Daawo: Halkii Saaka ay ku Dagaallameen Somaliland iyo Puntland +Khasaaraha

Ciidamada Somaliland iyo Puntland ayaa maanta mar kale dagaal uu ku dhex marey
meel u dhaxey deegaaanka Tukaraq iyo Godqaboobe , dagaalkan ayaa qarxey ka dib markii
subaxnimadii hore ee saaka ay la wareegeen magaalada Tukaraq oo magaalada Laascaanood kaga beegan dhanka bariga
50 Km , magaalada Garoowena ka beegan 70 km .

Dagaalkan oo si goos goos ah u socday ayaa la sheegay inuu jiro khasaare naf iyo maalba leh

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 

Ciidamada Somailand oo iminka ku sugan Buundo lagu magacaabo Kun jeer anigaa ku jecel ee duleedka deegaanka Tukaraq
ayaa waxaa la sheegay in ay jireen baabuur ku gubtay dagaalkani .

Dhinaca kale , Ciidamada Puntland ayaa iminka ku sugan deegaanak God qaboobe oo 15 Km u jirta Deegaanka T


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (11)

  1. Dabshid says:

    Maamulka North Somalia waa ineysan ku soo xad gudbin xuduudaha Koofurta Soomaaliya, wixii nabad lagu waayo colaad laguma helo.

    Mr Biixi waa inuu ilaaliyaa qodobadii lagu heshiiyey shirkii Turkey.

  2. farxiyo says:

    Dhulbahante maantuu ceeboobay.
    Markuu iidoor soohogaamiyey.
    Sharaf xumo Ku dhinta aakhiriyo adduunba.
    Ilaahayow ,Maca anigaa Farxiyo ah,dhulka
    Nala jar.
    Dee noloshayadu waxay tareyso baanba jirin.
    Waxan is lahaa horgalayaasha damiirkoodu wuu nool yahay,laakiin maantaan quustay.

  3. sOmalilander says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. jaamac says:

    farxiya
    waa ku sidee maxaad isu habaaraysaa dhulka iyo dadkuba waa somaliland hadday qabato ma yuhuudbaa ku heshay bal u kaadi kacdoon maskaxeedka inaabti kkkkkkkkkkkk

  5. BARAWANI KING says:

    FARXIYO:

    Habar yar waxba ha walwalin. Maantay ayee DAAROOD ugu fiican yiheen. Waadna arki doontaa, IIDOOR oo ka soo jeedsaday ilaa BURCO, markii ay xabbada xamili waayaan.

    Ku seexo, in aysan nin dambe oo IIDOOR ah uusan ka soo toosin doonin LAASCAANOOD.

    Waa fursad weyn ee maantay HARTI DAAROOD helay. IIDOOR oo ku soo duulay.

    IDOOR iyo kuwa la socodaba, waad arki doontaa meesha la geeyo.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  6. jaamac says:

    barawaaniyada
    ma bahalkaaga casbaad kusoo kala qabanaysaa durriyada oo aad ku cawaraysaa illeen awoodaadii waa fadal dheere gugaa geelu ka cabayaa meeshaad maalin carrarto kkkkkkkkkkkkkkkk

  7. sOmalilander says:

    Barawaani King. ..

    Laascaanod baad ka hadlaysaa meesha kabaha laydinla durmarayna waa garowe dusheedaa.

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Garqaad says:

    Dagaalkii HUNGURIGA ee somaliya

  9. farxiyo says:

    Barawaani.
    Waar iidoor meesha kuma dagaalamin ee horgalayaal baa dagaal qaadey,oo qabsadey tukaraq.
    Waar sida ilaahey iiga adag yhy,Ayaan iidoor uga adkahay.
    Daaroodna uma baahni.
    Waxan ka xumaadey oo keliya in horgalayaashu weeraraan degaankooda.
    Walaahay oo bilaahey ,tolaahay,inaan iidoor awoodin iney tukaraq qabsadaan.
    Ma xiniinyaha Jaamac siyaad baa lagu faanayaa.,garacii Ina canbaashe,ilaahey Ku soo qabey khaniiskiiyow.
    Barawwani war ma hayside aamus dhabayacyahow.

  10. farxiyo says:

    Somalilander.
    Computerka haka faanine car car ,adigoo iidoor ah tag,garoowe.

  11. somalijecel says:

    War illahay ka baqa oo illahay u barya in uu dhiigaa dadkaa muslimka ah alle kala qaboojiyo.

    Wiilashaa masaakiinta ee dhimanaya ama dhaawacmaaya yay ka dhintee ama ka dhaawacmeen.

    For sure,kama dhimanayaan isaaq,daarood etc.Kama dhimanayaan Muuse Biixi Cabdiwaligaas etc waxaa ay ka dhimanayaan waa qoysaskooda iyo waalidkii dhalay.Nin ayaa dhihi jiri ama ku tilmaami jiray somalida daanyeer waana hubaa daanyeerka ayaa meel looga dhacay marka caqligu shaqeeyo.

    Illahay ha kala qaboojiyo idinna shaydaanka iska naara illahayna u noqda barwaaqada aad ku jirtaan ee qurbaha ayaa idinkaga daray illeen somali barwaaqo ma xajin karee.




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Deeq Lacageed Oo Sh Cabdilaahi Cawed Gaadh Siiyey Dhibane 15 Sanadood Xanuun Ujiifay
- Jan 20, 2018
Widhwidh(Kalshaale) Maxamed Cabdilaahi Fayax Waa Wiil Somaliyeed Kuna Xanuunsanaya Mudo 15 Sanadood Kabadan Baadiyaha Maxamed ...
Daawo Video:Ismaaciil Cumar Geelle oo ka Hadlay Doorashooyinka Barlamanka Jabuuti iyo Arrimo kale
- Jan 20, 2018
Jabuuti (Kalshaale) Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Waraysi uu Bixiyey Waxaa uu Kaga ...
Madaxweyne Farmaajo oo Caadado dib ugu laabanaya iyo Qorshiiisa (Warbixin)
- Jan 20, 2018
Cadaado (Kalshaale) Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ...
Howlgal dagaal isku rogay oo Ciidamo Mareykan ah ay ka qayb galeen oo ka dhacay Gobolka Jubbada hoose
- Jan 20, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Wararka naga soo gaaraya Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in halkaa uu ...
Daawo:Ururka Dhalinyarada Buuhoodle oo Olole Nadaafadeed iyo Wacyi galin ka Bilaabay Buuhoodle Sawiro
- Jan 20, 2018
Buuhoodle (Kalshaale) Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Koox Dhalinyaro ah ay Hindiseen ayaa ...

Featured Video