Daawo: Sidee ayey u soctaa codbixinta doorashada madaxweynaha Somaliland

Hargeisa  (Kalshaale) Dadka kasoo jeeda deegaanada maamulka Somaliland ayaa u dareeray goobaha codbixinta si ay u doortaan Hogaamiyihii 5aad tan iyo markii uu gobolkaasi ku dhawaaqay inuu ka go’ay Somalia inteeda kale.

Shacabka ku hoos nool maamulka oo safaf dhaadheer ku jira ayaa maanta lagu arkayaa wadooyinka waa weyn ee Gobolada Somaliland, iyaga oo ku codeynaya Sanaadiiq la dhigay magaalooyinka iyo degmooyinka ay joogaan.

Codbixinta ayaa bilaabantay saakay abaare 6-dii subaxnimo, iyadoo la arkayey illaa xalay saq dhexe dad kusoo qulqulayey goobaha codbixinta si aanay safafka ugu dheeraan. doorashudana waa qof iyo cod.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SIDA AY KU BILAABATAY

Doorashadan waxaa ku tartamaya musharraxiinta kala ah Muuse Biix oo ka socda xisbiga Kulmiye, C/raxmaan Cirro oo ka socda xisbiga Wadani iyo Faysal Cali Waraabe oo isna ka socda xisbiga UCID.

Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Saciid Cali Muuse ayaa sheegay codbixiyeyaasha maanta codeynaya in aysan soo xiran karin astaan muujineysa xisbiga ay taageersan yihiin.
Si looga hortago in doorashada lagu shubto ayaa waxaa markii ugu horreysay goobaha codbixinta lagu isticmaalayaa qalab aqoonsanaya indhaha codbixiyayaasha.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (34)

  1. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Hadaneyninaaa Sanduuqyo Qabiil Lagu Daabulayeee ,
    Isir Badsi Ayey Daneeyaannee , Diidiinku waa dareemeee , Dad waxaa ugu Doqonsaan Nin Degalo
    Daaynkey ugu Deeqiin ku Diimayeeeeeeeeeeee ,
    waa Dulum Layaal Dakanooyin Dugsaddeeeee ,
    Hubka Dar as n Dooriggaaa Loogu Databaseseee ,
    Dayr R oo Layguma Dagooo Dirta waqooyii ,
    Diiwaanka Hakugu Daab as cdeeNneeeeeeee ,
    Doora ex ho uma Darreerinnee waa Doolar funida
    Kaga Doonneeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee ,
    Hay Dedinnaaa Duul Qaranimo Diidey wa Duggaagaa
    Hala DerseenNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee ,

  2. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Danyartan Dayacaan Diifta Diihaalku Dillooddeen ,
    Doolar ku Doon Mooyeee Dayacooda kama Danqa _Daanneeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee ,
    daraawiisheey Didiyaaa Dirta Waqooyii waa degalo
    Dabaceeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee ,
    Macdan Tiinaay Doonayaan iney Daldashaanneeee ,
    Samaroon Buurahoodii waa Diirteen Doolar uguma
    Deeqinneeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee ,
    Dinaani Aan Damqasho Lahayn Samaroon Dilaaliin
    U Dayac Yeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee ,
    Saylici waa wax Ma Dareeme , Dabarka U Daasteeeee ,

  3. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Waa Diiratoo duunyo iyo Dadba waa Dilaaleennee ,
    Daarahaan U Deyrey Waa Dilaaleenneee ,
    Damacoodu waa Daraawiishta Dirta waqooyi ku
    Daabocoeeeeee , Ma Damaniyeee Hor Dudaaa
    Doolar ugu Dawaameeee , Daraawiisheey Haw _Darreerinnaaa Sanduuqyaddaan Dirta waqooyi ,
    Daf ka yihiinNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee ,
    Deraja Beeshe Haddaad Sanduuqyada Dir waqooyi
    DaabushaanNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee ,
    Taariikh Diinniii Dahabiga Ahayd Yaaney
    DaganNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee ,
    Darwiish Laguma Dayooo Diinwaan Dir Waqoo _Yieeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee ,
    Dardaaranku waa inoo Daaim yaan Loo Darreeriin ,
    Dirta waqooyiieeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

  4. Garqaad says:

    Waxaan u rejeynayaa guul iyo gobanimo

    Waxaan ilaahey uga baryayaa in uu nabad iyo guul ugu soo dhamaado shacabkaas wabaagsan hamigooda

    Tani maaha mid uun farxad gelineyso somaliland oo kaliya laakiin wexey farxad gelineysaa dhamaan Somali oo dhan wexeyna u tahay dhiiri gelin iyo in la sameyn karo wax walbo oo laysku dayo.

  5. amaal says:

    Asc MASHa Allah rer Somaliland Allah usiyadiy hormarka IYO dowladdoda wanagsan @ muse kabaqi inukushubto Mr Ciro guuul

  6. amaal says:

    Cabdi xaragi gabayga hakufsan afshineys miyaa

  7. Dabshid says:

    Waa horumar aysan waligaarin Labadii kale ee Xoroobey 60kii, shacabkoo codeeyo waa guulihii laga gaarey kacdoonkii lagu tuurey dowladdii Shuuciga.

    Koofur XILMADHIBE AYAA CODEEYO OO XIGTA QAATO, WAQOOYI SHACABKA CODEEYO OO NINKEY RABAAN DOORTO.

  8. Mr BaHaL says:

    Maanta fasax Ayaan ka qaatay shaqdaydii.

    Halkaa Ayaan kala socda codbixinta – inkasta.

    I am Somalider -Somaliwayn.
    Ciro Ayaan u codaynayaa – xataa lacag Ayaan ku bixiyay inuu Ciro soo baxo.Ma ciyaaraya.$2600 Ayaan uGu deeqay xisbigaaasi.

    Dalmida
    Dalmida

  9. Dabshid says:

    Mr BaHal

    Kkkk

    Kafiil awalba idinkaa ka Wakiil ahaa Qolooyinkaan aan la heyn raad raaca ee Carabta sheegto.

    Cirro gadaal ayuu ka soo xawaareeyey,

    Laakiin anigu waxaan la jiraa Muuse Biixi nin waxna diidikaro waxna yeelikaro,

    Ninkii difaacanwaayey Buriskii yaraa ee Aqalka hoose miyaa difaacikaro wada hadalka UNITED SOMALI-WEYN ee 2020.

  10. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Waan waxani dhaqan xummaa magac haween Na
    way Xidhan Teheee mise xaga akhlaaqdu diracley
    Gadh Ninkala Side yaashu waa iskaga miid xishood
    Ala Xishoodka kaa Qaadye mise wixii ina xoosh
    miyaa Runa Aniga afkeyga Laga maqli Maayeeee ,
    Seefta Darwiishku way ololeysaa yey ku Leefiin ,
    Op Sidii Marwo U Dhaqaan mise Duqii Jarmal
    Qisadii Hargeysa Ayaan ka Gabyaaaaaaaaaaaa ,
    mardanbe Hadaan Arko Adoo Dhaqan Xummo
    La Dirac Xuun waxaad Sugtaa waa Gabaygii Duqii jarmal Qisadii Hargeysa Naag Cawradeedu gaal
    Kashifey Ma Hadal baaa u furraaan waar kuwiin
    Gadh Ninkale Sidayaasha Ahoow habartaan hadeydaan Xishoodka Xaaweleyda ku Xafidnoow
    Odhaan hadhoow habraa nolooga gabayey hala
    Calaacalinaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa ,
    waan Necebahay naag dhaqan Xuun

  11. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Soomaalina meesha ugu dhaqanka Xuun way wada
    Taqaan , Armaad oydaa xishood Daraneey ,

  12. Garqaad says:

    Mr bahal

    Waxaad bixisay lacag badan guul baan kuurejeynayaa

    Anigu kalama jecli kii doono hasoo boxo waxaanse xaqiiq ah reer woqooyi kudawayasho iyo hambalyeyn ayey inaga mudan yihiin

    Dagaalka HUNGURIGA koofur unboow kusoo haray

  13. Mr BaHaL says:

    Dabshid

    Groupkaasi Snmta aniga isma fahano.Isaaqa caadiga ah ee ku abtirsada Somaliland waxbaan isla wadnaa.

    Waar groupkaasi ina Biixi waa xanuun socda oo aan loo baahnayn inay sii jiraan.
    Cirro waa Somaliland oo dhan.

    Dabshid,waan balansanayn inaan doorashada imaado Somaliland ama ka horba,laakiin Kuma fiicni ololaha iyo waxaasi isdhexsoda kkkkkkk waanka cudurdaartay.waxaan tagayaa bisha kobaad ee sanadka Insha Allaah.

    Dalmida

  14. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Kalshaale Heeraan Baa Hoganayeee , Hal Hoorigeedii
    Haraad ka Haqab Tiriwaayey , Hawl Hibasho waa
    Ishuran Yihiinneeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee ,
    Heesaha Walwaalleed Hanad ku Horraaa , Hal Hibaneysa Hamuun waa Qabtaa Hiil U Baahanneeee ,

  15. Aarka hargaysa says:

    Dabshid guuuuul mujaahidka wadankan nin aan mujaahid ahayn looma rabo qaladkii daahir riyaale waanagii saxnay muuse waxaa kuxiga ina kaahin

  16. Aarka hargaysa says:

    BaHaL LACAGTAASI way kaa qasaartay

  17. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Nin Aan Cilaac dheere Hala Saddoo dhoodimeer ,
    Halabsaan , Hashiisii Rakale Haaneedka U Hayaan ,
    Isaguna Hagaasnimo La Hulaaban , Hadimo waa
    Qabaaa Labada Hoosiiseeeeeeeeeeeeeeeeeeeee ,
    Hanadadiisii Hurmooyin kuwii Hanaqyada ka Hungey ,
    Halkuu U Hawl Geli Lahaaa, Ihoggaami Ugu Heesaya ,
    Caqliga Hoddaan kama Ahee Waa Haloow ,

  18. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Waar isgarroo garta ninka lagu Ganoow hays Gaabinneee , ka garbax Gabayga Guuldarada Aad
    Guddoon Sataay Gaddaanka Kuu Saarayeeeee ,

  19. Mr BaHaL says:

    Aaarka

    Dhib ma jirto,anuu guul Ayaan rabay in la waayana waa wax meesha yaala.

    Falsafad ayaaa tidhaa.

    Wax aad xal u haysaa – maaha inuu ku dhibo.Wixii aaad xal waydaana – maba aha inuu ku dhibo – saa xalkiisa maba jiree ka soco.

    Haduu Ina Bixii soo baxo,arinku waa ka gudub – ka soco.

    Dalmida

  20. Mr BaHaL says:

    Waar Horta Cabdi xarago ma Afka Jinka ayuu ku gabyaa?

    Fahmi waayay waxn uu soo qoro.

    Dalmida

  21. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Sanduuqyadii Qabiilka Lagu Galbinayey Saw
    Quus kuma Qirriin Qaranimmaa Idiin Qumaneyd ,
    Intaad Qabiil La Qandha NaysaanNeeeeeeeeee ,
    Qoon Qiilba Quus uga Qulquley Qareena Qabsaan ,
    Qaxar Qoomamo Qarraan waa Ha QuuteenNeeee ,
    Qorfaha Qudun Quutadu ka Qaxdey Saw waqtigu
    Kuma QoofalinNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

  22. Ali Zubeer says:

    Mr Bahal

    Cirro miyaad maalgelisay…….Yaab

    Waxaan moodayay inaad ku bixinayso lacagtaasi mashruuca aqoonta Boorama.

    Habrahan iska ciyaaraya midkii soo baxaba mid ummaddan adhaxda u jabtay wax u qaban kara ma laha.

    Waa dekaddaa Berbera ee ay Xabashida iyo imaaraadka ka baayacayaan inta Dowladda Xamar ka soo fidayso.

    Saddexdoodaba waa ardaydii Siyaad Barre

    Waxaan ka baqahayaa in habraha qoorta isu geliyaan oo dagaal beeleed iyo qax cusub abuuraan.

    Waxaa meesha ka socda waxa lagu sheegay doorasha waa wada qabiil keligiisa ku tarmaya kursiga governaship woqooyi galbeed.

    Beelaha kale waa diidan yihiin inta horgalaha ah mooyee sida;

    Dhulbahante

    Samaroon

    Ciise

    Fiqi shinne

    gabooye

    iwm

    Waa fiirsadayaal daawanahaya beel riwaayad dhigaysaa keligeed

    Hope safarkaya couple of days later aan ku tegi doono insha Allah Hargaysa yayan igu khasbin Itineraryayga inaan beddlo

    Anigoo Soomaaliwayn heli kara maxaa qabiil igu xayndaabay

    Viva Soomaaliwayn

  23. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Damiin hadalka miiska Ayaa Loo Saaraaye wabar
    ku Biir kuwii hanadadaada hurmooyin hanaqa Gooyey ,
    Ihogaamiya hawgu Heesinneeeeeeeeeeeeeeee ,
    HADII Kale Hibasho Haybad Haggaas Ayaad La_Hullaabnaa Labada Hoosiiseeeeeeeeeeeee ,
    Kuwii Hantidaadii Siimoodi Hurudey , Hoobsaddaay ,
    Hal Doolarana kaaga hibeyn inaad I Hoggaami ugu
    Heesto Labada Hoosiis Saw kuu Halawnimo maaha ,

  24. rooble says:

    mr bahal

    ku soo dhawow . xusbiga rajada shacabka ee wadani . waxa kalle oo aad salaan ka gudoontaa suldaanka guud ee beellaa samaroon . suldaan salebaan cali ismaciil

  25. Mr BaHaL says:

    Cali Zubeyr

    Isaaq wax lalama yeelankaro meelna Kuma qorna,anuu taasi ma aaminsani.Waxaan aaminsanahay waqooyi oo mid ah in la helo.I jiid aan ku jiido waa dagaal hunguri.

    Ta labaad Samaroon daawade kama aha Somaliland.Taasi waa fikir aad aduu qabto.

    Dalmida

  26. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Waar Samaroon bilaa caleeykum Ninkan miyaad
    Dayriseen inta magac ilaahay Badiyey Bahal kaga
    Dhegtey magac iinsaan U Doora ,

  27. Mr BaHaL says:

    Cabdi Xarago

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Waar horta bilaa caleek,waxani gabay maahee – gabayga ka daa ciyaarta.

    Waar anuu waan gabyaa markaan doono.

    Daaroodba la qaaad wuxuu qiimo ku la haaye,dawladii u quudanai jiruu quus ka joogaaye,qayayaabka Buhodle iyo qarax Basaso,Qardho wuxu u meermeeraayaa waa nin soo qadaye.

    Waar sidaa u gamay ama naga aamus.

    Dalmida

  28. rooble says:

    cali zubeer

    adigu ma waxaad rabtaa in ay ku xoreyaan reer somaliland o ay kaa xoreyaan amxaarka illeen wax kalle nuugu dudimaysidee waa itoobiya iga xoreeeya midkalle hadii aad cid dhalecaynaso ama aad mucaarid ku noqonayso waxa kaagabaaha kuwa ogadeen ee u fatalaaya amxaarka oo uu kow kayahay ina illay kuwa toosi oo hanuuni oo wax u sheeg midkalle lacalla hadii aad ka xorowdo itoobiya yaa kaadifacaaya somaliland ama aan idhaahdo . habar yoonis saw geela iyo daaqsinka qadanmayaan .h yoonis yacnii waxa hortaagan waa itoobiya ee barri hore ayay ku xashilayeen markaa sxb arinkiibu waa laba daran mid dooro in ay itoobiya ku gumaysato iyo in ay . h yoonis ku gumaysatoo wbt

  29. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    1) Gabay waa Hidiyo Hido Hooyaddaa kugu Habtee ,
    Gununuc Guux Guuguule , kama Duwana Gorayga ,
    Geeri Go Aan Geedo ka Goobayeeeeeeeeeeee ,
    Bahaloow Gabay Guurtidii Gaarka Usher, Ayaa Golaha
    Kugula SgganNeee Gef Haka Geliin Darwiishkii
    Geel geenyo Gamaan Golaha Kasoo Godlijiraeee ,

  30. rooble says:

    . ninka leh samaroon ayyaa daawade ama ku dulman somaliland waa nin iska hadlay sida xoolaha miyaanu ogay in samaroon ay lahayd madax.waynii ugu mudadadheraa oo qaranka somaliland hogaminaayay mudo . 13. sano ah yacni .5sano mwayne kuxigen iyo 8sano oo madax.wayne ah daahir riyaale kahin cimriga iyo cafimadkaba alle ha udhereeyo wbt

  31. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Bahaloow Nimaan walqal Waddaan , waayo weer xidhaan Dheeh , waraabe Nin Loogu walqallaay ,
    Weeye weedh waafiya , uguma weyseystoooooo ,
    Waayuhuu Nimuu waraabe U wacneysiiyey , Weeyaddiisu , I weyddaarraaa ka wacanNeeee ,

  32. rooble says:

    cabdi xarago

    isdaji sxb dadkiiba kaayacee golaa miyaad xidhaysaa dee nagadaa gabaygan aad madafiicda moodo . arinkaagu ma noo sayiradbaa waar bal amuurtan kaaalaya

  33. Mr BaHaL says:

    Cabdi Xarago

    Gabayga hadii aanay ku jirin,21 shaqal waa qalad.

    Gabaygaaga 30 shaqal ayaa ku Jira.

    Waa inaan ku baraa qaafiyada miisaanka gabayga.

    Diyaar markaad noqoto I soo ogaysii.

    Dalmida

  34. Abdi xarago duubcadii sayidka says:

    Suldaan Rooble waan ku Salaamey Bahal Baan yare
    Baraarujinayeee , Belaayo Majidhoo Hadey Jidhona
    Ma Buudhna waanada Suldaanimo waan Qaatey ,
    PMkii waa Furfuraay Hawsarkii Hawl Gaab ,
    xxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxx
    Noöoooooooooooooooooooooooooooooooooooooo
    MooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooR
    Hawsar Gabayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee ,
    Cunaqabadayntii Darwiishka waa Laqaadey Yaan
    Lay DamqiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN ,




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo: Robert Mugabe oo markii ugu horaysay meel fagaare ah lagu arkay
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Rabshadihii iyo Murankii Ka dhashay Doorashada Somaliland
- Nov 17, 2017
Laascaanood (Kalshaale) Waxaa goordhaweyd warbaahinta Kula hadlay Magaalada Lascaanood Garaad Jaamac Garaad ismaaciil oo ...
MUUQAAL: Warbaahinta oo Dacaayad Ka samaysay Biyo uu doontay TRUMP
- Nov 17, 2017
Ila Qosol :Warbaahinta oo dacaayad Ka samaysay Biyihii uu doontay TRUMP
Daawo Video: Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba’an ka Gaysan karta meel aad u fog (Warbixin)
- Nov 17, 2017
Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba'an ka Gaysan karta meel aad ...
Muuqaal: Jaahwareer Siyaasadeed oo Weli ka taagan dalka Zimbabwe (Video)
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah ...

Featured Video