Daawo: Cabdale Cagolule “Muuse Biixi Waa Gacan ku dhiigle” Muxuu ka yidhi Prof. Cali Khaliif iyo Arimaha Khaatumo

Laascaanod (Kalshaale) Madaxwayne ku xigeenkii hore ee khaatumo Cabdalle Cagolule, oo hadana Garab ka tirsan Khaatumo u doorteen  Madaxwayne oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay arimo kala duwan,  oo Khuseeya Deegeenada Khaatumo iyo Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdalle Cagolule ayaa wuxuu sheegay in hadalkii Gudoomiyaha Guurtida Somaliland  Saleebaan Maxamuud aadan uu u Muuqdo mid sax ah, Isagoo sheegay inuu Hargeisa tagay Madaxwaynihii khaatumo Cali Khaliif oo keliya oo cidna aan matalin.

Dhinaca kale wuxuu siwayn eedayn dusha uga tuuray Madaxwaynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi isagoo sheegay inuu ku sun tanyahay taariikh madow.

“Muuse Biixi  Waa Gacan ku dhiigle bartay sida wax loo dilo, Balse aan Aqoonin sida wax loo Hogaamiyo iyo sida umad loo dhaqo ee Nabad looga shaqeeyo, oo ku Caanbaxay Dhagar Sokeeye iyo Anigoo wax dili kara Duco Qaadan maayo,  Hadii aanu nahay Gobolada SSC kama aanu Qayb galin doorashada uu kusoo baxay “ ayuu yidhi Cabdalle Cagolule.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (18)

  1. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Godoble, Guutooyin, Uu Aabayaashood, Gorada ka
    Wada Guraay,) Gadaashiisa, Ubateynayaan, Kuwa
    Hogaamiye, U Gartaay, Guriga, Aakhiro, Guulahay,
    Wuuu Ku Gubieeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Gedaasi Iga Gudubtee, Xaaja Kalaan Gocdeeee,
    Abtoow Cabdul, caafimaad Caadilkey kugu Caawi,
    Caynka Hadii Laguu Caleema Saarey, Cashiirada,
    Ciidaan U Noqo, Caawiye, Isu Soo Cawiyeeeeeeee,)
    Ciladaha Waaqiciga, ku Cilaajeee, Ciidanka Muqdisho,
    Laga Curinayooo, Curadadii, Cadawga, Ciqaabijirrey,
    Caasimada, Daraawiishtii, Cartamijirrey, ku Caawi,
    Cadawga, Soomaalinimada, Lacolowga, Halacidhib
    Tirreeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Cududiina Caamaaa Ka Cadheysaan, Cududaha inaad_Ce ex hetaan, Waa U Cawo caafimaaddeeeeee,)
    Dulmi, Colaadeed Caadilkaa uga Cabsoo, Caamadiii,
    Cuudkiina, Caradiina, Cudud ku Caashaqdaa, Dudud
    Ku Caabiyaaa, Ciqaab ku Macsuumaeeeeeeeeeee,)

  2. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Saxid Cuud kiina

  3. Jaamac says:

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK WAAR XAGUU KA SOO BAXAY CAGOLULE KKKKKKKKKKKKK MA XABAALUHUU KA YIMI

  4. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Saxid Cududaha, Inaad Ceshataan waa U Cawoeee

  5. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Abtoow Cabdul, Xasan Geerash, Ciradkii Hooyadey,
    Curadkii, Cimriga, Cad ceedoo, Caano Maaloo,
    Cimriga, ka yaraaeeeeeeeeeeeeeeeeerrrrrr,)
    Waa Caalim, Culuunta, Ciidamada, Caan ku Aheee,
    Carada soomaalyeed, Cadiyada, Cirooluhu, waa
    CiseeyaanNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Carbiska, Daraawiishta, Hakaa Caawiyeee, CodSooo,)

  6. dhunkaal edbiye cidda xun says:

    war kan cagalule goorma ayaa idinka damaysay maalin baafinta ayaan rabmay in aan ka baafino mudooyinkan meel uu Japan iyo cirib dhigay lagaran waaye reerkiisa nimay neceen ayuu noqday oo ay Somaliland kawada raceen usaguba taxtle ayuu ahaan jiray shaqadaasna marekanka hada waa Laga joojiyey mar waxan leenahay sheekadiisu waa jig jiga maydkeda hasidato

  7. ciise binu axmed says:

    hhhhhhhhhhhhhhhh
    hhhhhhhhhhhhhh
    hhhhhhhhhhhh
    hhhhhhhhhh
    hhhhhhhh
    hhhhhh
    ana hadaan kooyey,,jam jam jam ii wad sheekadaa,bacdaadaa dhuuqsoo ii wad sheekada

  8. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Caamaa Colaada Caashaqdooo, Cadaabta Camiirtee,
    Cadaaney Dhiig Cabeyn, Ma CaafimaaddaanNeeeee,)
    Caadilkoo Daacadnimo Lagu Caabuddoo,
    Deriska Oo Ay Coleystaan, Caadi Maw CitiqaadeenNe,
    Culumo Cakadaabta Cududaha, ka Caymisa, Carada,
    Miyey ka Cidhib GoeenNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Wacdii, Colaad, Cadaab Caadilkey Lagaga Weecdo,
    Miyey kala WalaaceenNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)

  9. farxiyo says:

    Cagalule noolow inaadeer.
    Waa inaad karbaashtaa maryacalasta iidoor.
    Iyo dhaanraaca u jiibinaya.

  10. ciise binu axmed says:

    farxiyo
    salaan sare inabti long time where have you been bby

    habeed geel ma ila socotaa hhhhhhhhhhh

  11. shaxda says:

    Qoraan uun Ayaanku maqalnaa muuse waa gacan kudhiigle

    Somali Badankood Ayaa Gacanku Dhiigle Afku Dhiigle Wada Ah

    Shalay Waxaa Nalalahaa Siilaanyo Waa Gacanku Dhiigle

    Cagalule Maka Dhaaran Karaa Inuuna Gacanku Dhiigle

    Aheyn Mise Waa Xaq Udirir Gobolada SSC

    Dee Muusana Wuxuu Ahaa Xaq Udirir SNM

    Wixii Dhacay Waa Aydhaceen Dee Maxaa Idindan Ah

    Haddaad Tihiin Gobolada Waqooyi

  12. Idoor Liqe says:

    Madaxweynaha xalaasha ah .

    Cali ordaaye wuxuu ku danbeyn Sidii Cali Cabdalle Salaax .

    • Hooyo Soomaaliyeed says:

      SubxanaAllah!!! Wax iskula hadha!!!
      Cali Khaliif Galaydh waa Masu’ulweyn oo wax Garad ah. Waa Hiil Soomaaliyeed arrintu wada. Ha u Daymo la’aanina halkay ka dhowdahay bay ku haboontahay in laga Bilaabo hadii tii hore soconweydey. Cagaluule bulshada reer Khaatumo waxba uma hayo…. inay weligood deldelnaadan looma bahana. SSC waa in la daba qabtaa, bulshadu way bahantahay, markaa Galaydh waxqabad buu wadaa. Dagaal waxba tarimaayo, dhibaatada ayuu si kordhinayaa. Bulshadu Nabad iyo Nolol bay u baahantahay sida ugu dhakhsaha badan. Ha nacasoobina ee Gaadhiga soo Raaca.Wa BiLLaahi Tawfiiq.

  13. Hayaan says:

    Asc
    Mr Cagalule aad ayuu Oday Galaydh u ixtiraamay Saleebaan gaal Baase kashifay oo ku yiri SNM wax heshiis ah lama gelin Khaatumo State of Soomaaliya. Beriod. Ma anakaa Soodaanta keenay.

  14. ciise binu axmed says:

    waar horta MALES ma dhintay????????????? hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  15. Land of Punt says:

    Waxba yaan loo mashxaradin Cagalule, waa Xaglatoosiye iyo Cali Khaliif cusub!
    Waa tactic Somaliland u isticmaasho SSC!
    Cagalule xitaa waa ka hanyaryahay Xaglo iyo Galayr! Magaaladiisii Laaska iyo Garaadkiisa waxay u codeeyeen Muse Biixi, waa hubaa in Hargeysa laga hago Cagalule!
    Dad baa ila yaabi jiray markaan oran jiray Cali Khaliif wuxuu u shaqeeyaa Somaliland.
    I turn to be right!🙃
    Yaan dadka la wareerin!
    Prove me wrong mustaqbalka!

  16. samawade says:

    LAND OF BUNT

    AFKAGA CAANO LAGUQABAY WAAD ASIIBTAY
    REER KHATUMO WAA REER HARGAYSA MID YAR IYO MID WAYN CAGALULE HADA AYU KA ADEEGTAA HARGAYSA KUWAN KALSHALE KA QAYLINAYAA MARKAY DALKII YIMADAAN HARGAYSA AYAY KA ADEEGTAAN WAXAN AY WADAAN WAA BALXOOFTOO

    LAND OF BUNT

    UGAAS WAXATAY NIN SIYAASADA KU XEELDHEER IN WAX LAYSU QIRAA WAA WAAJIB WAAD MAHADSANTN

  17. Mr BaHaL says:

    Dee maxaa la sameeyaa hadii uu Daarood noqday mid Adis ka qadhaabta,mid Nairobi ka qadhaabta iyo Emaartska ka qadhaabta.Kuwan Hargeisa u qadhaab tagay maxaa loo caayayaa,waa yaabe?

    Xataa Formaajo ayaa Muqdisho u qadhaabtagay oo xalkaa ka xamaasha.

    Raysal wasaaraha Ethopiya ayaa igu yidhi kala qadhaab taga.

    Cagalule,malaha isagaaba Cali Ordaye ka dheereeya.kkkkkkkkkkkk

    Cagalule,kanaaba ugu dheereeya,Yaa Salaam.

    Dalmida




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
MUUQAAL: Xildhibaan Lama Filaan ku dhigay xaflad la isugu yimid C.raxmaan C.shakuur iyo Xubno Farmaajo Diidan !
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Xildhibaan Abdishakuur Cali Mire oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya, oo maanta Khudbad ...
Itoobiya oo Israel ka iibsatay Barnaamij ay ku basaasto Shacabka iyo dalal kale
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Warbixin ay soo saareen cilimi-baarayaal waaxda (Citizen Lab) ee ka tirsan Jaamacada ...
Daawo Video: Prof. Cali Khaliif Galaydh “Waxa aan Rabaa Soomaliland loo dhan yahay iyo Muuse inuu Heshiiskii Fuliyo”
- Dec 12, 2017
Hargeisa  (Kalshaale) Prof. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihii maamulka khaatumo oo Hargeisa ku sugnaa Mudooyinkan ...
Daawo: Wasiir Bayle oo War Farxad leh ka sheegay Guulaha uga soo baxay Shirkii Nairobi iyo Siday wax u dhaceen
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka warbixiyay ...
MUUQAAL+Murugo: Donald Trump oo Soomalida Masaafurinaya iyo Dumar ay Ilmadu ka dhamaatay iyo Waxa dhacay
- Dec 12, 2017
Minnesota (Kalshaale) Qaar ka mid ah qaraabada iyo qoysaska 92 qof oo Soomaali ah ...

Featured Video