MUUQAAL: R/wasaaraha Yuhuuda oo Guul ku sheegay go’aanka Qudus loogu Aqoonsaday Caasimada Israel (Daawo)

Muqdisho (Kalshaale) Raysal wasaaraha Yuhuuda Netanyahu  oo Warbaahinta lahadlay ayaa guul ku tilmaamay Go’aanka Maraykanku ugu Aqoonsaday Qudusu Caasimada Israa’iil, Wuxuuna ugu baaqay dalalka Caalamka inay ku daydaan Donald Trump.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxwaynaha Maraykanka ayaa ku dhowaaqay si rasmiya ugu dhowaaqay in dowladiisa ay magaalada barakeysan ee Qudus u aqoonsan doonaan caasimada Israel, isla markaana Safaarada Maraykanka oo hada ku taal Tel Aviv loo rari doono Qudus.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (11)

  1. amaal says:

    Asc waxey sodedejisay tani midow mussliimnta oo I nbadan xumbo ahaay IYO kacdoon carab

  2. muna says:

    W c s amaalay ilahay ha mideeyo muslimiinta lakin waxan ka baqi inay tan wali u sii fadhiyan

  3. amaal says:

    Muno Amiin @ mayo wey cadeyen sacudiga mowqifkoda shalay sheegn in hadii udhab noqodo arinka ay mareykan cawaqib Xumo kalokulmi doono

  4. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Aragtideyda, cid aan Turkiga ahayn kama sugayo inay DIINTA Muslimka u hiiliso, waxaanba isleeyahay Dawladaha kale waxaaba ugu roon oo MAYA dhihi kara Somalida Farmaayo/Khanyare. WBT.

  5. Ali Zubeer says:

    Waar bal eega nijaaskan Yuhuudda ah wuxuu daliilshanayaa diintiisa iyo kitaabkiisa Talmuudka ee ay beddeleen halka carabta UN iyo heesaha daliisanayaan. Nijaas la xaqiray

    Carab badan baa arrinkan wax ka og oo Sacuudiga iyo UAE ugu horreeyaan laakiin waxay midayn doontaa muslimiinta oo dhan.

    Axmad Soomaali

    Waa runtaa Turkiga wax dhaammo ma joogo saaxada.

    Waa in labada xaram lagu wareejiya turkiga oo nijasta Sacuudiga laga wareejiyo.

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Gaalo lovers
    Down all Muslim traitors

  6. ciise binu axmed says:

    waxba nagama gelin carab iyo magaalooyinkooda lala wareegayo ,waayo yaga ayaa halkaa is dhigay ,,balse BAYTUL QUDUS illaahay baa ilaashanaya gaalna ma qabsan karo ,nacdal baa carab ku taal waa wada daba dhilif yuhuudda u shaqeeya,yagoo boqolaal milyan ah baa 4milyan oo yuhuud ahi gumeysanaysaa,sida daadka ayay qaadi lahaayeen

  7. ciise binu axmed says:

    ali zubeer
    adigu gumeysiga madow iska xoree intaad somalida xorta ah xuduudeheeda ku mashquushantahay ,,din jävel tigree lover ,adoo tigree u ooya ayaad umad xor ah xuduudeheeda ku mashquulaysaa stupet

  8. khaatumo haanoolaatoo says:

    ciise
    suldaan cali subeer waa nin somaaliya shanta somaaliyaba wuxu ku leeyahay qabta ugu wayn waa laandheere geeska afrika meelwalba o kamida calankisu ka taaganyahay hamoodin sidaada laangaabe caga dhigo saaxiib maylasocotaa

  9. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Barxadda Kalshaale, wax badan baan wax ku qoray wax Macno leh & waxaan lahaynba LAAKIIN walwalkayga ugu weyn waa DIBU EEGIDDA DASTUURKA. Waxaa waayadaan dambe Somalida caado u noqotay in dhacda kastaba ka hadalkeedu UUSAN dhaafin beryo kooban, waxkasta ay Dawladihi dambe suubiyeenna aan lays weydin inay tiirarka Dawladnimo ka mid yihiin & inkale, wax xilli kooban ku eg & inay yihiin Dhaxalgal. 🌷🌳🍓WAXAAN daba taaganahay DIB U EEGISTA DASTUURKA oon ka diga inaan DASTUURKI 1961di WAXBA LAGU DERIN oo laga dhowro wax kasta oo quseeya xiisadihi dhacay 27di sano oo ugu dambey. Haddaan saa la yeelin ABIDKEED laga biximaayo 5beelood & sadbursi, Somalinimo in la gaarana WAA habeenki xalay ahaa oo tegay. 💙War reer barxadda Kalshaalow kaca aan dibudhiska Waddanka wax ku darsane, haddaad moodeen inaan codkiina la maqlin WAA la maqlaaye.
    💔💘💝Shaqsi ahaan haddaan hadlo C/RAXMAAN Xoosh Jibriil kuma aamin qabo oo waxaan qaba inuu isbedel/bedel badanyahay. Inta iga soo gaartay. 👍Mayraco. Waxaa igu maqaal ah inay Magaalada Cadaado ay horumar fiican gaartay TAANA uu sabab u ahaa nin hadda ku xiran Olanda “waxaan rajjayna inay Farmaajo/Khayre xil iska saaraan soo daynta ninkaa ayyado la tixgelina Wuxuu galay & wuxuu guday”. Isaga kaliya ma aha shaqsiyaadka Waddanka wax u taray oo kaligood Dawlad Noqday ee waxaa wehliya kuwo kale; sida M/med Yusuf Tigay, C/Maalig Coldoon & magaciisi iga maqane NINKII Burcad Badeedda daafaha Adduunka ku xiran tira koobi jiray oo ka warqabi jiray. WBT
    FG. Maangaabtu waxay qabaan inay weli shaqaynayso “Yaa Dir ahay!!! Yaa Daarood ahay!!!” iska riyooda Adduunku horay uma socde. CASHADII WALIBA WAAGU CAYNAD GOONIYAHE CADCEED SOO BAXDABA NOOLE WAA KU CIBRAD QAATAAYE. ALLAA WEYN.

  10. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    …WAAGU WAA CAYNAD GOONIYA… ALLA WEYN.

  11. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    War kan Ciise binu Axmed, faduul badana Adeerow noogu yeera kii dhangadayn jiray hannaga aamusiye. WBT




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
MUUQAAL: Xildhibaan Lama Filaan ku dhigay xaflad la isugu yimid C.raxmaan C.shakuur iyo Xubno Farmaajo Diidan !
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Xildhibaan Abdishakuur Cali Mire oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya, oo maanta Khudbad ...
Itoobiya oo Israel ka iibsatay Barnaamij ay ku basaasto Shacabka iyo dalal kale
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Warbixin ay soo saareen cilimi-baarayaal waaxda (Citizen Lab) ee ka tirsan Jaamacada ...
Daawo Video: Prof. Cali Khaliif Galaydh “Waxa aan Rabaa Soomaliland loo dhan yahay iyo Muuse inuu Heshiiskii Fuliyo”
- Dec 12, 2017
Hargeisa  (Kalshaale) Prof. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihii maamulka khaatumo oo Hargeisa ku sugnaa Mudooyinkan ...
Daawo: Wasiir Bayle oo War Farxad leh ka sheegay Guulaha uga soo baxay Shirkii Nairobi iyo Siday wax u dhaceen
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka warbixiyay ...
MUUQAAL+Murugo: Donald Trump oo Soomalida Masaafurinaya iyo Dumar ay Ilmadu ka dhamaatay iyo Waxa dhacay
- Dec 12, 2017
Minnesota (Kalshaale) Qaar ka mid ah qaraabada iyo qoysaska 92 qof oo Soomaali ah ...

Featured Video