MUUQAAL: Xisbiga Wadani oo Muuse Biixi ku Eedeeyay inuu Dagaal Bilaabay

Hargeisa  (Kalshaale) Xisbiga Wadani ayaa Xukuumada uu Hogaamiyo Muuse Biixi Cabdi ku eedeeyay inaan Laga Fiirsan dagaalka ay dhowaan ku qaadeen Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool iyagoona ka digay Cawaaqib Xumada dagaal xiligan Bulshada lageliyo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xoghayaha Xisbiga Wadani Siyaasi C.laahi Daamur  ayaa sheegay in Waagii hore ee Kulmiye la doortay ay Bilaabeen dagaalkii KALSHAALE kaasi oo aan laga Fiirsan, Wuxuuna hada sheegay in Xiligan iyadoo Kulmiye aanu Wakhti badan haynin uu Bilaabay dagaal kale, Wuxuu sheegay in hadii ay dhab ka tahay Xuduudku ay ahayd inay aadaan Sanaag Bari oo Wasiirkii Dawlada Soomaaliya ka socday uu yimid, Wuxuuna sheegay inaanu Iman Tukaraq.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. Ali Zubeer says:

    Cirro waar heedhe shaqa raadso ama ka dhabee waddaniland samayska.

    Ilaa goormaad ku jiraysaa ugaadhsiga iyo daba yuuska khaladaadka dilaaga ah ee labada habrood (H jeclo iyo H Awal) ee Jeegaanland.

    Ka hadal dekadda Soomaaliyeed ee Berbera ee Xabashida la wareegtay, Somaliwayn iyo beenta jeegaanland.

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors
    Down all Amhara lovers

  2. Hayaan says:

    Ali zubeer:
    Asc:

    Ishaad ka riday meeshan habraa fooda is haysta cirona kama dhacayn karo wadini Land waayo Habraha waxay ku caan baxeen wax la dhaho MASAYR!! Wax kastoo horumar ah ama talaabo la qaadi lahaa masayr ayaa dhaafinaaya.

    Mid baanse kuu sheegayaa waxaa garentee ah in in ay laf cad toobin kuhayaan shacabka reer waqooyina rubuc qarni ay been ku horjoogeen been iyo huuhaa su’aashu waxaa weeyaan




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Deeq Lacageed Oo Sh Cabdilaahi Cawed Gaadh Siiyey Dhibane 15 Sanadood Xanuun Ujiifay
- Jan 20, 2018
Widhwidh(Kalshaale) Maxamed Cabdilaahi Fayax Waa Wiil Somaliyeed Kuna Xanuunsanaya Mudo 15 Sanadood Kabadan Baadiyaha Maxamed ...
Daawo Video:Ismaaciil Cumar Geelle oo ka Hadlay Doorashooyinka Barlamanka Jabuuti iyo Arrimo kale
- Jan 20, 2018
Jabuuti (Kalshaale) Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Waraysi uu Bixiyey Waxaa uu Kaga ...
Madaxweyne Farmaajo oo Caadado dib ugu laabanaya iyo Qorshiiisa (Warbixin)
- Jan 20, 2018
Cadaado (Kalshaale) Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ...
Howlgal dagaal isku rogay oo Ciidamo Mareykan ah ay ka qayb galeen oo ka dhacay Gobolka Jubbada hoose
- Jan 20, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Wararka naga soo gaaraya Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in halkaa uu ...
Daawo:Ururka Dhalinyarada Buuhoodle oo Olole Nadaafadeed iyo Wacyi galin ka Bilaabay Buuhoodle Sawiro
- Jan 20, 2018
Buuhoodle (Kalshaale) Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Koox Dhalinyaro ah ay Hindiseen ayaa ...

Featured Video