Muuqaal: Xaalada magaalada Tukaraq iyo Muuqaalkii ugu horeeyay oo laga soo duubay kadib dagaalkii (Daawo)

Laascanood  (Kalshaale) Xaalada magaalada Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa degan, Waxaana Halkaasi Booqday Saraakiil iyo Xubno ka socday Somaliland. Waxayna ka warbixyeen Xaalada magaalada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Tukaraq ayaa waxaa dhowaan ka baxay Ciidankii Puntland ee ku sugnaa Kastamka Cashuuraha, kadib markii ay Weerar kusoo qaadeen Ciidamada Somaliland.

magaalada ayaa waxaa sidoo kale lagu dhex arkayey Ciidamo tiro badan oo ka socday dhinaca Somaliland.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (131)

  1. Aarka hargaysa says:

    Dhabayacadu waa fulay siigada baabuurta markay arkaan ayay yaacayaan waakuwaa nimankii dhulbahante kastamkoodii lawareegnay kkkkkkkkkkxaguu car waaka dhabayaco ee yimaada meeshaa land of punt maylasocotaa

  2. Dabshid says:

    Adiguba Aqlaad leedahaye Carar maxaa dhaamo, maahan arin nagu cusub inaan aragno CARARKA REER QURAC.

  3. sOmalilander says:

    Caamir Waa Saleelee…Anaa Haatan Caymadi!

    GAH.GAH.GAH.GAH
    GAH.GAH.GAH.GAH

  4. rooble says:

    kkkk. aar maad ka daysaan sawiradan calool xanuunka ah

    buntland waligeed dad.maaho koonfur.bay ufaanta
    somaliland waa ka baqataa baadiyaha.bay meeraysataa
    soo socoo dhabta aan ku saaree. dheesha dheesha .dhakac dhakac aan dheelee dhuumasho aan dheelee

    soo socoo dhakac dhakac aan dheele dhuumasho aan dheelee

    kkkkkkk soo socoo buntland kkkkkkkk

  5. Garqaad says:

    Marwalbo dadku wexey rabaan unbaa soconaayo

    Nabadda hallaga wada sheqeeyo

    Isirnimo aan sheqeyneyn dantaada ayaa laga raacdaa

    Reer pudland bari iyo nugaal imaansada

  6. rooble says:

    kaw . bismilaahi raxmaani raxiim

    shalay ama xalay maxaan idiinsheegay tukoraq waxa la geeyay sagaal guuto oo ciidanka qaranka somaliland ah oo cid walba leh waa isaaq walaa samaroon walla ciise wallaa warsangali wala fuqushiniy yacnii waa la dhanyay kkkkk

  7. Land of Punt says:

    Somaliland ku baashaala Tukaraq oo nagasoo xira xiduudkaan baas.
    Bebegii Morgan ugategey Hargeysa xabad Basuka ah ayaa ku filan oo macal geeljirta wataan. Beesha meeha degta yey idinka soo sheegay. Macal 50ka Caraad mid kama hadlin. Dee soo dhawaada oo qaldaan wiiqnimada iska daaya.. Kkkkkl
    Viva Somaöiöabd2😎

  8. Land of Punt says:

    Mise Viva Idoooooor ayaa iraada
    💃🏃

  9. Laalays says:

    Waar yaadha qoladiinan reer Somaliland dagaalka ragu waa qac & qac ee joojiya hadalka aad ka daba ridaysaan reer Puntland.

    Labada shacab waa walaalo jiiraana, oodwadaaga nabadana jecel.

    Ina Gaas – kan wareersana sanad ka dib way iska bedeli reer Puntland.

    Kaftanka dhib maleh laakiin qabiil cay iyo hadal nuxur leh ka fogaada.

    WBT
    Mahadsanidin

  10. rooble says:

    tukoraq afarta koone waa la ga fadhiyaa
    uguyaraaan illaa 13 guuto waa jogaan
    o hubka nooc walba wataa mid yar yar iyo mid waawayn
    _________________________________________

    bal hada warkalle ayaan idiin shegayaa ee dhago iyo indhoba xagan u soo jeediyaa
    kkkkkkkkkkkkkkk

    socdaal aan saxafadu goob joog ahayn ayuu madexwayne muuse bixi ku tagay tuko raq asago u kuur galaaya xalada dhabta ah iyo xaalada ciidanka qaranku ay ku suganyiin dhiiro galina siiyay ciidanka ka bacdi waa barigii ayuu nasoo galay oo u yimiy caasimada hargaysa ka bacdi shaqadiisa ayuu horay ka gayal kkkkkk wbt soo soco

  11. rooble says:

    land of bunt

    kkkk. VIV buntland sxb ha u bixin waxani wa kaftan kkkkkk soo soco sxb

  12. rooble says:

    guul iyo gobonimo

    land of bunt sxb wallaahi waad naga raysay

  13. Laalays says:

    Lop

    Meesha dood qabiil mataal. Tukaraq dadkii lahaa baa jooga. Bal waxaad iiga Jawaabtaa 2 su, aalood;

    1. Maxaa ku kelifay Dhulbahante inay diidaan siyaasada Garoowe?

    2. Ma yeeli lahayd, tusaale, in Jubaland tidhaahdo xildhibaanada MJ ee Federaalka anagaa soo xulayna?

    3. Miyaanay iimaan la, aan iyo sharaf xumo ahayn in Gaas reer dhan, isagoo waxoogay lacaga u muuqato, yidhaa anaa ka masuula, masruufkoodana anaa cuni?

  14. rooble says:

    land of bunt

    kkkk waan ku celinayaa wallaahi waad nagaraysy sxb siiba anniga sababtoo ah waxaad ii isticmaashay kalmadii aan lahaa ee . soo socoo

    mar hadaad rooble tidhy soo soco adiga waad iga raysay kkkkkkkk

  15. khaatumo haanoolaatoo says:

    idoor agaash maxa tukaraq keenay faduul
    mise horgale dayuus kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  16. khaatumo haanoolaatoo says:

    idoor yoocadi waxay kunoqotay jidki siraad intaanay gaadhinbu qiyaamuhu dhacaya

  17. Garqaad says:

    War Heedhe ileen reer woqooyigu faanka wey ku qubeystaan

    War meel ciidamadi ilaalinaayay ay madaxweynaha soo dhaweynayeen ayaad dhuumasho ku tagteen waxaad u Hadleysaan sidii meesha in uu dagaal laysku ba.ay uu ka dhacay

    Bal tartiibsada weli laysma hubo marka uu Mr farmaajo waxaa laga yabaa wax walbo in ay isbedelaan

  18. khaatumo haanoolaatoo says:

    Garqaad
    salaan sare aniguba sidaasan aaminsanahay guuul laysaga danbeeya guuul maaha kkkkkkkk

  19. khaatumo haanoolaatoo says:

    isaaq iyaga doortay gacan kudhiile hore u qansuuqay
    haka xaaxabiyeen waaka maanta isagan 20 maalmood joogin dagaal geliyey
    dhulku kuduulayna maaha dhul u haysan karo mama laga ogolyahay isaaq
    hora loyiri cun cnuniwaaba xigta
    dadkan iyo deegaankan inbadanbu isaaq dagaal kuwaday waxan
    filaya in maanta laso afjari doono kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  20. Fardojaan says:

    Nimankan wada hadlayaa
    Waa dhulbahante Dantooda u arkay
    Reer Waqooyinimo.
    Yacnii maamul Gobaleedka somaliland.

    Maadaama maamulkoodii ay dhisteen
    Dawlada somaliya shaambada ugu dhufan weyday

  21. Garqaad says:

    Khaatumo

    Anigu markaan qiimeeyay xaalada meesha ka taagan waxaa isoo baxday dhulbahaante in uu u jihaystay xagaas iyo woqooyi

    Waan ogahay adigu in aad weli aaminsantahay isirnimada oo aad isleedahay hadii somaliweyn lawaayo tolkaa iyo majeerteen wax la qeybso

    Laakiin waxaan kuu sheegayaa qabsashadii tukaraq wexey fareejo u tahay in uu cali khaliif masuul ka yahay dhulos

    Meyla socotaa garaad

    Waa aragtideyda

  22. khaatumo haanoolaatoo says:

    fardojaan
    horta yaad afhayeen u tahay yaad metesha hadaad horgale tahay
    nagayare xayeysiinta jabhada isaaq sxb dhulbahante cadogisa kowaad waa
    isaaq xaqna umaleh inuu dagaal kuwado deegaan kayga
    dadkayagana barakiciyo waar islayaab maalin alba halkan howga niikin
    gar dhulkaagi kusoduuly dadkaaki laynaya maxa dhiiga kanuugay
    mese reerkaad sheganaysid baanad ahayn kkkkkkkkkkkkk
    ilayn anaga yaab aragnay waa maxay qofka sida xoolaha u ciyaya cajiib

  23. Fardojaan says:

    BaGaa Looga Caydhiyay jimcaale takar Kii Majeerteen Ee Kastamka Tukaraq Haystay.

    Shantii Hudheer Iyo Shambiimba La Xidhay
    Caloolaa Ba’ay Maxaa Lagu Guri

  24. Laalays says:

    Garqaad,

    Meesha dhib weyn kama dhicin. Waxaa la fulinta qodobadii ka soo baxay heshiishkii Khaatumo iyo Somaliland qodob ka mida.

    Puntland iyadaa qoryoolay ku duushay. Tukaraq 3 asbuuc ka hor waxay rasaas si kibira ugu fureen Garaad kii beesha degan aagaa.

    Dagaalka iyo afxumada Puntland baa bilawday.

    Farmaajo ciidamada ilaalinaya sowtii Xamar diyaarada lagaga soo daabulay😀

  25. Laalays says:

    Garqaad,

    Ciidamada Puntland haday ku mashquul sanayeen ilaalinta Farmaajo dee beriba wuu ka tegi Puntland.

    Ina Gaas isaga hanjabaada iyo hadalka waanu u daynay. Ficil kana Somaliland nagu ogaada😀💪

  26. khaatumo haanoolaatoo says:

    Garqaad
    arintu sidamaha horta markay dowladi dhacday waad ogtahay in qabiil waliba dib igunoqday deegaankisi isna abaabulay si dadka shacabka ahi u helo amaan iyo degenaansho anagina dee dadkaasanu kamid ahayn
    waad ogtahay in jabhada SNM markay dowladi dhacday inay ku dhawaaqday gooni goosad aanay cidna kalatashan e iyadu wadatay anagu hadaanu nahay reer khaatumo arintaa aadbanu u diidnay ganafkaanu kudhufanay

    1998 waxa lofadhiistay shir isxulufaysi qabiil ah anaguna aanu kamid ahayn hadaanu nahay reer khaatumo maadama aanay jirin dowlad dadka iyo dalka kamusuul ah halka waxa lagudhisay maamul goboleed aan dalka kala gaynayn waxa dhinac walba ah xagdifaac xagdhaqaale heshiiska waa lodhama kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk reer tolkay iyaga kabaxay heshiiski deegaankina ka difaaci waayey horgale dayuus ah iyo jabhad qowlaysato ah
    arinti waata maanta halkaa maraysa cali khaliif isagu waa horgale khaayina weligina wuu ahaa hadeerna marhadu kadegay gargaysa wax miisaan ah o u kuleeyahay reer khaatumo majirto
    midna ogow duldada aad maqlaysaa waa shacabka kkkkkkkkkkkkk isaaq iyo dhulbahante weligood midobimayaan waxna maada aaminsana calaad guunina way kadhexaysaa
    waxa lagu meraysanaya waa riyo madhalays ah
    warku makudhacay sxb kkkkkkkkkkk

  27. Laalays says:

    maxaa ku kelifay in Gaas inuu dhul aanuu lahay, difaacina karin inuu xaashi ku qorto?

    @ Fardojaan salaan sare awoow.

  28. Laalays says:

    Badhasaabka Tukaraq caawa laga bilaabo waa Fardojaan.kkk

    Ninkii ka dul boodi karaa hatago Tukaraq😀😀👍

  29. Mr BaHaL says:

    Xagee loo socdaa?
    Dagaalka hungurigu ma laha jaho loo socdo.Maanta Tuka raq ayaa lasyku haystaa.
    Ma Xaduudkii hunguriga ayaa Tuka raq soo maray?

    Dalmida

  30. Fardojaan says:

    Kastamka Tukaraq maamulka puntland waxaa kasoo gali jiray toban Kun Oo Dollar maalin walba Bishii Waa 300.000 Kun Oo Dollar waxaba waxaa la gayn jiray Garoowe sida loo sii wado.
    Garqaadoow sxb
    Tukaraq waxaay kaalinta koobaad kaga jirtay deegaankayaga meesha ugu badan ee dumarku ku Umul raacaan ilaa Qurbajoogta dhulbahante Ka dhiseyn xarun caafimaad oo hooyada Iyo dhalaanka ah.
    Puntland laba qol xitaa Kama ay dhisin.

    Xitaa guriga ay seexdaan rinji ma leh.

  31. khaatumo haanoolaatoo says:

    fardojaan
    ninka majeerten anigu inadeerkay yahay isku meelbaanu kasowada jeedna dad iyo deegaanba naga dhexeeya siyaasadu waa meesheda
    sidaan warkayga u cadeeyey adiguna cadayso cidaad tahayna sheego

  32. Laalays says:

    k.h.

    Maxaad wax sixi waxaad soo malmaluuqday oo dhan baa kharbud ah aan la akhriye karin.😀

    Talo aan ku siiyee orod gal oo iska xaadiri iskuulada iyo jaamacadaha ku yaal Laascaanood.kkk

    Tacliinta lagama gaboobo ee la soco.

    Kkkk

  33. Laalays says:

    Waan casha tagee baashaal fiican.

  34. khaatumo haanoolaatoo says:

    fardojaan
    hasheegan tukaraq garbay deegaankisa tahaye hadaad awoodid tuuladaada ka iibi isaaq kajeedi afkaaga dhul rag leeyahay

  35. Mustafe Daacad says:

    Dhamaan waan idin salamy.Idoorow marba cidamo been ah ama kuwa hargesya kudabaal degay soduuba walee waan idin dhaartee markuu dagaalku biloowdo kuwaan aad wadatan ayaa idinku bilbaya faan maqorno anagu dagaalka horey Ayaan ugalna bal martidu hana dhaafto idinkana maanta meel walba walaydinka fadhiyaaa dagaal aya inoo balan ah bal horgale haygaka celiyo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  36. khaatumo haanoolaatoo says:

    waa runtaa o akhriyi karimaysid hadalkaan lagugu niikin
    hakuriyoon taa igaheli mayside
    guuuuuuuuuuul xaq u dirir nafti hure

  37. Wiil waamo says:

    IIDOOR KHIYAANADOODA WAA LA FAHMAYAA.
    HARTI ISMA DILAYO LAAKIIN ADIGA AQOONSI CIRKA AYUU KUU JIRAA.
    PUNTLAND WAXAA LOO SAMEEYAY IN AY KA HOR ISTAAGTO IIDOOR INAAN LA AQOONSAN.
    JAAMACSIYAAD HA IDINKA QAYILAAN.
    VIVA SOMALI WEYN

  38. Land of Punt says:

    Fardojaan
    Horta kastamka aad ku waalatay waxaa la gayn meesha Puntland xuduud u aqoonsato.
    Kkkkkk
    Shilin uga baaqan maayo.
    Taas faham.

  39. Mustafe Daacad says:

    Mamulka Hargeysa bur burkiisa rer Puntland kasuga malintaan afcasku bilaabo ayaa idoor nabad ugu danbeysa weyku raagtay nabadu dhimashada waa inaad dhadhamisaan halkaas midnimada somalia ayaaka dhow dagaalkadibkkkkkkkkk mesha ali khliif o iska ordi jiray majoogo o maalinba magaalo kugu wareejinahayey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  40. khaatumo haanoolaatoo says:

    Mustafe Daacad
    waan kusalaamay idoor maantu ciin daaqay maystiri sxb
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  41. Fardojaan says:

    Land of punt
    Sxb meeshaa doonto dhigo kastam Mar hadii wiilaal Yagoori Iyo Kalabaydh iyo Tukaraq Iyo xudun Ka yimid Ka caydhiyeen Tukaraq kkkkkk

  42. Mustafe Daacad says:

    Fardojaan
    Idoor miyaad wali uniikineysaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk War dhulka gacanta lagu qabanayaye tolkaa dhinacka raac o dhulakaga waxka difaaca kuwaan aad leedahy waa dhulbahante maha waa niman masakin ah dhabarka danbe laga fadhiyo siyasad waxba kama ogide illahow calooshoda yaa ogaada kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Dhulbahnte dhulka dhibaya iyo midka aan dhibeyn kan aan dhibeyn ayaanla jiraaaa kaas ayaana dhulka xukumaya hadhoow kaas kale wala xira ama wala dilayaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  43. Fardojaan says:

    Cabdiweli Gaas hadii dagaalku dhab Ka yahay waa loo minan fadhiyaan kkkk

    Ciise riyoole waxaan Ka rabnaa Magtii dadkii uu taleex ku laayay faroole hadii kale Garoowe ha Ka Guuraan

  44. Land of Punt says:

    Laalays
    Sxb waxa anaga iyo idinka ku kala duwanahay marka Dhuloos noqoto.
    Aniga Lacag kuma siino Dhuloos in Puntland ka mid yihiin!
    Xitaa aqligeena ma gasho in qofka Dhulbahante ku laaluushno in ka mid noqdo Puntland waayo ayaga ayaa wax ka dhistay.
    Waayo reer Puntland maba kala yaqaan Hartiga iyo reer Puntland.
    Laakiin idinka weli ma dhacdo adinka oo arin Dhuloos ka hadlaysaan oo Baabuur boorsooyin Lacag ah wadin.
    Waxaana keenaya indinka waxaa idinku jirta qiiro in qaran Somaliland la yiraado sida Djibouti noqotaan.
    Puntland maba garanayaan sabab Dhuloos ugu laaluushaan.
    Hadday Puntland wadahadal ugu yimaadaan Taleex boorso Lacag ah ma wadaan, Somaliland doolar wadaa.
    Warkaas waa run.
    waxba lacagta ha iska dhamaynina cidna idin aqoonsan maysee.
    Kkkkkkkk

  45. Mustafe Daacad says:

    Khaatumo hanoolato
    Grd waankaa qaaday.Idoor kudhinta sool sxb waa ahllu naar wiilka harti eeku dhinta sool waa ehlu jano waayo dhulksii ayuu difaacayaa marka cidna meynan gardeysan nimankan waloo samrey lakiin hada Ayala ogaday iney dhuldoon yihiin o raban iney sool tartiib uqaatan Garoowe iyo shekadas waxba kama jiraan Xadka intay tagaan ayey rabeen iney darbi shub ah kadhistan lakiin shubkaas waxa laga dhisi doona ceynaba inshallah dagaal aan dhaamad laheyn kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  46. Land of Punt says:

    Fardojaan
    Sxb maxay iiga cayrsan wiilal Dhulbahante Dhulkooda oo ugu haystaa aniga, waa qalad ay Puntland ku jirto.
    Aniga waxaan aaminsanahay in dadku meesha rabaan loo daayo.
    Haddaysan rabin waxaan arki lahayn ayaga oo dagaalamaya, anagana markaas waan usoo hiilin lahayn.
    Aniga dabaday ka banaanka aniga oo yagoori iyo tuulooyinka duurka sheegtay in xabad Dhuloos igu dhacdo.😝
    Why, yaa i inkaaray?

  47. Mustafe Daacad says:

    Fardojan
    Jahiloow kastam ayadku walaty maahid nin wax fahma xitaa dhulbahante haduu dhulkisa qaato kastamku waa mid aan hareyn o gaalkacyo iyo Garoowe gawaarida katimada wala canshurayaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Idoorse waxuu rabaa inuu inta xadka tago marna ku dharbaxo marna kuseexiyo yacnii tariikhdii aderada iyo awoowayasha kusameyn jireen tukaraq aya xininyo kugu danbeysay xaarbaa saas kaga dareerayee cesho kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  48. khaatumo haanoolaatoo says:

    fardojaan
    kkkkkkkkkkkk tolow yaanaga qabta kanwaalan wuna denbaajinaya e jaamac siyaad iyo bahararsame laaskay kagaden isaaq o logategay si aan dhulbahante isugu jaban
    marhadaad alamtara fodhaafte maxaad kaheshaan waa la arkidona dayuus yahay dayuustu dhashay
    laangaab nima idinku keliftay inaad idoor hoosta kagashaan xoolayohow xooluhu dhaleen

  49. Land of Punt says:

    Fardojaan
    Adiga Isaaq aa tahay, maxaa Dhuloos ugu qaraabataa! Awal aan Cise bin Ahmed oo Habarjeclo ah Cise Madoobe nagu dhagray oo ayaamo dhan Ciise moodi jiray.
    Fulayo!😇

  50. Mustafe Daacad says:

    L.o.p
    Wanku salamy sxb.Dhulbahante wax badan adigo leh ayanku arkay Hargeysa haraceen iyo hanga tageen e waxas iska dhaaf .
    Mohamed Harti
    Siciid Harti
    Walabada wiil e aad dhashay okale dhulkana weykula deganyihin gaalkacyo ilaa bariga danbe .
    Somalind samiga ayku leyhiin xililaka 5%
    Puntland xilika ayku leeyhin 35%
    Qabiilka kowaad e go,aanka iska leh marka doorasho dhaceysho ninkay ucodeyan ayanaso baxa wadna ogtahay.
    Dhulbahante anigu makala jecli hadey cid kale kudarsayan somaliand ama mamul ugara balse waxan raba dhulkooda iyagu iney gacanta kuheystan xadkodana xidhaan somali xadkeda wey kala xidhatay kkkkkkkkkkkkkkkk Warsangali cidusan raalika ahey masoo galo galo mj sidoo kale xabadaba kasoo horeya baraxley weykasoo horeysaa waar daraawishta amaansii fardajaan o kale ayaa qasee mantase weysoo jeesteen viva dhulbahante kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  51. Fardojaan says:

    Mustafe Daacad
    Sxb anagoo dhulbahante ah baa iidoor la hashiinaynaa oo wax la qaybsanaynaa ee adiga maxaa Ka galay oo aad noogu dardaaran warin sidii in laguu waxyooday.
    Adeer dhulbahante Dagaal Looma Sheego.
    Hibo Ayeey U Leeyihiin.

  52. Idoor Liqe says:

    Afar horgale baan meesha ku arka .

  53. Idoor Liqe says:

    Wariyaha tolow Ma xubinimadii saxaafada puntland baa loo diiday !!! Muuqaalada qaar waa Hargiesa . Waliba baabuurta cabdi bilaha.

  54. Land of Punt says:

    Mustafa Daacad
    Sxb salaan la mid, jawaabtaydii waxaa ku siiyey Fardojaan.
    Sabab ugu dhinto dhul ninkii lahaa gatay aniga ma arko.

  55. Idoor Liqe says:

    Farmaajo intuu tagayo na suga !!!!

    Insha Allah next week .

    Nin war wax Badan og . Lolz

  56. Idoor Liqe says:

    Nin wax Badan og

  57. Fardojaan says:

    Iidoor liqe
    Waan ku salaamay Garaad.
    Xoogaa Dhabayacadii baan sibitoor la dhacayaaye ii Kaadi Garaad

  58. Fardojaan says:

    Iidoor liqe
    Kkkkkkkk walaahay waan qoslay

  59. Mustafe Daacad says:

    L.O.P
    Fardajan hädan jawabka rabo isagaan weydin lahaa e adiga warkugu maku dhacay mise adna rerka sida faroole ayaad isga kacsan tahay darawishta ? Faroole wan tageeri jiray lakin markuu shalay xiniyihsa xilo dhaafsaday aayan tufay kkkkkkkkkkkkkkkk War nin naagtada usocda gabdhayda guurso lama dhaho .
    Idoor haduu leeyahay Garoowe Ayaan qabsanaya adiga maxaaku diiday inaad dhahdid ana caynaba iyo burco Ayaan qabsanaya ?kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  60. Aarka hargaysa says:

    Majeerteen Waa dad an dhimasho Rabin tukaraq way kayaaceen markant arken guuxa baabuurta kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk markasay KU odhanayaan xaflad baanu kujirnaa er na eega hadhow kkkkkkkkkkk

  61. rooble says:

    waar ninka u kalla hadha oo qajila
    kkkkkkk guul fardo awliyoooo

  62. Aarka hargaysa says:

    Gudomiyaha gobolka sool oo wadahadal lafuraga gudomiyaha puntland mudane Gaas kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  63. Mustafe Daacad says:

    Fardajaan
    Adiga waxba kama qormay o naninyahigii waxakugu danbeysay malinkii tukaraq wankuu shegay hädan warkaga waan hayaa suliga daqiiqad daqiiqad ayad ugasha cabsi daraadeed kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Hadlayga fahan waxanku dhahay dhulbahante ciduu doono haduu waxku darsado mahi nin ishortagi kara mamul hadu sameysanayo sidoo kale lakiin idoorka aad xambarsantahy Ayaan diiday war adigu gabadh miyaad tahay hadal jilicsan ayan daremee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  64. Kamaal Adan says:

    Mustafe Daacad asc
    Hadalka halkisii ayaad dhigtay ilama harti waa dad wada dhashay meelna kala aadi mayaan horgalahana wakhtigii wulasoo dhamaday puntlander o dhan adankugu dabo feylaynaa islaam gah gah gah gah gah gah gah

  65. Mustafe Daacad says:

    Aarka
    Majeeren iyo idoor wali isma arkin xitaa dhulbahate iyo idoor Ayaan is arkin waar isku diyaari Hargeysa iyo burco warba maadaaa haya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  66. rooble says:

    bacaaaàaac hoo cawskaaaàaa
    bacaaaaaac hoo cwskaaaaaaa

  67. Mustafe Daacad says:

    Malshiyadadi mirqaanka aheyd o yaacya ayaad arki doontaa mardhow mamul Hargeysa ninkii soo afjari lahaa waa anigga viva Puntland kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  68. Mustafe Daacad says:

    Kamaal Adan
    Ind wanka qaaday .wax kale mahee waxaad diiday idoor iswata iyo isagoo kadhex qarabanya labo walala ah mise yacnii idoor waa walal hatina walalo maaha kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  69. Aarka hargaysa says:

    Daacad maxad nagula kaftamayaaa meeshaa gudomiyuhu sobooqday mitaanay kastamkii tukoraq ahayn kkkkkkkkkkkkkkkkkkk hada laaskii daayoo arinku tukoraq ayuu Marayaa ololaha dorashada ligalaget tukoraq

  70. Mustafe Daacad says:

    Roobe
    Bahasha weyn isku qabo mesha rag caraha somaray ayaku jireee kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kaftankiii kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  71. rooble says:

    tukoraq meeday
    tukoraq meeday waar ma ii sheegtiinooo
    alla tukoraq meeday maa ii sheegtiinooo

    calaacal badaa maalinba magaaalo
    ayaa la ga qabsanayaa hadana waa soo taganyiin waar ordoo qajila dad ma tihidinee
    adeer reer somaliland waa idin bartay

    kkkkkkkk alaahu akbar silicwaynaaa kkkkkk
    mxaa reerka fulaynimoo haysaa

  72. Aarka hargaysa says:

    Shicibkoow isdifaaca qurbojoogoow dagaalka gala klkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  73. Mustafe Daacad says:

    Aarka
    Wilashaas hadlaya miyani aaheyn wilal dhulbahnte ah o aad dhabarkoda kujirtid laangaaboow kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Waar xiniyo aadan laheyn haku faanin dhulka iyo ragaasi wey isleeyihiin bal meel igu sheeg Garoowe o aad 5 bari kahor qabsan lahey ? mxa 74km kujirsiyey horgalayashana sijoogi maayaane kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  74. Mustafe Daacad says:

    Aarkow
    Anigu waxan ahey ninka dawladnimo kuudiiday ninka qolka kugu xiray hädan adiga ahey kulama kaftameen lakiin dee rerku maxishodo waa wada faysal waaal kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  75. rooble says:

    mustafe daacad

    kkkkk. ina koosaliinda ninkan majeerteen ee naasa samaystay saw adiga maaha kkkkkkkkkkk ee waliba qoodha doonaaya

    ee yidhiy isaaaq ayaa sidaa iigalay
    oo naag iga dhigay

    uuuf uuuf uuf uuf hanala hadlin adeer waaad qudhuntee

  76. rooble says:

    mustafe daacad

    kkkk. waar niyaw ninkan naagta is ka dhigay ee majeerteen maxuu ahaa
    waayaabe alla ceeb waynaayeeey

    waar maxaa la dhintay dee ragiini ayaaa geedkii raga doobayaaa maxaydu dhul difaaaci

  77. Mustafe Daacad says:

    Rooble
    Kaas majeerten walahi mhaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkw waba rer Hargeysa wana isla idinka howlahaas somalida idinkaa uqabilsan gey copper ayaa madax u ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  78. Mustafe Daacad says:

    Dhamaan kheyr aaan idin rajeynayaa cafis buuxa akhyaray ciyaar Ayaan daawane Bacelina vs Celti vivaa Bacaaaaaaaaaaaaaaaaa

  79. rooble says:

    mustafe daacad

    ina koosalindaa caraar adeer meeshan baaraaraq la la ma yimaadee

    waar dhuunta adeer dalka in aad wax u qabataan kuma fiicnidin ee waxaad ku fiicantiin in qubaa laydinku ?????? heèeee
    kudaradeeee kkkkkkk

    ha iga dambaajininnee yaaca adeer
    waad dhuuman laydeen

  80. somalijecel says:

    KKKK Somalida aqoon yaridooda bal fiiriya 300.000 kun dollar ayaaka soo xaroota TUKA RAQ kkkk meesha fiiriya ma u egtahay meel ankee 30 kun ka soo xarooto?kkkkkk canshuuraha beriga sidaa uma badna dekadaha ayaanay 300kun ka soo xaroon qaarkood kkkkkkk bal maxaa qof ugu dhimanayaa dhulkaa zero AHkkkkkk

    Illaahay ha kala qabooji waa dad islaam ahe

  81. Land of Punt says:

    Mutafe Daacad
    Faroole aniga kuma raacsani wixii ku hadlay waana qoray, weliba adagii wax weyn ayaa la qaldan.
    Warkayga wuxuu u dhacayaa, haddii dhulka ninkii lahaa xabad ii haysto aniga maxaa dhulkiisa ugu dhiman oo iga yaala, haddii dhulkiisa u dagaalamo meel uga haro ma jirteen.
    Garoowe ayaan qabsan ninka yiri ha qabsado, dee ha qabsadaan, hadday markaas Majeerteen dagaalimi waayaan oo soo horkacaan dadkii Dhulkooda ugu talin lahaa ayagana ma kala jeclaadeen in Garoowe la gubo iyo in la qabsado.
    Wax Dhuloos keliya kuseeya maaha. Its principle.
    Dhulkaaga difaaco ama meel jeceshahay ku darso.
    Hiil iyo garab baa tol isku leeyahay laakiin go’aan gurigaa kuuma gaari karo.
    Galkacyo oo Galmudug la socota Ciise Maxamuud iima difaaci karo.
    Taas faham.

  82. rooble says:

    mustafe daacad

    ma ninka naasaa samaystay kkkkkkk

    waar qosol waynaa wallaahi iyo bilaahiy iyo tallaahi boqole ayaaa lagaga.tagaaye afkiisa ayaan ka hayaaa waxan ahay daarood
    halkaa markuu marinaayo ayaan damiyay kilibkii intaan naxay on qajilay

    midkale dadka somaliwayn cid aan ogayn majirtoo

    haaa waxa uu sheegay in rag qayilay oo reer hargaysa ah ay faraxumeeyeen lakii.
    asagu waxa uu yidhig waxaan ahay reerkaaa aan kuu sheegay

    uf uf uf uf uf uf uf uf uf uf fu

    illaahay ayaaa mahad leh aan isaaq ka dhigin . oo ceebtee naga bad baadiyay
    waxaaba iigu daran markay maamo malyuun ay difaaacday kkkkkkk

    Ok bye

  83. Aarka hargaysa says:

    Daacad durba sheekadii khaatumo ayaad bilowdeen khaatumaa odhanjirtay car kaalaya buhoodle dhabayacona waa kuwaa kule car kaalaya garoowe kkkkkkkkk kkkkkkkkk bilee sida tukaraq ugayaacdaan

  84. rooble says:

    raali galin buuuxda oo aan siinaayo akhyaaarta golaha soo gashaa caydaa qaawan een samuurada ku qoray raali ka ahaada somalidu way is wada kalifaysaa??

    waad mahadsantiyn

  85. Aarka hargaysa says:

    Ninka ragii markay halkaa marayso lamakaftamo raga caydhsaday ilaa jawaab uu kabixiyo wixii lagudhigay se halamashtu waa iska naageyti shuqul dumarkaa iska sidaasa

  86. Land of Punt says:

    Rooble
    Ileen doqon baad ahayd! War maxaa ku hadashay?
    Ma qaniis Majeerteen inta meel kusoo aragtay shirka la timid.
    Ma waxaa rabtaa in sawiro Iidoor waxa la yaabay hadda kusoo dhigo.
    Meesha sheeko rag la imow, inaan kaa yaabiyo oo Idoor ma ihi kaa yeersiiso haddaad rabin.
    35 sano Europe jooga, waxwalba aragnay, Iidoorka ayaana ugu mug weyn waxa la yaabay, cadayna waa kusoo dhigin.
    Laakiin shaqsi beel Somaliyeed ma matalo.
    Qabiil kasta oo weyn waa laga helin Sheik iyo Shariif iyo Gaal, Khaniis, pedefil iyo nacaladda alle wax ku dhacday.
    You are idiot. Don’t go that low.
    Run

  87. rooble says:

    bari waa jimce mubaarig o shaqo malleh
    cawaaays.com

  88. Land of Punt says:

    Kaas ka bilow, kuwa ka darana waan kusoo wadaa!!
    https://m.youtube.com/watch?v=snLppquy8aA

  89. rooble says:

    land of bunt

    kkkk. maya inader xaaal ayaan bixiyay oon mar ahayn oon labo ahayn lakiin saxiib waa laykalifay kan watamagaca . mustafe daacad . ayaa cayda igaga horeeyay sxb asagoon kaftan garanayn ayuu raga soo donanayaa wallaahi iyo bilaahi waa ka xumay sxb raalina waa bixiyay

  90. rooble says:

    land of bunt

    kkkkk. isdaji gudoomiye

  91. jaamac says:

    salaad cali jeele waxa laga hayaa (warkaa saxaafada looguma talo galin)kkkkkkkkkk
    ilaahay dagaalkaa ha innaga qabojiyo

  92. jaamac says:

    dhallinta reer somaliland ee goobta ka doodaya
    suaal
    calankeena waxa ku yaala tawxiidka kalmadaa weyn iyo dadka muslimiinta ah ee aad dhiigooda daadinaysaan sidee usu waafaqaysaa ??????????????

  93. jaamac says:

    rooble inaadeer
    dagaalkan waxaan u arkaa anigu fitno waayo dagaalka muslimiinta dhexdooda ahi waa dagaal fitno ah waana lagu danbaabayaa taageerada la tageero labadaa kooxood mid ka mid ah markaa ilaahay inoo barya in habacaa iyo isku foorarka innaga saaro insha allah guud ahaa ummada muslimiinta ah gaar ahaan somalida

  94. Land of Punt says:

    Anigana waxaan raali gelin ka bixiyey
    Clipka soo dhigay, iga raali ahaa waxaas oo kale in soo dhigo ma ahayn, waan ceeboobay.
    Qabiil weyn, wanaag iyo xumaanba waa leeyahay.
    Sorry.

  95. jaamac says:

    dhammaan akhyaarta salaamulaahi calaykum

  96. sOmalilander says:

    Land of Punt

    Waar qofkaas aad meesha soo dhigtay ee nacladu kusoo dhacday waxa uu noqday markii danbe reeraha yar yare Ogadeenku yaso ee BARTIRAHA la yiraahdo, waa kii Video danbe soo dhigay oo lahaa niman Daarood ah baa lacag igu siiyay inaan IDOOT DHALEECYO, FARXIYA KABAYARE ayaan ka daawaday clip ay soo dhigtay!

    Kkkkkkkkkk
    Kkkkkkk
    Kkkkk
    Kkkk
    Kkk
    Kk
    K

  97. sOmalilander says:

    Jamaac..

    Horey baan usheegay adi iyo Rooble iyo SAMAWADE inaydaan ahayn DURIYADA, laakiin DHUL-MAHANTAYAASHA tahiin , kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  98. sOmalilander says:

    Golaha wax Real Duriyada ah waxaan hayaa 3 nin oo qudha.

    1-LAALAYS.
    2-AARKA HARGEYSA.
    3-sOmalilander.

    Land of Punt. .inta kale JEEBKA KU QAADO!!

    GAH.GAH.GAH.GAH

  99. jaamac says:

    somalilander
    adigu muslim ma tahay mise waxaad ku khalkhalkhashay qurbaha runtu ma fantaa inaadeer
    diinta aynu haysanaa dagaalkaa waxay u taqaanaa dagaal fitno ah oo dad muslimiin ahi isku dilayaan mise waxaad naga soo booqatay kiniisad adiga iyo quraadada lagugu xantaa
    adigu is caddee inaadeer

  100. jaamac says:

    somalilander wallaahi burcaan joogaa inaan gurigayga calankii somaliya intaan ku xidho kuu soo sawiri aad ku waalatid burco ha la xoreeyo ha la xoreeyo
    yeeynaan isku dawikhine haadkaaga raac

  101. sOmalilander says:

    Sorry. .

    Mujaahid CIISE BUNI AXMED baan ka iloobay.

    Sorry Mujaahid!

    God bless Somaliland😎

  102. sOmalilander says:

    Jamaac..

    Calanka CHINESE ka sudho sxb hadaad doonto, soow kumaan qarxin, waar meeshan FBI Somaliland ayaa ka kaluumaysata sxb!!

    kkkkkkkkkkkkkk

  103. jaamac says:

    somalilander
    somaliland ha caabudin ilaahay caabud !!!!!!!

  104. sOmalilander says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  105. jaamac says:

    gurigayga anaa leh ballan waxa ah inaan kuusoo sawiro isagoo ka babanaya malaa somalilandta ayaad caabudaaye

  106. rooble says:

    jaamac

    aamiin inder wallaahi malin dhawayd oo an waraystay 3 nin oo ciidanka qaranka somaliland ah waxay ii sheegeen in dagmadii tukoraq ee dagaalku ka dhacay dawladu gaysay 9 guuto oo ciiidana sidaan u jooogay ayaan is badalay nimankii ciidanka ahaa wayyabeen iyaga qudhoodu way shakiyeen oo sir dawladu lahayd ayay shegeen waana lagu ganaaxi karaa sirta ciidanka o sheegeen hadal iyo dhamaan aad iyo aadban uga xumay dagaalka somaliland iyo buntland waliba annigu qurbo joog ma ihiy waxaan ahay qolqol.joog adigana sidookalle waxaad tay reer burco inader
    dagaalku horta halkaan joogo ma soo gaadhaayo o waxan jogaa hargaysa lakiin waxan u naxayaa caruurta wayeelka dumarka danyarta ah ee ay ciidamadu ku xeeranyiin reer garoowe iyo reer sool inader bal maxaad u dhigiy inanyar oo malcaamada qur.aanka kariimka ah aqrinaayo oo kitaabkii alleh ka caraaray sinaba dagaalku uma fiicna wbt jaamacoow dambiga kalshaale ayaan yaraynbaa

  107. jaamac says:

    somalinder
    difaaca aad ku jirtaa yaanu ku danbaajin jibbaduna jar ayeey kaa tuurtaa qunyar soco arlada

  108. sOmalilander says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  109. jaamac says:

    rooble inaadeer
    waad mahadsantahay qofka muslimka ahi waxa uu leeyahay naftaada oo kale wixii ku dhibayaa isna wuu dhibayaa in aad la jeclaato waxaad naftaada la jeceshahay waa diin iyo cibaado sidaa daraadeed warkaasi waa qoomamo ciddii haliilaysaana minyamaar iyo falastiin ha qabato halkaasaa xiniinyo looga baahanyahaye

  110. rooble says:

    kkkkk. somalilander

    maxaad nagarabtaa sxb ooonu samaynaa illeen adaa noo amiire

    kkkkkk

  111. jaamac says:

    hammaantiin salaamulaahi calaykum waan seexanayaa insha allah akhyaarta

  112. sOmalilander says:

    Dr Rooble

    Waxaan idinka rabaa inaad sidaa & si kadaran u difaacdaan XAQUUQAL IINSAANKA , ilayn waxaad tahiin XIBIGII WADDANIYEE.

    VIVA WADDANI PARTY..waligay ma taaageerin laakiin markuu dhacay ee uu TANAASULAY!!

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  113. sOmalilander says:

    Baan taageeray macnaha. .

    Jamaac, maylasocotaa awooweee.

    Viva The Human Rights!

    Kkkkkkkkkk
    Kkkkkkk
    Kkkkk

  114. Garqaad says:

    Reer woqooyi hadeey ictiraafkii heli lahayeen tolow mexeey sameyn laheyeen?

    Meel yarbeey qabsadeen markasaan faankooda ka joogi la.nahay

    Ogadaa pudland waa maamul ka tirsan koofurts somaliya hadaad bootada deyn weysaan dagaalku waa balaaranayaa

    Meyla socotaa awoowe but sitoow

  115. sOmalilander says:

    Jamaac..

    Laakiin deee meesha dagaal ka dhaco ee Casualties ay ka jirto baa looga bahanyahay hay’adaha Human rights ka iyo Red Cross iyo Red Crescent , laakiin deee meeshababa dagaal kama dhicinoo ayaar uun bay ka wareegeen ciidamada qaranku, markaa miyaan la odhon karin, dacayaado badan baad fidinaysaan hadaad tahiin, xisbiga waddani? !

  116. rooble says:

    somalilander

    kkkk. waar waan sexanayaa saaxiib kolay adiga imika ama hadeer ayuu waagii kuubaryay waqoyiga amerika camal .canada.
    kkkkk waxaanu illa wallanaa mid aanu wallaalo nahay oo maraykan jooga markan is idhaa seexo ayuu isoo garacaa cajiib walal waa seexanayaa iyo aniga imikuu waagi iibarya ee maxaad war haysaa sidaadaa ayuu jecelyay qaraxyada iyo goolaftanka somaliland . bye bye dhamaan haben wanagsan wbt

  117. sOmalilander says:

    Garqaad. .

    Waar bal hana cawryin, reer waqooyi waa libaax yadaa aad arkayso ee xadkoodii soo xidhanayeee..Lool.. waabaa #GGMU😎

  118. sOmalilander says:

    Dr Rooble. .

    Habeen wngsn Suldaan.

    Rageediii!

  119. sOmalilander says:

    Garqaad. .

    Reer Waqooyi Waa Kuwaas Xadkoogii Kasoo Xidhay Madaxweynaha Koonfur Ee FARMAAJO oo xataa kusoo dhci waayay arladii reerka uu ka dhashay ee DAAROOD.

    War Kale Ma Yaaalaa?!!

    God bless Somaliland😎

  120. Garqaad says:

    S/lander

    Dee naga dayaa bootada tukaraq layska hari maayo sida uu sheegay Mr gaas waxaad sugeysaan dagaal dal iyo dibad ah

    Hadda mashquul ayaan nahay

  121. sOmalilander says:

    Garqaad. .

    Waligood reer waqooyi ma yaqanaan booto iyo faan, laakiin markay arkaan wax dhab ah sida tan hadeer oo kale bay iska qayilaan, laakiin bal kawaran kuwa ayagoo arlada laga qaaday wali bootaaynayaa.. maanay mucjiso ahayn.

    Aaway dabcasar oo hawada ka qeeylin jiray?! Kkkkkkkkkkkkk

  122. sOmalilander says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ((kk (

  123. sOmalilander says:

    Reer Somaliland Sida Diin ama the tortoise ayay u socdaan, waxaad moodaabaa markii Ukraine ta waqooyi ayaar ayaar ugu fiday Ruushku..CRIMEA Garowe Inyar baa loo jidhaaa booweeyaal, AARIBOOWE WAA ARGAGAXNAY.

    GAH.GAH.GAH

  124. sOmalilander says:

    Toloow Aamina Afrique ma duriyadaa?! , waa number one walahay!!

    Love Amina Afrique💜💖💙

  125. mug libaax says:

    Idoor sal fuduudaa musuugu oo dhowro
    hhhh somalilander iyo kuug hargaysa wligiin kalshaale jaac ka dhexgurs

  126. Mr BaHaL says:

    Waar meesha waxaa isku helay wixii Inangumeed ahaa ee Habar Xabuush.

    Mid uunbaa run ah – inay Hargeisa tahay hooyga fusuqa,Taasi waa run.Saa Mr Cooper ayaaba u yimaada fasaxa.

    Wixii kale ee meesha ka socdaa waa nacnac.

    Khaniiskaasi ayaaba ka yaabay Hargeisa

    Dalmida

  127. Ali xasan says:

    There in is no question that dhulbahante decided to join with somaliland.

    We welcome your decision brothers, but you have to leave punt land within hours.

    Don,t try to play cheap game, it’s over.

  128. Ali xasan says:

    Punt land security services should have to arrest all dhulbahante people and take them to Tukarakh and hand over to somaliland security servises.

    Punt land and somaliland they have to work to get her to bring back these refug=es back to their land, which is somaliland.

    Let’s be honesty and be peaceful admimstrations.

    The choice of dhulbahante is somaliland, it’s clear and they have a right. So they have to go back home peacefully.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video