Daawo Video:Somaliland oo Markale ka Hadashay Dagaalka Sool Baaq iyo Hanjabaadna isku Dartay

Hargaysa (Kalshaale) Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo Shir jaraaid Maanta ku Qabtay Magaalada Hargaysa ayaa ka Hadlay Colaada Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool isaga oo Sheegtay in Deegaanadaasi ay ka mid Yihiin Maamulka Somaliland Sida uu Hadalka u Dhigay Puntland na ay Gardaroonayso.

Dhanka Kale Waxaa u sheegay in Somaliland Nabad Doonayso Hadii la helayo isaga oo Maamulka Puntland u Sheegay in Xuduuda Somaliland ee Deegaanadasi ay Garoowe u Jirto 5 KM Sida uu Hadalka u Dhigay.

Halkan ka Daawo Muuqaal

Maxamed Kaahin ayaa Dhanka kale Baaq  Dadban u Diray Dadka Deegaanka SSC Isaga oo Sheegay in Colaad Deegaankaasi ka Bilaabata ay Saamaynta ugu Badan ku Yeelan Doonto Deegaanka SSC.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (5)

  1. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEEKUM

    War waxuu ma dhigo la’yahay qabaail ka nasabsan buu ku soo duuulay, markaas buu nabad raadinayaa.

    INA KAAHIN, jooji calaacalka. xabbad baad soo qaadatay. Guri SACIID HARTI baad ku soo duushay, wax iska dhici.

    NACNAC looma baahna. 4 gobol baad sheegaysaa, reer HARTI DAAROOD xaq waxeey u leeyiheen in ay YAHUUD soo ka xeestaan.

    JOOJI NACNACDA aad meesha la soo fadhiistay.

    Xabbad baa soo qaadatay oo ku soo duushay dad guriyihiis, ee wax iska dhici.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  2. Idoor Liqe says:

    Calaacal.com

    Dowlada puntland way difaaceysa dhulkeeda Saacadaha Iyo maalmaha soo socda !!!

    Waa inoo Burco

  3. Idoor Liqe says:

    Gudiga Amniga Baarlamaanka dowlada puntland oo ku baaqay dagaal Ka dhanha kooxda Jar Iska tuur ah ee snm

    https://youtu.be/_v4c_qdrLq0

  4. Idoor Liqe says:

    Dowlada puntland waxay daadgureysay dhamaan shacabkeedii ku noola Deegaamada faririyaale iyo God qaboobe ee gobolka Sool Si waxyeelo u soo gaadhin . Ciidamadii ugu badna ayaa gaadhay .

    They just waiting for instructions from the top puntland’s senior military officers. !!!!

    http://khaatumonews24.com/2018/01/13/waa-sidee-xaalada-xiisada-somaliland-puntland/

  5. sOmalilander says:

    Kkkkkkk




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video