MUUQAAL: Wararkii ugu dambeeyay in ka badan 300-Qof oo dhintay Xaduuda Dalalka Ciraaq iyo iiraan (Daawo)

Muqdisho (Kalshaale) Dhul gariir aad u culus ayaa ka dhacay deegaanada ku yaala xuduuda ay wadaagaan dalalka Ciraaq iyo Iraan, waxaana ku dhintay in ka badan 300 oo qof, ayada oo 2,500 qof kale ay ku dhaawacmeen.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Warbaahinta dalka Iran ayaa maanta ku warramay in 328 qof ay ku dhinteen dhulgariirka, ayada oo dhibanayaasha badankood ay deganaayeen magaalada Sarpol-e-Zahab ee gobolka Kermanshah.

Dhulgariirku wuxuu aad usaameeyay magaalada Sarpol-e Zahab oo kutaala dhanka Iran halkaas oo ay dadka badankiisu ku dhinteen.

Hay’adda Mareykanka u qaabilsan daarasadda dhulka ayaa sheegtay in dhulgariirka cabirkiisu uu ahaa 7.3, ayna xuddunta uu ku dhuftay ahayd magaalada Halabja ee gobolka Kurdistan ee Iraq, Kadib dhulgariirka ayaa waxaa xigay dhulgariir yaryar oo is xigxigay.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo: Robert Mugabe oo markii ugu horaysay meel fagaare ah lagu arkay
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Rabshadihii iyo Murankii Ka dhashay Doorashada Somaliland
- Nov 17, 2017
Laascaanood (Kalshaale) Waxaa goordhaweyd warbaahinta Kula hadlay Magaalada Lascaanood Garaad Jaamac Garaad ismaaciil oo ...
MUUQAAL: Warbaahinta oo Dacaayad Ka samaysay Biyo uu doontay TRUMP
- Nov 17, 2017
Ila Qosol :Warbaahinta oo dacaayad Ka samaysay Biyihii uu doontay TRUMP
Daawo Video: Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba’an ka Gaysan karta meel aad u fog (Warbixin)
- Nov 17, 2017
Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba'an ka Gaysan karta meel aad ...
Muuqaal: Jaahwareer Siyaasadeed oo Weli ka taagan dalka Zimbabwe (Video)
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah ...

Featured Video