MUUQAAL: Donald Trump oo Qudus ku sheegay inay tahay Caasimada Israaiil iyo Siduu ugu dhowaaqay Go’aankiisa

Nairobi (Kalshaale) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa  ku dhawaaqay in magaalada Qudus uu u aqoonsaday inay tahay Caasimadda Israel.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadal uu goor dhow jeediyay ayuu ku sheegay in tallaabadan ay tahay mid lagu horumarinayo hanaanka nabadda ee Bariga Dhexe.

Trump ayaa sheegay in Mareykanka uu taageerayo xal labo dowladood ah, hadii ay ogolaadaan Israel iyo Falastiiniyiinta.

Waxaa uu sheegay in Wasaaradda Arrimaha Dibadda ay bilaabi doonto diyaar garowga hanaanka Safaaradda Mareykanka ee Tel Aviv loogu rarayo magaalada Qudus.

Afhayeen u hadlay Madaxweynaha Falastiniyiinta ayaa goor sii horeysay ka digay in tallaabadan ay ka dhalan karto cawaaqib xumo.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (7)

  1. muna says:

    sonbich doofar doofar dhalay

  2. amaal says:

    Asc arinka Musliminta hurday gaarahan calamul carab busababay INAY sobararugan dagalne ku qadaan mareykan iyo yahuud

  3. amaal says:

    Muno kuye wey sodahday 70 Sano noqorshesned bacow mareykan wuu fashiliyay

  4. muna says:

    W c,s amaal abayo wa waxay ka arken carabta dhiig la anta lakin manta muslimiinta ayay taagan tahay wa xaniiyo taabad manta

  5. muna says:

    rajab dayip erdogan kor allah ha ka dhigo cadowgiisa ha jabo

  6. Ali Zubeer says:

    Insha Allah nijaasta Mareykanku way eedi doonaan tallaabadan.

    Damiirka Islaamka waa uu kici doona.

    Viva Soomaaliwayn

  7. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    Law walba meesha ay is dhigto aa lagu qooraca.

    Walalayaal carab ha u hiilinaa. Carab iyada lugaha is-goaynaysa.

    Xata Madaxweynaha Falastiina isaga ayaa lugaha u soo dhaqah Raisul wasaaraha Israel.

    Marka, RUQIYO (HASHA GABOWDAY) NINKII LAHAA DABA HAAYO, SIDEE U KICIN KARTAA.

    Markii aad aragto sidee JABAHADA SOUTH AFRIKA EE ZANU aad aragtaan, markaas baan carab iyo Falastiin la saacidi kara.

    Marka, waxba ha ciil qabinina, CARAB IYADAA HALKAAS IS-DHIGTAY.

    WA BILAAHI TAWFIIQ




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Video:Maxaa Kajira In Xildhibaano Xidhan la Rabo in Xasaanada Laga Qaado Xisbiga Wadani oo Qarxiyey Arrintan
- Feb 21, 2018
Hargaysa (Kalshaale) Xukuumada Muuse Biixi ayaa Lagu eedeeyey in ay Wado in Xildhaano u ...
Daawo Video: Suldaan Cune oo Sheegay in Somaliland La Inqilaabay Fariin Adagna Diray
- Feb 21, 2018
Hargaysa (Kalshaale) Suldaan Cune oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland Sidoo Kalana Ah Nin ...
Daawo Video:Culimada Puntland oo ka Qayliyey Lacagta Xajka Lagu aado Baaqna u Diray Madaxda Somalida
- Feb 21, 2018
Boosaaso (Kalshaale) Culimada Puntland Gaar ahaana Boosaaso ayaa  Ka Qayliyey Lacagta Tirada Badan ee ...
Daawo Video: Xaalad Cakiran oo ka Taagan Burco Iyo Maayarka Burco ee Muraad oo Faahfaahin ka Bixiyey
- Feb 21, 2018
Burco (Kalshaale) Magaalada Burco Waxaaa Maalmahan ka Taagan Shaqaaqooyin is Daba Joog ah Kuwaas ...
Daawo Video: Maxkamada Gobolka Togdheer oo Xukuno ku Riday Dad Khamri ka Ganacsanayey
- Feb 21, 2018
Burco (Kalshaale) Maxkamada Gobolka Togdheer ee Maamulka Somaliland ayaa Maanta Xukun ku Riday Koox ...

Featured Video