Daawo: Mustafa Martin oo Barnaamij La yaab leh uga hadlay Xaalada S.land iyo Dhacdooyinkii ka dhacday (Muuqaal)

Minneapolis  (Kalshaale) Mustafa Matin ayaa Barnaamij la yaab leh wuxuu ku Falanqeeyay Xaalada Somaliland iyo Dhacdooyinkii dhowaan ka dhacay deegaanka Somaliland.

HALKAN DAAWO VIDEO

Wuxuu ugu horayn ku bilaabay wuxuu ugu yeedhay Ilqilaabkii Milatari ee doorashada Soomaaliland iyo sida wax u dhaceen, Deegaanadii ka Banaanbaxay iyo Kuwii sameeyay Dabaal dega Markiiba.

Sidoo kale wuxuu diirada ku saaray Xisbiyadii Mucaaridka oo Noqday Howlgab iyo Sida loo samayn lahaa Qaab kale oo looga Hortagi karo Jeegaan-land, Mustaqbal Xumada iyo Siyaabaha looga Gudbi karo.

Reero iskaashaday iyo Diimuqraadiyada Noqotay Iibka, Maxaase ka jira in Jabuuti, Imaaraadka iyo Itoobiya ay Faragelin ku lahaayeen Doorashadii dhacday. ?


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (3)

  1. Taleex boy says:

    Waa taagersanahay wadaniland kkkkkkkkkk

  2. Taleex boy says:

    Jeeganland down down kkkk

  3. drwsh. says:

    waa waree habrihii hala kala gaadho mudane farmajo 2000.0000 amison haloo sodiro intaan habar habar dhicin




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Video: Dab Xoogan oo Sababay Khasaare Balaadhan oo Qabsaday Badhtamaha Ceerigaabo.
- Feb 21, 2018
Ceerigaabo (Kalshaale) Dab Xoogan oo Sababay Khasaare Hantiyeed Balaadhan  ayaa maanta ka kacay Xaafado ...
Daawo Video:Ciidamada Dawlada Somalia iyo Shabaab oo Ku Dagaalamay Deegaanada Jubaland
- Feb 21, 2018
Kismaanyo (Kalshaale) Dagaalo Culus oo u Dhexeeya Ciidamada Dawlada Fadaralka oo Garabsanaya Kuwa Jubbaland ...
Daawo Video: Somaliland oo Khatar ku Sugan Hadii Ethiopia Burburto iyo Sababta
- Feb 21, 2018
Hargaysa (Kalshaale) Qaar ka mid ah Aqoonyahanada Somaliland aya aaminsan in Ethiopia oo Burburta ...
Daawo: Codsigii Iimaan C.raxmaan ee Madaxwayne Farmaajo, Khayre & Gaas
- Feb 21, 2018
Gaalkacyo (Kalshaale) Iimaan C.raxmaan Maxamed waa Gabadh Soomaaliyeed oo ku xanuunaysa magaalada Gaalkacyo ee ...
MUUQAAL: RW. Khayre iyo Madax ka Qayb galay Salaada Jinaasada Axmed Diiriye oo Muqdisho ku geeriyooday
- Feb 21, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Somalia iyo masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galay salaada ...

Featured Video