MUUQAAL: Xildhibaan Lama Filaan ku dhigay xaflad la isugu yimid C.raxmaan C.shakuur iyo Xubno Farmaajo Diidan !

Muqdisho (Kalshaale) Xildhibaan Abdishakuur Cali Mire oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya, oo maanta Khudbad ka jeediyey Kulan lagu qabtay Muqdisho ayaa sheegay in 8 siyaasiyiin oo isku beel ah ey yihiin kuwa mucaaradka ku ah dowladda, isagoo afka ku dhuftay Abdirahman Abdishakuur oo markaasna goob joog ka ahaa madasha.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Mucaaridnimada maanta Jirta waa  Wixii aan rabo hadaan waayo waxbaan Duminayaa,   Hadii maanta mid kamid ah lasiiyo Xilka wasiirnimo, Farmaajo Nin wanaagsan ayuu Noqonayaa, C.raxmaan C.shakuur Doorasho ayuu galay waa laga badiyey,   Waana sugu kari la’yahay Hada “ ayuu yidhi.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (7)

  1. absame boy says:

    xildhibaan c.shakuur gaal-eri walee libaax sade daarood aha dheh. xiniinyuu dhoocaaraaa meel buu saaray mooryaantii iyagoo wada horfadhiya ayu runta usheegay.

  2. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Ninka itopian ka farxinaya Ama Kenya, Cadaalada Ah
    Cadaw kal kaal, Waa in Lala Tiigsaddaaa, Asaagood
    Wuxuu Habeen iyo Dharaar ku Mushquul Sanyahay,
    Siduu Dalkooda U Qabsan Lahaaa, Iyana Raacato,
    Uga Dhigan Lahaaa, Siduu Jaaniskaa ugu Guleysan_
    Lahaa, kuwo diin Dadnimo ku Liita U Adeegsan
    Lahaaa, iyagana Waxaa U Muhiima Jagada farmajo,
    Ta Kheyre, Intey Dariishada, Kasoo dhacaan Labadaa
    Kursi ku Fadhiistaan, heey haato Heey Haato, Ayaad
    ku Hoobateen, Waayo Damiirka, dadnimo, Ma Dugsataan, waar dalkan Aad Cadawga U Dumineysaan
    Miyaaney iyagu ku Nooleyn Awlaadoodu, Ehel koodu,
    Qaar baa Laleeyahay Waa Aqoon Yahano,? Maxaa
    Maskaxda ka Meydhey, Oo Ay Sida Bini aadanka ugu
    Fakeri waayeen, waxaa ka Sii Nasiib Daraan kuwa
    wax garadka U Ah Ama Marjica, Iney U Atkaan, Iney
    Hawl Qaran U Wadaan, Umad Aan isqabaan, waxay
    ku Danbeysaa, meel Madow, waayo wixii Ilaahey ka
    Fagoow ku Yidhi hadaad Daaintoo, Laa Shakila, Inuu
    Ale Ifka kugu Duleynayo, Aakhiro intaan Lagaadhiin,
    maxaa U Diidey iney xusbi Mucaarada Furtaan,
    Hadey isku ogyihiin Qacli wax Hoggaamiya, shuqul
    Mooryaanimo, waqtigeedii waa dhamaadey,

  3. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Iley maqaar Nafi ku Jirto Dibnaha Ma Daboosh,
    Kii Bada qaranka kuukaayo U Saxeexay, Ayaa hadlaya
    Iyo kii ku fashilmey haayada Nabad Sugida,
    Nafeey, Maxaad Luudineysaa, Lawyo Luqun Lur
    Liidasho, lalleelmo, Ladnaanta, ku Naaloon, Laaluush,
    Oo Lalmii, Loxodka, Kula LuudayaanNeeeeeeeeee,)

  4. maxamud says:

    Maxaa lax sida wax loo qoro uun baraty

  5. Hiilqaran says:

    Kkkkk gaal iri melbuu saaray doqonkii ina cabdishakuur Kkkkk jajuus. Com

  6. shaxda says:

    Hebel mire magaranayo laakiin wuxuu isku qalday sistamka hadda somaliya ku jirto ayuu ka dhigay ama ka dhaga adeegay

    Sidee aniga illa tahay inta uuna eeda dusha kasaariin xilibaanada qaranka waxay aheyd inuu fiiriyo habka ayku fadhiyaan

    Xilibaanada parlamanka miyaa laga gudbay habkii qabaa’iladda ???waa maya

    Marka meel lagu soo ogaado 4.5 ayuu xilibaanku ka hadlikaraa sistamka uu maanta kahadlayo

    Marka mafiicna in xaqiiqda la iska indhotiro hadday tahay nin necbeysi ayaan ku lifaaqayaa

  7. somalijecel says:

    @SHAXDA KKKK waxaan u arkaa in uu iftiimiaya abtiyaashay in wax badan ka qaldan yihiin.
    1-Cali Mahdi wixii dagaalka kala hortagay abtiyaashay ayay ahaayeen.Awoowgay Caydii AU ayaa u horeyay.
    2-Cabdiqaasim wixii ka hortagay abtiyashay ayay ahaayeen reer awowgay(xuseen caydid)
    3-Cabdullahai yusuf AU.Wixii dagaalka kala hortay abtiyaashay ayay ahaayeen.
    4-Sheekh Shariif waa ka daba qaylinaayeen
    5-Xasan sheekh laaluul ayuu ku waday waana ka daba qaylinaayeen.

    Maxaa abtiyaashay kaligood ka maqan?
    Arrintan uu asbiibay ee yiri ANAGA haddaan la imagacaabin walaahi waa runtiis.Xog-ogaal ayaan ahay HG/MR labada.

    Bal caqliga meesha uu kaga yaal ii sheeg yuusf garaad waa laangaab,anigaa laandheere ah ha la igu bedelo?illahay ayaan kugu dhaariyay ma saxbaa?HG wax ay ka weyday MR uma ma laynaayo nin kale oo somali ah in ay ka helayaan dhinac kastaa marka laga fiiriyo.LAAKIIN MR WAA DIIDAY digdilayn iyo buuto xalka muxuu yahay?
    Mise waxaa ilahay abtiyaashay ka baryayaan mid aan ka nixin sidii AU cabdullahi yusuf oo kale?Anaga ugu yaran dhib nagama gaarayo saaxiibadeen,walaalaheen iyagaana dadka ugu jecel nahay laakiin abtiyaashay ma sahlana walaahi.




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Faransiiska oo meel-mariyay Shuruuc adag oo dhanka dadka soogalootiga ah
- Apr 23, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Baarlamaanka dalka Faransiiska ayaa meelmariyay shuruuc dhanka socdaalka ah oo sii adkaynaya ...
Musharixiinta gudoonka baarlamaanka iyo Wakhtiga ay isdiiwaan gelinayaan
- Apr 23, 2018
Muqdisho (Kalshaale)  Waxaa maanta la filayaa in mid kamid ah sharuudaha laga doonayo inay buuxiyaan ...
MUUQAAL: RW. Khayre oo sheegay in Soomaaliya ay Sanad ku gaadhay meel Caalamku uu ka yaabay oo laga filaynin
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha ...
Muuqaal: Wararkii ugu dambeeyay Ilaa 50 Qof oo Qarax ku Dhintay (Daawo)
- Apr 22, 2018
Nairobi (Kalshaale) Nin bam isku soo xiray ayaa Axadi maanta ku dhawaad 50 ku ...
Mo Faarax oo kaalinta 3-aad ka galay tartanka Marathon-ka London (Daawo)
- Apr 22, 2018
London (Kalshaale) Orodyahaynka matala dalka Britain Mo Farah ayaa Marathon-ka London ka dhacaya ka ...

Featured Video