Madaxwayne Farmaajo Boosaaso Laga Sugayo, soo dhowayntii Carmo (Sawiro)

Boosaso (Kalshaale) Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dowlad goboleedka Puntland xalayna ku hoyday magaalada Qardho ee Gobolka Bari ayaa maanta wuxuu gaari doonaa magaalo Xeebeedka Boosaaso.

Qaban Qaabada lagu soo dhaweynayo Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ayaa haatan laga dareemaya magaalada Boosaaso iyadoo amaanka magaalada aad loo adkeeyay waxaana wadooyinka waaweyn ee magaalada Boosaaso lagu arkayaa Shacab tirobadan oo isku diyaarinaya Soo dhowaynta Madaxwaynaha.

Madaxwaynaha ayaa goor dhowayd si balaadhan loogu soo dhoweeyay Magaalada Carmo ee Gobolka Bari, Iyadoona Shacabku ay Wadooyinka Waawayn taagnaayeen, Wuxuuna madaxwaynaha Booqday Xarunta Tababarka Booliska Soomaaliya ee Carmo.

Wafdiga uu hogaaminayo Madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu ku gudo jiro booqashadiisa waxaa lagu wadaa in uu gaaro degmooyin ka mid ah gobolada Mudug iyo Galgaduud iyadoo halkaasi ay shalay gaareen wafdi hordhac u ah safarka Madaxweynaha.

HOOS KA DAAWO QAYB KAMID AH SAWIRADA SOO DHOWAYNTA ( CARMO ).


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (20)

  1. maxamud says:

    Dadkeenu waa dad hogaan wngsn iyo cadaalad waayey ee dunida shicib naga wanaagsan majiro xoogaa dhaqankii geeljiranimada ayaa jidkii toosnaa nagaweeciyey

  2. Ali xasan says:

    Daarood girls well done and good job, farmaajo waad ku faani kartaan oo dhulkiisii iyo dhul kaleba waa haystaa.

    Waxaan gabdhaha u sheegayaa in ay dhagax LA dhacaan dhulbagantaha farmajo daba ordaaya we qadada raadinayaa. Please stone them they are not men they are not even women.

  3. maxamud says:

    Ali xasan baabuurka meeldhexe miyaad kasoo raacday

  4. Land of Punt says:

    Maxamud
    Sxb, waa runtaa, dadka Somaliyeed waa misaakiin iska jeeljir ah oo wadadii fiican laga leexiyey.
    Qayr baan u rajayn meelkasta joogaan Maryoolayda

  5. Land of Punt says:

    Somali Maryoolay been been looguma bixin!
    Wax ka dhar badan ma arag.
    kkkkkkkkkkkkk

  6. amaal says:

    Asc carmo intee ladhaha waligey mamaqal madaxweyne isilaali tuuliyinķa masahlanee

  7. Dabshid says:

    Gabdhuhu DHAGAXDA ay kutaaganyahiin ma isku dheereynhayaan mise waa dhulkii dhamaa.

  8. Land of Punt says:

    Amaal
    Somalida dhulkooda ma taqaan, adigana ka mid ayaa tahay.
    Puntland wadankii 3 meelood meel waaye!
    Puntland wadanka Yemen ka weyn oo 36 million ku nooshahay.
    60 degmo ka waran hee!
    kkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Land of Punt says:

    Amaal
    Hadalkayga been ayaa qoray. Markaan hadda mar labaad aqriyey Yemen.-
    Yemen baa dhul ahaan weyn, dadkana waa 29 miliion million.

  10. amaal says:

    Land of puntland as sheegi Solana gobal EE bari IYO nugaal mahan mase dhulkalad kahadli?

  11. Dabshid says:

    Kkkkk

    Bari iyo Nugaal ayuu dal kaaga dhigey sida Yemen oo kalaa.

    Alla maxaa Qurbaha lagu qafiifey.

  12. maxamud says:

    Dabshid sxb sln sare madaxweyne xaaf dhuusameeb imanaa usbuucan maqlay bal warka isii

  13. Dabshid says:

    Max’uud

    Sidaan horeyba u sheegey Shaqada ugu horeyso Madaxweyne Farmaajo waa inuu maamulka Galmudug geeyo Caasimadda Dhuusa-mareeb, sidoo kale uu mideeyo Alsubagle iyo Maamulka.

    Hadduu ku guuleysto arintaas Shaqadiisii 1/4 wuu Fuliyey waxaa u harey –

    -Maqaamka Xamar
    – Alsheydaan UGUS
    – Somaliland

    Hadduu ku fashilmo Mideynta GalGaduud iyo Mudug, cid waxkale ka sugeyso maleh, ( wuxuu la midyahey Xassan Shiikh oo ku fashilmey Cagajiidkii iyo Xad gudubkii uu ku sameeyey Xamar NAAS IRMAAN).

  14. Land of Punt says:

    Dabshid
    Jacayl madaxweynaha u qabaan ayaa qof walba meesha ugu dheer fuulay si u indhihiisa ugu arko.kkkkkkkk
    Qaarbaa guryaha kor fuushan.
    La isbaray Somalida runta waxay joogaan Puntland.
    Galmudug lugooyo Dhuusamareeb iyo Cadaado isku been guurayaan, Somaliland wadankaba in lagu kala tago ayey rabaan,
    Xamar iyo koofur madaxa iskula jiraan, maalintii waa wasiir iyo sarkaal amniga suga habeenkiina waa Alshabaab soo dira ciyaal isqarxiya. kkkkkkkkkkkk
    Viva Farmaajo

  15. maxamud says:

    Dabshid sxb aan kula kaftamee sacadku ninkarmeed wuu kasoo baxaa lkn isla sacadka ayaan wax u ogolaan xaaf waa nin arintaas og wuxuu ogaaday howshan ceyr inuu wadi karo waa niman wax isu ogol aan iskadaba jiitamin marka xaaf inuu ceyr ugadhuunto ayuu rabaa maamulka

  16. Kamaal Adan says:

    Amaal
    Farmaajo udhilkiisi ayuu jooga adna ibadi meyside naga dhaaf ciyaarta waar dadki maseyr puntland ayakuwada dhacay illahoow caafi gah gah gah gah carmo mataqanid bal tuulo aad leedahay nosoo qor gah gah gah gah gah gah

  17. Kamaal Adan says:

    Rer puntland qofkii dhul ugafanayow hslkaa kusoo qor anaga dhulkena calamkii ayaa dawanaya gah gah gah gah gah

  18. amaal says:

    Kamaal waxan arkay madaxweynaha cabaar ku lugeyay banaan qorax lamadegaan hoos geed laheen kk kk saxarahas madhuk IGA dhigeysaan yaahuuuu

  19. amaal says:

    Puntland markan kamaseyra anoo hiiraan badark iyo galeydii lagaturay baarka cambahii bisladay barwaaqo kunool dhalan maiheeso boowe see weeye




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Deeq Lacageed Oo Sh Cabdilaahi Cawed Gaadh Siiyey Dhibane 15 Sanadood Xanuun Ujiifay
- Jan 20, 2018
Widhwidh(Kalshaale) Maxamed Cabdilaahi Fayax Waa Wiil Somaliyeed Kuna Xanuunsanaya Mudo 15 Sanadood Kabadan Baadiyaha Maxamed ...
Daawo Video:Ismaaciil Cumar Geelle oo ka Hadlay Doorashooyinka Barlamanka Jabuuti iyo Arrimo kale
- Jan 20, 2018
Jabuuti (Kalshaale) Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Waraysi uu Bixiyey Waxaa uu Kaga ...
Madaxweyne Farmaajo oo Caadado dib ugu laabanaya iyo Qorshiiisa (Warbixin)
- Jan 20, 2018
Cadaado (Kalshaale) Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ...
Howlgal dagaal isku rogay oo Ciidamo Mareykan ah ay ka qayb galeen oo ka dhacay Gobolka Jubbada hoose
- Jan 20, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Wararka naga soo gaaraya Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in halkaa uu ...
Daawo:Ururka Dhalinyarada Buuhoodle oo Olole Nadaafadeed iyo Wacyi galin ka Bilaabay Buuhoodle Sawiro
- Jan 20, 2018
Buuhoodle (Kalshaale) Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Koox Dhalinyaro ah ay Hindiseen ayaa ...

Featured Video