Shiikh Shaydaan Ciijiye oo Laascaanood ka Furey Xarun Wayn oo Baahi Wayn Loo Qabey Soo Dhawayn Diiran

Magaalada Laascaanood ayaa waxaa dhawaan soo gaadhey Sh Khaliil Jaamac Maxamed oo ku magac dheer ‘Shaydaan Ciijiye’ Waxaa uu ka furey Xarun lagu daaweeyo laguna baxnaaniyo dadka qaba xanuunada kala duwan

ee isugu jira Isha Sixirka Jinka iwm , Xaruntan oo lagu magacaabo ‘Daaru Dawaa’ ayaa waxaa ka faa’idaystay bishii tagtay dad ka badan 1,000 .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 

Shiikh Khaliil Shaydaan Ciijiye oo noqday qof ay si wayn u soo dhaweeyeen dadka ku dhaqan magaalada Laascaanood ayaa sheegayin mudo kooban oo ku sugnaan doono magaalada Laascaanood waxaa uu dadka ka daawayn doonaan shan xanuun oo dadka ku dhaca.

 

Dhinaca kale , Waxaa uu shiikhani ka soo shaqeeyey magaaloyin kale oo ay ka mid yihiin Boosaaso , Garoowe ,

Burco , Hargeisa iwm .

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. Nuurkanederland says:

    NINBA DHAN U BADI,!!!!
    HERBAL MEDICENE MIYAA?




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Deeq Lacageed Oo Sh Cabdilaahi Cawed Gaadh Siiyey Dhibane 15 Sanadood Xanuun Ujiifay
- Jan 20, 2018
Widhwidh(Kalshaale) Maxamed Cabdilaahi Fayax Waa Wiil Somaliyeed Kuna Xanuunsanaya Mudo 15 Sanadood Kabadan Baadiyaha Maxamed ...
Daawo Video:Ismaaciil Cumar Geelle oo ka Hadlay Doorashooyinka Barlamanka Jabuuti iyo Arrimo kale
- Jan 20, 2018
Jabuuti (Kalshaale) Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Waraysi uu Bixiyey Waxaa uu Kaga ...
Madaxweyne Farmaajo oo Caadado dib ugu laabanaya iyo Qorshiiisa (Warbixin)
- Jan 20, 2018
Cadaado (Kalshaale) Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ...
Howlgal dagaal isku rogay oo Ciidamo Mareykan ah ay ka qayb galeen oo ka dhacay Gobolka Jubbada hoose
- Jan 20, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Wararka naga soo gaaraya Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in halkaa uu ...
Daawo:Ururka Dhalinyarada Buuhoodle oo Olole Nadaafadeed iyo Wacyi galin ka Bilaabay Buuhoodle Sawiro
- Jan 20, 2018
Buuhoodle (Kalshaale) Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Koox Dhalinyaro ah ay Hindiseen ayaa ...

Featured Video