Muuqaal: Barnaamijka Qubanaha VOA oo Xiiso badan, iyo Xiisada ba’an ee ka Dhalatay Go’aankii TRUMP ee QUDUS

Barnaamijka Qubanaha VOA ayaa lagu soo Qaatay Qodobo Xiiso leh, Waxaana soo jeedinaya Falastiin Axmed Iimaan iyo  Ridwaan Xaaji Cabdi wali.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadi shalay ku dhawaaqay in Mareykanka uu si rasmi ah ugu aqoonsaday magaalada Qudus in ay tahay caasimada Israel.

Tallaabadan ayaa caro iyo qeylop dhaan ka dhalisay dunida Muslimka iyo guud ahaan caalamka, Hadaba Muxuu ka dhigan yahay Go’aanka Trump iyo Waxa kala dhalan kara.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
Faransiiska oo meel-mariyay Shuruuc adag oo dhanka dadka soogalootiga ah
- Apr 23, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Baarlamaanka dalka Faransiiska ayaa meelmariyay shuruuc dhanka socdaalka ah oo sii adkaynaya ...
Musharixiinta gudoonka baarlamaanka iyo Wakhtiga ay isdiiwaan gelinayaan
- Apr 23, 2018
Muqdisho (Kalshaale)  Waxaa maanta la filayaa in mid kamid ah sharuudaha laga doonayo inay buuxiyaan ...
MUUQAAL: RW. Khayre oo sheegay in Soomaaliya ay Sanad ku gaadhay meel Caalamku uu ka yaabay oo laga filaynin
- Apr 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha ...
Muuqaal: Wararkii ugu dambeeyay Ilaa 50 Qof oo Qarax ku Dhintay (Daawo)
- Apr 22, 2018
Nairobi (Kalshaale) Nin bam isku soo xiray ayaa Axadi maanta ku dhawaad 50 ku ...
Mo Faarax oo kaalinta 3-aad ka galay tartanka Marathon-ka London (Daawo)
- Apr 22, 2018
London (Kalshaale) Orodyahaynka matala dalka Britain Mo Farah ayaa Marathon-ka London ka dhacaya ka ...

Featured Video