MUUQAAL: Isimada dhaqanka SSC oo Ku baaqay Xaalad Dagaal, Kana Hadlay Shirwayne ay qaban doonaan (Daawo)

Laascaanood (Kalshaale) Qaar kamid ah Isimada Dhaqanka Gobolada SSC oo Maalmihii ugu dambeeyay Shir uga socday deegaanka Buuro-wadal ee Gobolka Sool ayaa Soo saaray Go’aano kala duwan oo ay uga hadleen Xaalada deegaanada iyo Weerarkii dhowaan ciidanka Somaliland ay ku qabsadeen Tukaraq.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Isimada ayaa ugu baaqay Bulshada deegaanka in loo midoobo Xoraynta deegaanka, waxayna shegeeen inaysan Mardambe Gacmaha Laaban doonin, Waxay Fariin adag u direen Maamulka Somaliland, Waxay sidoo kale shirkooda Laga Akhriyey Bayaan ku aadan Qabsoomida Shirwayne ay horey ugu dhowaaqeen.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (126)

  1. Ali Zubeer says:

    Midnimada Khaatumo State dadkeeda waxaa ku jira danta midnimada Soomaaliya iyo diidmada gumaysiga iyo kala qaybta geyiga Somalia

    Intaa haddaad garatay waxaad tahay waddani Soomaaliyeed ee laabta ku qoro

    Viva Soomaaliwayn

  2. Idoor Liqe says:

    Anigu eeda koowaad waxaan saaraya Odoyaashan , sababta oo ah Hadal waxba Ma taro. Isimkastoow tag tuuladadii oo keen Ciidan Iyo hub .

    Waa in Ciidanka la kala qabsado oo beelkasta lagu qori In ay keenaan tiro Ciidan ah oo leysku Raacay .

    Walee horgale danbe inaan yeelaandoonin hadii maanta Fursadan Ka faaideysano !!!!!!

    Maanta Somaliya dadka ugu liita baan nahay , waxaana ina Gumeeyey Afar wiil oo hunguri Iyo snm
    Wata .

  3. Idoor Liqe says:

    Isimkastoow beeshada ku laabo oo keen Ciidan Iyo Hub . Dagaalkana hala Galo . Dowlada puntlandna waa in ay iyaguna dagaalka soo Galaan oo
    cadowgaas meel looga soo wada jeesto

  4. Abdirashid says:

    Anigu isimada waxan la qaba horgalayasha cadowga so hor kacaya inaysan dhulbahante xalal ah aysan ahayne shegato tolka ku dhex jirtey ay ahayen waligodna ay jaaniskan manta ah ay sugayen tasan odayasha marqati uga ahey Nina dhulkisa xog logama qabsan karo t

  5. gaafaw says:

    iidoor liqe
    nimanku tukareq qabtay waa jaamac siyaad yaxye iyo inyaroo qayaad ah

  6. gaafaw says:

    @ cali zebra
    wax soomaliweyn ladhaho majirto hadaalin,soomaali waa shan dawlad
    ddsi
    somaliland
    somaliya
    jabouti
    nfd
    adeeraw caeabtaad kuweynaateen kaalay gobolkaagi qoraxey

  7. gaafaw says:

    sixid carabtaad kuweynaatay

  8. Idoor Liqe says:

    Gaafaw

    Waad Ku dhacday sxb . Nice try . Kkkkkkkkkk

    Jaamac siyaad waa macquul Lkn Qayaad Iyo Yaxye Horgale Ma leh .

  9. gaafaw says:

    cali zebra
    horta maxamed amiinkii bah timacase maxaad isku tihiin isku si ayad unecebtihiin axmed madoobe

  10. gaafaw says:

    idoor liqe
    waxa laysheegay in yaxye kujiro ,ma jaamac soobaxaybaa

  11. gaafaw says:

    iidoor liqe
    nimanka maxamuud yaraad sideen kayeelnaa waxbaa si ka ah
    xasan ugaasbaa yaabey

  12. BARAWANI KING says:

    SALAMU CALEEKUM

    Waxaan ku faraxsanahay in ay rumooday ducadii aan ku ducaysan jidhay, ee ahaa in dagaal ka dhex dilaaco HARTI DAAROOD iyo IIDOOR WAGASHLEE.

    Maantay, sida aan warka ku hayo, ciidamadii waa diyaar, waxaana la sugayaa in waftiga jooga PUNTLAND inta ay ka baxayaan PUNTLAND.

    HARTI DAAROOD, wixii xoog lahaayeen, waa la dumdumay, waana diyaar. Waxayna diyaar u yiheen in ay dhintaan.

    INSHALLAAHO, taas oo soo celin doonta sharaftii:

    ++ HABLAHA DHULBAHANTEE
    ++ HABLAHA HARTI DAAROOD
    ++ HABLAHAA DAAROOD WEYNE.

    Taase noqondoontaa, jabista IIDOOR WAGASHLEE, iyaga oo lumiya:

    ++ ICTIRAAF
    ++ QABIILNA LAGULA HADLO

    GUUUUUUUUUUUUUUUUL HARTI DAAAAAAAAAAAAAAAAAROOOOOOD

    GUUUUUUUUUUUUUUUL HARTI DAAROOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOD

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  13. BARAWANI KING says:

    SALAMU CALEEKUM

    Waxaan ku faraxsanahay in ay rumooday ducadii aan ku ducaysan jidhay, ee ahaa in dagaal ka dhex dilaaco HARTI DAAROOD iyo IIDOOR WAGASHLEE.

    Maantay, sida aan warka ku hayo, ciidamadii waa diyaar, waxaana la sugayaa in waftiga jooga PUNTLAND inta ay ka baxayaan PUNTLAND.

    HARTI DAAROOD, wixii xoog lahaayeen, waa la dumdumay, waana diyaar. Waxayna diyaar u yiheen in ay dhintaan.

    INSHALLAAHO, taas oo soo celin doonta sharaftii:

    ++ HABLAHA DHULBAHANTEE
    ++ HABLAHA HARTI DAAROOD
    ++ HABLAHAA DAAROOD WEYNE.

    Taase noqondoontaa, jabista IIDOOR WAGASHLEE, iyaga oo lumiya:

    ++ ICTIRAAF
    ++ QABIILNA LAGULA HADLO

    GUUUUUUUUUUUUUUUUL HARTI DAAAAAAAAAAAAAAAAAROOOOOOD

    GUUUUUUUUUUUUUUUL HARTI DAAROOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOD

    WA BILAAHI TAWFIIQ

    WA BILAAHI TAWFIIQ

    • shaxda says:

      wiil qardho

      Marka la soo hadal qaado erayga Nabad, qofkastaba waxaa islamarkiiba ku soo dhacaya qiimaha ay nabadu u leedahay Guud ahaan nolosha aadanaha, oo ay muhiim tahay in mar walba qofku ku noolaado Nabad waarta inta wakhtigiisa uga dhiman. Waxaa sidookale Nabada lagu tilmaama inay tahay shayga ugu wanaagsan ee nooluhu jecel yahay inuu ku noolaado, waxase ay ka sii necebyihiin Nabad la’aan ama colaad waana tan loogu nacaybka badan yahay
      Nabad waa caano wiil qardho

  14. khaatumo haanoolaatoo says:

    inkastood hadalka iyo talada reerka la daahden hadana waanu sodhowaynayna inaad shacabkina hogaanka u qabataan
    kuna gubaabisaan inay dhulkoda ka difaacdaan qabiilka kusoduulay
    isimada waxan kula talinlaha in horgale dayuus lagu tashado sidi locidhib tiri lahaa
    somaalidu waxay ku maahmaahda waysha gowrac dibigu hakuquuste hadi horgale dayuus lakarbaasho go’aan lodhayahayna lagaqaato idoor wagaash dhulkayaga ma hawaysteen
    Guuuuuul iyo gobanimo haladhaqaajiyo geediga
    guuuuuul baan u rajaynaya xaq u dirirka naftiisa u huray dadkisa iyo dhulkisa WBT

  15. khaatumo haanoolaatoo says:

    waxan sodhoaynaya Garaad cabdirisaaq Garaad sofe hadalku kadhawaajiyey e ah hadaad qabiil shegateen isaaqow anaguba qabiil baanu sheegan
    waycadahay inuu isaaq duulaan qabiilaysan iyo isir nacayb kuso qaaday dhulkayaga dadkayagana ku barakiciyey waase wax laysaga daba imandoono
    24 saac isaaq miidihay taaganyihiin iyago qabiil isugu habar wacanaya saaxiibayaal sidaad u dhaqantaanba laydila dhaqmaya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  16. Idoor Liqe says:

    Gaafaw

    M Ugaas kkkkkkkkkkkkkkkkk waan ku fahmaya sxb kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. Idoor Liqe says:

    Gaafaw

    M Ugaas Ma halkan Baad Ka baratay sxb ? Mise hore Baad u taaaanay kkkkkkkkk

    Xaamud Ugaas baa yaabay kkk

  18. Idoor Liqe says:

    Ugaas Faarax Dheere baa fajacay . Kkkkkkkkkkkkkkk

    Faarax Dheere waa Ugaaska Beesha Xaamud Ugaas . Saas ula soco Gaafow kkk

  19. Aarka hargaysa says:

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk ragu baroorta waa kufool xunyahay dumarkaa logutalagalay kkkkkkkkk halamash waxay yidhaahdeen waftigu markuu nagatago ayaanu dhimasho udiyaar nahay afartan oday waa kuwii kastamka tukoraq waxogaaga kaqaadan jirtay markaa hadalkoodu wax kasoqaad malaha kkkkkkkkk nin hunguriga laqabtay dhuus ama xaar

  20. Ali Zubeer says:

    Grabow aka Axmar slave

    Waar ha qorraxayne maxaa kugu qasbahaya inaad beel aadan ahayn sheegato.

    Ka warran dhibka haysta ina ileey iyo in lagu beddeli rabo Axmad sheikh am ina gurey fidaar, two axmaaro post child boys.

    Midda kale maxaad ii garab dhigaysaa biidhi qaate M Amiin . Ma waxaad ii malyastay nijaasta A madoobe uu gibirka siiyo. Your madoobe days r getting darker by seconds. Ama wiji waaji ayuu qaban ama dhagaxleey soon

    viva soomaaliwayn

  21. maxamud says:

    Nimankaas waaweyn hala isdilo miyeey kutaliyeen yaab.War dalkaan waxa kasocda waa fitno hadaadan colaada daminkarin ka aamus.

  22. Aarka hargaysa says:

    Laascanood faataxo lagumaqabsan kkkkkkkkk garoowe ayaaba muran gashay walee mujahid muuse waa libaax ololihiisii uu nobaln qaaday inuu garoowe dhusada kuceliyo wuu fuliyay

  23. Dabshid says:

    Reer Waqooyiyow ma idiin kala saaranyahey – Odey Sagaal oogaa, iyo Ugaas/Garaad Nabad Oogaa.

    TUSAALE AHAAN ( Maadaaba Xaad taqaaniin)

    Odey dhaqameed sida Odey XAAD, iyo Ugaas Beeleed sida Ugaas Faro Cadde( labaduba waa murusade) waxey kala leeyahiin labo shaqo

    – Xaad waa Bulsho kiciye/abaabule/damiye iyo Shidaba.

    – Ugaas Faracade –waa nabad sheege, dhaqan fiican raadiye, Qabiilkasto ayaa soo dhaweyn xataa hadduu dagaal kula jiro qabiilkaas. ( yacni Ugaas,Garaad,Imaam, Suldaan waa iney nabad kaliya ka shaqeeyaan gogolkasto iyo qabiil kastana soo dhaweeyo). Odey Xaad maya

    Wali ma aragteen Iimaam ka Hiraab, iyo Boqorka (sidey jecelyahiin) Harti Daarood oo dagaal Ku baaqi lama sheegin.

    Xataa waagii Hiraabku Cidleystey Koofurta oo Cali iyo Ceydiid loo kala baxey — NEVER UGAAS madarkicis iyo Iimaam Mudullood kama hadlin waxa socdey :: Ceydiid wuxuu la shaahijirey Macallin Nuur.

    “”Garaado iyo Suldaamo horboodi dagaal iyo siyaasad== waa Waqooyi.

    Boqor Buur-Madow ayaan ogeyn oo leh Garxajis kursiga halaga ilaaliyo.

  24. Aarka hargaysa says:

    Dabshid sxb nimankii majeerteen waxay naleyihiin car kaalaya garoowe waydinkii lahaa garoowe ayaan qabsanaynaaye MA umalaysay inay ikudhaqan yihiin khaatumo carkaalay buhoodle calashaan kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  25. Aarka hargaysa says:

    Dabshid sxb dadkan idinkaa wax uhaysta anaga biyo nodafudud in aan qixino garowe bossaso xataa xabad kumaridayno kaliya waan sodhaqaqaynaa

  26. Dabshid says:

    Aarka hargaysa

    Garowe waa Koofur haddaad tagtaan Galmudug fadhi uma yaalo, Yoocada ma soo dhaafikartaan.

    Si midnimo guud loo helo waa in laga shaqeeyo Nabadda ka dibna loo wada hadlo Koofur iyo Waqooyi.

  27. Dabshid says:

    Aarka

    Governor Cali Galeyr waa nin soo aqriyey File Soomaalida Cusub, bilaash uma tagin Hargeysa.

    Ninkii Midnimo Soomaaliyeed rabo marka hore haka Shaqeeyo Midnimo Koofur, Kan reer Waqooyina midnimo Waqooyi.

    War jiro maahan inaan dhaho ma rabo iney midoobaan oo heshiiyaan reer Jowhar iyo reer Garowe, ( Laakiin waan jeclahey MIDNIMADA SOOMAALIYA)

    ** Midnimo waxey ka bilaabataa DARISKAADA**

  28. khaatumo haanoolaatoo says:

    ninka eedaynaya garaadada o leh dagaalbay kubaaqen sxb waad khaladntahay Garaadada dhulkodiba lagusoduulay lagusoqaaday duulaan qabiilaysan inay difaacdaad o dadkoda kiciyaana waa waajib saaran nacaska is indho tiraya o qabyaaladu indhaha karidayow waad huridaaye toos
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk irir samaala yaabay

  29. BARAWANI KING says:

    SHAXDA

    Dhilo baa ku xaartay. Nabada aad sheegayso waa maxeey.

    Nin baa gurigiisa lagu soo duulay, oo xaaskiisii iyo gabadhisii la dul-fadhiistay.

    XAQ MA AHOOOW, IN AY IS-DIFICAAN.

    BAX WARYAA SOO RAAC IIDOOR WAGASHLEE.

    NACAGTULLAAHI CALEEEK, YAA IBNO DAYUUUS.

  30. khaatumo haanoolaatoo says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk yoocada hadhaafina kulahaa war ilayn haday cuqdad iyo xaasidnimo kudisho waa caadi inaad wax walba kuhadashid islawayn doorawayn doqonay dabkaabe kkkkkkkkk

  31. Aarka hargaysa says:

    Khaatumo hanolato sxb yocadii waanu dul fadhinaaba yaa difaacaya sowkuwaa yaacaya uun show dhabayaaba idinka daran fulaynimada viva mahad canbaashe

  32. Aarka hargaysa says:

    Viva mujaahid Cali khaliif

  33. Aarka hargaysa says:

    Viva muse biixi

  34. Aarka hargaysa says:

    Markaan xafladu nodhamaato ayaanu ilaa burco qabsanaynaa kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  35. Aarka hargaysa says:

    Kastamkii tukoraq oo wasaaradii maliyadu somaliland oo Dib uqalabaysay shaqadiina bilowday kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  36. Garqaad says:

    Odayaashu wexey ahayd in ay beri hore ka sheqeyaan mideynta beeesha wexey ahayd in ay mar hore ka fikiraan in ay imaan karto tanoo kale

    Hadda muxuu dagaal soo kordhinayaa
    Hadii dagaal dhoco
    Hadii la qoxo
    Hadii hanti baaba.do
    Hadii dad dhinto

    Intuba wexey sameyneysaa dadka ay kasoo jedaan

    Anigu waxaan dhihi lahaa nin gurigiisa nabad ku joogo yuusan gurigaaga dab kushidin

    Pudland too somaliland intaba waxaa amarkoodu yalaa adis isku meel ayey shidaalka kasoo qataan ma.owoodi karaan in ay talaab qadaan iyogoon amar ka heysan adis

    Dhulbahaante waxaa loo gumeynayaa xiniinyaha somalinimada ayaa ku badan mana ahan dad isku raaci karo kabaqaadnimo waxaa lagu qasbayaa in ay u adegaan gumeystaha

    Maxaa koofurta somaliya meel kasto loo geeyay amisom iyo balaayo oo dhan waa dad aan ogoleyn in ay qataan amarka gumeystaha madoow waana sababta loo gumeynaayo oo dhinac walbo amosom looga dhigay

    Waan hubaa hadeey amarka adis kasoo boxo qaadan lahayeen wexey nabad ugu nolaan lahayeen sida somaliland iyo pudland

    Dhulbahaante wuxuu u baahan yahay awood ka baxsan somaliland iyo pudland

    Hadeey taas wayaan ma.ogi halka ay ku danbeyn donaan

  37. Aarka hargaysa says:

    Saaka mid majeerteena ayaa iguyidhi puntland diyaaradihii dagaalka ayay ilaa burco kuduqayn waxaan ku idhi waar ma cirkaad noola kacdee hoos usodaga dhulakay kashidan tahee kkkk

  38. Aarka hargaysa says:

    Garqaad kkkkkkkkk kkkkkkkkk koonfurtu sowkaa itobiyaanku waardiyeeyo kkkkkkkkk kkkkkkkkk doodaasi waa dood jaban sxb Dib ugunoqo dad tashaday oo siyaasadii kuhesheeyay ayaad waxaan lagaranayn kashekey naysaa

  39. khaatumo haanoolaatoo says:

    Aar hargaysa
    yaakula tashaday o kulaqaatay goni goosad mise hadalka oday Galaydh baad mooday run sxb aad hurudaaye toos oday Galaydh cid mametelo kalsinidina lagala noqoy
    hadhibsan GARQAAD runtu kushegaye
    o weli waxad kufaanaysa iniinyaha Garac canbeeshe miyaanu dhiigyacab biixi wax isbedela keenin
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    ANIGO …WAX ..DILIKARA..DUCO..
    QAADANMAYE…DEGTAQORIGA…IISUDHA KKKKKKKKKKKKKKK

  40. Aarka hargaysa says:

    Dowlada somaliland waxaanu kacod sanaynaa inay kabaxdo tukoraq si aanu ugaraysano baroorta kablalax ee mareegaha kabaxaysa khaati ayaanu kajoognaaye wabilaahi towfiiq

  41. Aarka hargaysa says:

    Khaatumo hanolato waxba talo logama baahna dadka lagatirada badantahay majoratiga ayaa wax go, Aminaya kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  42. Aarka hargaysa says:

    Hadaba musanoowga nagadaaya waanagaa baaqa udirnay mujahid muuse biixi iyo mujaahid Cali khaliife

  43. Aarka hargaysa says:

    Mar hadii Daarood oo Dhani waxba aanay islahayn baqaa aan diray halayga aqbalo waxaan ahay sonalilander xalaalee

  44. Aarka hargaysa says:

    Imisaan lahaa nimankaa duriyada iskasasaba dagaal iskama celin jartaane walee Cali khaliif dhalfuu madaxa kasaaray Gaas calool buur

  45. Garqaad says:

    Aarka

    Malaha hadeey waxgaradkeygu dhihi lahayeen wiilka hargeysa kudhashay waxaa iiga dhaw midka adis ku dhashay waan heli lahaa nolol yar aan mecno ku dhisneyn oo waan geli lahaa xabsi yar oo korka kaliya ka furan

    War itoobiyaanku wey na haystaan berigii hore waanu la diriri jirnay oo annaga iyo iyaga wax isxaan ah nama dhex aalin iyaguna wey ogyihiin ilaaheyna waa og yahay laakiin waxaa losoo geliyay shaati la yiraa amisom waaba cadawgaagi oo losoo geliyay shaati sharciyeysan bal wakaase meel u kexeey

  46. Aarka hargaysa says:

    Soo soco wahalkii Rooblee

  47. Aarka hargaysa says:

    Garqaad itobiyaan ragii ladagaalami jiray reer waqooyi ayay ahaayeen siiba isaaq codow nimada xabashi iyo midnimo somali wayn ragii idinbaray anagay ahayd sxb waxaanse ogaanay in xabashiba aanay cadow ahayn oo mid kasokeeyaa jiro maxamad xaaji ibraahim cigaal ayaa heshiis laga lay malas sanaawi 1992 waxa uu kuyidhi horta cabsida somali aad kaqabto iskasaar ragii kuladagaalami jiray waa anaga arki maysid somali danbe oo aad kabaqataa anaguna tariikhdii colaada waanu badalnay sidaa dee wadigaa arkaaya xaalku halkuu marayo waxba hanagu beer laxowsan xabashibaa sidana sxb

  48. Aarka hargaysa says:

    Soo soco wahalkii Rooblee kkkkkkkkk

  49. Garqaad says:

    Aarka

    Horta in aad dhahdaan daroodbaa wax nala leh iyo in aad dhahdaan darood oo dhani waxba islama haayo isu keey qabadsii?

    Midda kale aan kula kaftamee horta malla hubaa in aad laandheere tihiin?

    Laandheeruhu sowma aheyn

    Midka lagu dulsocdo oo sabro
    Midka la maago oon dheg shaq u siinin
    Midka dadka isku haayo
    Midka wixiisa lagu wada joogo
    Midka ka xishoodo hadalada xanafta leh

    Anigu kaas ayaan u aqanaa laandheere ama lafweynta

    Dhalintiina golaha kalshaale soo galo intiina badan waan idin saluugay

    Mashquul yarbaan gelayee ee reeb wixii fariin ah

  50. Aarka hargaysa says:

    Garqaad samirka aad nagarabtaa muxuu ahaa 40 Sano ayaanu idiin samraynee niyaydin nacuni kkkkkkkkk

  51. shaxda says:

    Waayadaan danbe waxaa warbaahinada dhex maquuraysay hadal hayn ah FAATAXO LAGUMA QABSAN… Intaanan jawaabta u dhaadhicin waxaa jirta Oraah Somaliyeed oo qiima badan oo ah… Gaal Dil Gartiisana Sii… Oraahdaasi macnaha ay xanbaarsan tahay waa caddaalad, waxaa hufan in waxaad aragtaba ka caddaalad samaysid oo aadan ka dhigin awr ku kacsi…

    MDP A M Ali Gaas waa hubaal inuu yiri Faataxo Laguma Qabsan, isagoo ka hadlaya dhulkaas Puntland dastuurkeeda ku xusan ee ka maqan… Waa hubaal in dhulkii wali maqan yahay, waxaa kaloo hubaal ah in Maamulka MDP Gaas uu saddex ilaa afarjirsaday… haddana qaldaneen Waxaa kaloo hubaal ah khudbaddaas markuu ku khudbadaynayey inuu raacshay oo hadalkiisa ay ku jirtay inaan laysku dhuuman doonin oo Eedda la wada qaadi doono oo ay arinkaas ka wada hadli doonaan dhammaan dadkii ku bahoobay dhismaha maamulka Puntland taariikhdii 1998kii…

    Waxaa is waydiin mudan Abdiweli Gaas muxuu arinkaas faataxo laguma qabsan ka sameeyey…???

  52. Aarka hargaysa says:

    Shaxda kabo kulaaleeg gasho sxb puntland wexeedu waa isfaan hada tukoraq kahadal sxb laasku wadadii caynaba ayay martee

  53. Aarka hargaysa says:

    Hadana ololaha danbe hakugalo tukoraq faataxo laguma qabsan

  54. Aarka hargaysa says:

    Aniga mooyee yaa qosol ubanaan yahay kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  55. Aarka hargaysa says:

    Odayaasha meesha kushirayaa waxay yidhaahdeen 4 bilood kabacdi ayaanu intaanu shirno ilaa caynaba aanu qabsan doonaa kkkkkkkkk kkkkkkkkk 4 bilood kabacdi gaalkacayo daanta majeerteen ayaanu kawareegnayba kkkkkkkkkk

  56. Land of Punt says:

    Garaad Saleeban iyo Garaado kale waan jeclaa in u hiiliyo, ma jiro nin Harti ah oo Garaad Saleeman Garaad Maxamed ka geed adag, maaha nin hunguri ku bedesha qadiyadiisa, 1991 meesha taagnaa maalin kama soo dhaqaaqin.
    Waxaan xasuustaa markii Dubai ku xanuunsanaa kuwo Somaliland boorso lacag ah u keenee! hadal uu yiri,
    Geesi geesi dhalay.
    Walle in Harti nin ka gobsan ku jirin Garaad Saleeban, waa nin rag waayey!
    Mooryaan maxaan liqaa oo qadiyad aqoon ka tiro bateen.
    Viva garaad Saleeban

  57. C/Raxmaan says:

    Asc. WAA adduunyo ku soto madaxa, waxaad arkeysaa siyaasi iyo bulshadii ud matalayey oon iskaba warheynin. Waxaa aan aniga iyo walaalaheyga Soomaaliyeed ee caafimaadka qaba aan doonayo = (Midnimo) ayey si af ah, ficil ah, waqti iyo shaqaale amaba maskaxiyan ah ugu halgamayaan, uguna halgamijireen REER KHAATUMO waligood.
    Dadka Soomaaliyeed ee jacel een ka midka ahay qabiil kumeysan jeclaan Daraawiishta. Lkn waa halgankii at usoo galeen dhaxalka aan maanta heysanno. Intaa kadib ulajeedada

  58. C/Raxmaan says:

    Qoraalkii baa iga baxsaday

    Ulajeedada hos ka akhrisp

  59. Aarka hargaysa says:

    Garaad saleebaan biilkii yaraa ee tukoraq uu kaqadanayay ayaa muran galay majeerteena dakada bossaso waxa kasobaxa waxba kasiin maayaan tasaa kaliftay odayga

  60. Aarka hargaysa says:

    Waamaxay beelaha la abaabulayaa iyo cidamada gaasdhagolahee beeluhu ururinayaan meeday dowladii pudhlayn wexedu ma beenbay ahayd fashiluu. Com

  61. Ali xasan says:

    Dhulbahante are you still talking?. Shame on you.

    You must not talk what so ever.

  62. C/Raxmaan says:

    Reer Khaatumo ku biiristooda Soomaaliland waxaa ka horeeya iney Hargeysa diyaar u tahay in laga xukuma Xamar. Hadeydiido, Dee iyana laga diid. Umaleynmaayo inuu qofka Somaliga ah ee awoowyaashii ay u dhinteen difaaca guud ee dalkiisa, dadkiisa iyo dadkiisa uu ogolaanayo inuu isku soo OODA XERO YAR. GALEYDH hadduu runsheegayo hayiraahdo inagoo reer Waqooyi ah oo isku duuban ayaan wax la qeybsaneynaa Xamar. Haddii kale waa un ficiladii CALI-Caarif M. Mariama oo kale. ( Raali ka ahaada fikirkeyga Caaradda dhuuban.)

  63. Aarka hargaysa says:

    C/raxmaan sxb muqdisho kuwii lajoogayba maxukuntee makuwakale ayay qaadi kartaa kkkkkkkkk

  64. Aarka hargaysa says:

    War dagdaga cidamada qaranka somaliland oo kuruqaan saday buurowadal walee warbaa yaala xaflada amaba sodhawaynta dabadeed

  65. Aarka hargaysa says:

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  66. Aarka hargaysa says:

    Degaanka tukoraq iyo buurowadal oo lagadaremayo sodhawaynta mujaahid muse biixi oo Bari imanayaa

  67. C/Raxmaan says:

    Aarka Hargeysa soo dhawoow sxb. Muqdisho waxa wajigaas u yeelay waa dadkeedi= Aniga iyo adiga oo xafidsan salaamaha ADIS & NAIROBI.

  68. Land of Punt says:

    Aarka Hargeysa
    sxb Garaad Saleeban hungurigiisa
    maba weyna, wuxuu aaminsan yahay sharaf Dhulbahante iyo midnimo Somaliyeed, gaajana ma hayso oo aniga kula hadlaya ayaa beshinkayga u diri lahaa, waxaan ogahay in ii baahnayn.
    Sxb Puntland sida idinka Mooryaanta Dhulbahante kuma siino lacag, naga mid noqdo, waxa Leelkase, warsangeli iyo Majeerteen yahay ayey yihiin, Puntlandna cidna uguma awood badna marka Gaas laga reebo. Madaxweyne ku xigeen, 7 wasiir iyo 17 xildhibaan oo 66 kulli yihiin.
    macal gudoomiya Parlemanka Warsangeli Dhuloos ku xiga, Puntland Harti, Darood
    iyo Somali kale maba kala yaqaanaan.
    Sidiina lacag baan ku siin ee ila shaqeeya Puntland ma taal.
    Lacagta taala Puntland ma taalo Somaliland, waayo Waxay soo ururiyeen markii Xamar la qarxiyey 456000 dolar dadkii dhibka gaaray Xamar!
    Ceel Dahir to Ceerigaabo 12 million dolar Shacabka Puntland keeneen Jidka.
    Airports, Jidad, biyoxireeno milaayiin ku baxayaan dhistaan keligood.
    Weli ma maqal Somaliland wax dhisanaysa.
    Shaqadiina dhan waa Mooryaan dhuloos laaluusha. Yaab
    Waxaan ku kala duwabahay, nin Dhulbahante ah kuma siino lacag naga midnoqo, waaba lagu qoslin haduu yiraado aan idin la shaqeeyee maxaad ii ogoshihiin..
    kkkkkkk
    Somali dhan taas waa ogtahay.
    Mooryaan aad lacag siiseen Dhul Dhulbahante iyo Citiraaf midna idiin keeni mayaan.
    Taas yey kaa hoos bixin.

  69. samawade says:

    ASC BULSHO JOOJIYA DAGAALKA AFRICA QAYRKED WAXA KA REEBAY DAGAAL IYO QABYALAD WALALAYAAL DAGAAL WAXA LA GA DHAXLEE
    1 BARAKAC
    2 XANUUN
    3 GAAJO
    4 CILMI LA AAN DIINIY & MAADI
    5 CAAFIMAAD LA AAN IYO QAAR KALLOO BADAN JOOJIYA DAGAALKA MEESHU WAA AFRICA WAA MEEL AAD U DHIBADAN
    HADII AAD MAANTA KA DHACDAAN SIDA AAD U SOO KABATOO WAA ADAGTAY
    KADAAYA DADKA DAGAALKA MAXAAD U HAYSAAN NIN CARUURTISU YURUB IYO MARAYKAN JOGAAN YUUU IDIIN TALIN IYO NIN QABYAALIDI DISHOOTAY IYO NIN SIYAASI AH OO DANTIISA WATAA SHACABKA WAXAAN FARAYAA KU KACA MUDAHARAAD AAD KAGA SOO HORJEDAAN DAGAAL KA DHACA SOOL IYO NUGAAL
    WAAD MAHADSNTYN

    • khaatumo haanoolaatoo says:

      samawade
      kkkkkkkkk maxaad tiri Dagaalka hala joojiyo sidaan qoraaladaada ku arkay waxaad kasojeeda woqooyi galbeed hadu hadalkaagu runyahay maxaad umahadli wayday jabhada qabiilka iyo isir ladirirka hanbaarsan e kasoduushay burco iyo hargaysa e sxb hadalkaagu waa ohinti yaxaaska o kele kkkkkkkkkkkk
      isaaqba soduulaye runta u sheeg hadalkale kumafura WBT

  70. Land of Punt says:

    Dhulbahante waxay Majeerteen ama beelaha dega Puntland kula doodi karaan keliya, awood qaybisa xaqeena ma helin.
    ama dhulka waa nalaga xigsadaa, taasna ma jirto. Mooryaan laaluusha lagama yaqaan Puntland.
    Doorasha madaxweynaha Puntland waa nin isasharaxay, kartidiisa.
    Waxaana lagu xantaa in Dhuloos ninka wataan keliya soo baxo Madaxweyne Puntland, waayo majeerteen waa kala qaybsanyahay xagga xukunka.
    Weli madaxweyne kama noqon Puntland nin Dhuloos rabin, taas waa run.

  71. Land of Punt says:

    Aniga democrat ayaan ahay! ma aaminsani in cid la qasbo!
    shacabka dhulka dega waxa rabaan ha looyeelo.
    Somaliland raaca ama Somalia.
    No dagaal.
    cidda gardaran oo dagaal soo qaada ha la iska celiyo, waayo isdifaac waa xaq.
    Laakiin ha laga hortago in la isdilo.
    Tusaale waxaa kuugu filan; Dhulbahante sida maqlay waxaa ugu badan beel ahaan Maxamuud Garaad, jilib ahaan Ugadhyahan!
    Garaadkoodii haduu raali ahayn sidee Cali Injir oo siyaasi ah oo sidii Faroole iyo Gaas beri la bedli karo talada Dhulbahante farta ka saaray?
    Sow reerka dhaqan soo jireen ahaa malaha.
    Mooryaan Garaadkii ka awood badan, maanta la arkay! simply Lacad wataa iyo askar Somaliland soo siisay! Taas xagee lagu gaarin sow maalin maalmaha ka mid runta loo noqon maayo.
    Iidoor aqli malaha, waxay moodeen Cali Khaliif iyo Garaadkiisa Binti Somali ka jari karaan.
    Taas dhici mayso.
    Yaan dadka la isku layn, Citiraaflayne

  72. Aarka hargaysa says:

    Boowe sowdigii dowlada ahaa waamaxay beelo uyeedku kkkkkkkkk kkkkkkkkk dee difaac dhulka aad dasturka kuqoratay kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  73. Land of Punt says:

    Puntland iyo Somaliland waxan ku kala duwabahay, nin Dhulbahante ah kuma siino lacag naga midnoqo, waaba lagu qoslin haduu yiraado aan idin la shaqeeyee maxaad ii ogoshihiin..
    kkkkkkk
    Mooryaan aad lacag siiseen Dhul Dhulbahante iyo Citiraaf midna idiin keeni mayaan, Somaliana idinkama jari karaan.
    Taas yey kaa hoos bixin, boowe.

  74. Aarka hargaysa says:

    War dagdaga garoowe oo barak kabilaabmay markii lasoshegay in burwadal lasosocdo

  75. Aarka hargaysa says:

    Madaa waxbaa haysta maxaad siisaa bal difaac markahore kkkkkkkkk kkkkkkkkk waar show pudhlayn mabalaha ciidan waa ciidan beleed

  76. Aarka hargaysa says:

    Hada waxaa laysoo sheegayaa in beelihii daganaa budhlayn ay ciidamo isku qorayaan isimadii 100 keenbaa kadhacday kkkkkkkkk dumarkiiba sabaayad sooduba laleeyahay fashilaad

  77. Aarka hargaysa says:

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk mujaahid musaa ifuulay mana dhuusin beendhe

  78. Land of Punt says:

    Aarka Hargeysa
    Yaan ka difaacaa dhulka oo kusoo duulay?
    Ragga hadlaya oo Cali Khaliif, Baashe iyo 100 kale oo wada micrafoon wata waa dadkii dhulka u dhashay! Nin Majeerteen, warsangeli ama Leelkase oo qori ula taga aniga ayaaba gowsaha jabin lahaa!
    Somali waa beelo, beel walba dhul degto, sida rabaana dhulkooda ka yeelin, hadday sida Gabooyaha dhul lahayn taas waa gooni oo la dhibayo oo loo xoogsheegto.
    Meesha Dhuloos doc ha iskugu bayro.
    Arinkan waa political problem maaha milltary problem taas Puntland waa ogtahay.
    Meesha ma taal Dhulbahante laga xoog batay oo Isaaq kusoo duulay oo walaakiis ka seexday.
    Waadna ogtahay ee sxb bootada naga daa!

  79. Aarka hargaysa says:

    Land of punt sxb Wan iska kaftamayaa cidanku fadhisin kodii ayay kunoqonayaan no argagax

  80. Land of Punt says:

    Aarka

    kkkkkkkkkkkk
    Ma Garoowe ayaa laga barakacay!
    Dhabayaco waa qax ma hurto! Marna Sacad bursan marna Isaaq………kkkkkkkkkkkkk
    Wishful thinking.
    Jimce wanaagsan Maryooley.

  81. Aarka hargaysa says:

    Land of punt sxb puntland MA beelay isubadashay markii lagusoo ruqaansaday kkkkkkkkk aaway dalkii puntland ee aad lahaydeen waa dowlad

  82. Mr BaHaL says:

    Dhicimayso in lagu midoobo wax isku ahaasho iyo magic qabiil.Ninka taasi sugayaa maaha nin yaqaana Somalida iyo qaab nololeedka dhaqan-dhaqaale.

    Marka horeba qabiilku Kuma dhismin wax isku ahaasho iyo wada dhalasho.Wuxuu ku dhismay magta oo ay wada bixiyaan iyo inay wax wada dhacaan oo ay ay xoolaha dadka kale ka dhacaan.Kuwa yaryari ee la leexda jidkaasi ku dhisan xaraan cunnimada ahi waxa aakhirka ku biirijireen kuwa waawayn ee waa mar hore isbahaysiga bilaabay.

    Maanta qabiilada la bahoobay Ethopiya ee ay garbaha hayso si ay u kacaan,waxay urursanayaan kuwa kusii hadhay magacii Somaliyeed.Si yar oo aana la dareemayn ayaa loogu biirayaa isbahaysiga cusub ee ku dhisan huguriga ee dimayay qarankii Somaliyeed

    Isbahaysi cusub ayaa socda,kaasi oo la yidhaalSomaliland,Puntland,Juboland,Galmudug,Hirshabeele,K.Galbed iyo Xamar.
    Xaalada nololeed, iyo midda dhaqan dhaqaale ee Somaliyeed Ayaan saamaxayn in lagu noolaado wax isku ahaasho iyo magic qabiil.Waa inaad soo xidhataa shaadh kale oo aad samaysaa isbahaysi balaadhan.

    Odayyaashani cid ay xakumaan oo ay amarsiiyaan ma jirto.Maaha kuwan oo kaliya,laakiin ma jro Reer gacabta uGu Jira Oday dhaqameed – meesha ay doonaan ha joogaane.

    Waxa kaliya oo dadka Somaliyeed wax qaban kara qaran Somaliyeed oo la helo.
    Dalmida

  83. khaatumo haanoolaatoo says:

    Aar hargaysa
    koomad inbadan kujirtay wax kutoosiya lawaayey dawo kasta waalagugu shubay walagaa qustay markeliyu dagaal kadhacay waad sobooday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kuso dhowoow o dhiiga kuxinayso ogona ninki dhoofkuyimibay geeridu dhibaysaa kkkkkkkkkkkkkkk 65 jirka maylasocotaaaaaaa

  84. Aarka hargaysa says:

    Mr BaHaL nagadaa ciyaarta samaroon ayaa tukoraq qabsataye kkkkkkkkkkkkk

  85. Aarka hargaysa says:

    Khaatumo hanolato sxb meeshu markay shidan tahay ayaan sobooqdaa markakale nafmalaha xaraabaan usodoontaa laakiin idinka waa idiin dhabarjab bisadna waa kaciyaar jiirna waa kanaf

  86. sOmalilander says:

    Madaxweyne Armaajo Malooo Diiday Inuu Cag Soo Dhigo Oo Soo Booqdo Hartigii Waqooyi?!

    Rag Rag Dhalay Iga Dheh.

    Guul Somaliland👋

  87. samawade says:

    KHATUMO HNL

    ADEER QORALKAYGU WAA BALADHANTAY
    CID AANU KU SOCON MA LEH WALAA SOMALILAND WALAA SOMALIYA XATAA AFRIKA WAA KU SOCDAA

  88. khaatumo haanoolaatoo says:

    idoor tuuladan yar e ay gaadmada kugaleen somcadoodibay dhulka ku jiiday waxayna soo dedejisay isbedel aanayfilayn jabhada SNM ayaamaha sosocdaynu eegidoona waxa dhaca kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkk

  89. Aarka hargaysa says:

    SOmalilander sxb waa kusalamay nimankii reer budhlayn cidan beleed urursi ayay bileebeen ciise maxamuud 100 kena laylkase 100 Keena waar show nimanku meesha waxba Kuma ayaan

  90. Aarka hargaysa says:

    Hada 4 cisho beelahaa lasodhaxmarayaa isimo iyo garaadaa ladiray kkkkkkkkkkkk

  91. khaatumo haanoolaatoo says:

    samawade
    hadalkaagu maaha inuu cidwalba kusocdo kolay mawduuca laga hadlayu kulug leeyahay sxb xaqa waalagu adima xitaa haduu dacar ka qadhaadh yahay kkkkkkk
    waxaad oranlahayd dadka soduulay hakunoqdeen fadhiisinadoodi
    maylasocota

  92. sOmalilander says:

    Aarka hargeysa

    Waa halkaynu maraynay 27 sano ka hor.

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  93. sOmalilander says:

    Khaatumo Hanolaato. .

    Sxn soowdigii lahaa ayaamahan oo dhan meesha IDOOR ma qabsane dhulbahante ayaa qabsaday, kolba ma af baad nagula hadli kkkkkk , waar meeshaa IDOOR ma jogoo iyo waa joogaa kala daaa sxb oo af gaal iyo af muslim miduun aan kuugu nimaando!

    Kkkkkkkkkk
    Kkkkkkk
    Kkkkk
    Kkkk
    Kkk
    Kk
    K

  94. khaatumo haanoolaatoo says:

    Aar hargaysa
    ma hadalki Garaadada werwer kuguriday kkkkkkkkkkk dee waa run maaha in qabiilka isaaq lamideeyo qabiiloyinka kalena lakala tuuro lakala qaybiyo o layskudayo in laxukumo taasina waa riyo
    Garaad cabdirisaaq wuxu yiri isaaq hadu qabiil sheegtay anaguba qabiilbaanu sheegan balnosheego adiga yaakuso gurman doona kkkkkkkk kkkkkkkk ilayn kaadhki irir samaalena waaki gubtaye kkkkk

  95. Aarka hargaysa says:

    Maxay qabyaaladi Tari Mar hadii farmaajo cag sodhigi Kari waayay dhulkii daarood ismaciil jabarti hawiyahaa hayska booqdo majeerteen danbana yaan lagamaqlin sool iyo sanaag anagaa nagatirsan yihiin kkkkkk

  96. Aarka hargaysa says:

    Anagu qabiil manihin dowlad ayaanu nahay miyaad aragtay suldaan isaaqa oo kahadlaaya tukoraq aday kubaday inaad tolaay tidhaa khaatumo hanolato sxb sidaa ulasoco

  97. Aarka hargaysa says:

    Waar waxan ishoodaa nagudhici walaahi kkkkkkkkk kkkkkkkkk allow nagadu ishooda

  98. khaatumo haanoolaatoo says:

    S/laander
    meesha waxa qabsaday o dhumasho kuyimi kana faa’iidaystay mashquulki iyo sodhowaynti farmaajo jabhad gacan kudhiile biixi isagon joogin 20 maalmood waaka durba idingeliyey dagaal aan la ogayn goortu dhamaan iyo meeshu ku ekaandono midna kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  99. Aarka hargaysa says:

    Car yaaa qosol ubanaan yahay oo reer sheekh isaxaaq ahayn kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  100. sOmalilander says:

    Aarka hargeysa. .

    Hadad rabto inaad shaaha ku saxato booqo sxb http://www.allsanaag.com kkkk wuxu ku leeyahay majeerteen ba madaxweeyne armaajo wuu soo dhaweeyee seey ku dhcday inaanay warsangali iyo dhulbahante soo dhawyn kari waayaan madaxweeynaha umada soomaliyeed.

    2 saac baan qoslaayay walahaay!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkk
    Kkkkkkk
    Kkkkk
    Kkkk
    Kkk
    Kk
    K

  101. khaatumo haanoolaatoo says:

    Aar hargaysa
    yuu shuban kugu dhican lagabilaabo maanta dagaalku wejikalu yeelandoona adinkaana kadhigay inuu yeesho anigu waa sidaan weligay jeclaa in marlays karbaasho o cidwaliba wixi ay ahaanjirtay laguceliyo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  102. sOmalilander says:

    Khaatumo Hanolaato.

    Sxb ceeb ka weeyni ma jirto madaxweeyne dhan oo dalka socod ku marayaay oo meel walba lagasoo dhaweeyay laakiin aad idinku soo dhawyn kari waydeen oo dhulkiina ku casuumi kari waydeen, ma ceeb ks weehn baa jirta ilaah baan kugu dhaarshee?!

    Subxaanka Yaaaa Cadiiim!

    Aamuska laydiin qaatay!

    Kkkkkkkkkk
    Kkkkkkk
    Kkkkk
    Kkkk
    Kkk
    Kk
    K

  103. Aarka hargaysa says:

    SOmalilander sxb sidaasay uwada barooranayaan meelkasta oo aad eegto bilee ishoodaa nagudhici mayskaga baxnaa dhulkooda way nacawriyiye

  104. sOmalilander says:

    Kkkkkkkkk
    Kkkkkk
    Kkkk
    Kkk
    Kk
    K

  105. Land of Punt says:

    Aarka Hargeysa
    Waagii Iidoorka geeljirta ahaa Dhabayacada boqortooyo gaalada iska celiya ayey ahaayeen.kkkkkkkkk
    Siyaasad nalagama badiyo iyo Somalinimo, SYL laguu sheegayo Dhabayaco aasaastay.
    Dagaal Sool dhaca waa ognahay cidda ku guban.

    Dagaalka maalin la huran yahay ayaa jirta oo xitaa hadaan qof idinka harayn ay geerida nolosha dhaanto. ….run

    Maanta taas lama joogo, waana ognahay dagaal Sool ka dhaca cida ku xoolo iyo dad beelin.
    Walaahi hadday Puntland dagaal ku qaado Tukaraq oo qof ku dhinto in mardambe Puntland taageerayn.

    Dawada ugu fiican daawada waa waqtiga, mooryaanta u kiraysan Iidoorka sida Cali Khaliif, Xagletoosiye, Mahad Canbaashe, Indho Indho, Baashe, Cakuuse iyo kulli oo caawa horkacaya in Dhulbahante isku jabo Dhul iyo citiraaf idiin keeni mayaan.
    Iidoorow ee ka waantooba.

    Maaha arinkan arin millitary ee waa arin siyaasadeed oo lacag iyo balanqaad been ah lala dhex ordayo shacab walaalo ah oo Somaliyeed.
    Mooryaan dano lacag, jago ama dano qaas ah leh.
    Iidoor waa geeljir xoogaa yar ka ka ilbaxsan geeljirta Dhulbahante.
    Waayo Laaluush iyo mooryaan la kiraysto horumar laguma gaaro.
    Xamar ayaa Hawiyihii qabsaday horumar ku gaari lahaayeen oo maanta markii Ugansese karbaasheen Somalinimo jeclaaday iyo allow Somali isku keen, shalay lahaa “Maha unukaa leh Darood naga guura oo weliba dilay macal habartii Darood u aqoonsadeen” Yaab
    Talo from L.O.P
    Aniga bootada anaa xoog badan ha la iga yareeyo.

  106. khaatumo haanoolaatoo says:

    Aar hargaysa
    halkaad gelilahayd siiqodo duulaan rogaal celina idinkuso waajahane hadaanay kabtay meeday idinku dhicin o burco laydinku ururin waad arki
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  107. sOmalilander says:

    Land ..

    Kkk boqortooyada gaaladu maydin kusoo duushay mise idinkaa ku duulay sxb?!

    Kkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkk
    Kkkkkk
    Kkkk
    Kkk
    Kk
    K

  108. sOmalilander says:

    Khaatumo Hanolaato.

    Boqortooyada Majeerteenba soo dhawaysay farmaajee meeday boqortooyadii WARSANGALI ee facaweeynyd ee salnadana ahayd iyo boqortooyadii DARAAWSHITA , maxay usoo dhawyn waayeen?!

    Kkkkkkkk
    Kkkkkk
    Kkkk
    Kkk
    Kk
    K

  109. khaatumo haanoolaatoo says:

    S/laander
    intaa boqortooyo e aad sheegayba hadeer idiin midoobaysa waxan kabiqaya in buurahaad saaran jirteen diblaydiinku celiyo kolay duulaankaad soqaadeen anaga danba nogujirta kkkkkkkkkkkkk waxaad sharmodo o khayraba jira kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  110. Aarka hargaysa says:

    Land of punt tolkii waa yaqaan inaanay maalin galinkeed dagaalami Karin kkkkkkkkk kkkkkkkkk dhabayaco in aanag dagaalamin eeleey iyo jereerwaynba waa ogtahay OK 🆗 araqihii qaramada midoobay uqora hanagakiin kaxaysee

  111. sOmalilander says:

    Khaatumo Hanolaato.

    Sxb buurihii kasoo dagnay oo banaan baan helnay kolba lagasii yaacaayo oo waataa ilaa TUKARAQ sii socota!

    Kkkkkkkkk
    Kkkkkk
    Kkkk
    Kkk
    Kk
    K

  112. khaatumo haanoolaatoo says:

    S/laander
    hadi awel lasiyaaci jiray hadeer bireega laguqabtay gaadhigi kkkkkkkkkkkkkkk
    xalkuwa darwiishki sorogaal celi kkkkkkkk

  113. Land of Punt says:

    AArka iyo Somalilander
    kkkkkkkkkk
    Sababta Farmaajo u tagi waayey Sool iyo Sanaag, Awdal iyo runtii Waqooyi Galbeed, doqon loo sheegi maayo nin rag ahna waa ogyahay!
    kkkkkkkkk
    Waa Iddorkan xayraanka ah in runta loo sheego la rabaa= walaalayaal soo dhawadaada hadaa tihin beesha Isaaq, Somali ayaa tihiin, maxaa rabtaan oo idinka maqan?
    Caawa haduu Farmaajo ku tago diyaarad Boorama in Bossaso i qarso noqon macal Mr. Bahal ayaa og, Sool iyo Sanaag iska daaye.
    Lama gaarin maalin xoog loola tago Hargeysa laakiin way iman.
    1.Somalia ha hagaagto!
    2. Sool, Sanaag iyo Awdal ha arkeen qaran istaagay oo Somaliyeed.
    3.Iidoor agoo keligood taagan ayaa lagu oran: kaalaya walaalayaal, nahogaamiya oo la wareega hogaanka Somalia.
    4. Hadday diidaan Gudabiirsay iyo Harti waqooyi loo dirin in Hargeysa soo gubaan, ama go’doomiyaan ilaa abeed yiraadaan!
    Ma badda-cas ayey Yemen dabaal ku gelin mise beri kale ayaa u furan?
    Buuqa hala dhaafo, jaahwareenka Somali ku jirto maanta, qoloba markeeda ha iska bootayso.
    Maalinbaa imaan cidna booto laga yeelayn wixii Somalinimo diidan, mijaha laga xirin oo suun lala dhicin-.

  114. khaatumo haanoolaatoo says:

    waar ilma habar magaado iyo ilma habar xabuusho aka idoor wagaashle
    haben wanaagsan cafi iyo musaamax

  115. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    Waleee IIDOOR godkooda biyo ugu galay.

    DAGAAAL BAA LA GALIYA. NINKII DHOOF KU YIMID BAA GEERIDO DHIBAYSAA.

    Yaasan arag, IIDOOR oo fataanta rogtay, markii xabbado kulul ay taabato.

    Markaaasna waxaa ku dhacayaa in ay isu soo aruuraan 4 HABROOD iyo CIMRAAN.

    DAWLADA FEDERAALKUNA waa intee ay rabtay, in aan SOOMALILAND loo dhamayn.

    ICTIRAAFKEENA halkaas ku baabo.

    JECLIYAA IN DAGAAL DHACO, OO AAN ARKO IIDOOR OO LA BAACSANAAYO.

    FUTO XUMI WAA MEESHA AAD GASHAAN

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  116. sOmalilander says:

    Barwaani King.

    Sxb idina waa idinku twaawaaca iyo baroorta.. anana waa nagu gawsa ka qosolka.

    GAH.GAH.GAH.GAH
    GAH.GAH.GAH.GAH

  117. Land of Punt says:

    Aarka
    Horta aniga kuma jiro dadka raganimada u yaqaan dagaal, hadday dhabayaco dagaalamin waa dad ilbax ah, good for them.
    Laakiin waxaan kuu sheegin taariiqda markaan aqriyey Somalida qabiil qabiil kale xoog ku gumeeyey majeerteen ayaa la hayaa, weliba gaalo Europé ah ku qasbay in la heshiiyaan ama la dagaalayaan.
    Maantana agayoo beel Harti ah Somali dhulkeeda 3 meelood degenyihiin:
    Ilaa 1991 Habargidir oo Somalia hubkeeda heshay Magaalada Galkacyo xitaa airporkii iyo kontroolkii Xamar kasoo gala Galkacyo weli calanka Puntland suran yahay!
    Dagaalada sokeeyana ragga 2 airport oo international dhistay waa ayaga.
    Kacaankii oo Africa ugu xoog badnaa kusoo fariiso yiri Somalida kale oo aabowdaa haya macal Iidoorka.
    Dhabayaco ma dagaalanto ee kaalay dhulkooda qabso, waa gabdho siil lehe:
    kkkkkkkkkkkkk

  118. Mr BaHaL says:

    Aaarka

    Somaliland waa maamul goboleed ka mid ah Somaliya.

    Maxaa dhayda kaa lisay.

    Laba meelood oo hawada Somaliya laga hado ayaa laga dhisayaa Garoowe iyo Hargeisa – waxa kale ee aad sheegtaa waa nacnac.

    Dalmida

  119. Khaliifka ummada says:

    Qoladan degta deegamada SSC waxay kaga hartay waanu dagaalamaynaa mana awoodaan war dadka dhinac ka raaca idoorna wax la qaybsada isagaa dhulkiina haystee intaan marba meel ka qaylinaysaa. Maalmul waad leedihin ee aamina Khaatumadiina.

  120. Land of Punt says:

    Aarka
    Caawa LOP hadaan duurka iskul raacno dagaal , reer Banaadika ” kala reebto” ayaan u naqaan oo marka fiiriyo ragga isku bootaynaya marka la arko waxaan oran jirnay: miskiinkaan waa lasoo dilin kan caatada ah..kkkkkkk
    Waa u fasriisan jirnay marka duurks lactago, si ragaan u kala baxaan, ogow duur cidla ah ayaa la joogaa, marmarka qaarkood maba oga in la fiirsanayo.
    Imisa jeer ayaan arkay kii xooga weynaa oo lagu dhul fadhiyo oo ciida la cunsiinayo.
    Oo baryootwmaya in mar ka dul kaco.
    Kkkkkkk
    Inaad xoog leedahay weligaa garantee ha u qaadan.
    Run🤣

  121. Fardojaan says:

    Odayaal Calyada saydhinaya
    Horta marka hore Googarada cabdiwali Kiniini Ka Soo hoos baxa kadib nin walboow jifadii ku dooratay u kaalay markaas dagaal ku baaQ.

    Walaahay inta meesha fadhida waa intii waligood jeclahaa in ay u adeegaan cadowga waa kuwii dhulbahante kala jajabiyay waa kuwii maamulkeey dhiseen Ka dhaqaaqay.
    Tolow kuwani may iska aamusaan cidi Ka gurimaysee.
    Ma markii laga qabsaday kastamkii dhabayacadu ku biili jirtay ayeey afka furteen

  122. Land of Punt says:

    Waxaan ka waday, hadaan aniga iyo Aarka duurka isku raacno.
    Cidka adkaadan allaa og, kan murqaha in raayo qasab maaha.
    Booto Qabiil iyo reer waa ka adkahay iga yareeya.
    Weliba Iidoorka cid xoog uga adkaaden lama hayo.

    ha oranina Faqash ka raynay, markaad Hargeysa ragteen, kacaanka Mudug iska daa xitaa Xamar ma haysan!
    Kkkk
    Waa in taariiq hore oo dagaalanteen qabiilo ka adkaateen noo sheegta, ama gaalo iska celiseen.
    Kkkkk
    Noo booto.🦍
    Cadaado ayaa arkay maalmahaan
    Kkkkk

  123. Land of Punt says:

    Fardojaan
    Adiga rag kugu kor dagaalaya ayaa mid raacday.
    Maxaad gabar dhaantaa?
    Garaad Saleebaan ragiisa iyo Cali Khaliif kii raaja sug.
    Kkkk




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Deeq Lacageed Oo Sh Cabdilaahi Cawed Gaadh Siiyey Dhibane 15 Sanadood Xanuun Ujiifay
- Jan 20, 2018
Widhwidh(Kalshaale) Maxamed Cabdilaahi Fayax Waa Wiil Somaliyeed Kuna Xanuunsanaya Mudo 15 Sanadood Kabadan Baadiyaha Maxamed ...
Daawo Video:Ismaaciil Cumar Geelle oo ka Hadlay Doorashooyinka Barlamanka Jabuuti iyo Arrimo kale
- Jan 20, 2018
Jabuuti (Kalshaale) Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Waraysi uu Bixiyey Waxaa uu Kaga ...
Madaxweyne Farmaajo oo Caadado dib ugu laabanaya iyo Qorshiiisa (Warbixin)
- Jan 20, 2018
Cadaado (Kalshaale) Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ...
Howlgal dagaal isku rogay oo Ciidamo Mareykan ah ay ka qayb galeen oo ka dhacay Gobolka Jubbada hoose
- Jan 20, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Wararka naga soo gaaraya Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in halkaa uu ...
Daawo:Ururka Dhalinyarada Buuhoodle oo Olole Nadaafadeed iyo Wacyi galin ka Bilaabay Buuhoodle Sawiro
- Jan 20, 2018
Buuhoodle (Kalshaale) Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Koox Dhalinyaro ah ay Hindiseen ayaa ...

Featured Video