Daawo: Dawladda Turkiga oo Codowga Soomaaliya Dhabarka ka Jebisay iyo Heshiiskii ugu Waynaa oo Taariikhiya

Istanbul (Kalshaale) Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa magaalada Ankara ku kala saxiixday heshiis wax is dhaafsi oo dhinacyo badan leh, markii uu halkaasi ka furmay shirka is kaashiga Ganacsiga ee labada Dal, Waxaana Heshiiska uu dhabar ku noqon doonaa Cadowga Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Heshiiskan oo ah midkii ugu horreeyay ee noociisa ah ee ay labada dowladood kala saxiixdaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin Labada dowladood ka kala tirsan.

Heshiiskan iskaashi ayaa dhigaya in Soomaaliya suuq ku yeelato Turkiga, si ganacsiga Soomaaliya loo gaarsiiyo Yurub iyo Asia, Turkiga ayaa iyaguna qaadan dona Khayraadka dalkeenna, sida Kalluunka, dalagga Beeraha iyo xoolaha.

Heshiiskan oo ah mid Taariikhi ah ayaa waxaa ugu dambeyntii qalinka ku wada duugay labada Ra’iisul wasaare ku-xigeen ee Soomaaliya iyo Turkiga, waxayna tallaabadani fursad weyn u noqon doonta Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (20)

  1. Hiilqaran says:

    Kkkkk qanisintii carbeed ee xoleheena bilaashka ku qadan jirey marna dhihi jirey weey jiran yihiin maxeey samentonaan kkkk abesadii eey cunijireen haku noqdeen waa ilaheey mahadiis hadii qayraadka dalkeena aan aduunka dacaladiisa u iibgeyney koleeyba lama wayayo danyeer somaliyeed oo dalkiisa iyo dadkiis loo adeegsado inoow dhibateeyo lakiin waa iska dhicineynaa insha alaah wbt

  2. Hiilqaran says:

    Baafin halkaan waxaan ka bafinayaa saxibkeey sead yuusuf oo ka midahaay kalshaale asaxaabtaan ku lahaay wbt

  3. Garqaad says:

    Tani waa talaabo kale oo muhiim u ah mustqabalka somaliya

    Marka ay tanoo kale dhacdo cadowga somaliya waxaa ku dhacaayo qalbijab

    Hallaga foojignaado jalaafoyinka ay isugu dhigi donaan somalidaan xoolaha ah oo dagaalka hunguriga ahi uu la fogaaday

    Turki waa tolkeen waana tubtii toosan oo la taabtay

  4. Ali Zubeer says:

    Mudane Garqaad

    Asa

    Ishaad ka ridday. Intaan odhan lahaa adigaa yidhi.

    Viva Soomaaliwayn

  5. Kalsame says:

    Turkey waa saaxiibka kaliya ee dhabtaa ee an maanta leennahay waana dal xagga sancada, dhaqaalaha iyo millatariba hoary uga maray. Viva turkey.

  6. NUURKANEDERLAND says:

    TURKIGA WAA WALAALAHEENA DHABBTA AH ,!!!!!!
    MA ILAAWI DOONO ABAALKII TURKIGU NOO GALAY,
    OGOOW SOMALIYEY TURKIGU MA RABO INUU INA GUUMAYSTO AMA GUUMAYSTE KALE UU INA HOOS GEEYO,SIDAAS DARTEED WAA KA DHABB CAAWIMADU
    ILLAAHAY HA NAGA DHIGO KUWO GUDA ABAALKAAS AAMIIN IIDHAHA

  7. NUURKANEDERLAND says:

    GUUL ILLAAHAY KHAYR HAKA DHIGO.
    WAXAA HUBAALA IN CARABTII MARYAHA WEYNAYD EE MARAYKANKU QABAY IN AY KA NAXAYSO HESHIISKAAS
    D.R.ORDIGAAN NOOLOOW

  8. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    WAA BISHAARO,BISHAARO

    Dhamaan ummadda soomaaliyeed waxaan u sheegayaa in DIGAAL FARAHA LOOGA GUBTAY IN UU KA DHICI DOONO GOBOLADA SOOL, SANAAG IYO CAYN.

    DAGAALKAASE wuxuu dhex mari doonaa;

    === HARTI DAAROOD iyo IIDOOR WAGASHLEE

    INSHALLAAHO TACAALAA, DAGAALKAASE wuxuu guusho ku raacidoontaa HARTI DAAROOD,

    WAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAYYYYOOOOOO

    == HARTI DAAROOD waa xaq u dirir, cirdigooda, iyou sharaftooda ayee u dagaalamayaan.

    HAAAAAAAAAAAALKA

    === IIDOOR WAGASHLEE uu dhoof ku yimid oo ku soo dullay DHULKA HARTI DAAROOD.

    SOOOMALIWEYNEEEY, markhaanti ka noqda dagaalkaas.

    HARTI waa lagu soo duuulay. IIDOOR WAGASHLEE baa ku soo duuulay.

    Wixii ka dhaca dagaalkaas, iyo khasaarihiisa, waa dhusha saari doonaa IIDOOR WAGASHLLEEE.

    WAR HOOY, WAR HOOY, IIDOOR WAGASHLOOOW, dagalkaas ka jooga

    WAR HOOY, WAR HOOY, IIDOOR WAGSHLOOOW
    Dagaalkaas ka jooga.

    NIN LOO DIGAY LAMA DILIN.

    AAN SUGNO wixii ka soo baxa.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  9. maxamud says:

    Barawaani king hadii isaaq lagaxoog roonaado anaga habargidir ayaa gaalkacyo dagal kabilabeyna dhabarjabin marka adiga b king laf ahaantaada dagaalka masoo gali kartaa mise mashxarada iyo inkaarta ku egthy sidii dumarkii

  10. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    NAJAS DOORO WEYNE, IIDOOR WAGASHLEE, waa meesha aad gashaa.

    Xabbadii HARTI DAAROOD lee ku sugaysaa. ku lahaa waxaan ka dagaalamayaa BARTAMAHA HARTI DAAROOOD.

    Caqli xumo IIDOOR WAGASHLEE, mase wuxuu isku halaynayaa HORGALAYAASHAAA DHULBAHANTEEE.

    War xabbado haddi ay afka ka baxdo, HORGALE ma jiro.

    ALOOW ALLEE, YAA RUNTA U SHEEGA.

    LKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  11. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEEKUM

    Maxaan IIDOOR WAGASHLEE run u sheegay.

    maxaan IIDOOR WAGASHLEE u digay.

    maxaan IIDOOR WAGSHLEE se dheer iyo se gaaban wax ugu sheegnay.

    Hadhow IIDOOR WAGASHLOO ha na qabsanina. idin waaninay oo diideen.

    marka WAXAAD KA HESHAAN BAAD LEEDIHEEN

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  12. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEEKUM

    Ani waxaan ka soo dagaalamay SOOMAALIYA. Xabbada micnaheeda waan aqaan. maxaan sigtay. maxaa xabbadi agteeyda ka wiif tidhi.

    Hadii IIDOOR WAGASHLEE la qaban waayey, waxeey helaan baanu sugaynaa.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. BARAWANI KING says:

    MAXMUUUUUUUUUUUUD;

    Barasho wacan, horey kuuma aqoon in aad HABAR GEDIR tahay.

    Maya, been sheegi maayo. Ani dagaalkaas soo geli maayo. Waayo, waan fogahay. waa jidhaa waa aan ka qayb gelay dagaalkii BARAAWI iyo dagaalkii MAXAAKIIMTA lagu jebiyey, ee ka soo bilooday BANDIIRADLEEEY ilaa iyo xaduuda KENYA. Waliba inta badani lug baanu ku soconay.

    Laakeen, maantay dagaalkaas kama qayb geli karo.

    laakeen, afka iyo gacanta iyo dhaqaalaha baan uga qayb galaya.

    WA BALLAAN, IGU OGOW.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  14. sOmalilander says:

    Barwaani.

    Guska IDOOR wagaashle waligabaa waa kugu jirayaa ..cidina kaa saari maysee sidaa u qeeyli, walahay daarood baad sheegtee inaan RUUSH na naga kaa kicinayn, sidaas uun IDOOR IDOOR taas u hay ilayn GUSKOODI BAA KUG JIREEE.Car iska siiib.

    NACLAD BAA KORKAAGAA AH ILAA YOOMUN DIIIN.

    KHAAKHTUFUUU WAJIGAAN CANDHUUF KAA SAARAY. FUTADANA WAAN KUU CANDHUFEEYAY.

    Deluded deep shit.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  15. BARAWANI KING says:

    MAXAMUUUUUUUUUUD

    Saaxiibow yaan la is caayin. labo xinooyoolee, naag ha ku tilmaamin.

    Maxaan joogay meelo lagu jiqlo-weyn yahay.

    waxaan xasuustaa, maalintii laga soo dhex saaray 2 HABAR GEDIR ah, iyo 1 MID SHEEKHHAAL ah oo magaalada BARAAWE ku dhex dhuumaaanyey.

    Saldhigii baa nalo ku keenay, oo xoogaa magaalada ka baxsan.

    COL. MA-NAXI == waxaan filayaa in aad maqashay nin kaas magaciisa== baa yidhi, iska siidaaya. war haddi aan idin siidayno ma garanaysaan meesha aad aadi lahaydeen…… haa kumaandi.

    Baxa socoda. markii ay ilaa 100 mitir socdeen, baa wiil TUNNI ah, xabado ka dabageeyey, oo lugaha ka jajibiyey.

    TUUG la qabtay, tabar yara, labo weey dhacday, midna hitiq, hitiq, buu soo yidhi, oo xagga COLONEEL lee u soo cararay.

    Wiilkii TUNNIDA ahaa, baa yidhi, car yaa u tagga oo qaada, intuu daba-jeex dhinac ula baxay.

    WALAAHI, meeshii, beey ku dhiig baxeen. aannaguna waanu baqnay.

    War MOORIYAAN isku dili meeyne ina ka wada.

    4 Saac ka bacde, mase haadka ku dhacayaa.

    WALEEEE INTEE BAAN UGA BAQAYAA IIDOOR WAGASHLEEE.

    OGSOONAADA, SOOMAALIYEEEEE
    OGSOONAADA, IIDOOR WAGASHLOOOW

    HADII LA IDIN JEBIYO, TUKKA-RAQ WAXAANO U BIXINAYNAA;

    QABRIGII IIDOOR WAGASHLEE
    QABRIGII IIDOOR WAGASHLEE
    QABRIGII IIDOOR WAGASHLEE

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  16. BARAWANI KING says:

    SOMALILANDER

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    Ma runta ka xanaaqday.

    waryaa wax iska dhiciyaa, oo is-daafaca.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. BARAWANI KING says:

    SOOMAALILANDER

    Saaxiiboow, ha xanaaqin. HARTI DAAROOD waa kuu soo socdaan.

    waxaan eegayaa sida aad isu daafacdo. Hadii aad is-daafacdaan, waa ragnimo.

    hadii la idin jebiyo, hablihii quruxda bad keenaysaan.

    sidee waagii dhacday tuulada WAR-MACAD ee gabayda laga tidhiyey, markii dhulbahantee gabdhihii isku deleen.

    GABAYGAAS ma kuu tidhayaa, mase waa iska daayaa.

    Calaa kula xaal, hadii la idin jebiyo, TUKA-RAQ waxaa u bixinaynaa;

    QABRIGII IIDOOR WAGASHLEE
    QABRIGII IIDOOR WAGASHLEE

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  18. sOmalilander says:

    Barwaani

    Car kaalaay TUKARAQ walahay in adiga iyo dhiladii ku xaartayba dhalfo afka kala dhici, berigii horey waxay ahayd car kalaay CAYNABA, hadana waxay noqotay car kalay Laascaanod, hadana waxay noqotay car kalaay TALEEX, hadeerna waxay sii socota car kaalay TUKARAQ, waxaan ku tusaa anoo ku leh car kaalay GAROWE.

    BITCH!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  19. Fardojaan says:

    Qardho Queen
    Adeer anagoo dhulbahante ah baa Dagaal Diidnay ee hadaad Dagaal Rabto orod Hargaysa weerar Caro dhulbahante Dagaal Ka dhicimaaye ha nagula Soo galgalan Baqdinta.
    Fucking Dhabayaco

  20. Fardojaan says:

    Qardho Queen
    Hadaad Dagaal iidoor rabto.
    Kama Foga Burco ayeey joogaan ee Ugu tag oo la dagaalan.

    Qardho Queen
    Baroorta Naga Yaree Inabti




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video