Daawo: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Rabshadihii iyo Murankii Ka dhashay Doorashada Somaliland

Laascaanood (Kalshaale) Waxaa goordhaweyd warbaahinta Kula hadlay Magaalada Lascaanood Garaad Jaamac Garaad ismaaciil oo kamid ah Isimada dhaqanka, Wuxuuna ka hadlay Shaqaaqadii ka ka dhacday xalay qaybo kamid ah Deegaanada Maamulka Somaliland ee ku saabsaneyd Doorashada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu ugu baaqay Gudiga Doorashada ee Maamulka Somaliland in aysan cidna u eexan isla markaana ay cadaalada ilaaliyaan, shacabka ayuu iyagaana ugu baaqay in ay nabadda iyo xasiloonida ilaaliyaan.

Musharaxiinta u tartamaya doorashada Somaliland ayuu iyagana mid kasta dhankiisa ula dardaarmay wuxuuna sheegay Garaad Jaamac in mid kii Guulestaaba uu u hambalyeeyo midka kale, Wuxuuna Xusay in Hada Hartigu uu kusoo biiray Somaliland oo Ilaashanayo dhankiisa, Siduu hadalka u dhigay.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (25)

  1. Jaamac says:

    WAAR DHASHA ILMA KALSHAALE BALO MA JIRTO LOO HABAARTAMAYA WAXAANU LEENAHAY ISLAHEL KII NOO DUCEEYEY AAMIIN SIDA CADAADO ILAAHAY HA KAA AQBALO KII WAXAANU GARANWEYNAY NAGU YIDHI WAXAAD TIDHIBA LAGU YIDHI
    WAXAAN UGU DARAYAA KUWA CALANKA BULUUGA AH CAABUDA CALANKAYAGU WAA TAWXIIDAYSANYAHAY KALMADAASAANUNA CAABUDNAA
    KUNA DARSOO REER BURCO AHAAN DHAGUXU WAA KAFTANKAYAGAKKKKKKKKKKKKKKKK
    HA ISDABA SAQLAYSOOOOOOOOOOOOOOOYyyyy

  2. Jaamac says:

    HAYAAN SXB
    KLKKLKKLLLKKKL ASKARI WAA KII WAJIGIISA LAGA BOODEE MA KA BOODAY
    EESH QIYAASAK YAA SAAXIBU AMISOM
    KKKKKKKKKKKKkkkk

  3. Jaamac says:

    GARAADKA GUUD EE HARTI KOONBE ILAAHAY HA CISEEYO CAQLIGA CILMIGA CIBAADADA IYO CIMRIGABA ILAAHAY HA U BARAKEEYO

  4. Dabshid says:

    Waa Nabad-doon (Beel-daaqe) nabad jecel, waa runtiis haloo tanaasulo meeshuu u batey codka shacabka.

    *Shacabkaan codweydiisana,yeelimahayana natiijadooda waa war Warlord.

  5. Idoor Liqe says:

    Garaadkoow xaalqaado . Warkan waa siyaasi waliba Laascanood waxaa looga yaqaan kooxda Beeli-eeday .

    Kalshaale fadlan Ka saaran meesha . Lolz

  6. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    GARAADKU ma HORGALE buu ahaa. GARAAD, Aaway KHAATUMO. Maxaa kaa reebay GARAADADA kale. Maxaase kaa khuseeya, walaalaha ISAAQA oo is-dooranayaa.

    TUFKU BAX YAA GARAAD KU SHEEG. Maxaa dad duloobay sanadooyinkaan.

    MAJIN QAAD AH, belo dhuunta ku fariisatay.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  7. khaatumo haanoolaatoo says:

    waa garaadki horgale dayuus inan gumeed caloshisa u shaqayste
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Jaamac says:

    HA ISDABA SAQLAYSOOOOOOOOOOY

  9. Jaamac says:

    GARAADKA GUUD EE HARTI KOONBE GOB GOBI DHASHAY WAA NIN ILAAHAY YAQAANA RAGNA WAX LA QAYBSADA

  10. khaatumo haanoolaatoo says:

    horgale hartiba ku sobiiray jabhada SNM kulaha waar dadka been hakasheegin beerka caaro madow kugaysaye inan gumeedyohow horgalaha ahi been badala bal wuxu ku hadlayo day afhayeenka garaadada kulaha adeer haceebayn garaadada dhulbahante ma hoos fadhiyaane adiga rabigaa gunimo kabeyee u leefleef kabaha idoor
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. wiil waal says:

    allaha dhowro garaaadka.

    kkkkkkkk waaaar saan u sugaynay baaaaanu daaalay natiiiijadiiiiye.
    ma sooooo dhacday ….
    codka shacabka haloo hiiliyo:
    marwalba

  12. Aarka hargaysa says:

    Somaliland waanu idinla leenahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkjjjjjjjjj

    • khaatumo haanoolaatoo says:

      @Aar hargaysa run hamoodin hadalka miskiinkan beeshisu dayrisay o kalsonidi kala noqotay dadkayaga iyo deegaan kayagu waxay kamid yihiin dowlada barakaysan e somaaliya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. sOmalilander says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  14. mug libaax says:

    war see Alle Garaadka u qaaday, adeer laascanod 10sanay banaan baxaysay oo xabada hoos loogu waday, maxaa nooga gidhiisha banaan bixiina

  15. Shaxda says:

    Walaahi Garaadku Waa Xariif Wuu Yaqaanaa Habka Loo noolaado yacni waxaan Ka Wadaa

    Nolosha Caadiga Sheekadiisu

    BARBARKEY KABAXDO WAA BAKEYLE QALEEN

    Yacni Dhankey Udhacdo Ayaan ahay

    Garaad Raggu Waakii Mooqfileh

    Warkaadu Macada Ma MIDNIMO Ayaad Rabtaa

    Mise Somaliland

  16. mug libaax says:

    Kuug hargaysa iyo somalilander war ragaasi wali kalshaale miyay ka dhex botorinayaan

  17. mug libaax says:

    Somali girl, muna, barawani, ceegaag khaatumo, somalilander, kuug hargaysa, mustafe daacad, farxiya iyo qaaar kaleba oo aan halkan ku soo koobi karin Salaan boqran

    asxaab xili hore iigu danbaysay

  18. mug libaax says:

    ceerigaabo khaatumo darwiishkaas mahaysaan asxaabta

  19. Garqaad says:

    Garaadku sifiicanbow u hadlay ma fahmin waxa aad ku haysatiin

    Gudiga doorashadoow cadaalad sameyaa cidna how eexanina

    Qofkii lagu guleystay waa in uu natiijada aqblo

    Intaas waxaan aheyn miyuu garaadku sheegay?

    Waa in aan fiirinaa wanaaga meesha kadhacay

    Shacab safaf dheerdheer ku jiro qofkeey donaan u cadeynayaa nabadna ay ugu soo dhamaatay Somali dhexdeeda waa in loo riyaqaa

    Kuleey meeshu waa africa waa somaliya dabcan farsamo wey jireysaa laakiin iyadana waxaa lagaari donaa maalin laga gudbo

    Reer woqooyi guulbeey joogaan alla how siyaadiyo

    Inshaa allaah annaguna waan ku daysan donaa

  20. dhunkaal edbiye cidda xun says:

    war awalba garaad KANU dhuloos uma ahayn waxaa ladhahaa INA ismaciilka Jamac siyaad ee aan waxba lagu falin haduu joogo iyo haduu ka maqan yahay isimada SSC mid ladareemo ma ahaan maxaa dhacay awalba cidda dooratay waxay lahayeen Habar jeclo dadban dhuloos mar hore ayeeyba ka shakisanayeen marka haduu hadlo iyo hadii kalena makhusayo SSC xaladaada waa nin caws tegay hayska daaqo cawskiisa teeda kale Adeer waxba nagama khuseyaan habra mudaharadkoda waxan leenahsy deris ayaan nahay waxad yihiin snm urayso anaguna somaliweyn hadii aad rabtaan in aad xalaal noqotaan somaliweyn sheegay ayada ayaa idiin noqonaysa aabihiinii aad weydeen ee habarta idinka dhalay ileen dad intaas le eg lama dhihi karee waa wacalee

  21. muna says:

    muglibaax wa laga qaaday sodhawow so noqosho wanaagsan soomaali girl kama danbey wan u xiisnay runti

  22. Aarka hargaysa says:

    Mug libaax waan kaaqaday sxb

  23. Mr BaHaL says:

    Somaliya waxaa waalaya dad Garaado,suldamo,Ugaasyo iyo siyaasiyiin sheegta oo dadka u kala qaybiya Reero iyo Raas hoose.Maalinba sida ay uGu badiso ayay u socdaan.Shaqadoodu waa dagaal iyo nabad.Marna waa dagaal marna waa nabad.Marba waa sida ay iyaga uGu badiso.

    Dadkii ayaa noqday xoolo ay iska leeyihiin Odayyaal Madaxa soo duubtay oo sheegta Madax dhaqameed.Iyo qayb kale oo sheegta Siyaasiyiin oo is kaashada.

    Oday dhaqameedka iska laaya hadaad Somaliyeey nolol rabtaan.

    Mar hore ayaa isku da’ayay in abuuro koox aaan isku fikirnahay oo qurbaha degan,kuwaasi oo hoos ahaan u laaya Oday dhaqameed Samaroon ee dadka wareershay.Assasination dahsoon in aan ku layno ilaa 9 Oday oo ku naaxay dhiga dadka.Qorshaasi wuu ii shaqayn waayay oo dadka ayaaba iyaga kala raacsan.Dadka ayay masgaxda kaga fadhiyaan oo meel u fadhiya sida xoolaha.

    Dadmida

  24. mug libaax says:

    aarka hargaysa iyo muna mahad sanidin Alle ha,idin sharfo runtii waan u xiisay kaftaankiini




NIMCAAN HILAAC IYO BOOSAASO

Riix Sanadguurada Khaatumo

Gabadhii Hargeisa iyo Ajakis

Riix Sanadguurada Khaatumo
iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Mareykanka (Warbixin)
- May 22, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee ...
MUUQAAL: Warbaahinta Puntland TV Sidee Uga hadashay Shirkii Jaraa’id ee Cagolule ku Qabtay Garoowe (Daawo)
- May 22, 2018
Garoowe  (Kalshaale) Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa'id ...
Muuqaal: Maxaa kala qabsaday Axmed Madoobe iyo Hay’adaha Gar-gaarka ?
- May 22, 2018
Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa Mkulan la qaatay ...
Muuqaal: Saamaynta la yaabka leh ee Roobku ku yeeshay Boorame (Daawo)
- May 22, 2018
Boorame (Kalshaale) Roobab xoogan iyo Daad  saamayn ku  yeeshay Bulshada Qaybaheeda  ayaa siwyan uga ...
MUUQAAL: Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen oo la shaaciyey
- May 21, 2018
Shirqoolka lagu doonayey In lagu dilo Madaxwayne Erdogan iyo Sida wax u dhaceen ...

Featured Video