Daawo Video: Muuse Biixi oo Xilal Cusub Magacaabay iyo Tirada oo La Magacaabay.

Hargaysa (Kalshaale) Madaxwaynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Wareegto Kasoo Baxday Xafiiskiisa Magaalada Hargaysa Xilal kala Duwan ugu Magacaabay Masuuliyiin isaga oo Magacaabay ilaa Sadex Xubnood.

Halkan ka Daawo Muuqaal

inkasta oo Muuse Biixi Hore u Sheegay inuu Xukuumad Kooban Soo Dhisi Doona Hadana Waxaa Muuqata in Arrintaasi  Tahay mid aan Suuroobin.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. Kamaal Adan says:

    Hogamiyaha hargeysa xilal magacabid badanaa gah gah gah gah

  2. Muslimo says:

    Oo IDSka muxuu kala doonay waa boos buuxis aan jirin, naa eyyana ku qaadsiin cuduradooda. Ku kasta oo dhulbahante ah meel hoogtay unbaa bay ku qori markaasay noqonaysan iyaguna dad jago loo magacaabay, markaasay noqonayaan dad satisfied, ma oga in aysid iyo karaamo ridid loogu buuxshay meesha iyo dee dawladda waan wadaagnaa federal baynu nahaye dee dhulbahante keena. Meesha waxaa taalla “ xagglo toosiye waa nin keligiis ahe dee dee ku-xigeen uga dhigtaa miyaan is ridayaa.”




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
WARAYSI: Qosol iyo Sheeko ‘ Faadumo Cali Nakruumo iyo Muqdisho (Muuqaal)
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Qosol iyo Sheeko Faadumo Cali Nakruumo iyo Muqdisho
Rasaas culus oo laga maqlay Qasriga Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Rasaas culus ayaa Xalay laga maqlay qasriga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee magaalada ...
MUUQAAL: Sh. Aadan Siiro oo si kulul Uga hadlay Arinta Berbera iyo Hadalkii Kasoo yeedhay Imaaraadka ! (Daawo)
- Apr 22, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Sheekh Aadan Siiro ayaa si kulul uga hadlay hadaladii wasiirada arimaha dibada ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Safiir Awood Badan Dawlada Qatar usoo magacowday Soomaaliya
- Apr 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay ...
Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)
- Apr 21, 2018
Hargeisa  (Kalshaale) Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay ...

Featured Video