Daawo Video:Wasiir Raaf oo Sheegay in Dhulkii Danta Guud si Layaab leh loo Boobay

Hargaysa (Kalshaale) Cabdirashiid Ducaale Qambi (Raaf) Wasiirka Hawlaha Guud iyo Dhulka ee Somalliland oo la Hadlayey Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland ayaa Sheegay in la Boobay Dhulkii Hantida Guud.

Wasiir Raaf ayaa si aan Gabasho Lahayn u Sheegay in Hadh cad La Boobay Dhulkii Danta Guud isaga oo Horana Wasiir Raaf u Joojiyey Dhul Berbera ku Yaalay oo La iibiyey.

Halkan ka Daawo Muuqaal

Maamulka Somaliland ayaa Masuuliyiintuusu Waxay Caan ku Yihiin iibinta Dhulka Danta Guug Taas oo Hada Wax iska Caadi ah ka Noqotay Deegaanada Maamulka Somaliland.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video