Sacad Xariiri oo qaatay go’aan dhabar Jab ku ah dowlado dhowr ah +(Daawo)

Bayruud (Kalshaale) Ra’isul wasaaraha dalka Lubnaan Sacad Xariiri ayaa si rasmi ah uga laabtay go’aankii is casilaadiisii ahaa, Iyadoo markii hore is casilaadaasi ku dhawaaqay xili uu ku sugnaa dalka Sacuudi Carabiya muddo laga joogo bil.

Sacad Xariiri ayaa mar kale hortagay Golaha isla markaana uu iclaamiyay inuu ka laabtay is casilaadiisa, Waxayna
aad uga mahad celiyeen go’aanka uu Sacad Xariiri uga laabtay is casilaada kediska ahaa.

Sacad Xariiri, waxa uu Golaha ka dalbaday in laga fogaado wax waliba oo keenikara khilaaf, carqalad iyo siyaasad aan maslaxad ugu jirin Lubnaan.

Sidoo kale, Sacad Xariiri waxa uu cod dheer ku sheegay in go’aankiisa is casilaada ay qeyb ka aheyd dowlada Sacuudiga waxa uuna soo jeediyay in Lubnaan laga fogeeyo siyaasada la xiriirta arrimaha Carabta oo aan loo arag maslaxad.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXIN KU SAABSAN

Waxa uu Sacad Xariiri, sheegay in go’aankiisa uu yahay mid dhabar jabin doona wadamo carbeed oo dhowr ah, kuwaa oo uu sheegay inaysan ka raali noqon doonin go’aankiisa cusub.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
MUUQAAL: Xildhibaan Lama Filaan ku dhigay xaflad la isugu yimid C.raxmaan C.shakuur iyo Xubno Farmaajo Diidan !
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Xildhibaan Abdishakuur Cali Mire oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya, oo maanta Khudbad ...
Itoobiya oo Israel ka iibsatay Barnaamij ay ku basaasto Shacabka iyo dalal kale
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Warbixin ay soo saareen cilimi-baarayaal waaxda (Citizen Lab) ee ka tirsan Jaamacada ...
Daawo Video: Prof. Cali Khaliif Galaydh “Waxa aan Rabaa Soomaliland loo dhan yahay iyo Muuse inuu Heshiiskii Fuliyo”
- Dec 12, 2017
Hargeisa  (Kalshaale) Prof. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihii maamulka khaatumo oo Hargeisa ku sugnaa Mudooyinkan ...
Daawo: Wasiir Bayle oo War Farxad leh ka sheegay Guulaha uga soo baxay Shirkii Nairobi iyo Siday wax u dhaceen
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka warbixiyay ...
MUUQAAL+Murugo: Donald Trump oo Soomalida Masaafurinaya iyo Dumar ay Ilmadu ka dhamaatay iyo Waxa dhacay
- Dec 12, 2017
Minnesota (Kalshaale) Qaar ka mid ah qaraabada iyo qoysaska 92 qof oo Soomaali ah ...

Featured Video