Daawo Video: Gudoomiyaha Cusub ee Jaaliyadda Khaatumo ee Minnesota oo Waraysi bixiyey Iyo Wuxuu uga hadlay

Minneapolis  (Kalshaale) Maxamuud Cumar Ciise ( Xiirey )   ayaa dhowaan loo doortay Gudoomiyaha Jaaliyadda Khaatumo ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa ugu horayn wuxuu ka hadlay waxyaabaha loo doortay iyo Waxyaabaha ugu muhiimsan ee uu qaban doono.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waraysi uu la yeeshay Wariye Cali Xaraare ayaa Wuxuu kusoo Bandhigay Gudoomiye  Xiirey  Arimo kala duwan oo maamulka Khaatumo ku saabsan,   Wuxuu sidoo kale ka halday Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland, Xukuumada Cusub ee Somaliland.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (4)

  1. Ali xasan says:

    Ali xaraare ninkaan maxaad uga xishoonaysaa?. Ninkaan su.aal simple ah maad waydiisid. Ali khaliif waa somaliland isagu marka somaliland miyuu taagersan yahay?,

  2. Land of Punt says:

    Ali xasan
    kkkk
    Cali Xaraare laftiisa ayaa Somaliland u shaqeeya!
    Waa igu shubo.
    Suaalaha waydiinayo waa loo soo qoray.
    Meesha laba horgale ayaa isku waraysanaya.
    Nimaskaas Iidoor oo ictiraaf u waashay ayaa lacag faraqaya, sidoodana Iidoorku waa deeqsiyiin, maaha sida Dhabayacada oo lacag been been u bixin..kkkkkkk
    Wixii Dhuloos iyo Warsangeli ah oo media ka shaqeeya ama Isim ah ama aqoon leh ama xitaa aftahan ah, mushaar u qoreen.
    yaan warka kaa hoos bixin saaxiiib.
    Baro Cali Xaxaraare waxaa biisha oo u shaqeeyaa dowladda Muse Biixi.
    Anaa kuu huba warkaas.
    Run

  3. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    Walee DHULBAHANTEE god buu ku dhacay. Tallow, haddi maantay DAAROOD xoreeyo LAASCAANOOD, oo dabada kaga dhacaan IIDOOR WAGASHLE iyo wixii la socda, tallow, rag aan ogahay ee uu ka mid yahay:

    ++ PROF. CALI KHALIIF GALAYDH
    ++ MUDANE BAASHEE
    ++ INA CANBAASHEE
    ++ XAGLATOOSIYE
    ++ INA FARATOOL
    ++ IYO KUWO BADAN OO KALE

    Tallow maxeey dhihi doonaan: Wax kale dhihi maayaan:

    == MAJEERTEEN== baa nagu soo duulay.

    == ADEER, MAJEERTEEN iyo GEESIYAASHA DHULBAHANTEE == haddi ay maantay daafacaan dhulka DHULBAHANTEE, walaahi waxeey daafaceen:

    ++ SHARAFTII DHULBAHANTEE
    ++ SHARAFTII HARTI DAAROOD
    ++ SHARAFTII DAAROOD WEYNE.
    ++ SHARAFTEE HABALAHA DHULBAHANTEE
    ++ SHARAFTEE HABLAHA HARTI DAAROOD
    ++ SHARAFTII HABLAHA DAAROOD WEYNE.

    Walaahi waan ogahay IIDOOR WAGASHLEE, calankiisii maantay ayuu dhacay. Mar haduu dagaal galay, wax la yiraahdo SOOMAALILAND waa dhamaatay.

    Maalintii xabbado afka ka baxdo, wax la yiraahdo SOOMALILAND waa dhamaatay.

    SOOMALILAND waxaa u soo baxay magac kaliya oo ah:

    IIDOOR WAGASHLEE, magaacsna wuu wax ku qaybsanayaa.

    Waxuuna la mid noqondoonaa:

    ++ GALMUDUG STATE
    ++ HIIRSHABEELE STATE
    ++ WESTERN STATE

    OGSOONAADA:

    Haddi IIDOOR WAGSHLEE lagu jebiyo dagaalkaas oo ay ka baxaan LAASCAANOOD, waxaa laga soo jari doonaa AWADAL LAND.

    IIDOOOROOOW ratigeeno ha idin qaado.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  4. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    LOP adeer, inaad INJIR ugu yeerto Guddoomiyaha Maamulka Khaatumo State of Somalia ma jeclaysane fadlan KA DAA. WBT




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Deeq Lacageed Oo Sh Cabdilaahi Cawed Gaadh Siiyey Dhibane 15 Sanadood Xanuun Ujiifay
- Jan 20, 2018
Widhwidh(Kalshaale) Maxamed Cabdilaahi Fayax Waa Wiil Somaliyeed Kuna Xanuunsanaya Mudo 15 Sanadood Kabadan Baadiyaha Maxamed ...
Daawo Video:Ismaaciil Cumar Geelle oo ka Hadlay Doorashooyinka Barlamanka Jabuuti iyo Arrimo kale
- Jan 20, 2018
Jabuuti (Kalshaale) Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Waraysi uu Bixiyey Waxaa uu Kaga ...
Madaxweyne Farmaajo oo Caadado dib ugu laabanaya iyo Qorshiiisa (Warbixin)
- Jan 20, 2018
Cadaado (Kalshaale) Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ...
Howlgal dagaal isku rogay oo Ciidamo Mareykan ah ay ka qayb galeen oo ka dhacay Gobolka Jubbada hoose
- Jan 20, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Wararka naga soo gaaraya Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in halkaa uu ...
Daawo:Ururka Dhalinyarada Buuhoodle oo Olole Nadaafadeed iyo Wacyi galin ka Bilaabay Buuhoodle Sawiro
- Jan 20, 2018
Buuhoodle (Kalshaale) Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Koox Dhalinyaro ah ay Hindiseen ayaa ...

Featured Video