MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Ka hadlay Safarka uu Gaalkacyo iyo Deegaanada Galmudug ku tagayo

Boosaso (Kalshaale) Madaxwaynaha Soomaaliya oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa waxaa qado sharf u sameeyay Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin oo kamid ah madaxda dhaqanka Soomaaliyeed.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxwayne Farmaajo ayaa Halkaasi kasoo jeediyey Khudbad dhinacyo badan Taabanaysa oo uu Xaalada dalka uga hadlay, Sidoo kale Madaxwayne Farmaajo ayaa ku dheeraaday Muhiimada ay leedahay in Maamulka dalka looga dambeeyo Dawladda Dhexe, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay Safarka uu ku tagi doono Gaalkacyo iyo deegaanada Galmudug.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (18)

  1. Land of Punt says:

    Ugaas Xasan waa Ugaaska Deshiishe oo ah Ugaas Harti oo la siman Majeerten, Dhulbahante iyo Warsangeli Geesi¬Guule. Waa ragga ugu ilbaxsan Hartiga ugu dhaqaale badan Bossaso.
    Viva Dhul Udug.
    😎

  2. Land of Punt says:

    Laalays
    Wadada Ceel Dahir to Ceerigaabo waa gabagabo 7 sano docotay, waaba daba dheeratay, manq dhammaan oo in sida Garoowe lama furi karo.
    Wadadaas dhagax dhig iyo furitaan midna ma koogto.
    Haddag wadadaas dhamaado dhismaheeda 2019..
    300 km laami ah oo dhisanayaan shacab isku tashaday, kama dhocin Afrika.
    Farmaajo muxuu dhagax dhigaa ama xarigga ka jaraa midna lama joogoi.
    Wadadaas waa great Somali Project.
    I will cry that night maalinta wadadaas Ceeldaahir-Ceerigabo la furo 2019 ama 2020.
    Laallays sheeko Iidoorka jooji oo Somalinimo u feker

    Sow lagama yaabo in baabur Ceerigaabo ka qadatay in Boosaso ku geeyo saacado ka dib. Maanta waxaa laga hadlayaa maalmo.
    ~

  3. Land of Punt says:

    Wadadaas waxaa la bilaabay 2012, Gaas ayaa jeclaaday fikirkaas oo u howl galay, meel kasta aduunka tago lacag u raadinayey.
    Gaas aniga wadadaas ku xasuusan.
    Waa Gaas project. Kkkkkk
    Csdde Muuse bilaabay aun.
    Maanta 45 million inta la hayo, LOP 1260
    Ku leeyajay!!
    😢
    KkkkkK
    Shacabka Somaliyeed haday jid helaan way ishexgelin, Mooryaanta madaxda sheegta waxba noqon mayaan. Kala xirnaantooda ayey ku dhergaan.
    😢

  4. Land of Punt says:

    i mean.
    LOP ku leeyahay.
    1260 dolar.
    Inta heli karay mmaalin lacag loo aruurinayey wadada Ceeldahir- Ceerigaabo
    Run

  5. Laalays says:

    Lop

    Warkan aan dusha soo dhigay maaha mid aan anigu curiyay. Websit-ka ugu meeqaamka sareeya ugu horeeya ixtiraamka sharciga warbaahinta oo ka soo jeeda ayaa qoray.

    Garooweonline.com

    Akhriso qoraalka mise caawa waa habeenadaad isku dhex yaaci jirtay?😛😛😛

  6. maxamud says:

    Lop sxb isku tashada hada kabacdi wixii hawiye duudkiisa lagahelo anagaa lawareegny.waxaad horey ucuntayna calaf allaan raacshay

  7. Land of Punt says:

    Laalays
    Garooweonline iyo cidda kale war ka keentay macne kuma fadhido.
    Wadada waa Gaas project, mana dhamaan oo meel lagu furo lama joogo, meel la dhagaxdhigo iyadana lama joogo oo wadadaan waxay socotay inlaga 2012 markaan Lacag ku darsaday waa 2016.
    Wadada Ceriigaabo ku dhowdahay maanta.
    Ka daawo, youtube ” wadada Ceeldaahir Ceerigaabo”
    Wixii kale adiga rabtid adiga hadal.
    Gaas, he Love dearly this raod.
    KKK.

  8. Land of Punt says:

    Maxamud
    Kkkkkkkkkk
    Sxb adoo Cayr ah miyaad i leeday anoo Majeerteen ah xoolaha Xamar yaalay waa xoolo Hawiye shaqeeyey!
    Waxaad ahayd ninka keliya aaminsanaa cadaalad ku fekero.
    Xamar xoolo Hawiye shaqeyey miyaa ku cuni jiray?
    Warka iisoo badi!

  9. Laalays says:

    Lop

    Hagaag! Hadaad aaminsan tahay Gaas baa wado dhisaya Ceerigaabo gelaysa. wadadaa ay Badhan iyo Laasqoray markay u soo dhawaato hay noo ahaato. Oké?!!!

  10. Land of Punt says:

    Waa tan wadada oo howsha xoog u socoto
    https://m.youtube.com/watch?v=vzamJi0wwhc

  11. Land of Punt says:

    Laalays
    Ma ciidan ayaad ka horgayn..
    Kkkkkkkkkk
    Horta hadaan suaal ku weydiiyo miyaanad Baran, Ceelaayo, Laasqoray ilaa Ceerigaabo ahayn British Somaliland?
    Maxaa carro Dhuloos keliya looga hadlaa mise Warsangeli diide Laaluush mise ayagu waa Bah Habarmajeerteen iyo Halamash.
    Maxaad Dhul Warsangeli uga quusateen oo Dhuloos idinku jaanjaamay?
    Kkkkkkkk
    Kkkkkk
    😝

  12. farxiyo says:

    Land of punt.
    Warsangeli xuduud ma degena.
    WAA kee hartiga dhulbahante ka xiniinyo waaweyni?.
    Waar reerkan tafaraaraqa iyo sixirka lagu Kala irdheeyay, ciyaar ha moodin.
    Waar ilaahey baan kugu dhaarshee lop,
    Iidoor,hadey cashuur tahay, hadey baryo tahay,shilinkoodii waxay Ku dhameeyeen
    Dhulbahante 28sano.
    Guulna Kama gaadhaan.
    Miyaad iska indhatireysaa,in dhulbahante yahaytiirka harti Ku taagan yhy.

  13. Land of Punt says:

    Maxamud
    Hal nin oo Habargidir ama Hawiye ah oo Xamartii hore xoolo ku haystay ii sheeg.
    Aniga waa kuu tirin, Ceel gaab Jaranjaro Uunlaaye, Ilaa Karnebiifka Xaaji Juuni, Afar Irdood ilaa shinema Xamar waxaa lahaa rag Majeerteen ah.
    Uunlaaye, ina Qiilmawaaye, Xaaji Juuni, ma tirin karo. waxaa soo raacay rag Lacag hasta Isaaq, Reer Xaaji Farax Oomaar, reer Jirde Xuseen.
    Waxa soobraacay Abgaal , Reer Maalin, Xaaji Dalfac. Waagii hore Kacaanka ka hor.
    Kacaanka waqtigiisa ha weydiin.
    Car wakaase nin Habargidir oo Kacaanka ka hor taajir ahaa iisheeg magiciisa?
    Allow run u hiili
    Kuye Hawiye xoolo ka cuntay..kkkkk
    Siyaad Bare ayaa hore noo dhacay.
    Hadana waa ka samirnay oo Puntland dhisan.
    Nin dhul haysta Lacag wuu samaysan haduu dabaal ahayn.
    Maxamuud cadaalad haka tegin, rag iska celi iyo rabi ka baq meel ma wada galaan.
    Anaa raali idinka ah in Xamar qabsataan oo u talisaan, Ugandeseka lee naga saara!
    Waad na ceebayseen.
    Kkkkkkkk
    😆

  14. Garqaad says:

    Farxiyo salaam sare walasheey qaaliya

    Madaxweynadda mustaqbalka

    Dhulbahaante waxaa lagu haystaa waa xaniinyaha iyo Somali jaceylka

    Hadeey sidii isaaq iyo majeerteen sidooda amar ka qaadan lahayeen adis ee wixii losoo dhiibo fulin lahayeen wexey heli lahayeen nolol yar oo gunimo ku dheehan tahay laakiin waa dad kaweyn

    Gob guni heshay iga dheh

    Ogoow wax walbo waqti ayey leeyihiin

    Bel dib u fiiri koofurta somaliya

    Meel kasto waxaa joogo itoobiyaan iyo kukuuyo loo sharciyay oo loo geliyay shaati amisom dadkaasi wexey la mid yihiin dhulos hadii waxgaradkoodu aqbaarta adis geyn lahayeen dabcan wey heli lahayeen nabad yar oo gunimo ku dheehan tahay

    Viva Somaliweyn

  15. Land of Punt says:

    Farxiyo
    Abasyo salaan ka dib, Dhuloos ilaa gabadhaha loo dhiibo kala socon mayso, Dhuloos dumarkii baa nool oo ka ragsan gabdhaha Dhabayaco iyo Gabdhaha Iidoorba.
    Ragii dhuloos yaa xiniinyaha ka saaray?
    Horta ma adiga ayuu qofkii lahaa Iidoorku rageenii waa sixreen? Kkkkkkkk
    Kkkkkkkk
    Farxiyo naftaada been ha u sheegin Warsangeli iyo Isaaq idinka xuduud dheer!
    Ceerigabo ayaa tusaale kuugu filan iyo dhinaca Badda oo hadda ka hor Silaanyo oo Laasqoray dhex lugaynaya la arakay oo xitaa wasiirkii gudaha Puntland argagaxay…….
    Boowe waaba argagaxay markaan maqlay Siilaanyo ayaa Laasqoray ka casheeyey.
    Kkkkkkkkkkkk
    😁😅

  16. Land of Punt says:

    Garqaad
    Adna naftaada been ha u sheegin, weliba maanta oo arkaysay in Farmaano Garoowe to Boosaso dhulka maray oo saqiir iyo kabiir calankii Bluele xirteen.
    Ma Amxaar iyo Ugandese ayaa aragtay?
    War xishood oo Jareerta xiniinyaha idin jiidadaya oo madax ka dhigateen Xamar ka saara oo idinka rag u noqda.
    Waxaan maqli areebo gurigeedii uray ayey naag kale ur ku sheegtaa!
    Xamar oo ognahay in Jareer rag u yihiin ayaa Bossaso Amxaar in rag u yihiin noo sheegin.
    Bal barxadda Kalshaale Amxaaro labisan oo Puntland joogta noo soo dhig.
    Ma chinese ayaad la sheekaysan?
    Adeer ana waxaan kuusheegin in Amxaaradii Gondor iyo Baxardaar wiilal Somalinah ku dhex bursanayaan, adna Puntland ayaad ka hadlin.
    Afkayga qoyan ayaa u hadkaysaa!
    Yaab🤔

  17. Garqaad says:

    Land

    Waad ku mahadsan tihiin soo dhaweyntii aad madaxweyne farmaajo aad u sameyseen

    Inkastoo ay ka muuqatay xuurteyn iyo xiiqsanaantii laangaabnimo darood hadana waad ku mahadsan tihiin hadiiba intaas leydinka helay kkkkkkkkkkkk

    Waxaan arkaayay Mr farmaajo markuu garoowe tegay safka salaan qaadashada waxaa ka muuqday tigree foolxumo badan oo safka kula Mr gaas iyo Mr cameey

    Taas idinkuma eedeyno waayoo waxaan og nahay maamuladu in ay ku qasban yihiin meeshii shirkadhacaayo in uu joogo qof ka socdo aabaha soo alifay fadaraal fidno

    Arboowe wuxu fool xuma badnaaye




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video