Prof. Cali Khaliif Galaydh oo Hargeisa isaga baxay iyo Halkuu ku sugan yahay

Laascaanood (Kalshaale) Wararka naga soo gaadhay magaalada Widh-widh ee Gobolka Cayn ayaa waxay sheegayaan inuu Halkaasi ku sugan yahay Dr. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihi Khaatumo.

Dr. Cali Khaliif ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Hargeisa,  Wuxuuna Halkaasi gaadhay markii ay Bilaabatay Doorashadii uu kusoo baxay Muuse Biixi Cabdi, Waxaana uu Warbaahinta dhowr jeer ka sheegay inuu kulamo la qaatay Muuse Biixi, Islamarkaana uu kala hadlay dhaqan gelinta Heshiiskii uu la galay Xukuumadii Siilaanyo ee meesha ka baxday.

Lama oga  Waxyaabaha uga soo qabsoomay Arintaasi iyo Wuxuu kala kulmay Muuse Biixi, Sidoo kalana Kama uusan hadal safarka uu joogo magaalada Widh-widh.

Wixii kusoo kordha dib kala soco Insha allah –

Kalshaale.com


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (16)

  1. rooble says:

    asc kkkkk. kkkkk. kkkk. wallaahi waxaan ku qoslay sida uu afka u taagaayo dr cali khalif
    galaydh waar horta meeshan hargaysa dadku markay yimadaan maxay afka la tagaan ????????????????????????????????
    ___________________________________________

    (((( bal hada qasiidadan aan ku xigsino ))))

    diraac hoortay iyo karantidadee uunka deeqdayoow carabkiyo dibnaha digrigaaga jecel yaa dabaali kara . salalaa calaykallaahu yaa khayrul khalqilaah min daa.iman billaahi fil khayri waal nasri
    wbt soo soco

  2. rooble says:

    dariskoo dhiboo dibin daabyo badan
    kaan dagaalinoow carabka iyo dibnaha digrigaga jecel yaa dabaali kaaraa

  3. rooble says:

    iin allah iin allah. iin allah

    wadka oon idiliin ka ma daalayee daawa.daydiiyoow carabka iyo dibnaha dig rigaaga jecel yaa dabaali karaa
    salalaa caykallaahu yaa kharul khalqillaah
    min daa.iman bilaahi fil khaayri wal nasrii

    ka nasoo siyaasadaa
    wbt

  4. Fardojaan says:

    Soo Dhawoow Proffessor Cali khaliif Galaydh.
    Ku Soo Dhawoow Dalkaaga iyo Dadkaaga
    Mr President

  5. rooble says:

    fardo awliyo

    kkkk. wallee hadii dr cali khalif madaxwayne somaliland isu soo sharaxoo waa siinayaa cod kaygaaa kkkkkkk. waana u ololaynayaa maalna waa ugu darayaaa wbt

  6. farxiyo says:

    *cimri tegay,ceeb Laguna sagootiyo*.
    WAA ninkaanu dal iyo debadba isaga Mimi
    Oo masiirka reerkan Ku aaminay.
    WAA aqoonyahan,WAA ruugcadaa,hadaba maxaa ka qaldan?
    Haduu naq raacey,muu xilka dadkii u dhiibtey Ku wareejiyo.
    *odey loo Han weynaa,oo lagu hoogey badanaa*.
    @fardajaan kani WAA laf bilaa dhuuxee,muxuu Ku tari.
    Waan fahmayaa inaadeer nacaybka aad u qabto Maxamuud Garaad,bad u taageeraysaa
    Cali -caalwaa.
    Balse inaadeer dhulbahante WAA mid maskaxda Ku hay,adiga iyo cali-sawdhe,idiin dhutin mayno.
    Viva dhulbahante.
    Viva dhulbahante.
    Viva dhulbahante.

  7. farxiyo says:

    Waxa LA yidhi nin caalim ah ahaa turub ciyaarey.
    Markaasa isagoo turubkii ciyaaraya waxa iyimi nin yaqaan,NINKII wuu LA yaabay
    Caalimkan qaadiga muslinka ah ee turubka dhigaya..
    Wuxu yidhi NINKII hadal xikmad ah:
    *QULAANTANI FAS WEEYE,IYO QAALALAAHU TACAALA,ISMA QAADI KARAANE ,QAADIYOW KALA DAA*.
    Qulaan=WAA naagta turubka Ku sawiran.

  8. Land of Punt says:

    Cali Injir waa salaamayaa!
    Waa seedigey habarta caruurta u dhashay waa eedaday. Isna waa adeerkay Harti
    Kkkkk
    Sanadahaan Hartigii reer Hawd waa isla ildaran tihiin.
    Waa la yaabay Habrihii Iidoor Waa ul iyo diir.
    kkkkkkk
    Lacag loo isticmaal ileen xoog ma jiree.
    Kkkkkkkk😀

  9. Land of Punt says:

    Adna Adan oo diehard successionist ah ayaa gadaal ka fariisatay..
    Kkkkkkk
    History picture

  10. Garqaad says:

    Land

    Hartigu seedi miyuu isu noqoyaa?

    Dee hadeey saas tahay xishoo seediyaasha waa tii la xishmeyn jiray markii iigu danbeysay

    Mr galeydh haduu pudland joogi lahaa waaad amaani lahayd sow maaha

  11. Land of Punt says:

    Garqaad
    Maya, walaanan u kala jeclayn in Hargeysa iyo Bossaso meesha joogo..
    Kkkkkkk
    Colaada, qiyaanada, lugooyada iyo buuqa ayaan diiday!
    Faroole waa SNM diehard oo jecel Isaaq. Cumar iyo Cismaan neceb..
    Taas maaha waxa Cali Khaliif ku haysto waa beenta 40 sano keligiis u horboodayo, magacooda ku shaqaysto.
    Its time habartiisa Cumar Maxamuud fuudka la cabo.
    Waa in pension galaa!
    Sheik, Khariif, Xasan Sheik, Faroole, Saacid, Bare Hiiraale, Daahir Riyaale, Cabdiweli xiirane etc.
    Somali reer walba waxay keeneen nin Cusub Dhuloos maxaa odaygan Iidoorku wato hordhigay?
    Kkkk😮

  12. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Sidiisaba Dadku wuxuusan garanayn wuu cadawsadaa. Haddaba waa middaa tan haysata Cali Khaliif Galayr SAA wuxuu u socda
    midaynta dadkii kala irdhowbay KA BILLOOW SOMALILAND & KHAATUMO State kadibna reer Koofur la xisaabtan, Nasiibdarradu waa dadku ma wada garakaraan ula jeedadaa FOG waxay gara karan waxa MAANTA TAAGAN.
    🔛Bal jaallow isweydi sababta DASTUURKA Somaliland dib loogu noqona?. WBT

  13. Garqaad says:

    Land

    Mr galeydh wax badan ayuu dhowray koofurta somaliya laga soo bilaabo dowladdi cabdi qaasim ilaa dowladdi xasan sheekh sagxadda ayuu soo taabtay

    Wuxuu ogaaday hogaan daarood in ay majeerteen xoog ku haystaan hogaan woqooyina ay isaaq xoog ku haystaan

    Wuxuu is barbar dhigay in uu majeerteen hoos fadhiisto
    In uu adis iyo xabashi hoos fadhiisto iyo in uu isaaq la midoobo

    Wuxuu go.aan saday in uu isaaq la midoobo ee uu kasoo bilaabo mideynta reer woqooyi kadibna uu xagaas ciyaarta kasoo bilaabo mustaqbalkana saaxada layskugu yimaado woqooyi iyo koofur

    Aniga fikirkaas layma diidin hadeey u hagaagto

    Marka yaan waqtigu kaaga dhumin aflagaadada madaxda sharafta leh

    Waxaad tahay oday aan golaha ku goolaftano iska ilaali erayada deel qaafka ah
    Sida

    Cali injir horgale

  14. Fardojaan says:

    Farxiyo cagadahab
    Inadeer anigu ma nebci tolkayo maxamuud Garaad ee waxaan nebahay wixii aan Ka Soo uriyo binti puntland ha ugu horeeyo Daaquud ina Garaad soofe.

  15. drwsh. says:

    farxiya noloow jog oo jir walaahay ninka cali khalif tageeraya waa cadawga dhulbahante cali khalif waa benawaas khatumana isagaa dhabarka kajebiyay

  16. BARAWANI KING says:

    FARDOJAAN

    Dhilo baa ku xaartay. IIDOOR WAGASHLEE iska calmaday in uu soo qaato magaca DARAAWIISHTA.

    Waa ku garanayaa, waxaad tahay ROOBLE DAYUUUS oo hadba magac soo qaadanayaa,

    NACATULLAAHI CALEEK YAA MAKHNUUD, YAA DAYUUS, IBNO XAARAAN AH.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video