RW. Khayre oo ka Qeyb galay Kulankii loogu duceeyay Jenaraal Shariif (Video)

Muqdisho (Kalshaale) Kulankan loogu ducaynayay Allaha u naxriistee Taliyihii Hoggaanka ciidamada Nabad Galiuada Waddooyinka ee Taraafikada Cali Maxamuud Cali (Cali SHariif) oo dhawaaan geeriyooday ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa ka qeybgalay kulankaasi Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, Siihayaha taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janaraal Mukhtaar Xuseen Afrax, R/wasaare Hore Cali Maxamed Geedi saraakiil iyo mas’uuliyiin kale oo katirsan Dowladda Soomaaliya.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (7)

  1. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Marxuunki annagune dhankeenaan uga ducaynay in ILAAHAY dambigiisa cafiyo jannadina ka waraabsho. WBT

  2. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Dabshid, adeer waa Maamul/Dawlaha ISXAAQLAND. Muse Biixi, Faysal Cali Waraabe & C/Raxmaan Cirro, ilma adeer, Axsaab JAAJUUM ama JAMAADHUUG-BAA cunay. WBT

  3. Garqaad says:

    Axmed Somali asc mudane

    Adeer ragga lama xaqiro reer woqooyi wey iskaaya bareen

    Hadeey xitaa qabiil yihiin bal wakaase adigu inta hiraan tagtid reer hiraan ka dhaadhici in ay ninkii hogaamin lahaa ay ku doortaan qof iyo cod

    Midda kale adeer dhulka reer woqooyi maanta inta badan waalaga codeeyay

    Wexey mudan yihiin kudayasho iyo hambalyeyn waxa kale waa hadal jaeyl

  4. Laalays says:

    Akhyaarta kalshaale soo gasha ee reer koonfureed maanta waxay u kala baxeen gun iyo gob.😀

    Intiina doorashada noo dhacday noogu hambalyaysay waa ku mahadsan tihiin.

    Labada cajuus aka coomaade ee Cali zubeer iyo Axmed Zoomaal Waxaan leeyahay Somaliland nacayb iyo habaar waxba kaga qaado maysaane Tina aakhiro ha seegina.

    #I am proud to be a Somalilander.
    💪💪💪

  5. cabdi yare says:

    waa sida ushegay mudane laaleys waaladey inta caafimad qabta wanu sodhaweyneyna sida mudane garqaad o kale wa in cafimad qaba kuwa kalena alle hacaafiyo. warkuna wacad yahey dorashada somaliland wax yabadan ayey katur jumeysaa. waxamida j in ay sonoqonen ee riyada kabaxa.

  6. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Garqaad, adeer ma huu-haa & sheeko aan sal & baar lahaynbaan waqti ku lumina mise run baan isu sheegna. Adeer haddaad brobogaanka aad ku taageerto MAAMULKAA qabiil, waad sii luminaysa ma ahe caafimaadkooda kama shaqayn. BAL ka warran haddaan ku iraah ‘XAMAR waa Gobol SHIINGAANI làaanti?’. Haddaba ka waran waxay Somaliland tahay BUUHOODLE làaanti?.
    Adeer wax la taabankara loo baahanyahay. WBT

    WBT

  7. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Garqaad, adeer hadalku halkuu ka maraa; “War anigu dhashi LEEGO SYL baan ahay” ee maxaad igu qabiraysa Buulo Burti Anoo helikara; Badhaadhe, Bender Beyle & Bulloxaar ilaa Lowyacaddo. Adeer hammigaagu Somali oo dhan HAB HAB HAB ha siiyo oo DDSI & NFD-na u faruuryo qaniinso INSHÀ ALLAAH Jabuutina iyyada iska Imane. WBT




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxweyne Geelle oo Kashifay Siday Warbaahinta Madaxa-banaan Shabaab Taageerada u siiso iyo Arin la yaab leh
- Jan 23, 2018
Jabuuti (Kalshaale) Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle ayaa shaaca ka qaaday in maleeshiyaadka al-Shabaabka ...
Daawo: Ciyaaryahan George Weah oo loo Dhaariyay Xilka Madaxweynaha Liberia (Sawirro)
- Jan 23, 2018
Monrovia (Kalshaale) Ciyaaryahankii hore George Weah ayaa maanta loo dhaariyay xilka Madaxweynaha Liberia, kaddib ...
Sawirro: Kheyrre oo Switzerland kaga Qeyb galaya Shir Caalami ah (Daawo)
- Jan 23, 2018
Davos (Kalshaale) Reysul Wasaaraha Xukumada Fedraalka soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Dalka Switzerland ...
Daawo Video:Militariga Turkiga oo la wareegay Tuulooyiin ku yaala Suuriya
- Jan 23, 2018
Afrin (Kalshaale) Ciidamada Turkiga ayaa qabsaday dhowr tuulo oo ku yaalla Wuqooyiga Suuriya, sida ...
Daawo Muuqaal: Ciidamada Kenya oo Bur-buriyey Xaruntii Shirkada Hormuud iyo Siday qaraxa ugu xidheen (Waraysi)
- Jan 22, 2018
Ceelwaaq (Kalshaale) Ciidamada Kenya ay qarax ku burburiyey xarun Isgaadhsiin oo ay Shirkadda Hormuud ...

Featured Video