Daawo: Gaalkacyo oo isku diyaarisay Soo dhowaynta Madaxwayne Farmaajo oo ku wajahan iyo Dareenka Shacabka

Gaalkacyo (Kalshaale) Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa siwayn looga dareemayaa Diyaar-garowga Shacabku ugu Jiraan soo dhowaynta Wafdiga Madaxwayhaha Dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Safar ku maraya Qaybo kamid ah Gobolada dalka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxwaynaha ayaa Gaalkacyo uga sii gudbi doona deegaanada kale ee maamulka Galmudug, Waxaana la filayaa inuu Booqdo magaaloyinka Dhuuso-mareeb, Caabudwaaq, Cadaado iyo Guriceel.

Safarka madaxwayne Farmaajo ayaa lagu tilmaamay Midkii Nabadda, Sidoo kalana wuxuu wax badan ka badalayaa Sawirka aan Fiicnayn ee laga haystay dalka Soomaaliya, Waxayna shacabka u muujiyeen Taageeradii ugu Balaadhnayd.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. Garqaad says:

    Dadka reer gaalkacyo madaxweynaha halmeel miyey kusoo wada dhaweyn donaan mise wuxuu ku qasbanaan donaa in uu gaalkacyo gudeheedu uu laba xuduud isu dhaafo?

    Haduu madaxweyne farmaajo wax ka duwan nugaal uu kusoo Arko gaalkacyo waa in uu yaqiinsadaa fadaraalka HUNGURIGA dhibaatada uu ku haayo shacabka somaliyeed




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video