Madaxda Carabta oo Trump uga digay inuu safaarada USA u raro Qudus iyo Xiisada ka dhalatay Arintaasi (Daawo)

London  (Kalshaale) Aqalka cad ee looga arrimiyo Mareykanka ayaa xaqiijiyay in madaxweyne Trump uu ka hadli doono Arbacada go’aankiisa ku aadan in safaarada Mareykanka ee Israil loo raro Qudus iyada oo ay soo wajaheyso dhaleeceyn caalami ah oo sii kordheyso.

Afhayeenka aqalka cad ayaa sheegtay in madaxweyne Trump Uu aad ugu adkaa fikirkiisa arrintaan ku saabsan.

Tiro hoggaamiyeyaasha Carabta ah ayaa dhammaan madaxweyne Trump uga digay si toos ah wax ay u arkaan cawaaqib xummo ka dhalata tallaabadan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA IYO QORSHAHA TRUMP

Boqor Salmaan-ka Sucudi Carabiya ayaa u sheegay Trump in tallaaba noocaan ah o la qaado ka hor inta aan laga gaarin heshiis nabadeed oo kama dambeys ah arrintaan ay dhalin karto falcelin ka timaada muslimiinta.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (5)

  1. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Duqii Diinba Daliilineyn, Daayinkii, Daacad U Noqon_Waayey,) Dabaabado, Dahaba Maarkaad Ugu
    Deeqdeen, Dadnimo Ineydaan Dugsaan, Saw Diirta
    Ugama DacaddaanNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Qoonkii, Duunyo Dahabooyin Qalbigooda Deggaan,
    Ducufo, Lagu Daneysto, Waa HadaaimeenNeee,
    Khayraad Kooda kuwii Dal Dalanaayey, Hadey Dareen_Leeyihiin, Duleydi Looma DaayeenNeeee,)
    Sidaasey Daacad Dugsi Ugu DaaimeenNeeeeeeeeee,)
    Markey Musacagaleyda, Dubanjirreen, Ayey Dadnimo,
    Diin Dugsi Haatan ka Deraja RoonaayeenNeeeeeee,)
    Dahabkii Diinaarkii Macdantii waa uga DareenNeeee,
    Muslim Dibin Daabyadiii, Ayey Doolaar ugu Deeqaan,
    Kuwii Falastayna Duleysteee, Alahayoow Duulkaan
    Deeqdaadii, ku Dulooobey, Dibin Daabyada, Islaamka,
    Dolarka Ku Deeqa, Diihaal Dejiii, Deeqdaadiii Halkey
    ku Xamdi Naqi Lancaster, Waa uga Siidarteeeeeeee,)

  2. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Saxid xamdi Naqi Lahaayeen

  3. Ali Zubeer says:

    Nijaastan carabta iyagaa bixiyay Falastiin, waa in imminka laga gaadhaa xaramka qudus

  4. Dabshid says:

    Kkkk Maxey ka digikaraan – Shukoweyn- Cambar Waardiyeeye.

    1992 ayaan Yemen ku soo arkey wiil yar oo qiyaastii ahaa 12 jir oo Hooyadiis ku leh ‘ YAA CAJUUSA ADQUL BEYT.

    -Odagii ayaa dhahey sii waardiyee Cambarka Hooyadaa- Duli

  5. Dabshid says:

    http://www.bbc.co.uk/news/world-middle-east-42246564

    Yaanan arkin Mr Trump oo loo rarahayo Petrol Muslimiinta.




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
MUUQAAL: Xildhibaan Lama Filaan ku dhigay xaflad la isugu yimid C.raxmaan C.shakuur iyo Xubno Farmaajo Diidan !
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Xildhibaan Abdishakuur Cali Mire oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya, oo maanta Khudbad ...
Itoobiya oo Israel ka iibsatay Barnaamij ay ku basaasto Shacabka iyo dalal kale
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Warbixin ay soo saareen cilimi-baarayaal waaxda (Citizen Lab) ee ka tirsan Jaamacada ...
Daawo Video: Prof. Cali Khaliif Galaydh “Waxa aan Rabaa Soomaliland loo dhan yahay iyo Muuse inuu Heshiiskii Fuliyo”
- Dec 12, 2017
Hargeisa  (Kalshaale) Prof. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihii maamulka khaatumo oo Hargeisa ku sugnaa Mudooyinkan ...
Daawo: Wasiir Bayle oo War Farxad leh ka sheegay Guulaha uga soo baxay Shirkii Nairobi iyo Siday wax u dhaceen
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka warbixiyay ...
MUUQAAL+Murugo: Donald Trump oo Soomalida Masaafurinaya iyo Dumar ay Ilmadu ka dhamaatay iyo Waxa dhacay
- Dec 12, 2017
Minnesota (Kalshaale) Qaar ka mid ah qaraabada iyo qoysaska 92 qof oo Soomaali ah ...

Featured Video