Daawo: Xukuumada iyo Xildhibaanada DF-Somalia oo ka hadlay Doorashada Somaliland iyo Fariinta ay u direen

Muqdisho (Kalshaale) Shirkii Golaha Wasiirada ee Soomaaliya ayaa oo uu Shir Gudoominayey R/wasaare Xasan Cali Khayre ayaa waxaa lagu bogaadiyey Qaabka Nabad-gelyada ah ee ay ku dhacday Doorashada Somaliland,  Waxayna sheegeen inay tahay Wanaag guud ahaanba  Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Musharixiinta u taagan Xilka madawaynaha Somaliland inay u diyaar garoobaan wadahadal lagu Mideeyo Guud ahaanba Soomaaliya, Waxayna bogaadiyeen Qaabka ay doorashadu u dhacday.

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi iyo Xildhibaan Sidiiq Warfaa   ayaa sheegay in Mudo dheer  aan wax kasoo Kordhay Jirin Gooni goosadkii, waxayna usoo jeediyeen Somaliland inay Bilaabaan Wadahadalkii Soomaaliya u dhexeeyay, Waxayna Xuseen in Wakhtigan maanta Dunidu qaaday Wado midnimo ah.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (41)

  1. farxiyo says:

    Waar midnimada KA daaya.
    Iidoorku hadey midnimo maqlaan
    Dacar//qarasta Ku kaceysa.
    !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!.

  2. cabdiraxmaan says:

    Farxiyo
    Indr waan ku salaamay
    Kalshaale anigu ma soo galo
    Sababtoo ah qolyo iidoor ah oo
    Ma shaqaystayaal ah.waxaan ka ahayn
    Suldaan laalays oo isagu nin oday ah
    Mooye.ayaan u nacay.
    Kkkkkkkk doorasho ku lahaa
    War dadkiina dhinac ka raaca.

  3. Laalays says:

    Runtii maaha baarlamanka iyo DFS wakhti noogu baaqaan wada hadal.

    Bal intiina caqliga qabta is weydiiya yaanu la hadalaa?

    Ma dawlada Xamar oo aan dhul ay maamushaa jirin?

    Ma 6 maamul ee kale ee aan dawladeeda dhexe daryada ku Ee leh wax aan laga soo talo gelin DFS ma ku dhaqaaqi karto, xitaa hadii alshabaab la weersrayo.

    Waar walaweyneey wax aan Hambalyo ahayn noogama kiin banaana.

    Markaa idinku mid noqotaana wadahadal diyaar baanu u nahay.

    Bal gartaa ina Sanweynana u gee.

  4. Laalays says:

    Runtii maaha baarlamanka iyo DFS wakhti noogu baaqaan wada hadal.

    Bal intiina caqliga qabta is weydiiya yaanu la hadalaa?

    Ma dawlada Xamar oo aan dhul ay maamushaa jirin?

    Ma 6 maamul ee kale ee aan dawladeeda dhexe daryada ku Ee leh wax aan laga soo talo gelin DFS ma ku dhaqaaqi karto, xitaa hadii alshabaab la weersrayo.

    Waar walaweyneey wax aan Hambalyo ahayn noogama kiin banaana.

    Markaa idinku mid noqotaana wadahadal diyaar baanu u nahay.

    Bal gartaa ina Sanweynana u gee.

  5. Laalays says:

    Kuwan hadlaya ee baarlamaanka ah yay metelaan, yaa doortay?

    Waa qaswadayaal ma shaqayste ah oo mooshin ku noola!

    Kasoo kale anaga waxba nooma sheego?

    Raqba waa ku rageed!💪💪💪

  6. Idoor Liqe says:

    Breaking news

    Maamulka magaalada Buuhoodle ee Somaliya ayaa dib u eegitaan ku sameynaya shirkada Telefoonada ee Telesom Iyo Somtel . Ka dib markii ay raaceen amarka maamulka gobolka waqooyi Galbeed ee Somaliya (somaliland )

  7. Idoor Liqe says:

    Maxaa Ka cusub Doorasho ku sheegii qabiilka isaaq ?

  8. Jugle says:

    Farxiyo, kkkkkkk 2 iidoor ah oo aanu sxb nahay 2 habeen ma seexanin, waxay halis ugu jiraan inay waashaan, mid waxuu kudhihi: markay arkeen inuu ciro badiyey ayey sanduuqyadii jiiro mugdi lagaleen, kan kalena waxuu kuwaashay talephone iyo hadaan lahadlay hargaysa waxaana horeeya muuse ee gadhka kaadi iiga xiir haduu cirro badiyo kkkk ujedkayga waxaa weeye: la isku baaba’ oo kala qabashadoodii baanu ku daalay ee ma caqli gal baa in ilaa iyo hadda latirinaayo! Kkkkkkkk

  9. Jugle says:

    Xamar xaalkeedu ma dhowa ee Dowlada p/land waa inayna wakhti iskaga dhuminin xamar ee waa inay samaysato xisbiyo oo ay ku dhaqaaqdo one man one vote, yacni markii la xoreeyo xamar waxaa la samayni doonaa xisbiyo utartama dowlada dhexe lkn hada waa lagama maarmaan in lasameeyo xisbiyo u tartama dowlada p/land, ujedkayga waxaa weeye: p/land waxay maskaxdeedii iyo muruqeediiba galisay xamar ee waxii hada ka dambeeya gudaheeda haka shaqayso yacni xisbiyo ka kooban cumar, ciise iyo cismaan kkkkkkkkkkkkkk

  10. Jugle says:

    Xamar way kudaysay oo waxay noqotay xero ay kuhardamaan ugandis iyo EY oo dhan ee yaan wakhti dambe la iskaga dhuminin, waa iga talo

  11. Jugle says:

    Cabdiraxmaan, indr sln sare, long time, busy.com ee see you later dhamaantiin

  12. Jaamac says:

    WAAR KUWANI MA WAXAY DUL FADHIYAAN RAQDII MAANDEEQ EE 1991KII LAGU KALA TAGAY KKKKKLKKKKKKKKKKKKKKKK
    WADHI WAAR KUWAN WIISH HA LOO DIRO SOO DHUFTA

  13. Maxamud says:

    Xamar ilaa habargidir kuxasisho oo eey dhamaato xamar unukaa leh iyo guribaa layga heystaa waan walaaqeynaa

  14. Jaamac says:

    WAAR JUGLE SXB
    SADDEXDA NIN KII KURSIGA FUULAABA WAA SAME LKN ADIGA MAXAA KAAGA CABA KKKKKKKK

  15. Maxamud says:

    Horta waan yaabaye kuwaan sheegta dfs maxishoodaan miyaa nin markuu qudbeynaayo gadaal fiirinaaya in kaarihii ugaandheysku katagay ayaa dadkale utanaagoonaya YAAAAAAB

  16. farxiyo says:

    Cabdi raxmaan.
    Inaadeer salaamulaahi,igama gudoon salaan gobeed.
    WAA runtaa barxadii way isku dhex yaacday.
    Ilaahow sharkeeda na mooti.

  17. Land of Punt says:

    Mooryaanta Xamar joogta maxay Hargeysa u sheegi karaan?
    Dowlad waydiinaya dadkooda ninkee rabtaan in idin xukumo? Shacabkana jawaab laga sugayo!
    Viva Somaliland🖐😍

  18. Ali Zubeer says:

    Iska hadlaayow ina igarrre. Waa khiyaano qaran waxan meesha ka ciyaya

    Waar meey ka hadlaan runta oo sheegan in Somalia tahay mid qudha, waxaa meesha ka dhacayna tahay qabiil dhaanta keligiis ciyaarayay.

    Jubbaland, Hirshabeel, Puntland iwm haddii ay yidhaahdaan waanu goosannahay, deetana doorasho beelaysan sameeyaan, ma loo tahneeynayaa, wadahal ma loogu yeedhayaa. Nijaas.

    Caqligii Soomaaliyeed waa masakhmay oo waa ina gumeed miidhan.

    Walle Suldaan Ali Zubeer baan liishaankiisu dhumin

    Ciddii rabta ha cidii ciiddan Soomaali baa leh. Iidoorna waa degaan uu Soomaali ka xigin.

    Dhaxalkii Soomaaliyeed weeye.

    Warkaada iyo warkaadu ha cddaado

    Viva Soomaaliwayn

    Down all Somali traitors

  19. Ali Zubeer says:

    Jugle aka Axmar lover

    Waar mee riwaayaddii aad dhigaysay markii Frmaajo villa Soomaaliya la geeyay

    Imminka maxaa iska kaa beddelay.

    Nifaaqa ijtimicaagia aad bedkan la joogto miyuu kaa soo xidhmay.

    Weji Gabaxnimada kaa muuqata xitaa waa mid kuugu qormaysa kabahaada maalin kasta

    Viva Soomaaliwayn

    Down Amhara lovers

    Down all Somali traitors

  20. Land of Punt says:

    Walaahi maanta Cali Injir aka Cali Khaliif colaadaan u hayey oo Harti ku kala dilay, waan u cafiyey waayo! Dee Iidoorku haba iska danyaraan laakiin waa dad nidaam iyo kala dambayn aaminsan!

    Majeerteenia oo ka dhulweyn kana qanisan maadama laba badood haystaan Somaliana isku xiraan iyo Killilka Somalida Ethiopia ayaga ayaa ka siyaasad fiican, waayo waxay haysteen ayey aduunka tuseen.
    Somalia oo dhan intaas ma tusi karaan aduunka!
    I Love Somaliland meeshaas ka wada! Awalba idinka ayaa Waqooyi iyo Koofur isku daray! 1960!
    Again Viva Somaliland 🖐🇸🇴🖐

  21. Land of Punt says:

    Somaliland waxay haysteen ayey aduunka tuseen= one man/woman one vote! In cadaalad u dhacdo rajo ku qabnaa, ninka shacabka rabaan la doortay!
    Somalia oo dhan intaas ma awoodan!!
    Viva Somaliland allow mid Somalida u roon keen!😻

  22. Land of Punt says:

    Boqor Jugle
    Ha u jawaabin salaafiga/Wahabiga Cali Zubeer, waa nin ilaa hadda rajo ka qaba in Mooryaan Xadan Dahir Aweys, Catam iyo Mooryaan badan oo kale in Shura hardline idiots Somalia u taliyaan!! Kkkk
    Weli ku riyoodo in Xasan Dahir Aweys Somalia wax ka noqon!
    Waa doofaar aan quusan oo qabiil iyo diin xukun lagu raadinayo wata!
    Insha Allah Somalia madaxa ayaa laga qabin!
    Farmaajo iyo Khayre isku group ayaa nahay laakiin waxaan ku nacay, Mooryaan Wahabiyin ah ayaa wax u yeeriya!
    Fucking idiots.
    Ali Zubeer, suck it🙁

  23. amaal says:

    Lop ádiga 20 Sano maamul ahed maxadsokordhisay xata dorasho qof
    Iyo cod wad awodiweysay marka away n abada IYO dowladnimada ku faanto24/7? Xamar Maxaadfkagga duwantahay?

  24. amaal says:

    Abada Wa nabada

  25. Garqaad says:

    Land

    Jugle waxaad dhahday waa boqor darood kkkkk noqorka darood manocaasbaa?

    Suldaan Ali zubeer waxaad dhahday waa dofaar wahaabiya juglana waa boqor doqor cadaaladaadu ma nocaasbaa?

    War suldaanku beri hore ayuu ka gudbay sanabka qabiilka ee susacleey iyo baraxleey

    Suldaanku kama sokeeyo wixii la dhihi jiray somaliweyn

  26. Wiil somaliyed says:

    Odow haduusan aqligu shaqaynin qabiilna aadan kagudbin ood qof.dad.beel.soomaaliyeed reer ahaan kunacdo ayaguna intaa inle eg ayay kunici nacaybkaasina midkiina guul umasoo hoyinayo. Lkn waxaa meesha kulumaya wixii idinka dhaxeeyay. Eed wada lahaydeen oon midkiisna gooni u ilaalinkarin ilaa aad wada ilaashataan maahane

  27. Laalays says:

    DFS kuwan u hadlayaa waa maxishoodayaal!

    Yaan igu raacsanayn?

    🖕🖕🖕

  28. Mr BaHaL says:

    Somaliland inay doorasho qabato oo dadku ay codkooda siiyaan qofka ay rabaan way fiican tahay.

    Maxaa u saamaxay?

    Daaroodka ayaa ku yar Somaliland ama aana ku lahayn wax saamayn ah siyaasadeeda.

    Ma jirto sabob kale ooo ragaadisay Somaliya.

    Dalmida

  29. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    BAAQ KU SOCDA DUQA CAASIMADDA SOMALIA•
    Jaalle Guddoomiye Taabid Cabdi, waxaad Tahay Madaxi; Caasimaddi Somalia, Magaaladi ugu shacbi badnayd Somalia, Magaalada kaliya ee aysan Beeli sheegan karin, Magaalo ka shacbi badan 4Gobol, Magaalo ay Somali ku dhantahay Haba lagu kala badnaade, Dastuurki Xalaasha ahaa ee 1961 waxaa ugu Qornayd inay Maqaam Gooni ah leedahay. Jaalle markaan Dulmaray Ahaanta Caasimadda, Waxaan TEBAA inaysan Shacabka Somali u SINAYN maamuka Magaalada. Sidaa Daraadeed Waxaan qabaa in CASIMADDA la siiyo ummadda Somali ee aysan Beesha ugu badan Kaliya la wareegin Maamulkeeda & aaya ka talinteeda. 👳Waxaan qaba, inta laga gaara CODAYNTA shacaba in Degmooyinka loo qaybiyo 5ta Beelood. Haddaanan qaldanayn Degmooyinku waa 17ba, marka haddii 5loo qaybiyo oo ay Beeluhu helaan MIN 3dax, 2da soo hartay in la siiyo Beelaha REER XAMAR & REER MATTAAN ayyagaa ugu horeey deggenaasho ahaane. 🙊🙉🙈Waan ka quustay inay Akhyaarta Barxaddu KAYB ka noqoto dibudhiska Waddanke, FADLAN ciddi igu raacsan aragtidaan ha u gudbiso Warbaahinta kale. Ràyiga ciddi garowsata leh. ☆Jaalle Taabid waxaan qaba inaysan TOOSINTAASI kaa qadanayn 3beri ka badan saa waxaa kula jooga kuwii kula dhiganay Elementeriga ilaa Jaamacadda oo Beel kasta lehe. WBT

  30. Mr BaHaL says:

    Axmed Somali

    Marka aad soo hesho Somali wax wada le ayaad odhankartaa hadalkaasi,maanta looma baahna taasi.Dawlad ku sheega meesha martida ku ahna soo erya oo ha tagaan Tulooyinkii at ka yimaadeen.Shaqooyinka ayayba badsadeen oo aqal sare iyo mid hooose ayayba u soo shaqao tageen.

    Dalmida

  31. Land of Punt says:

    Amaal
    Puntland waa representetive democracy, macnaha shacabka kapoqabiil keensaden, kapoqabiilka xil dhiban keensadeen, xildhibaanka Madaxweyne keeneen.
    Waxaa aduunka looga yaqaan parlementerian democracy.
    Waxaa jira general elections. qof kasta cod dhiibto!
    Taas ayaa ka saxsan democracy ahaan.
    Gaas meesha doorasho ayuu ku jooga.
    Scandinavia aan joogo, shacab xisbi ayey doortaan, xisbiga tiro badbaado ayaa ninkii wadanka hogaamin lahaa keena!
    Ninka wadanka xukuma shacab ma keenin, parlemanka aya keenay.
    USA shacabka ayaa keena nin wadanka xukumaya.
    Gaas maaha dictator qasab ku jooga, saacado la doono ayaa parkenamka uuqa loo dirin😎

    • Land of Punt says:

      Laakiin waa in Somalia u gudubtaa hal qof hal cod, taas ayaa ah democracy sax ah, shaqsi kasta xaq u leeyahay cidda wadanka u talnaysa.
      Insha Allah way iman.

  32. Land of Punt says:

    Garqaad
    Jugle iyo Zubeer sida aaminsanahay waa laba nin oo Kumade ah..kkkkkkkk
    Waa ii siman yihiin, laakiin ibnu aadamka fikir ayey isku raacaan!
    Sheekada Cali Zubeer iyo wadani baan ahay hore u aragnay.
    Shabaab waa anti qabiil, they use diinta to inslave us.
    Kacaankii qabiilkii waa duugay, they use nationalism to inslave us, and altimately distroy the country.
    Zubeer iyo Xasan Dahir waa xisbul islam, waxay rabaan in diinta kugu qabsadaan. Waa nooca dictarorka ugu xun!
    Waxay ku oran ninka aniga i diida waa nin diinta diidan, waayo aniga diinta ayaa wax ku xumayaa.
    Run qaawan ayaan ka jeclahay in been iyo dhalanteed ku noolaado.
    Waa Jugle iyo Zubeer farqiqa u dhaxeeya!
    Somali qabiil ka hara diide, dee asaga wax ku qaybsada.
    Somaliland waa qabiil nationalists.
    😒

  33. Land of Punt says:

    Mr Bahal
    Darood oo dhan ha ku wasaan, futada ha ku dilaacdee.
    Dameer wasihii ku dhalay was, weligaa in Jowhar kor u dhaafin waa ogahay!
    Gudabiirsay fir kuu gelin!
    Nijaas ur badan!🖕🏼

  34. Ali Zubeer says:

    Garqaad

    ASa

    bro

    Juzita khayran.

    LOP waa nin fikirkiisa cilmaaniga iyo beenta ku qubaysta.

    Laba daraadle af xumada u dheer tahay.

    Forumka waxaynu kala nahay waa la og yahay.

    Aragtiisa gaaban inay Somalia halkaa dhigto uma jeedo ee caliqa gaalada islaamka neceb waa ninkii weli u heelleeynaya

    a
    Car wakaa ha jawaabo suaal aan hore u waydiiyay oo ahayd bal forumka u sheeg waxa la yidhaa Wahaabiya?

    Xitaa waa uu awoodi waayay inu ka soo min guuriyo gaaladii soo tababa bartay.

    Waa Cabdullaahi Yusufkii amxaarka keenay ee ku baroonaayay Soomaalinnimo.

    Wakaa maanta doollada u ruxaya Iidoorka waddanka kala jarahaya

    Bal forumka ha u sharxo horumarka

    Caqli

    binaadannnimo

    iwm

    ee ay keentay qimoqraadiyaddii Sooomaaliya marka civilka ahayd marna kacaanka marka warlordism ahayd

    Halka uu ka soo jeedo ee Pudhlayn bal ha u sheego waxa human capital ee yaal ee aanan ka ahayn nijaasnimada ina Gaas iyo dekaddaa la dillaalo.

    Ninkani waa biproduct of diin iyo wanaag nacaybka yaalla Europe.

    Waxaa inoo ballan ah saaxada Soomaaliya

    iyo isagoo sharraxa wahaabiyah

    Xertii tima wayntii baa yaabtay

    Viva Somaliwayn

  35. rooble says:

    war fureesha oo hada soo dhacay oo ku saabsan dorashada somaliland cidii u baahan farta ha taagto waa loo sheegaaa

    • C/Raxmaan says:

      Ascwrwb . Qoraalkan hoos ku qoran waxuu GOBO ka soo yiri maskaxda @ : Mudane Wiil Somaliyed . War ma fahanteen , mise waxaad ku qanacdeen Laata , Cuza wa Manaat ?

  36. C/Raxmaan says:

    somaliyed says:
    November 15, 2017 at 2:14 am
    Odow haduusan aqligu shaqaynin qabiilna aadan kagudbin ood qof.dad.beel.soomaaliyeed reer ahaan kunacdo ayaguna intaa inle eg ayay kunici nacaybkaasina midkiina guul umasoo hoyinayo. Lkn waxaa meesha kulumaya wixii idinka dhaxeeyay. Eed wada lahaydeen oon midkiisna gooni u ilaalinkarin ilaa aad wada ilaashataan maahane

  37. Cadaado says:

    ASC, dhamaantiin.
    Waa nasiib darro, iyo caqli daanyeernimo tan ugu darran in nimankaan wasiirada dowladda dhexe sheegta eey dhahaan doorashada quruxda badan, ee ka dhacday Hargeeysa, waa guul u soo hoyatay Somaliya. Iyaga oo og, waxa eey nimnakaan Isaaqa doorashada qabiil u qabsadeen eey “end goal” natiijada eey doonayaan eey tahay in eey Somaliya ka’go’aan. Taas oo khiyaano ah. Daannyeeradaan dowladda dhexe isku sheega, waxaa uga rooneeyd, ugu yaraan in eey ka’aamusaan.

    Laakiin, waa meel ciyaala suuq, iyo mashaqeeytayaashii aduunka iskugu yimaadeen. Sidee nin shaqeeysan waayay, uu ugu shaqeeyn dad kale iyo dal?
    God bless Somalia.

  38. Land of Punt says:

    Maxamud kkkkkkk
    Nintahow runta ayaan kugu jeclahay! Kkkkkkk
    Laba waxba weliyey waan ogaa:
    1. In Cali Khalif Somaliland daacad u yahay oo Dhulbahante Somaliland ku daray macal Xaglotoosiye meesha geeyey!
    2. Alshabaab in yihiin Habargidir bomb ku xira caruur Eelay ah, sida aad sheegtay aan ogolayn Xamar unukaa leh iyo Gurigaan aniga leh.
    Laakiin mid ogow macal Habagidir ayaan ku heshiinayn oo kala socota!
    You will be looser at the end!
    Anaga Majeerteen waxaan ku xisaabtamayna in Bossaso ka qurux badnaato kana weynato kana qanisanaayo Xamar! Marka buuqa Xamar ka jira dan weyn ayaa ugu jirta Puntland iyo runtii Somsliland..
    Sxb guul ma joogtaan! Haday xitaa hirgasho waa shaqsiyaad ee maaha beesha Habargidir oo dhan oo dhulkoodii facood ka hareen.
    Run🤗

  39. Land of Punt says:

    Cali Zubeer
    Wahaabi, waxaa laga wadaa Sheik Maxamed Cabdiwahaab oo MI5 ahaa in 1890;s oo markii gaalo crusade ku guul daraysteen ayey goosteen in Islam wax foolxun oo dadka caburiya oo dhib badan laga dhigo si looga yaaco, sabab lagula dagaalo la helo! There you have Wahabism, dariiqo jirta xitaa maaha! Waa project gaalo islam kula dagaasho.
    Madarasa schools, naag Muxrim wadan, niqaab, siicide bomber! Xitaa magicii Salaafi waa afduubteen, now its bad Word! Brutal killers and siucide bombers!!!!! Yaab
    Hadaad rabto in ogaato sida u fekeraan meel dheer haka raadin, you have Alshabaab! They are Wahabists, successful project for Mi5, later CIA iyo Mossad kusoo biireen.
    Jabaabtii waa all muslim countries are burning.
    Ma kula tahay in iska timid in wadan kasta oo muslim gubanayo meel kalana dhib ka jirin!
    allow dadka aqli sii!
    😏




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo: Robert Mugabe oo markii ugu horaysay meel fagaare ah lagu arkay
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Rabshadihii iyo Murankii Ka dhashay Doorashada Somaliland
- Nov 17, 2017
Laascaanood (Kalshaale) Waxaa goordhaweyd warbaahinta Kula hadlay Magaalada Lascaanood Garaad Jaamac Garaad ismaaciil oo ...
MUUQAAL: Warbaahinta oo Dacaayad Ka samaysay Biyo uu doontay TRUMP
- Nov 17, 2017
Ila Qosol :Warbaahinta oo dacaayad Ka samaysay Biyihii uu doontay TRUMP
Daawo Video: Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba’an ka Gaysan karta meel aad u fog (Warbixin)
- Nov 17, 2017
Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba'an ka Gaysan karta meel aad ...
Muuqaal: Jaahwareer Siyaasadeed oo Weli ka taagan dalka Zimbabwe (Video)
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah ...

Featured Video