Daawo: Shacabka Muqdisho oo si yaab leh uga hadlay Doorashada Somaliland

Muqdisho (Kalshaale) Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa Siyaabo kala duwan uga hadlay Doorashada Madaxwayne ee ka Qabsoontay deegaanada maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay sheegeen Qaar kamid ah inay tahay wax lagu Faano, iyo guul ay gaadhay Bulshada Soomaaliyeed oo Markii hore magac xumo lagu Shaambadeeyay guud ahaanba, waxayna sidoo kale ugu baaqeen dhinaca Koonfurta inay ku daydaan oo Guud ahaanba Soomaaliya ay ka qabsoonto Doorasho Qof iyo Cod ah.

Sidoo kale waxaa ka halday Siday u arkaan Doorashada ka Qabsoonsatay Somaliland Siyaasiyiin kala duwan.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. Kaligii taliye says:

    Masha alah jamhuuriyada barakaysan halagu daydo waa dad tashaday guul iyo gobanimo ayay inootahay hadaan soomaali nahay waxay cadaynaysaa hadii bulshadu nidaam loosameeyo inay gaadhi karaa qof iyo codkii farxad aan lasoo koobi karin ayay maanta inoo tahay soomaali hadaan nahay wixi walaalka haysto adigana waad haysataa

  2. cabdi yare says:

    wali codkii walatiranayaa marka yaa lagu degdegin. kalshaalana waxan leyahey sidii sd ulashaqeyneysen ulasha qeeya




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo Deeq Lacageed Oo Sh Cabdilaahi Cawed Gaadh Siiyey Dhibane 15 Sanadood Xanuun Ujiifay
- Jan 20, 2018
Widhwidh(Kalshaale) Maxamed Cabdilaahi Fayax Waa Wiil Somaliyeed Kuna Xanuunsanaya Mudo 15 Sanadood Kabadan Baadiyaha Maxamed ...
Daawo Video:Ismaaciil Cumar Geelle oo ka Hadlay Doorashooyinka Barlamanka Jabuuti iyo Arrimo kale
- Jan 20, 2018
Jabuuti (Kalshaale) Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Waraysi uu Bixiyey Waxaa uu Kaga ...
Madaxweyne Farmaajo oo Caadado dib ugu laabanaya iyo Qorshiiisa (Warbixin)
- Jan 20, 2018
Cadaado (Kalshaale) Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ...
Howlgal dagaal isku rogay oo Ciidamo Mareykan ah ay ka qayb galeen oo ka dhacay Gobolka Jubbada hoose
- Jan 20, 2018
Muqdisho (Kalshaale) Wararka naga soo gaaraya Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in halkaa uu ...
Daawo:Ururka Dhalinyarada Buuhoodle oo Olole Nadaafadeed iyo Wacyi galin ka Bilaabay Buuhoodle Sawiro
- Jan 20, 2018
Buuhoodle (Kalshaale) Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Koox Dhalinyaro ah ay Hindiseen ayaa ...

Featured Video