Shirkii Amniga Qaran oo Maalintii labaad galay iyo Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad Ka jeediyey Shirka (Sawiro)

Muqdisho (Kalshaale) Waxaa maalintii labaad galay shirka ka socda magaalada Muqdisho ee loogu magac daray “Somali Partnership Forum”, waxaana shirka maanta diiradda lagu saarayaa, arrimaha siyaasadda, dhaqaalaha, bani’aadanimada iyo qodobo kale.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa ka hadlay horumaradii ay gaartay dowladdiisa lixdii bilood ee la soo dhaafay, waxaa uu sheegay inay horumar ka sameeyeen arrimaha ammaanka iyo dhaqaalaha.

Madaxweyne Farmaajo ayaa soo hadal qaaday inay dowladdiisa xoogga saari doonto hirgelinta Federaalka, iyo sidii doorasho qabsoonta sanadka 2020.

Waxaa uu ugu baaqay dalalka iskaashiga la leh Soomaaliya inay maalgashi ku sameystaan dalka.

Shirka ayaa waxaa la filayaa inuu soo xero Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, waxaa xilligan khudbado ka jeedinaya wasiiro ka tirsan Xukuumadda, sida Wasiirka Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil oo ka hadlay halka uu marayo geeddi socodka dib u eegista Dastuurka KMG.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (51)

  1. gaafaw says:

    aabo farmaajo noolow ilaahaw wadanka nabad kadhig @ dabshid iyo cadaado idinku nimankaa ceyr inaga ilaaliya

  2. Dabshid says:

    Well done Mr President,
    Hadaadan Mashquulin adey kugu Mashquuli. ileen Caruurta Dhalatey ayaa og inesan Amaan wax ka qabankarine,

    – Axmed Cadde Ma tegikaro Kabsuuma, Jamaame iyo Mareerey iska Daaye,

    – Xaaf ma tagikaro Guriceel, Mareeg iyo Ceel-buur iska daaye

    – Gaas ma tegikaro Buuraha Bari, Laasqorey iyo Ceerigaabo iska daaye

    – Waare ma tagikaro Luuq-Jeelow, Maxaas IYO Warshiikh iska daaye,

    – Shariif Xassan asaga kama baxo Kaare Axmaaro, maadaaba uu Suit iyo Kooyo-fero Italy Xiranjirey 1980 asagoo Ganacsade ah, waqtigaas oo Axmed Cadde ahaa reer Baadiye Geel raaco oo kabo kala jeedo wato.

  3. Dabshid says:

    Gaafaw

    Ceyr waxaa la ii sheegey iney dhaafey Godey, lana xudideen Bah-Gari,

    Ceyr iyo ciida, nimanka si fiican u soo dhaweeya dhanka Ganacsiga ayey ku fiicanyahiin,

    Midbaa igu lahaa- markey tageen South Africa waxey guursadey Gabdhihii Boqortooyada SUULUUGA, oo yaa la hadlikaro nin qabo Gabar Suuluga reer Boqor, Aryaa wiil ceyr ay dhalee .

    ** Gaafaw,
    Mustaxiil ma waxaad ku joogtaa Damiin Reer Qurbac.

  4. Cadaado says:

    kkkkk, Dabshid, alleeylaha waa runtaa dhamaan in nimankaan daanyeerada ah oo isku sheega madaxweeynayaal eeysan u tagi karrin meelah aad sheegtay, oo eey sheegtaan in eey maamulaan.

    Laakiin, qokfa caqliga daanyeerka ah leh, amaba wasaqnimo qabyaalad indho tirtay ma fahmi karro waxa aad ka hadleyso.

    Car ha qirtaaan Land of Punt, Dusha, Jugle, Barwaani queen, Maxamuud, Mustaf Daacad, in uusan hogaamiyahooda Majeerteen tagi karin Laascaanood amaba Ceerigaabo iyo Laasqaroy, ileey Isaaqu maahan sida cawaantaan Hawiy’e, oo xabad ayeey dabadda kasoo galin oo ilaa Iyo Garowe ayeey qabsan, iyada oo eey amxaarada iyo yahuudaba ku wareerii laheeyd labadaan qabiil ee daanyeerada ah ee u diyaarka ah in eey u shaqeeyaan kii eey dooran lahaayeen, oo eey la safan lahaayeen.

    Gaafow, ma wacal ayaad tahay marka aad Farmaajo aabe ugu yeereeyso? Dhaqankaas fool xun Ethopia ayaa laga soo sheegayay, oo qofkii madax ah loogu yeeraya aabe.

    Anniga aabe waxaan u aqaan odayga si xalaal ah ii dhalay.

    Melez Senawi, iyo Abi Ileeyna hadii eey aabayaal kuu yahiin, Farmaajana aad ugu yeerta aabe, macnaha aabaha ayaadan garran, oo guryaha mindhaa aanan lakala garan karrin caruurtaada iyo caruurta ragga kale ayaad kusoo kortay. kkkkkkkk gaafow daanyeer, iska dhaaf dhaqan xumadaas aad cinwaanka title aabe aad kusiineeyso qof walba. Naago Ethopian ah oo kii dhalay uu gadayo, oo misanna leh, aabe ayaan soo arkay. Daanyeer.
    God bless Somalia.

  5. Cadaado says:

    Dabshid, Bah garri, waa daanyeero kale oo eey dabadooda ku nabad gali doonin Ceeyrka, ilaa eey guursadaan Tigray, iyo flasha, Yahuud, oo eey kaba guuraan qabiilkaan Ceeyrka ah oo eey sida beenta ah u sheegtaan. Somaliya ayana run isku sheegin.

    Keebaa muhiimm ah qofka ficilkiisa muuqda, iyo waxa uu afka ka sheegto?

    Kolay anniga waan kala garan labadaas, daanyeer igu qaldi karrana ma dhalan, mana dhalan doona waligiis.

    Ficilka qofka waxuu ka hadlaa kun jeer wax kabadan qofka waxa uu afka ka sheegto. Qof gaal ah, oo munaafaq ah, afka waa ka sheegan karaa in uu muslim yahay, iskaba daa, qabiil la sheegtee.

    Daanyeernimada Somaliya kasocota qeeyb kamid ah waatan. Wax afka laga sheegto, maadamama la’is xisaabineeynin!
    God bless Somalia.

  6. Idoor Liqe says:

    Odoyashii daarood waa soo dhigteen

    Yusuf Xaaji wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Kenya oo xalay ku aqalgalay Garissa

    Cabdiraxmaan Faroole oo isna week Ka hor aqalgalay.

    Tolow Muna iyadana Cali khalif Ma ku darna kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. Idoor Liqe says:

    Dabshid

    Xalay markaan dhahay Ogadeen Reer Cabdulle baa Kismaanyo xoog ku haysta Baad igu xanaaqday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    War sxb Dee awalba Kismaanyo daarood uun baa isku caydhsan jiraye Ma cid kale baa ku wehelisa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Cumar jees , Morgan , barre Hiiraale , Ahmed madoobe 2017 .

  8. rooble says:

    asc yaa.haya . jugle iyo cali zubeer

    kkkk. waar bal isaamaxa ilmaderayaal qolo halkanaa igudhaganee yacni waa inaad si dag dag ah beesha ogadeen aad xaal u sisaa. rooblow waan qaatay xaalna waa bixiyay kkkkk daawadayashii kalshaale waa bateen imika

  9. Cadaado says:

    Iidoor Liqe, makulatahay odayaashaan Daarood oo aad xayeeysiineeyso in eey inta aad noo shahay kaa dul kici doonaan Iidoor amaba Isaaqa ku gumeeyay/

    Waxa Somaliya ka qaldan waa kan oo kale, iidoor Liqe sheegte, waxuu lamid yahay madowga u codeeya sanadkasta xisbiga Dimuqraadiga isaga oo aanan ogeeyn in eeyba dhici karrta in xisbiga Jahmuuhriga uga fiican yahay, amba waxyaab leh oo ka duwan sidii laga filayay in uu sameeyo.

    Laakiin, maya, agoonka kacaanka, ma sameeyn karro, sababtoo ah, xorba ma’ahan. Oo cajaladii iyo gitaarkii Harti iyo Daarood marka uu maqlo, ayuu hilmaami, dullinimada uu ku jirro.

    Ilaaheey waa caadil. Oo amaba Habargidir, amba Dhulbhante dadka sheegta, waa laga soo matajin waxii ku maqnaa. Sidaas ayeeyna u matagayaan ilaa eey joojinayaan caqli xumada, amaba ifka uga tagayaan.

    Iga qorra warkaan.
    God bless Somalia.

  10. rooble says:

    waar waxanu shir.mahee maxaa laqaysanayaa . shirka somalia maxaa cadaanka dhigay . waar anaku markaanu dhirayno ajahanib nomayimaado reer somaliland oo qudha kabacdi shirku marku.dhamado ayaanu saxafada iyo caalamka u sheegnaa wbt

  11. Mr BaHaL says:

    Waar ninkii Gaas ahaa oo ka raystay siigadii Garoowekkkkkkkkkkkkkk
    iyo afartii oday ee madmdoobaa ee kolna u soo galayay marna ka baxayay.

    Maalinkasta garbuu ku jiray,hebelbaa naag kufsaday iyo mid baa mid kale dilay.Bosaso ayaa laga qaylyay iyo lacag la’aan oo ciidanbaa gadooday.

    Meeshaa hayska dhexjoogo oo lacag haka raadasdo.Waxaan maqlayay isaga oo arinkii amniga qaranka ka leexday oo mahsaariic iyo lacag ka sheeknaynaya codsanay.

    Xataa afka lagu hadlidoono kamaysii sheekaysankkkkkkkkkkkkk Midbaa ku hadlayay Somali,ka kale ayaa ku hadlayay English.Midba waxa uu doono ayuu ka hadlayay.
    Amisom nooo soo badiya,lacag nasiiya aan shaqo ku abuurno.kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Alshabaab way liicday oo jabtay.Ka kale ayaa lahaa ciidanka Amsisom soo badiya si aan alshabaan iskaga celino.Midnba meeshuu doonoo ayay ku jiidayay.Dad isku ujeedo ah in aanay ahayn si fiican ayaa loo fahmayay.

    Madaxwaynaha uunbaa hadalkiisa cadeeyay.

    Dalmida

  12. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Kuwii Nagu wareershey, waxaanu Nahay Qaran,
    Madax Banaan, Oo Soomaaliya, ka Goaay, Ee waano,
    Walaalnimo, Habeen iyo Hoosiisba, kala Quusaney ,
    Beenta Alaa Xarimaeee, ka waantooba, Dadkiinana,
    Halugooninaaa, waxaan maqlijirrey, Beeni Raad Maleh
    Boorame Network wuxuu Soo dhigaay, Maqaal,
    Odhanaya, tv Emirarka Ayaa shalay ka Hadlay,
    Safarkii, Farmaajo ugu danbreyey ee uu ku
    Tegey, Emiradka, tv uu ku Cadeeyey, iney ixtiraama_Yaan madax Banaanida, Jamhuriyada,
    Soomaaliya, Heshiisyada berbera Boossaaso, Ay
    Lasexeexdeen Dawlada Soomaaliya,G, W, G Maamul_Goboleed Ahaan Ay Goob Joog uga
    Ahaayeen, maantana maxaa shacabkii Nus Qarniga
    Beenta Lagu maaweelinayey, Loo Sheegii mar Hadii,
    Madax Banaanidii wadan goonia Boorame Network
    Ka shifaay, ceebey xaal Qaadoooooooooooooooooo,

  13. Cadaado says:

    Mr. BaHaL, kkkk, waad mahadsantahay brother, sida aan noogu soo gudbisay waxa eey daanyeeradaan isku sheega hogaamiyayaal ku hadlayeen. Anniga waqtiba magalin, oo waan ogahay waxa ka’imaan doona maskaxda daanyeer Abdiwali Gaas iyo daanyeer Xaaf, oo ah laba daanyeer oo 1960 ilaa hadeer habeeinkiina is shuminayay, maalintiina ugu sheekeeynayay cawaantaan Hawiya iyo Daarood “tolla’ayeey, war noo soo gurmada”. Waan is xakameeyn in aan ereyo xoogan isticmaalo, sida uu igula taliyay walaalkeey C/Raxmaan.

    Sidoo kale, mawaxuu ii sheegi Shariif Xasan iyo Ahmed Madoobe, oo jahawareersan, oo marna cajalad uu galiyao Abdi Wali Gaas, marna xasuusta diintii yareeyd oo uu nasiibka u helay in uu barto, oo is burinaya hadlka qabyaaladiista Cabdi Wali Gaas iyo diinta Islaamka, therefore, jahawareersan, oo aanan dooran karin, halkii uu lacagtiisa saaran lahaa.

    Madaxweeyne Farmaajo laftigiisa waan dhaliili, laakiin, malain kale iyo waqti kale oo uu dadka iyo dalka Somaliya ku tusso in uu shaqo fiican ku maqnaa ayaan la suggi. Ilaaheey waxii Kheeyr u ah dadka iyo dalka, iyo diinta Islaamka haku guuleeyo madaxda dowladda dhexe. Hadde, waxii qaab darro ahna, iyo qiyaano ahna, Ilaahey waxaan ka baryayaa in mas’uulkii Somali ah oo dadkiisa dhiba, qiyaamaya, in uu u baqtiya sida Ali Abdalla Saalax, Qadaafi iyo Saadam Hussein. Amen.
    God bless Somalia.

  14. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Roobloow, beentii Nus Qarniga Laquudanayey,
    marhadii, Boorame Natwork Qarxiyey, Quustu, Waa
    Qanacaad, Ka Quuseee, Qaranimada, Qararka wax
    ka Qabooo, marhadii Beentii Aad Nus Qarnii, Nagu
    Qulaamineyseeen, Daqiiqado, BoorameNatwdrk ku
    Qarxiyeyeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Muran Qaxarkii Ka Qoomameee, Waqti kaa Qubtey,
    Qoomamadiii, Qada Gabay, Maad ku Situeerde, )
    Mise Anaaa ku Qeexa, Qoomamada Qaracnka, Qareenku, Ka Qajilaeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)

  15. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Saxid Qada Gabay maat ku Qirii

  16. rooble says:

    waar meeye qoladii qurba.joogta ahayd waxaan rabaa ninka layidhaado . mursal faladagan in.aad ii soo.xidhaan ee jooga dalka belgumka fankii iyo sugaanti ayuu hadhcad faraxumeeyay . waar nimanyaw qoladan qurbajoogtu qalbi adagaa ma ninkaas ayay fiirsanayaan kkkk. reer hiraan baa yaabay . axmed somali iyo amaal mayla socotan ghghgggh soo soco

  17. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Roobloow, Runtaa Laruugaa, Been waa Lagu Rafaa _Daaeee, Taladaan Larog Rogiin, waa Lagu Raran_Gubyaadaaeee, Diracii Ciro Nayrobi usoo
    Ruqaansey, Rugtii Xamar, Ayaa Xaajadu uga Aruman_Tahayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Waa Rugcadaaa, Dumlimaasidada, Rogroggeee,
    Dibada, Ayaan, Reerka, ugu Rakibieeeeeeeeeeee,)

  18. BARAWANI KING says:

    IIDOOR LIQE

    Abti, ha u jawaabin CADAADO. CADAADO waa khaniis HAWIYE oo rag raadis ah.

    SOOMAALIDA TIRAAAHDA: :::DAB IYO QAACIIS WAA LA ISLA TUURA….

    CADAADO, yuusan ku wasakheen. Waa khaniis naaso dhaadheer oo hadh iyo habeen nin raadis ku jira. Markuu hablaha arko, xajiin aa ku kacaysaa.

    MUNA CADEEEY baa yaabtay……

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  19. rooble says:

    cabdi xarago

    cabdaw nabsi gudaya la.arag jeer aygadhaba
    ee ninkii igagardaran hagool maan gawda kago.saaro ee koonfurtaanu is eednay miyaad soowadaa ana saw in aan gufacada rido maaha oon gadaal din u riixo
    cabdow meshaad somaliland ka.eegtay ayaan garan aqoon waayay wbt

  20. Mr BaHaL says:

    Cadaado
    Sxb waan ku salaamay.

    Daayeero isku yimid ayaa meeshaa ka muuqday.Waxaa muuqday inay dagaalsanyihiin Madaxwaynaha.

    Formaajo ayaa yidhi,alshabaab way wiiqantay oo hadeed ciidan aan ku sii eryano Ayaan rabnaa si aan wadanka u dejino.
    Sakiin ayaa ku xigay,oo yidhi alshabaab waynaga xoogwayntehee ciidanka amisom noo soo badiyakkkkkkkkkkkkkkk

    Horta sakiin iyo Madoobe may rabin ciidan Somaliyeed oo dhulka xoreeya.Sidaa Ayaan ka dareemay.

    Dalmida

  21. BARAWANI KING says:

    CADAADO

    Futada madow aan GUS CAD kaa gelina, se aad u ogaato in BARAWAANI KING uusan u ahayn BARAWANI QUEEN.

    Dhilaa ku xaartay oo futada maddow kaa xaartay, iyo dameerkii HAWIYEE oo ku dhuusay dhilada xaaraanta kugu dhashay.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  22. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Roobloow Dan kuhurraan, Lagama Deg Degoeee,)
    Mustaqbal, Diidiinku Daliilineyn, Nin Durbaanka,
    U Daw Dabiyey, Igama Deggiin, Dididaaa, Uu ku Dibjira_eee, Raska haddaadan, Runta ka Deggiin,
    Guushu waa kuu Dabamarreeeeeeeeeeeeeeeee,
    Roobloow, Dayartii Banooniga, Durdurada, Loo Dirraay,
    Muqdishey ka Dawaameen eeee, Dayartii W, G, Masoo
    Geliin Garoonka, Muqdisheee, Ma Qalabkii Ciyaarahaa,
    Kaa Gabaabsiya, G, W, Guulay la Galban jirreenNeee,
    Roobloow, Gaabiska Gooni Jooga waa inaad ka
    Gudubtaaeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Gacal ugu Gargaar, Gacan Haadiin, Guyaa iyo Guyaal,
    Ayaan kugu Gubaabinayey Gacaloow, Godoonka ka
    Soo Galleee, Hadamaad Garraan Gacalnimo Gacantaan Ikala Gudubteeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    GAcalnimada, I gubeysa Gooni Jooga Aan kaala Gubanaay, Hadamaad, Gudoonsaan, Midigtaan,
    Ikala GudubTeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)

  23. rooble says:

    cabdi xarago

    kkkk. dhulbahantaha nosoogabyow
    garmaaha xaajadu
    koonfur inagadaaya . ayanaan kudhicin bahal afkisiiye
    hore ayaanu u.eednay xajadaad la ordaysaan ee inagadaaya yaynaan kudhicin koonfur iyo bahal afkisii
    halkaad somaliland ka eegteen ayaan garan.aqoonwaayay wbt . soo soco

  24. Dabshid says:

    Wiil Qardho

    Caadi iska dhig sida Dr Faroole, oo barxadda ka jooji hadalada Naxligaa.

    ( Google Tafsiirkii miyaad ku caajistey).

  25. BARAWANI KING says:

    DABSHID:

    Hiil xumi. La hadal walaalkaa CADAADO oo futada laga dhalay.

    Waa hadii ay ku dhibayso caayda iyo hadal xun ee loogu jawaabaya.

    HAWIYE isma dhaamo. Waa wada qudhun xaadhaan lagu wada dhalay.

    DABSHID, hadii ay kugu jirto in yar oo raganimo ah, sidaas uma hadasheen.

    CIRIQ xun oo qabiil ah baa ku jeedanaya.

    HAWIYE WAA HAWIYE, ISMA DHAAMAAN.

    TAFSIIRKA ma ahaa dheel dheel. Waa wax la barto oo khasab ku ah nin kasta oo muslim ah.

    GOOGAL aad sheegayso, bal adeegso adi naftaada oo wax uga sheeg ummadda muslimiinta.

    ALOOW ALLEEEEEEEEEEEEE

  26. Dabshid says:

    Wiil Qardho

    Haddaan Faroole iyo Odayaashii kale Guno u qorney
    Haddaan maleeshiyadii maamukii -Faqriyey ee Dowladdii Dalka Puntland, Qarameynay

    Haddaan ka soo Xareyn dibad wareegii Mr Gaas oo Bun marsi iyo Marti qaad ku mashquuley, miyaan wali LOO JUUQIN REER BARI.

    ** War naga xishooda waa laga xishoodaa nin odayaashaada iyo mooryaantaada Qarameeyo.(DABATO waa uun Dabato , Tukana Qaaq ma daayo).

  27. BARAWANI KING says:

    DABSHID:

    ODAYAASHA MAJEEERTEEEN hadii aysan kuu soo gurman, waligaa xaar, iyo bililiqo, iyo kufsi, iyo dil baad ku jiri lahayd.

    ALLAAH HA U NAXARIISTO COL. CABDULLAAHI YUUSUF, waa kaas calankii baluuqga ahaa VILLA SOOMAALIYA ka saaray.

    Xagee aad ku taqaan dawlad aad sameeyso. Soo tee SOOMAALI WEYN ku baratay.

    Ma SOOMAALI WEYN baa mar kale ku dooranaysaa oo waddan kugu aaminaysa.

    Soo taad waxba wadi weydeen, aan ka ahayn TUUGANIMO, BANGIYO dhabarka laga jabinaayo.

    MAANTAY miyaad dhigaysatay, KHAYRE oo leh, ONE DOLLAR looguma imman Bankiga dhexe, balse waxaa loogu yimid US6 BILLION oo deyn ah.

    KHAYRE kuna faanay, in ay maanta haaystaa in ka badan USD 30 million.

    ADEEROOW, ha na soo xasuusin wixii dhacay, dawlad xumadaada.

    HAWIYEE waa xaar waxba ma wadi karaan. La ogaa GURAYO HAAD BEEY NOQOTAY.

    Hal maalin baa nin idiin kacay, wuxuu caaydiid, MOORIYAAN CAYDIID, isagana la ogaa, isagaa bililiqo dhacayaa aa dhabarka laga toogay.

    DR. ABRAAR BAA YAABTAY sida HAWIYE wax u dhaco. Bangiga iridiisa lama maree, gadaal lee laga jabsada.

    ADEEEROOOW, ha i dambaajin oo iska xishoodaaa.

    TAARIIKHDA MADOW HA SOO QUFIN.

    MAJEERTEEN ma gaari kartaan ee naga dhaafa, kaftan ku jabka.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  28. Land of Punt says:

    Yaab! War dadkaan ma cirka ayey ku nool yihiin! Dabshid, da’diisa ka yar mr Bahal, Cadaado, Maxamud etc!
    War Xamar Ayadoo Mooryaan ku xaartay AUN Ina Yusuf Yeey inta Mooryaantii kala cayriyey Kursigii Villa Somalia after Jaale Siyaad, maanta Farmaajo xiniinyo iska baaray in cago dhigato! Waxaas oo dhan Garoowe laga soo abaabulay macal dastuur!
    Wax isbedelay ma jiraan aan ka ahayn Somalia dowlad aduunka la jaanqaada dabada ka riixayno! Laakiin wadanka waa federal walaan mar dambe wax u yeerin Xamar, Garoowe, Kismaayo, Baydhabo, insha Allah Hargeysa oo iskeenta oo cad sharfeed meel loo saaro! Iyo hadii maamulada Hawiye Hiiraan iyo Galmudug dad noqdaan oo miiska ragga wax ku qaybsanayo yimaadaan ayagoo hogaamiyahooda ka dambeeya oo sida Xaaf&Shaakir kuleetiga isku dhegenayn!
    Hiiraan waxaan arkayey kuwii wasiir loo doortay iscasileen!! Allow alle! Walle reer ogahay ma guuraan!
    😮

  29. Land of Punt says:

    Dabshid
    Cayrka aad sheegayso aniga ixtiraam baan u hayaa! Waayo horta weligood beeshayda dhib uma geysay in shaqsi guri ka haystaan waa meeshiisa! Weliba anaga ayaa inta Amxaaro usoo kaxaysanay macal Ina Daylaaf iyo Xasan Dahiir orod ku gelinay Asmara iyo Addis Abeba kkkkkkkkk.
    Kismaayo uga dhaaranay macal inta Marexaan Walaaha Galguduud is bahaysteen maanta Jubbooyinka uga dhaaranay.
    Caawa Kismasyo Meyerka waa Ciise Maxamud, madaxweynaha waa ogaden Cumar Maxamud dhalay!!
    Haday Ogaden Killilka wax ka qaadayaan they welcome kkkkkkkkk✌️😃
    War riyada ka baxa.
    Maato caano leh iyo agoontii Kacaanka ayaa yaabay!

  30. Land of Punt says:

    Garoowe waa wadan kale oo hadana ka mid ah Somalia! Somaliland oo goostay wax yar ka sokeeyaan!
    Welcome to golden state of Puntland!
    Farmaajo good luck in chaoska ka saarto the Somali capital iyo dhul Hawiye laakiin anaga car Baraxley noo soo dhaaf!
    Cid aan Gaas ahayn Puntland wax ka qorimayso sida Somaliland Muse Bixi lee wax u yeerin karo!
    Shimee la kala baxay!
    😬

  31. Land of Punt says:

    Hadaan shirka kasoo qayb galno oo in dowlad Somalia socoto ka shaqaynayo ma in federal ka baxnay ayaad moodeen! No!
    Hadaadba China lasoo saxiixatay 6 project waaweyn! Gaaljacyo Hospital, Galkacyo international, Garoowe-Eyl highway, Garacad port port, 16 New water dam- reserviors, ama 16 biyo xireen!
    DP world, Bossaso port and Garoowe internation airport!
    10 milion trees finnances by 10 deferent organisations.
    You will never recognise Puntland in coming 10 years!
    Iska riyoodo! Run lagu ooyin!
    Kkkkkkk😝

  32. Mr BaHaL says:

    Dabshid

    Kii Oday Faroole ahaa aamusbaa ka hadhay.Boowe bariis cad iyo Bari laga raysay.

    Mr Gaaas meelbuu sii raadsadaa iyo in Xamar Guno looga qoro.Midkasta oo iswaala Xamarbuu ku dambeeyaa.

    Dawlada Puntland Adis ma dhaafto,Adisbaa layga soo dhaweeyay,Raysal wasaaraha Ethopiya Ayaan I soo dhaweeyay,Heshiis ganacsi iyo iskaashi Ayaan kala saxeexanay.Intaa ayaa lagu soo celceliyaa muddo 30 sano ku siman.

    Hadeed kolba 1000 Oday oo hawl gab ah haloo qarameeyokkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Boowe,waa ciidankii Daraawiishtakkkkkkkkkk

    Waligaaba soco,raashinkii dawladuba wuu ku qaban.

    Dalmida

  33. Land of Punt says:

    Mr Bahal
    Ka daawo Puntlandti.com
    Waxaa Faroole la aamusan yahay! Wuxuu joogaa caawa Dangorayo oo Chineseka dhisaya wadada Garoowe- Eyl degeyaan, hubinayo in waxwalba sidii loogu talagaybu socdaan! Waayo waa gobolka kasoo jeedo!
    Haddii jidkaas la dhiso Aargoosto fresh ah lagu quraacan Garoowe! Xeebta Eyl oo ah xeebaha ugu qurxoon Somalia inta kusoo dabaalato galabtii gurigaaga Garoowe saacad kadib imaan!
    Faroole mee kuye! Kkkkkkkkk
    Google, Wadada Eyl Garoowe, or dslxiiska Eyl.
    You will find Faroole there!
    Kkkkkkl😆

  34. Land of Punt says:

    Odagii Faroole inta lacagaystay oo Lohod ka dhergay ayuu qooqay oo gabar 20 jir ah guursaday!
    Kkkkkkkkk
    Google Faroole aroosay!
    Lohod, taraaqadniyo Tabeebin yaa yaqaan.
    Waa kaluun ama fish Shell!
    Kkkkkkkkk
    Weligaaba Gudabiirsay ku qaraabo! Hadaad xitaa tahay maxaad ka taqaan Kaluun iyo deked.
    Puntland Xoolo, ganacsi, Kaluun, dekedo iyo intaas oo international airports leh, maxay tahay waxa Xamar ka taal! Ma ka badweyntay, ma ka xoolo badan tahay, maanta ma ganacsi badan tahay?
    Maanta kula hadlayo 514 arday ayaa ka qalin jabiyey jaamacadaha Puntland, markii kacaanki dumiyey hal Jamac kuma oolin! Kkkkkk
    Puntlandna.com
    Aduun war iskama hayo!
    Wax aan federal ahayn kama shaqeeyaan Dhul Udug!😼
    Huuno ayaa yaabtay!

  35. Mr BaHaL says:

    Land

    Boowe,maxaan ka daawadaa Faroole oo qooqay markii nafaqaystay ee uu Xamar Cadeey ku noqdaykkkkkkkkkkkkkkkkk

    Ma Ogtahay in isku buuqa ama wabhaarka laga qaado diciifnimo xagga ragnimad ah.

    Marka nafaqaysto dibbaa loo shidmaaakkkkkkkkkkkkkkk

    Ha guursado way u gaaadhay.Stresskii iyo hilibkii Ugaaadha ayuu ka raystay.

    Gunihiisa waa diyaar.

    Dalmida

  36. Land of Punt says:

    Meeshaan soo galo waa la garan jiray!
    Soo baxa reer isku jiibiye! Dabshid, Mr Bahal, Cadaado and company! Kkkkkkkk

    Hagaajiya tuuladiina, nabadda Somali wado iyo in dhulkeena rag u ka shaqeeya!
    Niic iyo hadal wedkiis galay meesha ku haystaa!
    Cidda maanta tareenku ka tago waa la lahaan sida Cali beesteenka!
    Dad duurjoog ah ayey noo xayeysiin!
    Kuye Cayr! Xagey Joogaan?
    Maxamud sorry. Kkkkkkkkkk
    😆

  37. Mr BaHaL says:

    Land

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kuwaasi maaha arday qalin jabisaye waa caruur lacagtii laga gurtay la siiyay shahaado been ah.

    Waar ninyohoow bal isku fiirso.

    Ardaybaa yaabtay

    Dalmida

  38. Land of Punt says:

    Mr Bahal
    Faroole wuxuu kasoo jeedaa Garoowe oo booska jooga 20*20 100 kun$ ilaa 80 boos ku leeyahay, pension Madaxweyne hore ka qaata Puntland 3000$/ month, lacago jireen lagu sharfay in markii xukunka sharaf uga degey, from UN!
    Taas Sheik Shariif, Gurguurte, Siilayo kala mid yahay!
    Faroole Xamar xoolo uma doonan! Wadanimo ayaa geysay!
    I Know! Million dolar agtiisa wax kama aha, that I know! For your knowledge!
    I Love adeer Faroole, great Somali🖐

  39. Land of Punt says:

    Mr Bahal
    Koley Jaahiliin unalfabet ah maaha! You can quetion about their comperable knowledge to international college standard! But I am sure they are the best educated in Somalia anywhere! That I Know!
    😇

  40. Mr BaHaL says:

    Land

    Hal wax uunbaan ognahay – inuu Faroole xamar u shaqo tagay

    Gunnisiisa halkaa ayuu ka qaata,

    Caddulaahi Yusuf ayaa silic uGu dhintay Emaaraatka.Sheekh shaariif ayaa wax u dirijiray.Puntland waxay ku nooshahay lacagta Undp iyo raashinka WfPO.
    Dalmida

  41. Mr BaHaL says:

    Land

    Ardayda Somaliyeed Borama ayay yimaadaan meelkasta haka yimaadaane.Ma jiro qof Puntland wax barasho u taga oo aan ahayn qabiilka dega,

    Waar faanka naga yaree.

    Dalmida

  42. Land of Punt says:

    Mr Bahal
    Habaar baad meesha la fadhidaa! Kkkkkkk
    Aqrud!
    Haddii Somalia dhulkeeda 1/3 lagu noolaan karin, dhulba ma lihin!
    Galkacyo to Raascasayr 993 km, Xamar to Galkacyo 747… Kkkkkk
    Xeebta 1684 km, from red sea to Indian Ocean!
    Daaqsin xoolo dhalasho iyo beero ku fiican.
    Timirta iyo beeyada iyo kaluunka ayaa ka badan! Inta Ganacsi la gaarin! Xagee jirteen markii dhulka la qaybsanayey? Kkkkkkkkk
    Hadday Xamar uga hunguri doontaan, I don’t cry for them!
    Ka karaama seegin habaar lagu karawaa dhul Udug!
    Wixii iswaalaba shaarubaha dhulka ugu xirnay macal Jaale Siyaad, kkkkkkkkkkkk
    Engris iyo Talyani ayaa u tabar waayey oo heshiis indinku duuli mayo ee idina ha nagu duulina!
    Heshiiskii Baran, boqor Cuman iyo Engriis! Google
    Kkkkkk.
    Viva Dhul Udug!😆

  43. Land of Punt says:

    Weligey Borama ayaa dad aaday ma maqal!
    Laakiin Puntland in Raxanweyn Jareer u guureen waan soo arkay oo dadkii degi jiray ku dhow yihiin tiro ahaan..kkkkkkkkkkk
    War ma cirka ayaad ku nooshahay?

  44. Mr BaHaL says:

    Land

    Wiil Somaliyeed oo meel aan degaankkisa hayn wax barasho u doontaaa wuxuu tagaa Borame.Haduu tahriibayo oo yemen tagayo ayuu tagaa Garaoowe.

    Faanka iska hayso waxaan ku daawadsiin ardayda Puntkand ka timid to Borama calashaan wax barasho dhaanta ta ay ku haystaan Garoowe.

    Boowe mukurka dumarka naga ilaali.

    ADLMIDA

  45. Cadaado says:

    Mr. BaHaL, waan kusalaamay brother.
    Ninkaan Land of punt, waa nin iska faanaya, waxuu moodaa 2017 oo dhamaad ah, in afka wax laga sheegto dadka lagu harowsan karra.

    Borama isk dhaaf Somalida’e, aduunka ayaa og sida eey u soo saartay hogaamiyayaal badan oo Somali ah.

    Sadexda nin ee u tartameeysay hogaaminta Somaliland, Waqooygi Galbeed, sadexdoodaba wareeysigooda iyo bio taariiqdooda markii aan dhageeystay waxeey kasoo baxeen waxbarashada jaamacada Camuud, Borama.

    Sidaas oo kale, ayeey aduunka oo dhan ka buuxaan dadkii waskusoo bartay hoyga waxbarashada iyo aqoonta ee Somaliya, Borama.

    Marka, ninyahow Land of punt, isku xishoo, oo indha cadeeynta iyo daanyeernimada jooji, oo ogolow waxii lagaaga garleeyahay. Qababac Majeerteen iyo badownimo meeshaan hala’imaan.
    God bless Somalia.

  46. Mr BaHaL says:

    Cadaado

    sxb,waan kaa gudoomay salaanta,adna mid la mid ah ayaa hawada ku soo marainayaa.

    Land of Punt waa cajilad buuxda oo wixii lagu shibay ka buuxo.

    Somali oo wada cadilan oo magacii Somaliyeedba dhulka yaalo ayuu Reer la ordayaa.

    Borama,Kismaayo ilaa inta u dhexaysaa waa dhul Somaliyeed.

    Land of daawo,adaa Google dadka baraye.
    https://youtu.be/Q-qnf0vcPFQ

    Dalmida

  47. Land of Punt says:

    Camuud weligeed Jaamac ma noqon civil war ka hor, waxay ahayd dugsi sare!
    Somalia kuma jirin meel aan Xamar ahayn Jaamac ku taal, macal Casumadii labaad ee Hargeysa waa dambi laga galay umadda gobolada.
    Galcayo ayaa maanta leh, Engineering and science&Tecknology college maanta, Jamacadda Bariga Afrika ee Bossaso has world class courses, profasors from India, Syria, Kenya iyo Pakistan wax ka dhigaan, insha Allah PhD Somali ah kala wareegin soon!
    😮

  48. Land of Punt says:

    Mideeda kale qabiilka marka caydaan ayaan amaanaa, dad alle sharfay ayaa isku deyeysaan. in been ka sheegtaan!
    Kalshaale waxaa isoo geliyey maalinbaan anoo iska fiirfiirinaya Somali webdites ayaan Dabdhid oo waxa MJ ku dhigayo cid u jawaabaysa waayey ku arkay!
    The rest is history!
    Rag aan kula martabad joogin ayaa afka lagu taagayaa, idinkoo Cali Baystayn iyo agoontii Kacaanka ka dhintay ah😎
    War orda tuuladiina u taliya rag tuuladoodi u tashanaya ha ka daba yuusinee!
    Faroole soo raadiya meesha ku xaaray!!
    Kkkkggggggggggg
    Kkkkkkkkkkk




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
MUUQAAL: Xildhibaan Lama Filaan ku dhigay xaflad la isugu yimid C.raxmaan C.shakuur iyo Xubno Farmaajo Diidan !
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Xildhibaan Abdishakuur Cali Mire oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya, oo maanta Khudbad ...
Itoobiya oo Israel ka iibsatay Barnaamij ay ku basaasto Shacabka iyo dalal kale
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Warbixin ay soo saareen cilimi-baarayaal waaxda (Citizen Lab) ee ka tirsan Jaamacada ...
Daawo Video: Prof. Cali Khaliif Galaydh “Waxa aan Rabaa Soomaliland loo dhan yahay iyo Muuse inuu Heshiiskii Fuliyo”
- Dec 12, 2017
Hargeisa  (Kalshaale) Prof. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihii maamulka khaatumo oo Hargeisa ku sugnaa Mudooyinkan ...
Daawo: Wasiir Bayle oo War Farxad leh ka sheegay Guulaha uga soo baxay Shirkii Nairobi iyo Siday wax u dhaceen
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka warbixiyay ...
MUUQAAL+Murugo: Donald Trump oo Soomalida Masaafurinaya iyo Dumar ay Ilmadu ka dhamaatay iyo Waxa dhacay
- Dec 12, 2017
Minnesota (Kalshaale) Qaar ka mid ah qaraabada iyo qoysaska 92 qof oo Soomaali ah ...

Featured Video