MUUQAAL+Murugo: Donald Trump oo Soomalida Masaafurinaya iyo Dumar ay Ilmadu ka dhamaatay iyo Waxa dhacay

Minnesota (Kalshaale) Qaar ka mid ah qaraabada iyo qoysaska 92 qof oo Soomaali ah oo laga masaafuriyay dalkan Mareykanka, islamarkaana diyaaraddii sidday iyadoo aan gaarin Soomaaliya ay dib ugu laabtay Mareykanka, ayaa waxa ay banaanbax ka dhigeen magaalada Minneapolis ee Gobalka Minnesota.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dumar Soomaaliyeed oo sheegay inay Caruurtooda ku Jirto dadkaasi ayaa si Murugo badan uga hadlay, Waxayna ka Warbiyeen sida wax u dhaceen.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (14)

  1. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Dalkiina, Aamina, Daayinku, Isaguuu, Idiin Doorreee,)
    Dooraale, Diinba ka Duloobey, ilmada Inaad U Daadisaan, Waa idiin Damiir Xummoeeeeeeeeeee,)
    Daacada, Alleee, ku Dadaala, Daayinkiin, Wuu Idiin
    DarajeynNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Weysada, Daaimaaa, Daliilka, Aayadaha, dhegihiina,
    Ku Sii Daaya, Qalbigu Hadiin Duxeeeeeeeeeeeeeee,)
    Dirirta, Dooxida, Is Diidka, ka Dawooba, Daayinkiina,
    Janaaa Laga Dalbadaaeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Intaad, Isdooxayseen, Ayaaa Dunidu, Dayaxa Degteee,)

  2. Dabshid says:

    Sidaan wada ognahey
    qalbiga waxaa nooga jiro inaan maalin maalmaha ka mid ah DALKII HOOYO ku laabandoono.

    Qalbiga waxaa ka jecelnahey in nalagu duugo/aaso CIIDII HOOYO markaan dhimano

    Sidaan wada ognahey maalinkasto waxaa diyaarado saarnaa meydadka ehelkeena ku dhintey Qurbaha si aan lafahooda loogu gubin Europe.

    ** Haddaba maxaa nala gudboon**

    – Inaan dalkii ku noqono markaan duqowno anagoo kaligeen ah? No caruur,no xoog ( qaraabo masaajidka ii tilmaama)
    Waa odagii iyo duqdii Qurbaha ku soo wareeray, oo xataa caruurtoodii ka soo tagey.

    – mise inaan caruurta dalkii ku celino intey yar yaryihiin – hooyooyinkuna yeelaan iney caruurta ku hayaan Soomaaliya , odaguna soo shaqeeyo.

    -ama xataa markey dhameeyaan Dugsi sare ama jaamaca.

    Intaan lagu celin (Meyd,duqnimo,tarxiil noqotayaa) adigu isceli oo dalkii ku laabo.

    **Intaan laguu talin Tasho**

  3. BARAWANI KING says:

    DABSHID:

    Dhulka SOOMAALIYEED, soo taad ku xaartay oo ku furatay dhamaan ummada SOOMAALIYEED.

    Dhulkii wanaagsanaa ee SOOMAALIYA adaa SOOMAALI WEYN kaaga tagtay. Waliba ma aadan jooginee, waad ka daba timid dadkii kaa cararay. Markaas baad ula timid sumcad xumo, dil iyo kafsigii aad ku sameen jirtay.

    War sida isu dhaamaa. ILAAHEEY ha idin soo hadeeyo. Goormee dad noqonayaa kala yaqaan wixii fiican, una hiiliyaan waxa wanaagsan, kana dagaalamaan wixii xun.

    QURUB wada xaaraan ah, markaas buu ku leeyahay:

    ++ waddankii soomaaliyeed
    ++ ciidii soomaaliyeed

    ALOOW ALLEEEEEEEEEEEEE

    Wa bilaahi tawfiiq

  4. Mr BaHaL says:

    Dabshid

    Mid Reer Uganda ah ayaa maalin ila kaftamay,laakiin kaftankaasi macno ayuu iigu fadhiyay.
    Wuxu yidhi,Waar marka aad ka tagtaan Somaliya,waad shaqaysataan oo caruurtiina isguulo ayay dhigtaan,nabadbaad heshaan oo nolol ayaad ku nooshishiine,maabad Somaliya iskaga guurtaan.Iskaga guura idinka ayay idin fiican tahay.

    Waxaan ku idhi,waayo.

    Wuxu yidhi.dee dhulkiina markaad joogtaan dagaal uunbaad ku jiraan.Maxaabad ku falaysaan dhulkii haduuba dhib idinku hayokkkkkkkkkkkkkkk

    Dhulka dad kale aan siino oo marka ay ka shaqaystaan ee ay dhistaan aan u soo shaqo tagno ama hayna qaabilaan oo wax aan cuno iyo jiif hayna siiyaan

    Halkan anaale iyo meeshaa annagale ayaa noloshii lagu dhamaystay.

    Wallaahi Somalida wax waynbaa si ka ah.
    Dalmida

  5. Garqaad says:

    Mr bahal salaan sare Mudane qamuus

    Walle ninkaas reer ugandha difiicanbuu u yaqaan somalida

    tolow markuu hadalkaas kuyiri maka gareysatay?

    Waa xaqiiq somalidu markeey jogaan wadan shisheeye waa fulayiin sharciga wey kabaqaan oo wey xishmeyaan
    Markeey dalkooda jogaan wey kuxaraan oo iyagu waxba isuma ogolo

    Iga ilaali Mr bahal xabashido waxba iima dhimeyso
    Iga ilaali dabshid Kenya waxba iima dhimeyso

    Waa caqliga somalida

  6. Mr BaHaL says:

    Garqaad

    Sxb adna waan ku salaamay.

    Ninka maalmo badan Ayaan ku kulanay meel shaqo.Wuxuu ahaa nin xataa markaasi fasax kaga sooo noqday Uganda iyo Kenya.Shekadu way dheerayd,misana wada run ayay hayd.

    Wuxu ku leeyahay,dhibkaba malaha dhulka ayaa idiinku wacan.Dee iskaga taga oo dad kale ha degaane.
    Faaiido idiin maaha inaad meeshaasi joogtaan.Dee,kuma noolaan karaysaan oo Isguul iska dhaafe biyo Kuma haystaan,Dan idiin mahaa meeshaasi.

    Aqli sax ah ayuu ku hadlayay oo wuxuu arkay wadamo badan oo ay Somalidu si caadi ah uGu nooshahay.

    Dalmida

  7. rooble says:

    dabshid

    adoo.miidhan ayaa loo nacayaa hawiye ? horta aniga shaqsiyan adaan kuu nacayaa reerki hawiye ee sharafta lahaa wax.aad u tarto iyada.daa waar sharafti reerku golaha ku lahaa maanta malahan xayawaan sida loohadlo yaqaanbatay adeerow dib isugunoqo sidii aad koloha ugadoodi jirteen ugadooda hadikalena ilxumada nagadaaya
    ma.qarsanaynaa qudhunka
    soo soco waryaa
    kan garqaad ee aad moodo in uu masaajid ka eedaamo bal eeg asagana kkkkk . maati canale waligiin gadhimaysaan daarood ee adeer haxiiqina . igawale . land of bunt ayaa idinku filan rag ayaad isuhaysataan adeer sixir kalle ayaad garacateen qiimo qaldan ayaad garacateeen wbt

  8. Kamaal Adan says:

    Mr Bahal
    Hadalkii ugu macqulasana manta ayaad shegtay .
    Dhulka somalidu maha dhul xun balse dadkisa ayaa xun o xaasid ah.
    Maanta hadaad dhaqaalo badan sameysid adigoo cid kale kusoo gaadhin walalka ama kii qaraabo kugu xigay ayadan amanka helayn aalhirka ama walagu dilaya ama waad cararaysa .
    Somalida dhaqan aanla fahmeyn o guran ayey leeyihiin.
    Somalida dhamaan waa dad dagaalka kufana dhigana qubanayana yaab waxba la aheyn.
    Illahay sidaan haw dhaamo inshallah.

  9. Kamaal Adan says:

    Aalhirka= aakhirka

  10. Dabshid says:

    Mr BaHal

    Kkkkk

    Ninkaas Ugandeska ah waa nin darsay aqliga Daanyeernimo ee Soomaali maryooley.

    Wuxuusan kaloo ogeyn in Soomaalidu isugu jirto Shaqeyste iyo Shaxaade.

  11. Dabshid says:

    Wiil Qardho

    Haddii lagu dhahey Tuuladaadii ku labo naas nuujin iyo Guno been ah laguma jirikaro.
    Lama Diidana in Waayeelka sida Faroole la qarameeyo, maleeshiyo beeleedka la qarameeyo.

    Agoonta Mahbarkii hore dib u dejin loogu sameeyo meelay ku dhuuman karaan maadaama raro ka jirin Tuulo Tuulo dab u shido.

    ** 26 sano maxaad ku soo kordhiseen Soomaaliya oon ka aheyn HORTA MAXAAD U RIDEEN DOWLADDII SHUUCIGA.

    War Alle joogo oo ma dhintaaye ee Barta Sida loo shaqeysto hadduu Aabo Siyaad Tagey.*

  12. Dabshid says:

    = Bari ka jirin Tuulo Tuulo Dabka u shido.

  13. Nuurkanederland says:

    DUNIDA ISLAAMKA EE OLOLAYSA YAA OLOLIYEY? MARAYKAN BAA OLOLIYEY. MARAYKANA WUXUU KU SIFOOBAY CADOWGA KOOWAAD EE DUNIDA ISLAAMKA. XAQIIQDU..
    WAA IN UU QABSADAY. In UU DUQEEYO IYO IN UUKU SOCDP HADEER

  14. Mr BaHaL says:

    Barawaani

    Aduu waxaad ka hadashaa dhacdada.

    Laakiin wuxu marka uu dhacayo wuxuu soo qaatay wakhti dheeer.Wuu isasoo tararay maalinba maalinta ka dambaysa,kadibna wuxuu gaadhay in la qaban kari waayo.

    Dalmida




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Faransiiska oo meel-mariyay Shuruuc adag oo dhanka dadka soogalootiga ah
- Apr 23, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Baarlamaanka dalka Faransiiska ayaa meelmariyay shuruuc dhanka socdaalka ah oo sii adkaynaya ...
Musharixiinta gudoonka baarlamaanka iyo Wakhtiga ay isdiiwaan gelinayaan
- Apr 23, 2018
Muqdisho (Kalshaale)  Waxaa maanta la filayaa in mid kamid ah sharuudaha laga doonayo inay buuxiyaan ...
MUUQAAL: RW. Khayre oo sheegay in Soomaaliya ay Sanad ku gaadhay meel Caalamku uu ka yaabay oo laga filaynin
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha ...
Muuqaal: Wararkii ugu dambeeyay Ilaa 50 Qof oo Qarax ku Dhintay (Daawo)
- Apr 22, 2018
Nairobi (Kalshaale) Nin bam isku soo xiray ayaa Axadi maanta ku dhawaad 50 ku ...
Mo Faarax oo kaalinta 3-aad ka galay tartanka Marathon-ka London (Daawo)
- Apr 22, 2018
London (Kalshaale) Orodyahaynka matala dalka Britain Mo Farah ayaa Marathon-ka London ka dhacaya ka ...

Featured Video