Daawo: maxaa ka jira in lagu kala baxay Doorashadii Soomaliland, Natiijooyin la helay & Xiliga lagu dhowaaqayo (Video)

Hargeisa (Kalshaale) Gudiga Komishinka Doorashooyinka ee Somaliland oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa sheegay Xiliga lagu dhowaaqi doono Natiijada Rasmiga ah ee kasoo baxday Codbixintii Shalay ay Shacabku Sameeyeen iyo Madaxwaynaha cusub ee la doortay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale waxay ka hadlay Natiijooyin Hordhac ah kuwaasi oo lagu Faafiyey Warbaahitna iyo Baraha Bulshada, waxayna sheegeen inay Xaqiiq noqon karaan, Maadaama ay Xisbiyada  Ergooyin madasha u joogaan, Balse waxay codsadeen inaan laga hordhicin oo laga dheerayn Xiliga lagu dhowaaqayo Natiijrada Rasmiga ah.

Waxaa siwayn loo saadaalinayaa inay Fooda isku daraan Labada Musharax ee Muuse Biixi iyo C.raxmaan Cirro.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (48)

  1. Hayaan says:

    Ha wareegto SNM cadkay kala ridataa waysla ruga geyne.

  2. Aarka hargaysa says:

    Mujaahidku haduu maeaxwayne noqday miyaa laganaxay maxaa loogu hanbalyayn waayay

  3. Hayaan says:

    horgaladii duliga ahaa ee Daaq tegay maxay yeeli? Qofku sidiisaba haddii uusan CV lahayn waa Zero waxayna ujoogaan in ay yiraahdaan kii hooyaday guursadaaba waa adeerkay.

    Duf kubaxa ileen wuxu waa dmarka noocooda.

  4. Hayaan says:

    Alla maxaa jihaadkii meel looga dhacay. Qabiilayse qaatil ah ayaa lagu sheegayaa mujaahid

  5. cabdi yare says:

    wali macada sida logu kalabay inkasto muuse lobadinayo

  6. Hayaan says:

    Dhaaxaan jalaadee dheg baan jalaq la iisiine: Adeer imisaan lahaa Horgaldu been bay idiin shegeen shacabku waa S/weyn lacagtiiniina dhamaatay cidina idiinma codeyn eeg Gobolka Sool ceebta idinkaga dhacday aawey dadkii aad camarada hor dhigayseen bal halkan ka daawo

    http://www.allsool.com/2017/11/13/daawo-fashilkii-iyo-ceebtii-saaka-karaacay-doorashooyinka-somaliland-laascaanood-goobihii-codaynta-oo-hawaanaya/

  7. rooble says:

    ogaysiis ogaysiis ogaysiis

    doorashadii madax.wayna somaliland
    waxa hogaminaaya madax.wayne c/raxmaan cirro . sool waa cirro
    sanaag waa cirro togdheer waa cirro awdal waa ciro hargaysa waa . 50/50 . sidaana uu madax.wayna dalku uu yahay .c/raxmaan . ciro . sacadan aan idinla hadlaayo gurigii ciro waxa waar diyaynaaya ciidan gaara guriga ciro wadada u dhaw adoon soo gaadhin ayaa ciidan meletariy ku celinayaan . dadkii markaan waydiiyay waxa lay shegay in uu cirro halay doorashadii somaliland wbt

  8. Mr BaHaL says:

    Roble

    Warkaasi Ayaan xalayba haynay,laakiin waxaa la na leeyahay,Faysal iyo Biixi guryahoodana waa la ilaalinayaa.

    Taasi maxaa ka Jira?
    Mise Guriga Cirro uunbaa la ilaalinayaa?

    Val warkaasi noo kala cadee,adoo mahadsan.

    Dalmida

  9. Laalays says:

    Hayaan akhriso sxb labad maqal ee aan dusha soo dhigay oo uu qoray wargayska ka ku caanka ah xaqiiqda ee Garooweonline.

    Doorashada Somaliland meel kasta si nabada ayay uga dhacday.

    Xaasidnimo qof bila, Aadan ah oo ay weligii Guul u keentay ma jiro!

    @ Rooble warkaas ma hubtaa?😝😝😝

    Warka xaqiiqda ah Komishankaa laga helayaa maalmaha inagu soo Aadan.

    Ciro haduu guulaysto waan u hambalyaynayaa. Adna hadii Muuse Biixi guulaysto inaad u hambalyayso ayaa lagaaga fadhiyaa.

    #i Am proud to be a Somalilander.
    💪💪💪

  10. Shaxda says:

    Yaa guuleystay doorashadii somaliland

    Aan uhambalyeynee

    Rooble

    Makaa runbaa inuu c/raxmaan Cirro helay

  11. cabdi yare says:

    laaleys waad mahadsan tahay maqaalo runta kahadlaya ayaa sogud bisay sidaa maxaa kalshaale udiiday?

  12. rooble says:

    mr bahal

    haa faysal iyo muse biixi waa la ilalinayaa lakiin iyaga awal horeba ciidan ayaa jogay ilaliya lakiin sxb way caday in uu ciro halay wallaahi warar lagu kalsonyay ayaa shegaaaya in uu ciro helay oo dhalinyaro munaqibiina ayaa noo shegay . awdal boqolkiiba 80 waxa helay cirro lasacanood 6000 mooyee inta kalle waxa helay ciro sanaag iyada hadalkeedaba daa waa ciro togdheer 20.000 ayuu ciro ku hogaminayaa wbt raali ahaada saxibaday kulmiye waa isla inagii

  13. cabdi yare says:

    sida dhabta ah waxa hogaminaya. waa mujaahid muse

  14. khaatumo haanoolaatoo says:

    Rooble
    laascaanood cidi kama codayne xisaabta hakudarsan sool qaybta isaaqu dega lagacodeeyey sanaagna sidokale kkkkkkkkk
    runsheeg waa belo sheeg

  15. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    ALLAAAH meesha maxaa oday ku qasaasaqay. Tallow aaway:

    ++ AXMED SOOMAALI
    ++ DABSHID
    ++ GARQAAD.

    ILAAH WEYNI baa na toosiyey, annagoo sidii ciyaalka dharka dhiganay.

    THANKS FOR ALL ALMIGHTY ALLAAAH

    SALAAMU CALEEKUM

  16. rooble says:

    laalays

    kkkk.inadeer muse biixi hadii uu hello ma in aan u hambalyayn waayo ayaad iga filaysaa muse hadii uu helo hambalyo iyo sodhawayn ayaa isugu darayaa waliba waan u ciyarayaa

  17. rooble says:

    khatumo hnlto

    kkkk. waad mahdsaty sxb

  18. Laalays says:

    Cabdiyare

    Adaa mahad mudan. Sidaad sheektay ayaa dhaba.

    Laakiin laba wax ayaan Aniga iyo saaciibkay Rooble ku kala duwanahay;

    1. Rooble kalshaale.co ayuu Ciro ka xayaysiiyaa oo moodayaa inuu cod uga helayo.

    Anigu meeshan qadiyda Somaliland baan si faam ah uga difaacaa.

    2. Rooble hada waxaad moodaa in ayadoon ciyaartiiba dhamaan inuu xaflad iyo damaashaad bilaabay! Taasna waa arin ka iman kara qof aan lahayn caqli miisaman.

    Hada weliba isagoo oh in najiitada hordhaca ah uu Xisbiga Kulmiye kan Wadani kaga horeeyo 90000 Kun oo cod😀

    #i Am proud to be a Somalilander

  19. Dabshid says:

    Ninkastoo guuleysto waa arin aysan waligaarin Labadii kale ee xorowdey 60-70kii,

    Shacabkoo codeeyo Natiijadoo la qaato waa ilbaxnimo u baahan aqoon iyo tanaasul faro badan.

    **Waqooyi shacabkaa codeeyo, Koofur XILMADHIBAA Codeeyo**

  20. Hayaan says:

    Laalays:
    Kkkkkkkkk Puntland baa kawaramaysa doorasho kusheegta Sool kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Nafeey nin ku doonay kuwaa Adeer laaska Doorasho kama dhicin xataa kuwii horgalada ahaa ayaa lahaystaa oo la leeyahay aawey wixii aad lacagta nooga qaadeen iyo reportkii hore ee fiicnaa?
    Sorry xaqiiqdu waa taas P/land haku meeraysan oo cadow ku ah SSC.

  21. Laalays says:

    Rooble

    Oké, balankeenu waa kaa. Kalshaale.co kaga dood kana difaac arimah guud ee Jamhuuriyada Somaliland.

    Intaa wixii ka hoosyaa hala iman maqaaxidan.

    Waad mahadsantahay

  22. rooble says:

    laalays

    sanad ka hor ayaan idhiy waar inagadaa shekadan xusbiyada oo aynu qaranka somaliland difaacno waa layga diiday oo idhahayga oo shana ayaa wax.walba la sameeyay kulmiye iyo ina biixi moye xataa maalina lama soohadal qaadin xusbiga wadani oo illaa malintii la asaasay aan tageero u ahaa annigu kudarsoo waxaaba raga qaar ku shegaan faqash. kkkkk wallahi qosolkaa iga dhamaada waan soo koobayaa ama xeer inoo sameeya ama nin walba waxii uu jecelyay ha sameeyo wbt

    . arinka kulmiye eed ka dhawajisay 90000 kun ayuu kulmiye ku hagaminayaa waxaan kaa idhiy hadii uu xusbiga wadani .sool .iyo sanaag. iyo boorama uu codka u badan heli waayo waligaa iyo allahaa ha i waraysan wanan kuugu dharankaraa . waliba sxb waxaan jogaa dalkenii hooyo ee somaliland ?? wbt

  23. Laalays says:

    Hayaan,

    Degmada Laascaanood gudaheeda oo keliya ayaa 30000 qof ka codysay. Hadaad Taa dafirayso doodaadu waa i jiid aan ku jiidee!😀

    Waxaan kuu sheegi laakiin doorashada waxa muraaqibiin ka ah 60 qof oo ka soo jeeda beesha caalamka.

    Warbixintooda ma ku qancaysaa, mise kuwaana waxaad ku sheegi SNM iyo Horgale?😀😀😀

  24. Laalays says:

    Rooble

    Halkaa haasaawuhu labadeena haynoo joogo caawa.

    Hadalku waa qac iyo qac!

    Mayla socotaa?

    Kkk
    Kk

  25. rooble says:

    laalays

    waan qaatay arinkaa guud ee ah in qaranka somaliland ladifaaco . lakiiin sxb anigana yaanay dhagahaygu maqlin xusbiga kulmiye iyo muuse bixi arrinkaa hadii aad fulisaaan anigana waa layga helayaa wbt waad mahdsaty

  26. rooble says:

    laalays

    waan qaatay arinkaa guud ee ah in qaranka somaliland ladifaaco . lakiiin sxb anigana yaanay dhagahaygu maqlin xusbiga kulmiye iyo muuse bixi arrinkaa hadii aad fulisaaan anigana waa layga helayaa wbt waad mahdsaty

  27. Kalahage says:

    Rooble

    Sida la leeyahay cirro ayaa helay codka ugu badan balse waa loo khaakhaayirayaa yaa huba inaan sanduuqyada la isku daraynin..kkk

  28. rooble says:

    raaali ahaada waan sooo jiraynayaàaaa
    bye bye

  29. cabdi yare says:

    reer somaliland way isfahmayaan melkasta ay jogan hal kaa kawada qadiyada j somaliland guul guul

  30. khaatumo haanoolaatoo says:

    ala maxa meeshan lagu xiiqay waar dadka lahafraya igudaran e laleeyahay way nocodeeyeen iyadon cidiba diiwaan gelin
    alaah idoorku maxay riyo dhalanteed nafta ku maaweliyaan dad aan ogolayn dhulkodana u diiday bay khasbayaan tacab khsaar horgale dayuus
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  31. cabdi yare says:

    anigu burco ayan ku suganahay. shacabku markey codeyen ayay shaqoyin kodii bay guda galeen

  32. cabdi yare says:

    shaki kuma jiro in j oodhan laga codxiyay waxba yaan lagu wareegin gobolka sool waa mu waadiniin wajibkina way guten

  33. Hayaan says:

    Laalays:
    Waxaagu waa nafaqo xaqiiqdu waa taas aan soo dhigay Nina gurigiisa looga ma waroona

  34. sOmalilander says:

    Hayaan..

    Adiga maxaa ku daaliyay soow waxaagi GARAB ADHI maad siisaan?! Hanagu qaracmin sxb adigaa waxaagi MARAQ siisataye!😆😆

  35. Garqaad says:

    Muhiimadu waa in ay doorashadu nabad ku dhacdo ninkii laga guuleystana uu aqbalo natiijada

    Waanu aragnay doorashadii nabad beey kusoo dhanaatay waxa kaliya ee haray waa in aan ogaano qofka guulaystay iyo qofka laga guulaystaahi in uu natiijada aqbalo

    Waxaan rejeynayaa in ay wax walbo hagaag kusoo dhamadaan

  36. sOmalilander says:

    Kulmiyaa Wata…GAOOOOOOOOOL GOAAAAAL⚽🏃

    Sawirka Korka baaban ka hellay anigu.

    All Smiles😀😀😀

    God bless Somaliland🔝

  37. rooble says:

    kkkkkk. waa ciyarahaygii .

    . soo socoo . Goooooool aabbo ciro

  38. rooble says:

    kkkkkk. waa ciyarahaygii .

    . soo socoo

    . Goooooool aabbo ciro ayaa wataaaaaaaa

  39. Mr BaHaL says:

    Somaliland

    kkkkkkkkkkkkkkk

    Wadani ayaa ilaa hada wata tirade uGu badan.

    Waar Bustaha sii qaata

    Dalmida

  40. sOmalilander says:

    Dr Rooble. .

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  41. sOmalilander says:

    Mr bahal. .

    Sxb wayba nagu raajisay dhariga , gaajaan bes nahay oo beerka na dhex yaalaa, aar may nagaga dhawaaqaan aanu farxad iyo raynrayn bood boodnee oonu iska PARTY TO PARTY tagneee.

    Ahahahah.

  42. Mr BaHaL says:

    Somalilander

    haa.wayba raajiyeen oo laydha ayay noo bakhtiisssteen.Anuu waaban shakiyay inaad na xadaysaan Ayaan u maleeyay.

    Dalmida

  43. rooble says:

    somalilander

    kkkk. horta sxb waa sidaa aad shegtay oo way nagu.rajiyeen lakiin anigu hadii u kulmiye hello waan hambalyaynayaa ee adigu hadii uu hello xusbiga wadani ee faqash ka hadhki ma hambalyaynaysaaaaa

  44. Kalahage says:

    Shan bilood ayaan maqlayey qalab casri ah ayaa lagu codaynayaa iyo il baa la sawiray balse waxaan daawaday iyada oo sanduuqyo warqado lagu gurayo waana sababta illa hadda loogu dhawaaqi la’yahay najiidadii.

    Maamulkani wuu dadaalay hayee waa dadaal meel la’ mar hadii uu kooban yahay bugcad kaliya isku soo wada duuboo wixii idinka liita waad dhaantaan.

    Hanbalyadaydana dib ayaan u dhiganayaa maadaama aan ka cabsi qabo in geed hoostii sanduuqyada qaar la la tago.

    Cirro ayaa codka ugu badan helay ayaa la leeyahay balse madaxweynuhu waa muuse.

    Faysal baa yaabay illaa hada wax hadal haya ma arag.

    Inshaallah waan guulaysan…

  45. rooble says:

    kallahage

    shaqotag sxb halkan boos kagama bananee ama il aanu iska sawiro ama gawse kkkkkk

  46. amaal says:

    Asc feysal warabe sheegsheg male xisbigisa bulshada matageryo malafyarbu ka dhashay @ Mr Ciro guuul

  47. farxiyo says:

    *war iidoor tartamaaya.
    *OO qabiil daarad Ku oodey.
    *maxaa nooga gidhiisha.
    **************************.
    Kuye laascaanood, baa LAGA codeeyay.
    Tolow ma bisadaha iyo jiirka u codeeyay.




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
MUUQAAL: Xildhibaan Lama Filaan ku dhigay xaflad la isugu yimid C.raxmaan C.shakuur iyo Xubno Farmaajo Diidan !
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Xildhibaan Abdishakuur Cali Mire oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya, oo maanta Khudbad ...
Itoobiya oo Israel ka iibsatay Barnaamij ay ku basaasto Shacabka iyo dalal kale
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Warbixin ay soo saareen cilimi-baarayaal waaxda (Citizen Lab) ee ka tirsan Jaamacada ...
Daawo Video: Prof. Cali Khaliif Galaydh “Waxa aan Rabaa Soomaliland loo dhan yahay iyo Muuse inuu Heshiiskii Fuliyo”
- Dec 12, 2017
Hargeisa  (Kalshaale) Prof. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihii maamulka khaatumo oo Hargeisa ku sugnaa Mudooyinkan ...
Daawo: Wasiir Bayle oo War Farxad leh ka sheegay Guulaha uga soo baxay Shirkii Nairobi iyo Siday wax u dhaceen
- Dec 12, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka warbixiyay ...
MUUQAAL+Murugo: Donald Trump oo Soomalida Masaafurinaya iyo Dumar ay Ilmadu ka dhamaatay iyo Waxa dhacay
- Dec 12, 2017
Minnesota (Kalshaale) Qaar ka mid ah qaraabada iyo qoysaska 92 qof oo Soomaali ah ...

Featured Video