Daawo Video:Shaqo La,aanta Dhalinyarada Somaliland oo meel Adag Gaadhay Muqdisho ayay aadeen

Hargaysa (Kalshaale) Heerka Shaqo La aanta ka Jirta Deegaanada Maamulka Somaliland ayaa Gaadhay Halkii ugu Saraysay Waxaana Dhalinyarada Somaliland Arrintaasi ku Khasabtay inay Shaqo u Doontaan Dawlada Fadaralka Somalia.

Halkan ka Daawo Muuqaal

Dhalinyarada Somaliland ayaa Mudooyinkii ugu Danbeeyey Lagu Arkayey Magaalada Muqdisho iyo Garoowe kuwaas oo Shaqo u Doontay Goobahaasi kadib Markii ay Shaqo ka Waayeen Dhulka Maamulka Somaliland.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (3)

  1. Kamaal Adan says:

    Puntland ama xamar aqontena ayan shaqo uga helnaa ayuu dhahay somlalind qabiil sidasa citiraaf lagu radinayaa waa dad sakxad fadhiya waxodina qaad lasiistay jiritaan leyne somalia waa hal wasdna tihiin gah gah gah gah gah gah gaha gah gaj

  2. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    Shaqada xagee lagu hayaa, soo ma ahaa in dhaqaali la helo.

    ==SOOMAALIDA TIRAAHDA, NINKA AAD KABAHA KA TULANAYSO, HORTA MARKA HORE KABAHIISA AA LA EEGAA===

    Bal eega, GURIGA UU DEGGAN YAHAY MADAXWEYNAHA SOOMALILAND.

    WALAAHI WAA GURIGII UU DEGANAAN JIDHAY GEN. MOORGAN 1988.

    BAL EEGA HARGEYSA, DARIIQ YADII UU KA TEGAY GEN. BILLE RAFLE, WALAAHI HAL DARIIQ LAGUMA DARIN. DARIIQA MARKII AAD MARAYSO, INDHAHA BAA KAA DHACAYAA BUURKA KA DUULAYO.

    BAL EEGA, MARKII AAD JOOGTO HARGEYSA, QAYBAYS MA JIRO. MASAAJIYADA WAA LAGU GUBAYBSAA === TAYAMUM== SUBXAANALLAAHO.

    IIDOOR wuxuu helo waxeey kaga baxdaa QAAAD.

    UMMAD WADA SHAXAAD, AROORTII BAA ARKAYSA, KUMAAN KUN IRIDA MADAXWEYNAHA TUUSAN OO WADA SHAXAAD AH.

    REER SAMAROOON, markii aad wax barataan, shaqo ka raadsada;

    == MUQDISHU
    == KISMAAYO
    == PUNTLAND

    Halkaas baa nolol iyo kala dembayn iyo sinaani taalaa.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  3. Ali Zubeer says:

    Dhedo roob noqon wayday.

    shaqa la’aanta iyada oo ay Soomaaliya oo idil ay ka jirto haddana beenta iyo faatabakhda Iidoor si cad ayay u muuqanaysaa.

    Caws jilaal waa lama huraan.

    Dalku waa dalkiinna

    Viva Soomaaliwayn




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Deeq Lacageed Oo Sh Cabdilaahi Cawed Gaadh Siiyey Dhibane 15 Sanadood Xanuun Ujiifay
- Jan 20, 2018
Widhwidh(Kalshaale) Maxamed Cabdilaahi Fayax Waa Wiil Somaliyeed Kuna Xanuunsanaya Mudo 15 Sanadood Kabadan Baadiyaha Maxamed ...
Daawo Video:Ismaaciil Cumar Geelle oo ka Hadlay Doorashooyinka Barlamanka Jabuuti iyo Arrimo kale
- Jan 20, 2018
Jabuuti (Kalshaale) Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Waraysi uu Bixiyey Waxaa uu Kaga ...
Madaxweyne Farmaajo oo Caadado dib ugu laabanaya iyo Qorshiiisa (Warbixin)
- Jan 20, 2018
Cadaado (Kalshaale) Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ...
Howlgal dagaal isku rogay oo Ciidamo Mareykan ah ay ka qayb galeen oo ka dhacay Gobolka Jubbada hoose
- Jan 20, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Wararka naga soo gaaraya Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in halkaa uu ...
Daawo:Ururka Dhalinyarada Buuhoodle oo Olole Nadaafadeed iyo Wacyi galin ka Bilaabay Buuhoodle Sawiro
- Jan 20, 2018
Buuhoodle (Kalshaale) Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Koox Dhalinyaro ah ay Hindiseen ayaa ...

Featured Video