Daawo: Siyaasiyiinta Garoowe kasoo Jeeda oo Faroole Jawaab adag siiyey

Garoowe  (Kalshaale) Qaar kamid ah siyaasiyiinta iyo waxgaradka deegaamada Puntland gaar ahaan gobolka Nugaal oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa waxa ay siweyn u cambaareeyeen hadal Kasoo baxay madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Siyaasi Aadan Maxamed Ciise (Gaadaale) iyo wasiirkii hore ee amniga Puntland Xasan Cismaan Maxamuud (Alloore) oo warbaahinta gudaha lahadlay ayaa sheegay in shacabka Puntland ay mid yihiin, aysana u baahnayn xiligaan kala qoqob, waxaana ay raaligelin u direen madaxweynaha dowladda Puntland.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (10)

  1. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    CIISA MAXAMUUUD awalba iyaga hormood ka ahaa dagaalada PUNTLAND gasho.

    Shalay wiilkii ku qaybinaayey deeqda ugu horeesay ciidamda aaga wuxuu ahaa wiil CIISE MAXAMUUD ah.

    FAROOLEE hadalkiisa ka soo qaata sida FAYSAL CALI WARAABE

    GUUULAAESTA ABTIYAAL.

  2. BARAWANI KING says:

    MAAMULKA KALSHAALEE,

    Saaxibayaal soo geliyey go’aamadii ISIMADA SACIID HARTI ee BUURWADALE.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  3. shaxda says:

    Mr faroole wuxuu kubaaqay in dhiig islaamdaato wixii udhaxeeya isaga iyo gaas taas reer puntland ama coqaasha ayay utaal
    Laakiin faroole runta ayuu abaaray isagoo uhadlaya nabadoonimo walee runta xamar ayuu ku soo arkay baraq baraqdaan taala puntland inayna xamar ujoojin ayna kumashquulsan yihiin sidii somaliya lugaheeda isugu taagi laheyd hala joojiyo dagaalka hunguriga haddii kale gaas iyo faroole hoos ayay iskula dhaadhacayaan

  4. shaxda says:

    Kuwan qayliaya waxay rabaan xoogahaa sandareer yacni waadna aragtaan inaan kasoo horjeesanay faroole ee gaasow noodhiib

  5. shaxda says:

    Marka la soo hadal qaado erayga Nabad, qofkastaba waxaa islamarkiiba ku soo dhacaya qiimaha ay nabadu u leedahay Guud ahaan nolosha aadanaha, oo ay muhiim tahay in mar walba qofku ku noolaado Nabad waarta inta wakhtigiisa uga dhiman. Waxaa sidookale Nabada lagu tilmaama inay tahay shayga ugu wanaagsan ee nooluhu jecel yahay inuu ku noolaado, waxase ay ka sii necebyihiin Nabad la’aan ama colaad waana tan loogu nacaybka badan yahay
    Nabad waa caano wiil qardho

  6. Garqaad says:

    Shaxda asc mudane

    Sxb faroole wuxuu ogyahay hadii dhib dhoco dadka ugu badan ee dhibku soo garaayo waa reerkiisa dadka qaxaayo waa reerkiisa

    Faroole wuxuu ogyahay Mr gaas iyo reeekiisaba in aan wax dhib ah aysan soo gaarayn

    Faroole wuxuu ogyahay Mr gaas iyo reeekiisuba in ay katirsan yihiin galmudug laakiin ay hadda fasax bilaasha ah ay kujogaan pudland

    Anigu kama mid ihi tageerayaasha faroole laakiin mugaan waa saxan yahay

  7. shaxda says:

    Garqaad salaan sare

    Sxb waan ogahay faroole inuu koofiyadda uqaatay sidii uu ugu celinlahaa gaas iyo xulafadiisa ama haddaan sidey tahay udhigo dadka kasoo jeeda mudug ee ka kaluumeysanaya puntland inuu ku celiye xarunta ayka tirsan yihiin ee galmudug
    Faroole asagoo ku dhuumanaya odetinimo oo lugaha kagaraacaya gaas ayaa haddana haddalkiisu yahay dagaal hanagalin yacni ku xumeeee gaas

  8. khaatumo haanoolaatoo says:

    Garqaad
    nin sidegan u hadla sihufan baan kumoodojiray hadalkaagani xaqiiqada jirta aadbu ugafogyahay takowaad waxaad kadhigaysaa isaaq dad awood u leh inay reer putlaand qaxinkaraan sxb taasi waakhalad isaaq masodhaafikaro tuulada tukaraq waxana dhicikarta in laasa lagaqabsado
    talabaad sxb reer putlaand hakala gurin waa dad wadadhashay nidaam ay heshiis kuyihiina dhistay hadaad u kalaqaadid maxamuud iyo ciise ama inaanay magaaloyinku kadhaxay sxb waad hurudaaye toos
    faroole wuxu rajo kaqabaa inuu marlabaad kusonoqdo kursiga dariiq khaldanbuse maray hadalkiisu shacabka reer putlaand aadbu uga cadhaysiiyey
    isaaqna taageero iyo garab istaagbu u muujiyey taasina sharaftiisay dhulka hoostiisa gelisay oday asaasaqay igadheh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Garqaad says:

    Khaatumo asc

    Garaad Maya anigu ma qorin isaaqbaa wax qabsanaayo ama pudland baa laga adag yahay ee qoraalka sifiican u aqriso

    Laakiin hadii nugaal garoowe dhib ka dhoco dadka ugu badan ee uu sameynaayo waa reerka faroole waana sababta uu ku didaayo in dagaal dhoco taasna weli waan aaminsanahay

  10. khaatumo haanoolaatoo says:

    Garqaad
    faroole maadfahmin ujeedadisa wuxu difaacaya seediyadi isaaq Gaasna sicadbu u wereray wuxu kuyiri jooji dalaalka aad abaabulaysid dee taasina waa khalad sidaan wedkayga u hubo waxan u hubaa isaaq inaanu sodhaafikarin halku hadeer joogo maxa keenay in nugaal laga xaqo ama u dagaalku samayn kuyeesho
    waan kusalaamaya adiga iyo asxaabta kaleba jimca mubaarik




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Deeq Lacageed Oo Sh Cabdilaahi Cawed Gaadh Siiyey Dhibane 15 Sanadood Xanuun Ujiifay
- Jan 20, 2018
Widhwidh(Kalshaale) Maxamed Cabdilaahi Fayax Waa Wiil Somaliyeed Kuna Xanuunsanaya Mudo 15 Sanadood Kabadan Baadiyaha Maxamed ...
Daawo Video:Ismaaciil Cumar Geelle oo ka Hadlay Doorashooyinka Barlamanka Jabuuti iyo Arrimo kale
- Jan 20, 2018
Jabuuti (Kalshaale) Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Waraysi uu Bixiyey Waxaa uu Kaga ...
Madaxweyne Farmaajo oo Caadado dib ugu laabanaya iyo Qorshiiisa (Warbixin)
- Jan 20, 2018
Cadaado (Kalshaale) Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ...
Howlgal dagaal isku rogay oo Ciidamo Mareykan ah ay ka qayb galeen oo ka dhacay Gobolka Jubbada hoose
- Jan 20, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Wararka naga soo gaaraya Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in halkaa uu ...
Daawo:Ururka Dhalinyarada Buuhoodle oo Olole Nadaafadeed iyo Wacyi galin ka Bilaabay Buuhoodle Sawiro
- Jan 20, 2018
Buuhoodle (Kalshaale) Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Koox Dhalinyaro ah ay Hindiseen ayaa ...

Featured Video