Daawo:Sacuudiga oo Dumarka u ogolaaday in ay aadi karaan Garoomada Ciyaaraha: SAWIRRO

 

Dumarka Sacuudiga ayaa mudooyinkan dambe laga qaadayay xayiraadaha bulsho ee saaran, waxaana dhowaan loo ogolaaday in ay kaxeyn karaan gawaarida.

Wax ka badan sharciyada xakameynaya dumarka ee Sacuudiga ayaa la khafiifiyay mudooyinkan dambe, waxaana taasi loo sababeynayaa hoggaamiyaha xilka dalkaasi la wareegaya ee Maxamed Bin Salmaan uu doonayo in uu arko isbaddel dhanka bulshada ah.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. NUURKANEDERLAND says:

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  2. Ali Zubeer says:

    Nijaaska Sacuudiga waxaa uu ka xuubsiibanaya diinta iyo tacaaliimta islaamka

    Viva Soomaaliwayn




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Deeq Lacageed Oo Sh Cabdilaahi Cawed Gaadh Siiyey Dhibane 15 Sanadood Xanuun Ujiifay
- Jan 20, 2018
Widhwidh(Kalshaale) Maxamed Cabdilaahi Fayax Waa Wiil Somaliyeed Kuna Xanuunsanaya Mudo 15 Sanadood Kabadan Baadiyaha Maxamed ...
Daawo Video:Ismaaciil Cumar Geelle oo ka Hadlay Doorashooyinka Barlamanka Jabuuti iyo Arrimo kale
- Jan 20, 2018
Jabuuti (Kalshaale) Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Waraysi uu Bixiyey Waxaa uu Kaga ...
Madaxweyne Farmaajo oo Caadado dib ugu laabanaya iyo Qorshiiisa (Warbixin)
- Jan 20, 2018
Cadaado (Kalshaale) Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ...
Howlgal dagaal isku rogay oo Ciidamo Mareykan ah ay ka qayb galeen oo ka dhacay Gobolka Jubbada hoose
- Jan 20, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Wararka naga soo gaaraya Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in halkaa uu ...
Daawo:Ururka Dhalinyarada Buuhoodle oo Olole Nadaafadeed iyo Wacyi galin ka Bilaabay Buuhoodle Sawiro
- Jan 20, 2018
Buuhoodle (Kalshaale) Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Koox Dhalinyaro ah ay Hindiseen ayaa ...

Featured Video