad, iyo qurunka uu sameeyay eey keentay in abaalkiisa lamarsiiyo, Somaliyana eey noqoto daanyeero qaxooti ah oo badow ah, oo midba midka kale uu madaxa kaga istaagay.

    Waa in dhaqankaas foosha xun wax laga bartaa, si loo sameeyo Somali cusub, oo caafimaad qabta. Sabata aan waxyaabahaan u taabtaabayna waa in daanyeernimada lajoojiyaa. Dusha iyo Cabdiwali Gaas qofna ma qaldi karaan, waa qabiil Somaliyeed, umana dhaqmi karaan sidii dowlad kale. Hadii eey taas dhacdo, waxaa iyaga kasii daanyeersan Somalida kale ee ogolaatay.
    God bless Somalia.

  76. somalijecel says:

    ACWW:Dhamaantiin waxaan idin salamayaa,salaan ka dib.JHaddii si caafimaad qabtaa aad waqtigiina ugu biixin lahaydeen hab commen sense dalka faaiido ayay u ahaaan lahayd laakiin 1991 ilaa maanta 2018 reer hebel.com waxaa ay cadaynaysaa in maskaxiyan wax si idinka yihiin.

    @CADAADO Qoraalkaaga waxaan kala baxayaa in yar oo cabsi yio naxdin igu reebtay:

    Somaliya cadaalad darradii iyo dulmigii eey ku dhaqmeeysay ilaa iyo 1960 waxaan ka xiagaa, in eey Somaliya tiiha iyo baaba’a eey kujirrto kusii jirto.Waxaan u fahmay arrinta caasimadda galmudug in aad ka carootay,haddana xog ayaa kaa maqan,markii la aasaasaayay Galmudug dib ugu noqo.
    HG Waxa la isla gartay waliba sacad madaxweynaha in 4 saano ay noqdaan haddii ay dhacdo in la bedelo nin kale oo sacad ah lagu bedelo,guddoomiyaha Parlamaanka loo daayo murarsade,madaxweyen ku xigeenkana loo daayo marexan oo aan la bedeli karin 4 sanno shaqsi ahantiisa waa (CARAYBAY)Caasimadda ay sii ahaato ku meelgaar,marnaba ma ahayn casimadda rasmiga ah cadaado.
    Waxbaa is bedelay sheekadii waa soo dhawaatay reer Xaaji saleebaan,waa ka hoos baxday isma lahayn Allahu Amxaaro wali shirki iyo Galmudug ayaa si degdeg ah u heshiinayaa taa ayaa kaa maqan.
    Tanaasul waa qasab marka tusaale ahaan markii XIMAN IYO XEEB la sameeyay Galmudug la sameeyay ogow central state carabygan uu la orordaayay marexan waa ku diideen oo waxaan lahayn 2 tuulowaxba ma ahan,balse waxaa naga hoose baxay in marexanka galgaudud/mudug ay ka badan yihiin sacad iyo saleban.Laakin waan ka xishoonay 2 tuulo ayaa maamul ah,haddana sidoo kale markii shaakir loo magacaabay Primeir wax la dhaho waxaa soo baxday in carabay shaqadisii lala qabsanaayo haddana waxaa nalaga codsay in aan tanaasulno ogow cadado iyo dhuusomareeb labada waxaa ka weyn kana dad badan caabduqwaaq 2016 ayaan soo wada arkay.

    Marka eryga ah BAABA IYO HOOG ku bedel taanaasul iyo dulqaad,inkastoo somalidu u taqaan qofka tanaasula fulay,awoodyareeyay haddana waa karti sababtoo ah dadkaani baab’a danbe uma baahna waxani waa iska wareegto insha allah.

  77. Cadaado says:

    Somalijecel,
    Horta waan kusalaamay.
    Adiga oo Mareexaan ah, anniga qabyaalad maryo ha’ii galin. Anniga waan aqaan Mareexaan, waana dad walaalaheen ah.

    Mareexaanka, Sacadka, Saleebaannka, Ahlu Amxaarada aad ku sheegtay Ceeyr, dhamaan anaa wassa. Ma fahantay?

    Qabyaalad iyo qurun ayaad maryo noo huwineeysaa. Miyeeysan Somaliya ka dhicin cadaalad darro iyo dulmi ilaa iyo 1960?

    Waxaan layaabay, Mareexaanku oo ah agoon kacaan, markii eey damcaan in eey qariyaan/inkiraan in wadanka Somaliya waxa ku dheelay uu qeeyb qeeyn kayahay madaxweeynahii hore ee dalka General Siyaad.

    Jabhaddo daanyeero ah, iyo qabiilo daanyeerro ah hadii eey wadanka ku dheeleen ilaa iyo 1991, macnaheedu maahan, in la hilmaamay raadka uu kulahaa xukunkii qabyaaaladda iyo dictator nimada ee madaxweeynahiii hore ee dalka Jaale Siyaad.

    Midda caasimadda Galmudug, iyo blahblah, war ninyahow waad ka dhacsantahay. Hala badallo maahanee, meeshii larabbo halaga dhigi caasimadda Galmudug, xataa Caabudwaaq halaga dhigo. Kaliya, dhaqanka foosha xun, iyo daanyeernimada hajoojiyaan qabiiladaan aad kor ku qortay, oo aan kuu sheegay.

    God bless Somalia.




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Deeq Lacageed Oo Sh Cabdilaahi Cawed Gaadh Siiyey Dhibane 15 Sanadood Xanuun Ujiifay
- Jan 20, 2018
Widhwidh(Kalshaale) Maxamed Cabdilaahi Fayax Waa Wiil Somaliyeed Kuna Xanuunsanaya Mudo 15 Sanadood Kabadan Baadiyaha Maxamed ...
Daawo Video:Ismaaciil Cumar Geelle oo ka Hadlay Doorashooyinka Barlamanka Jabuuti iyo Arrimo kale
- Jan 20, 2018
Jabuuti (Kalshaale) Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Waraysi uu Bixiyey Waxaa uu Kaga ...
Madaxweyne Farmaajo oo Caadado dib ugu laabanaya iyo Qorshiiisa (Warbixin)
- Jan 20, 2018
Cadaado (Kalshaale) Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ...
Howlgal dagaal isku rogay oo Ciidamo Mareykan ah ay ka qayb galeen oo ka dhacay Gobolka Jubbada hoose
- Jan 20, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Wararka naga soo gaaraya Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in halkaa uu ...
Daawo:Ururka Dhalinyarada Buuhoodle oo Olole Nadaafadeed iyo Wacyi galin ka Bilaabay Buuhoodle Sawiro
- Jan 20, 2018
Buuhoodle (Kalshaale) Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Koox Dhalinyaro ah ay Hindiseen ayaa ...

Featured Video