MUUQAAL: Gabadh Soomaaliyeed ee Qurbaha uga timid si ay Dalkeeda wax uga barato, Warbixin xiiso leh (Video)

Muqdisho (Kalshaale) Deeqa Maxamed Nuur, waa gabar Soomaaliyeed oo da’yar ah kuna dhalatay dalka Ingiriiska, waxaana ay hadda ku nooshahay Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Deeqa oo ah gabar illaa dugsigeeda sare ku qaadatay Ingiriiska ayaa waxay doorbiddey in Muqdisho ay waxbarashadeeda kusii qaadato.

Sababaha ay sidaasi u sameysay waxay ku sheegeysaa in qof walbo dalkiisa xor ku yahay wax u dhaamana aanay jirin.

Muuqaalkan ayaa aad uga sheekeynaya Deeqa iyo sidoo kale rajadeeda mustaqbalka.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. Kamaal Adan says:

    Manshallah waa wadaniyad aqli badan ayan dhihi karaa aqontadana alle haku fududeyo unsgallah .

  2. Garqaad says:

    Wadankaaga wax kuu dhamaahi majiro waan soo dheweynayaa gabadhaan

    Waa fikir wanaagsan qofku in uu wadankiisa imaansado

    Waxaan rejenayaa in aad dhiiri gelin u noqotid kuwa adigoo kale ah ee rejada kalah wadankooda




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo: Robert Mugabe oo markii ugu horaysay meel fagaare ah lagu arkay
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Rabshadihii iyo Murankii Ka dhashay Doorashada Somaliland
- Nov 17, 2017
Laascaanood (Kalshaale) Waxaa goordhaweyd warbaahinta Kula hadlay Magaalada Lascaanood Garaad Jaamac Garaad ismaaciil oo ...
MUUQAAL: Warbaahinta oo Dacaayad Ka samaysay Biyo uu doontay TRUMP
- Nov 17, 2017
Ila Qosol :Warbaahinta oo dacaayad Ka samaysay Biyihii uu doontay TRUMP
Daawo Video: Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba’an ka Gaysan karta meel aad u fog (Warbixin)
- Nov 17, 2017
Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba'an ka Gaysan karta meel aad ...
Muuqaal: Jaahwareer Siyaasadeed oo Weli ka taagan dalka Zimbabwe (Video)
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah ...

Featured Video