Shirkada Hass Petrolium oo Abaalmarino Ku Guddoonsiisay Macaaamiisheeda Laascaanood

Shirkada Gaasta iyo Saliidaha ee Hass Petrolium ayaa maanta abaalmarino kala duwan siisay dhamaan Macaamiisheeda
ee Xafiisyada kala duwan ee ay ku leedahay magaalooyin ka kala duwan ee ku yaalla Somalia .

Shirkadan ayaa sidoo kale gudoonsiisay abaal marin dhanka Saliidaha ganacsatada yar yar ee ku xamaasha
gaadiidlayda Bajaajta ee magaalada Laascaanood .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Madaxa Suuq gaynta Shirkada Hass ee goobolka Sool Cabdi ataax Maxamed Cabdi ayaa sharaxaaadka ka bixiyey ujeedka
abaalmarinadan .

Dhinaca kale , Waxaa ay uga mahad naqeen qaar ka mida macaamiishii qaatay abaal marinta
Shirkada Hass Petrloium tallaabadan

Shirkada Hass Petrolium ayaa ah Shirkada ugu wayn dhanka Salaiidaha iyo Gaasta waxaana ay Xafiiskeeda
ugu wayn ay ku leedahay magaalada Nairobi ee wadaka Kenya .

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. Idoor Liqe says:

    Mar dhow insha Allah Calanka dowlada puntland Iyo Ka Somaliya baa Laascanood Ka babanaya.

    Waan idin sheegay nin wax Badan og baan ahay , hadad aragteen commentskeygii hore ee hoos ku qoray . Wax yar na suga !!!!

    https://www.facebook.com/Shacabkanews/videos/1552044678236077/

  2. Idoor Liqe says:

    Deg Deg

    Dhamaan isimada Gobolada Sool , Sanaag Iyo Cayn oo hada ku baaqay dagaal Ka dhan ah kooxda snm lala Galo .

    Waa in shacabka Iyo dowlada puntland dagaalka hada la bilaabo ilaa caynaba . No more Dulqaad !!!




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Deeq Lacageed Oo Sh Cabdilaahi Cawed Gaadh Siiyey Dhibane 15 Sanadood Xanuun Ujiifay
- Jan 20, 2018
Widhwidh(Kalshaale) Maxamed Cabdilaahi Fayax Waa Wiil Somaliyeed Kuna Xanuunsanaya Mudo 15 Sanadood Kabadan Baadiyaha Maxamed ...
Daawo Video:Ismaaciil Cumar Geelle oo ka Hadlay Doorashooyinka Barlamanka Jabuuti iyo Arrimo kale
- Jan 20, 2018
Jabuuti (Kalshaale) Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Waraysi uu Bixiyey Waxaa uu Kaga ...
Madaxweyne Farmaajo oo Caadado dib ugu laabanaya iyo Qorshiiisa (Warbixin)
- Jan 20, 2018
Cadaado (Kalshaale) Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ...
Howlgal dagaal isku rogay oo Ciidamo Mareykan ah ay ka qayb galeen oo ka dhacay Gobolka Jubbada hoose
- Jan 20, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Wararka naga soo gaaraya Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in halkaa uu ...
Daawo:Ururka Dhalinyarada Buuhoodle oo Olole Nadaafadeed iyo Wacyi galin ka Bilaabay Buuhoodle Sawiro
- Jan 20, 2018
Buuhoodle (Kalshaale) Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Koox Dhalinyaro ah ay Hindiseen ayaa ...

Featured Video