MUUQAAL: Cali Khaliif Galaydh oo Si kulul ugu Jawaabay Saleebaan Gaal iyo Wuxuu ka yidhi Heshiiskii Somaliland

Hargeisa (Kalshaale) Dr. Cali Khaliif Galaydh oo ku sugan magaalada Hargeisa ayaa ka Jawaabay Hadalkii kasoo yeedhay Gudoomiyaha Guurtida Soomaliland Saleebaan Maxamuud aadan kaasi oo sheegay inaan waxba ka jirin heshiiskii ay galeen Khaatumo iyo Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cali Khaliif ayaa sheegay in Heshiiska khaatumo iyo Somaliland aanu ahayn mid lala dhuumanayo,  Wuxuuna hadalkan kusoo beegmayaa iyadoo aan weli cadayn sida loo hirgelin karo Heshiiskaasi.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (37)

  1. samawade says:

    asc

    cali khalif galaydh waa hogamiye loo bahanyay nin baqana maaha oo waa libax odaygan saleban ha ka fiirsado waxa uu ku hadlaayo

  2. Dabshid says:

    Governor Galeyr waa nin fahmey qiimaha midnimada Waqooyi,

    Waa nin Fahmey wuxuu ka waayey Hargeysa inuusan ka heleyn Xamar.

    ** Gacantaadan goynkarin waala SHUMIYAA.

  3. xaange says:

    Caloow waxaad noqotay sambuuse laga eedaan tagey mar hadii doorashadii qolada idoor dhamaatay warkaagu qabad maleh adiga iyo saleebaan gaalna walle saleebaan gaal baa runta u dhow.

  4. samawade says:

    heshisku maaha mid ay laba qof wadagalen e waxa weeye mid ay laba shacab wadagalen oo ilaa iyo jabuuti itoobiya imaradka carabta iyo caynaba soo socday salebana waxan leeyay gola ciyaarta kadaa waxan kaloo ogay in aanay dadbadani ku faraxsanan o ay ka baxayaan ee hareeraa ha lagajogsadoo

  5. khaatumo haanoolaatoo says:

    oday Galaydh lafcadbu toobin kuhaya horta yuu metela o meesha u jooja sowtay reer khaatumo kalsonidi kala noqdeen o hogaan cusub samaysteen waar yaan lagu mashquulin odaygan asaasaqay sida siilaanyo hadu xiskiisu joogo hargaysaba ma dhex fadhiyeene axa sharaftisi iyo karaamadisiba dishay meeshu fadhiyo o kaso gadhaacinayo dufkubax isago dadkisa hogaaminayu kadoortay inuu jabhad qawlaysato ah cageheeda fadhiisto o marba oday boqoljir ah o dadkisa u danaynaya ku bahdilayo
    saleebaan gaal wuu kusaxan yahay inuu ilaaliyo qabiilkisa kkkkk kkkkk runta lagama gabado

  6. rooble says:

    kkkkk. aar maxa tan nin ka tagay
    siyaad barre .
    cali cabdalah saalax
    kornayl qadaafi
    sadaam xuseen
    xusni mubaarig

    iyo qaaar imika la gad gaadayooo

    digteetar shiiib yaa u baaahan

    bal hada aynu waydiino
    oday axmed somali
    soo soco ugaas inkastoo aad baryaha toosh yar aad naladabasocotoo

  7. rooble says:

    khatumo xarago

    adeer nagadaa qabyalada iyo riwaayada radyaha kkkkkkkkk

    waaduniye waaduniye dalwanaaje qurbooow maxaad duul isu keentay
    wali way dambaysaa o midbaan laba.ogsoneeyn waaduniye dalwanaje qubaw maxaad duul isukeentay

    soo soco waa sidaas oo abadan ah

    naa siradeeey inooshid faynuuska
    markaasay tidhiy dahiirooow
    is gaad gaad camal miyaaa

  8. khaatumo haanoolaatoo says:

    Rooble
    ragaasi waxay ahaayeen geesiyo u quus goyey yuhuud xabashi iyo cadoga islaamka dalalkodana lagu dhiciwaayey markay joogeen markay meeshi kabexeena dalalkodi lalaareegay cid u dhiganta geesi nimadoodina ilaa hada lalayahay
    HORA LOYIRI MEEL AAR KAKACAY ATOOR FADHIISAY KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  9. samawade says:

    ROOBLE

    JOOJI RIWAYADA GALAALAFKA JOOJI INKASTO AAD BEESHA OGADEEN AAD XAAL SIISAY

  10. khaatumo haanoolaatoo says:

    @Rooble
    idinka qabyaalada laydinka bartay dee inadaaya aynu kala miiine kkkkkkkkkkkk

  11. rooble says:

    waar kii cali khalaf sawkan u ekaaday nalsan madeeli soth afrika ee siyaasadu murxisay

    waxan ka yabayaa ninkaasu siyaasad daraaded in uu shibiin u ekaado

  12. rooble says:

    samawade

    jooogso warya adeer. qaar hore ayaa nagu ilka beelay siday noo qaninayeen hadii kalle waxaad noqon

    shinbir duul duul badani af libaax bay gashaa maya maya aan idhaahdo
    dukhsi dul dul badani fuud kulul bu kudhacan taan waan kayara maagay
    dhubuq dhubuq hore dhabanahays danbe ayay leday aar kan yaanagaqabta yanaan buuri ku tufinee kkkkkkkkkkkkkkkkk

    samawade waa kaftan gudoomiye

    ee . soo soco

    anigu odoyasha waan ixtiramaa intii karankayga ah

  13. dhunkaal edbiye cidda xun says:

    Adeer Cali wuxuu ka dhahay odayga asaasaqa ah ee salebaan gaal waxad ka hadlaysid mar hore ayaa lagu kala tegay dad kaaga dhinac ka raac meesha guurtiyi kama jirtee dadku waa Habar xabuusheed iyo inta dadka wanagsan ah ee kala ah warsangeli dhulbahante iyo gedabiirsay kuwaas ayaana dadka xalaasha ah lakiin habro aan lagaranayn wixii dhalay maxay shegayaan dee Cali khalif iyo raga lamidka ah ayaga ayaa u baahan ileen ayaga kadhamadee

  14. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Dacda Nin Isdaadshey, Darajo, Diidiin ka Dirqan waayey,) Damacu, Waaa ka Durugsan Yahaay, Dibiinka
    Duqu, Dalaq Yidhieeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Danta Dadani, waaa midaan Abdi xarago, ka Dahsoo_Neyneee,) Doqon, Dacayda Laad Laadshe,
    waa ka Dedan Tahaay, Dabiinka, Duqa, Loo Daadshey,)Duriyadiisa Diiwaanka ku Duugaeeeee,
    Damac, Duudsiin, dilaalnimo ku Deyran Tahaay,
    Weeye, Xaajadaan, La Dadayeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)

    Duriyadiisa

  15. rooble says:

    waxaan soo xasuustay qolo reerahayaga ah oo reer galbeeda waa xagaa iyo alaybaday iyo harta sheekha ilaa qabri bayax

    gaadhi ayaanu saranay sidaanu u soconay
    ayuunban maqlay jooogso illaahay yaab iikeen inyar kabacdi ayuu kii darawalka ahaa yidhi aaa waa joognaaye markaasu yidhiy hadana aa waa kuma . aa waa gadaamiyii dagmada

    halku ka odhonlaa waaa gudomiyiy dagmada ninmankaasu afkay ku haflayaan beerka ayaa ku casanaaya

    soo soco

  16. rooble says:

    gabiga luqada reer galbeedku waa badalantay

  17. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Cimri, Ceeb Canaan Lagu Sagootiyey, Ciirsilada,
    Cawee, Nimaay Cashiiradiisiii, Caydhiseeeeee,)
    Cad Ceedahaad Ceesheyso, Cisiyo karaamaaa kuu
    Ekeeyd, Cilaaj Nafsidiyeeddeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Duul isku Cashiirada, Nin Ciirsadey, Cidii Cawsha,
    Bancade, Loola Coloowyeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)

  18. Hooyo Soomaaliyeed says:

    Baaraka Allaahu Fiik!!! Khaatumo Nabad bay u baahantahay. Sida lagu Gaadhayo waa Jaarkaaga ood wax la Qaybasato si aad heer
    nololeyd u gaadho!!!

  19. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Intaad Cabaneysey, Meel Aan Lagaaa Ciseyneyn,
    Caasha Dhigeysey, Miyaad Cudud Cuud Ka Caydhow_Dayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Ceesaanba Nimaan kuu Cadeyneyn Miyaad, Ciirsi
    Cideysateeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey,)
    Duul Carabka kugu Cunayaaa, Miyaad, Cashiira daada
    Uga Cabateeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee, )

  20. drwsh. says:

    cali yoow siifiga aad kufanaysid ma diriiga ileen kofurna waxkamaadan qaban oo tuugbaa lagaaga yaqaana waqooyina waxkamaad qaban beesha aad kasoo jedana wegood marbay ku amineen markiina waad khiyaamaysay ee kitaab kii aad martay meelkagel aa khiro

  21. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Cakueeey, Cimrigoo ku Caawin waaya waaa Culeyseee,
    Cilmi Aan Ceebta Canaanta, Kaa celiin, Caqli Caadilkii,
    CAbsi ku Caabuddaaa, Ciso Karaamo, Ku Caweysimme,eeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)

  22. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Haycabaniin Hayvalaacaliin Haycashiiradssa,
    Cad Ceedo Caraabaan, Caloosheyda, kaa Cesgadaeee,)

  23. Kalahage says:

    Galaydh baan aqaanaayoo wuxuu ku dhago kama fuqo maalinta denbe waxaad arkaysaa hargaysa oo qaylinaysa.

  24. farxiyo says:

    Saleebaan gaal wuxu sheegay xaqiiqadajirta,waana runtii oo awalba heshiis ma jirin.
    Galeydhna afar tuug bu watey.
    Dee badweynta ha quuso isaga iyo afartiisa tuug.
    Anaga dhulbahantaa nala yiraahdaa,wax zooland LA dhaho ma naqaano.
    Iska riyoodaa yaabey.

  25. rooble says:

    qoladiinan harti waqooyi maxaad waydinaysaan adeerkin dr cali khalif galaydha sawdinkii jeclaa asaga iyo khatumoba ma diintu kabaxay mise walalihi reer waqooyi ayayu miis la fadhiistay ?waar odayga ka xishooda ha yara nastee illeen meesha aad ku wadaan waaa lagaranayaays oo waa aygii cidlada aha iyo duloyinkii ay ka mid.ahayeen docmo iyo dameercad wbt
    . soo soco

  26. rooble says:

    dameercad baa yabtay kkkkkk

    soo soco

  27. shaxda says:

    War ninkii cali ahaa ma istiriheen kursigii ayaa lala gediyay

    Waa inuu sida ugu dhaqsiyaha badan ubadalaa la taliyayaashii waayo laba mar ayuu qaldamay marwaa markii rarmaajo ladoortay waxay kula taliyeen inuu yiraah

    Xamar waxba inagama gelin oo dawladii xasan sheikh ayaa dhacday

    Marna waakanaa siilaanyo oo waqtigii kadhamaaday ayuu heshiis lagalay ayadoona lamarsiin parlamaanka waa sida uu ku andacoonayo saleebaan muslim

  28. rooble says:

    waxasaa magac layidhaa ama walaysaka dayaa warabiy maxuuyidhi alloow ay mardambe ay bururuf tidhahdaa illeen waxa kalumay dameerti hilibku.saraaye

  29. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Intey isdiidayeen, Danyartoodiii, Daryeel La Aan,
    Diiratoo, Abaar Ayaaa La Degayeeeeeeeeeeeeee,)
    MEEL Cadawgii Soomaaliyeed Derinta Daadsadey,
    Kala Did Mooyeee, Isdeyso, Dayrada, U Daayey,)

  30. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Maansada ugu danbeysa waxay La Xidhiidhaaa ,
    Qolka 1waad ee ay ku jirraan xaaf shaakir,

  31. rooble says:

    cabdi xarago

    kkkk. magabayba mise waa maanso waaba kalagaran waayay caawe wbt

  32. farxiyo says:

    Doofaar buuri cunayaa yaabey.
    Hana nijaaseyn.

  33. rooble says:

    waar meesha maa ka u kkkkkk

  34. farxiyo says:

    Barxadii kalshaale way qudhuntay,Alla maxaa xabagle Ku hunqaacaya.
    Badhnaag baa yaabey.
    Uuuuuf

  35. rooble says:

    xabagta lafteeda ayaanu waynay ee yaaa nasiiya ama khamri aanu dhaxanta iskaga dulinoo

  36. ciise binu axmed says:

    asc all
    si fiican buu u hadlay dr cali khaliif,,saleebaan maxamuud aadana kubadda fiican buu u salaxay cali khaliif inuu laado uun baa u hadhay,,hadiiba loo ogolaaday in golayaasha sharci dejinta la geeyo heshiiskii ,,haddii heshiiska la hor geyn waayo golaha sharci dejinta ,wuxuu noqon lahaa biyo col dhaanshey ,dastuurkana looma fureen well done cali khaliif ,saleebaan maxamud aadan baa kuu hagaajiyey ,cali khaliif maba xusuusnayn arinkan




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
MUUQAAL: Xildhibaan Lama Filaan ku dhigay xaflad la isugu yimid C.raxmaan C.shakuur iyo Xubno Farmaajo Diidan !
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Xildhibaan Abdishakuur Cali Mire oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya, oo maanta Khudbad ...
Itoobiya oo Israel ka iibsatay Barnaamij ay ku basaasto Shacabka iyo dalal kale
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Warbixin ay soo saareen cilimi-baarayaal waaxda (Citizen Lab) ee ka tirsan Jaamacada ...
Daawo Video: Prof. Cali Khaliif Galaydh “Waxa aan Rabaa Soomaliland loo dhan yahay iyo Muuse inuu Heshiiskii Fuliyo”
- Dec 12, 2017
Hargeisa  (Kalshaale) Prof. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihii maamulka khaatumo oo Hargeisa ku sugnaa Mudooyinkan ...
Daawo: Wasiir Bayle oo War Farxad leh ka sheegay Guulaha uga soo baxay Shirkii Nairobi iyo Siday wax u dhaceen
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka warbixiyay ...
MUUQAAL+Murugo: Donald Trump oo Soomalida Masaafurinaya iyo Dumar ay Ilmadu ka dhamaatay iyo Waxa dhacay
- Dec 12, 2017
Minnesota (Kalshaale) Qaar ka mid ah qaraabada iyo qoysaska 92 qof oo Soomaali ah ...

Featured Video