Waraysi Xiiso leh: maxaa kala qabsaday Rashiid Diiriye Iyo Wariye Cali Xaraare “Khaatumo Daaqada miyay ka baxday “

Minneapolis  (Kalshaale) Rashiid Diiriye Faarax Faarax Afhayeenka Jaaliyadda Khaatumo ee dalka imaaraadka Carabta ayaa dhowaan soo gaadhay Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, Waxaana Waraysi Xiiso badan la yeeshay Wariye Cali Xaraare.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ugu Horayn wuxuu ka hadlay Waxyaabaha uu ku arkay Jaaliyadda Khaatumo ee ku dhaqan Maraykanka, Xaalada Khaatumo, Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland.

Dhinaca kale Rashiid diiriye ayaa Wuxuu ka Jawaabay  hadal kasoo yeedhay Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Gaal, Wuxuuna sidoo kale dagaalkii dhowaan Tukaraq ka dhacay ku tilmaay mid Nasiib darro ah,  Isagoona eedayn u jeediyey  maamulka Puntland.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (6)

  1. Hayaan says:

    Doqon iska naaxay

  2. Hayaan says:

    Raga naaxayee ee kaga naaxi waayey. Iska naaxay wada naaxay horgal naaxay:

    Sharaf xumo ku dhimo qof walba taariikhda ayaa qori doonta waxaa kuu taal taariikh madow daraawiishta dhexdooda SNM la ictiraafi maayo

  3. Ahmed Somali. says:

    ASC
    Baalasha uu ku duulo 2legde Cali Khaliif Galaydh waxaa ka mida M/muud Sh. Cumar & Rashiid Diiriye. WBT

  4. Hayaan says:

    Shacabkii doortayna khasaareeye Saleebaan Gaalna yeeli waa wixii ay ka baryeen Horgaladu!! Yaa miciin qofku sidiisaba haddii damiirku ka dhinto waxba kama xishoodo hooyadii ayuu ka furanayaa maryaha.

    Raga naaxayee ee laga naaxi waayey alaah wada naaxay iska naaxay naasa yeeshay horgal.

  5. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    Walee DHULBAHANTEE god buu ku dhacay. Tallow, haddi maantay DAAROOD xoreeyo LAASCAANOOD, oo dabada kaga dhacaan IIDOOR WAGASHLE iyo wixii la socda, tallow, rag aan ogahay ee uu ka mid yahay:

    ++ PROF. CALI KHALIIF GALAYDH
    ++ MUDANE BAASHEE
    ++ INA CANBAASHEE
    ++ XAGLATOOSIYE
    ++ INA FARATOOL
    ++ IYO KUWO BADAN OO KALE

    Tallow maxeey dhihi doonaan: Wax kale dhihi maayaan:

    == MAJEERTEEN== baa nagu soo duulay.

    == ADEER, MAJEERTEEN iyo GEESIYAASHA DHULBAHANTEE == haddi ay maantay daafacaan dhulka DHULBAHANTEE, walaahi waxeey daafaceen:

    ++ SHARAFTII DHULBAHANTEE
    ++ SHARAFTII HARTI DAAROOD
    ++ SHARAFTII DAAROOD WEYNE.
    ++ SHARAFTEE HABALAHA DHULBAHANTEE
    ++ SHARAFTEE HABLAHA HARTI DAAROOD
    ++ SHARAFTII HABLAHA DAAROOD WEYNE.

    Walaahi waan ogahay IIDOOR WAGASHLEE, calankiisii maantay ayuu dhacay. Mar haduu dagaal galay, wax la yiraahdo SOOMAALILAND waa dhamaatay.

    Maalintii xabbado afka ka baxdo, wax la yiraahdo SOOMALILAND waa dhamaatay.

    SOOMALILAND waxaa u soo baxay magac kaliya oo ah:

    IIDOOR WAGASHLEE, magaacsna wuu wax ku qaybsanayaa.

    Waxuuna la mid noqondoonaa:

    ++ GALMUDUG STATE
    ++ HIIRSHABEELE STATE
    ++ WESTERN STATE

    OGSOONAADA:

    Haddi IIDOOR WAGSHLEE lagu jebiyo dagaalkaas oo ay ka baxaan LAASCAANOOD, waxaa laga soo jari doonaa AWADAL LAND.

    IIDOOOROOOW ratigeeno ha idin qaado.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  6. Ali xasan says:

    Dhulbahante clearly join somaliland, and that is their choice, we have to respect the choice of the people.

    No more vice presedent, no more generals, no more ministries of dhulbahante in puntland. By by brothers




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Deeq Lacageed Oo Sh Cabdilaahi Cawed Gaadh Siiyey Dhibane 15 Sanadood Xanuun Ujiifay
- Jan 20, 2018
Widhwidh(Kalshaale) Maxamed Cabdilaahi Fayax Waa Wiil Somaliyeed Kuna Xanuunsanaya Mudo 15 Sanadood Kabadan Baadiyaha Maxamed ...
Daawo Video:Ismaaciil Cumar Geelle oo ka Hadlay Doorashooyinka Barlamanka Jabuuti iyo Arrimo kale
- Jan 20, 2018
Jabuuti (Kalshaale) Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Waraysi uu Bixiyey Waxaa uu Kaga ...
Madaxweyne Farmaajo oo Caadado dib ugu laabanaya iyo Qorshiiisa (Warbixin)
- Jan 20, 2018
Cadaado (Kalshaale) Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ...
Howlgal dagaal isku rogay oo Ciidamo Mareykan ah ay ka qayb galeen oo ka dhacay Gobolka Jubbada hoose
- Jan 20, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Wararka naga soo gaaraya Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in halkaa uu ...
Daawo:Ururka Dhalinyarada Buuhoodle oo Olole Nadaafadeed iyo Wacyi galin ka Bilaabay Buuhoodle Sawiro
- Jan 20, 2018
Buuhoodle (Kalshaale) Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Koox Dhalinyaro ah ay Hindiseen ayaa ...

Featured Video