Daawo Muuqaal:Wafti Culus oo Gaadhay Caabudwaaq iyo Madaxwayne Farmaajo oo ku Wajahan Video

Caabudwaaq ( Kalshaale) Deegaanada Maamulka Galmudug Waxaa ka Soconaya Qaban Qaabada Soo Dhowaynta Madaxwaynaha Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo kaas oo kusoo Wajahan Deegaanada Gobollada Mudug iyo Galguduud.

Madaxwayne ku Xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabay iyo Wafti uu Hogaaminayo ayaa Gaaray Maanta Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud Halkaas oo ay ka diyaarinayaan Soo Dhowaynta Madaxawyne Farmaajo .

Halkan ka Daawo Muuqaal

Madaxwayne Farmaajo ayaa Hada ku Sugan  Magaalada Boosaso ee Gobolka Bari Halkaas oo uu Gaaray Maalintii Shalay Waxaana Lagu Wadaa inuu Booqo Deegaanada Maamulka Galmudug Marka uu Soo Dhamaysto Socdaal kiisa Puntland.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Deeq Lacageed Oo Sh Cabdilaahi Cawed Gaadh Siiyey Dhibane 15 Sanadood Xanuun Ujiifay
- Jan 20, 2018
Widhwidh(Kalshaale) Maxamed Cabdilaahi Fayax Waa Wiil Somaliyeed Kuna Xanuunsanaya Mudo 15 Sanadood Kabadan Baadiyaha Maxamed ...
Daawo Video:Ismaaciil Cumar Geelle oo ka Hadlay Doorashooyinka Barlamanka Jabuuti iyo Arrimo kale
- Jan 20, 2018
Jabuuti (Kalshaale) Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Waraysi uu Bixiyey Waxaa uu Kaga ...
Madaxweyne Farmaajo oo Caadado dib ugu laabanaya iyo Qorshiiisa (Warbixin)
- Jan 20, 2018
Cadaado (Kalshaale) Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ...
Howlgal dagaal isku rogay oo Ciidamo Mareykan ah ay ka qayb galeen oo ka dhacay Gobolka Jubbada hoose
- Jan 20, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Wararka naga soo gaaraya Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in halkaa uu ...
Daawo:Ururka Dhalinyarada Buuhoodle oo Olole Nadaafadeed iyo Wacyi galin ka Bilaabay Buuhoodle Sawiro
- Jan 20, 2018
Buuhoodle (Kalshaale) Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Koox Dhalinyaro ah ay Hindiseen ayaa ...

Featured Video