MUUQAAL: MadaxwayneyaashaTurkiga iyo Jordan oo ka si kulul uga hadlay Go’aankiI Trump ee Qudus (Daawo)

Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Turkiga iyo Boqorka dalka Jordan oo kulan yeeshay ayaa waxaa ay si wada jir ah si kulul uga hadleen go,aankii madaxweyn Trump habeenkii xalay aheyd caasimada Israel ugu aqoonsadey magaalada Qudus Boqor Cabdla ayaa waxaa uu sheegay in Qaramada midoobey ay ka codsanayaan in la joojiyo hadal ka soo yeedhay Madaxweyne Trump ee uu magaalada Qudus ugu aqoonsadey caasimada Yuhuuda ee Israel.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale madaxweynaha Turkiga ayaa isna cadeeyey in go,aankaasi uu dhibaato weyn ku abuuri doono bariga dhexe ee dalalka caalamka hadii si deg deg loo joojin waayo, Waxaana dalka Turkiga ka dhacay Banaanbaxyo loogo soo Horjeedo Arintaasi.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (5)

  1. amaal says:

    Asc Guuuul Musilinta down mareykan farmajo maxuu ucanbareyn wayay MASE waa Nin mareykan AH ?

  2. gaafaw says:

    kkkkkkkkkkk boqorka jordan kkkkkk israel payrool naagtiisa fiiriya

  3. Hooyo Soomaaliyeed says:

    Sidaas weeye Arrintu!!!
    Allah (SWT) Ha ina Garab galo!!!

  4. C/Raxmaan says:

    Rogrog ha kula rigmata’e . Yahuudda waxay doonayaan iney gudbaan amaba ay DARDARAAN xadduudkasta iyagoo is leh daneysta . Waxayse arrintu u egtahay mid gaartay DHAMAADKII .

    ” Ladnaantey la colowday “

  5. C/Raxmaan says:

    Sida ii muuqata dagaalada ka socda Suuriya , Iraaq , Yemen , Kurdistan , Afgaanistan iyo Lubbaan oo gilgilaneysa amaba Masar oo burineysa waxay soo dedejinayaan halaaggii Yahuudda . Waxaanse Alle ka baryayaa iney Iiraan iyo yahuudda isku bilaabaan QACDA hore , kadibna ay muslimiinta mariyaan Mafiiqda aka Xaaqinka .

    ” Jannaa tahriibay “




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
MUUQAAL: Xildhibaan Lama Filaan ku dhigay xaflad la isugu yimid C.raxmaan C.shakuur iyo Xubno Farmaajo Diidan !
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Xildhibaan Abdishakuur Cali Mire oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya, oo maanta Khudbad ...
Itoobiya oo Israel ka iibsatay Barnaamij ay ku basaasto Shacabka iyo dalal kale
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Warbixin ay soo saareen cilimi-baarayaal waaxda (Citizen Lab) ee ka tirsan Jaamacada ...
Daawo Video: Prof. Cali Khaliif Galaydh “Waxa aan Rabaa Soomaliland loo dhan yahay iyo Muuse inuu Heshiiskii Fuliyo”
- Dec 12, 2017
Hargeisa  (Kalshaale) Prof. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihii maamulka khaatumo oo Hargeisa ku sugnaa Mudooyinkan ...
Daawo: Wasiir Bayle oo War Farxad leh ka sheegay Guulaha uga soo baxay Shirkii Nairobi iyo Siday wax u dhaceen
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka warbixiyay ...
MUUQAAL+Murugo: Donald Trump oo Soomalida Masaafurinaya iyo Dumar ay Ilmadu ka dhamaatay iyo Waxa dhacay
- Dec 12, 2017
Minnesota (Kalshaale) Qaar ka mid ah qaraabada iyo qoysaska 92 qof oo Soomaali ah ...

Featured Video