Daawo Barnaamij Beeraha Boocame Iyo Waxsoosaar Kooda Geesta Kalena Fariin Kusocota Qurbajoogta Boocame Video

Boocame(Kalshaale) degmada boocame Ee G- Sool Waxay Kamid Deeganada Uu Sida Weyn Uga Jiro Horumarka Waxaana Horumarkaasi Wada Dadka Deeganka Oo Muujiyey Isku Tashi Dhexdooda Haday Dibad Tahay Iyo Hadii Ay Gudaha Tahayba
Tvga Somali News Ayaa Booqday Beeraha Degmadaasi Ayaa Kadiyaariyey Warbixin Kusaabsan Horumarka Dhanka Beeraha Yadoona Uu Kamuuqday Wax Soosaar Baaxd Weyn

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA bEERAHA BOOCAME

Dadka Deeganka Ayaa Geesta Kale Fariin Udiray Dadka Kasoo Jeeda Degankaasi Ee Kunool Dalka Dibadiisa Yagoona Ugu Baaqay In Ay Yana Dhinacooda Kasoo Qayb Qaatan Horumarka Maadaama Booskoodu Banaan Yahay


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (5)

  1. drwsh. says:

    masha Allah iskutashada guul guul reer khatumo

  2. khaatumo haanoolaatoo says:

    maasha alaah dhulkena nicma fadhida halaga faa’iidaysto guuuuul iyo gobanimo

  3. Mr BaHaL says:

    Waar Boocame waan u hambalyaynayaa – walee waa dad tashaday.

    Sidaa ayaa lagu guulaystaa.

    Dalmida

  4. Land of Punt says:

    Nice to see Boocame oo babaay laga dhergay!
    Somalida qaar baa aaminsan in Babaay ka baxo Afgooye keliya! Babaayga laga cuno Faroowe, Garoowe ka baxaa!
    Liinta iyo Canabka laga cuno Europe saxarihii Israel ayey ka baxdaa!
    Bataatiga guduudan ee Durdurka Eyl ayaa yaabay!
    😝 Maryooley dhista dhulka waa barwaaqee!

  5. Land of Punt says:

    Somalia ma jiro gobol isku filnayn cuntadiisa!
    Xoolo, Kaluun iyo beero!
    Run🇸🇴




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
MUUQAAL: Xildhibaan Lama Filaan ku dhigay xaflad la isugu yimid C.raxmaan C.shakuur iyo Xubno Farmaajo Diidan !
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Xildhibaan Abdishakuur Cali Mire oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya, oo maanta Khudbad ...
Itoobiya oo Israel ka iibsatay Barnaamij ay ku basaasto Shacabka iyo dalal kale
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Warbixin ay soo saareen cilimi-baarayaal waaxda (Citizen Lab) ee ka tirsan Jaamacada ...
Daawo Video: Prof. Cali Khaliif Galaydh “Waxa aan Rabaa Soomaliland loo dhan yahay iyo Muuse inuu Heshiiskii Fuliyo”
- Dec 12, 2017
Hargeisa  (Kalshaale) Prof. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihii maamulka khaatumo oo Hargeisa ku sugnaa Mudooyinkan ...
Daawo: Wasiir Bayle oo War Farxad leh ka sheegay Guulaha uga soo baxay Shirkii Nairobi iyo Siday wax u dhaceen
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka warbixiyay ...
MUUQAAL+Murugo: Donald Trump oo Soomalida Masaafurinaya iyo Dumar ay Ilmadu ka dhamaatay iyo Waxa dhacay
- Dec 12, 2017
Minnesota (Kalshaale) Qaar ka mid ah qaraabada iyo qoysaska 92 qof oo Soomaali ah ...

Featured Video