Muuqaal: Puntland oo Soo Bandhigtay Kaadhkii Codbixinta ee Somaliland iyo Jawaab ay Muuse Biixi u dirtay (Daawo)

Garoowe  (Kalshaale) Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta, Wacyi-gelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada maamulka Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa Warbaahinta la hadlay isagoo gacanta ku haya kaadhadhka Codbixinta doorashada Soomaliland, Islamarkaana ku sugan magaalada Xigalool gobolka Sanaag.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay inaysan wax cod bixin ah ka dhici doonin deegaanaadaasi,  Dhinaca kale wuxuu Jawaab ka bixiyey hadalkii dhowaan kasoo yeedhay  Musharax Muuse Biixi, isagoo sheegay inuu Taariikhda ka been sheegay.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (51)

  1. sOmalilander says:

    3 cardh oo mid warsangali ahi lacag kaga qaatay buu la shir yimid meeshaa kkkkkkk walee kuwani waa faashil.com , waxaaba ka daran wali kalshaale news oo soo dhigay oo sawirka cabdi wali gaas oo qoslayaa maan arag maanta ka horow kkkkkkkk

    Cool down saxiibayaal, hanaga jidhina damaashaadka iyo rayn raynta,

    God bless Somaliland😎

  2. Laalays says:

    Somalilander,

    Intaa haday Guul ka dhiganayaan yaan loo diin. Weliba 3 kaadhna ha dhigtaan copy ay isticmaalaan marka ay gaadhaan doorasho hal cod iyo hal qof inay qabsadaan😝

    I Am proud to be a Somalilander.

  3. muna says:

    kar qofkasta heli kara hadu doono micno samayn mayso buqlaney wat kale ma haysan xingalol ya awal mamuli jirey manta lasqorey ma laga codeeyay tuuloyunka ha nagu mereysanine kkkkkk

  4. Kamaal Adan says:

    Maamulka waqooyi fashilka kaga dhacay sool iyo sanaag maha wax laqarin karo
    Puntlnd guul anla qarin karin Karin ayeyka gadhahay xitaa dhankii besha calamka walagoo hormaray gah gah gah

  5. Hayaan says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk
    S/lander: Adigu shaqo kale ma lihid miyaa 24/7 kalshaalaad dhex fadhidaa mise waxaad tahay Rubbaa raqaagii islaamuhu sheegi jireen?

    Adeer SNM V ELECTION= no recognise.
    Sorry
    Down all traitors
    Viva Somaliweyn.

  6. sOmalilander says:

    Lalaays.

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. sOmalilander says:

    Hayaan

    Sxb adiguna cardhki doorashada ma ugeeysay faysal falaalug

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Aarka hargaysa says:

    markaanu idin leenahay daaroodku waa iska dumar ayaad nalayaabtaan bal nin kaawayni waxa uu guul kadhigtay eega waar badhan kaalay oo sanaaduuqda adoo gubaya maxaabiisna haya natus 3 kaadh oo dadkii qaatay tuulo boosaaso agteedaa laguugu keenay hanooshegine

  9. Mr BaHaL says:

    Waar hooy Reer Somaliland farxadda u daaya oo manta sacabka u tuma waa dad Somaliyeed wax fiican isku dayaya.Hadhoow aan wixii kale ka wada hadalo.

    Somalilander Guul iyo khayr Somaliland.

    Wixii kale ha inoo yaala e maaanta baashaala.

    Dalmida

  10. Jaamac says:

    KAADHADH KUMAY MAQNAYNE DAGAAL AYEEY ICLAAMIYEENE MEE KKKKKKKKKĶKKKĶKKĶKKKK

  11. sOmalilander says:

    Bahal..

    Waa sidaa sxb, maanta oo kale farxada ayay rabaan inay inaga jiidhaan, dee iyagana lama yaabayo oo nafbaa haysaa oo waxay ka ordayaan ceeb iyo fadeexo ah dhulkii daaroodka ayaa Somaliland looga codaynayaa.

    Thanks sxb.👍

  12. Dabshid says:

    Waxaan maqlijidhey nin walba Taagtiisey Qodaxdu ugu Tagtaa- Cardkii arka kuye, waxkaluu sheego maleh.

    Waxaan ka jeclaa adigoo Laasqorey joogo inaad Cardka na tusto, Dumarka basbaa Faano Been dheh.

    -Anigoo quruxbadan oo gurigeena joogo ayaan adigoo darbi taagan ku guursadey waryaa, anaa dadkaa dhigey oo ku guursadey ayadoon lagu rabin Waryaa, markaas ayaad hadda aniga naag kale ila guursatey anigaa is yeeley waryaa. Waryaa hakaa saarto xabiibtii

    Naga daa Bootada Batuuloy.

  13. Jaamac says:

    bolka SOOL.
    1-TALEEX.
    2-AWRBOOGAYS.
    3-GUUMAYS.
    4-ADHI CADEEYE.
    5-XUDUN.
    6-WIDH WIDH.
    7-KALABAYDH.
    8-QORILAY.
    9-SAAXDHEER.
    10-DHARKEEYN
    11-LAASCAANOD.
    12-BALI CAD.
    13-BALI HADHAC.
    Gobolka SANAAG.
    1-HADAFTIMO.
    2-YUBBE.
    3-CARMAALE
    4-DAMALO XAGARE
    5-CARMAALE.
    6-JIIDAALI
    7-BADHAN.
    8-CEERIGAABO.

  14. Jaamac says:

    ILAAHAY AYAA MAHADLEH KUNA DARSADOO CALANKU TAWXIID AYUU LEEYAHAY

  15. Jaamac says:

    WAXAAN AAD UGU FARXAY SIDA DADKU AMARKA U QAADANAYO WALLAAHI ILAA SAAKA WAAGII WAXAAN SHE MARAYEY MAGAALADII HATGAYSA GAADHI COMISION MOOYEE GAADHI SHICIB MA MARAYN ILAA HADDANA LAAMIYADII DADKA AYUUNBAA RAACRAACAYA
    NASAB.COM

  16. Garqaad says:

    Waxaan ka beqayay in uu dagaal dhoco

    Laakiin dagaalkii haduu noqoyay kaar la soo xaday waa ilaahey mahadiis

    Dhib majiro

  17. shaxda says:

    Wax Dhiba Kuma Jiro Shalay Muuse Biixi Ayaa Isha Farta Ka Galiyay Muusana Maanta Ayaa Isha Farta Laga Galiyay

    Somali Ayaa Horey Ugu Maahmaahday Nimaan Aarsan

    Hooyo Madhalin

  18. Mr BaHaL says:

    Somalilader

    Daaroodku meesha ay ku badanyihiin farxada ayaa ku yar ama kamaba jirto. Dee waadigaa kubada I hordhigaykkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Dalmida

  19. Aarka hargaysa says:

    horta ninkan makaadhadh ayaa loodiray mise inuu difaaco dhulka dastuurka uu kuqortay kkkkkkkkkkkkkk Fariin KUSOCOTA Hawiye waar waad aragtaan nimanka aad kanasan laadihiin tabartooda ee sidaa u ogaada waxaasaa Dowlada puntland da kuhaya markaay meelahaa tagaan

  20. Aarka hargaysa says:

    Garqaad sxb kuwan aqoon badan ayaanu uleenahay markaay dagaal sheegaan waanu qayilaad tagnaaba jiqlaysi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk inagaafane ayaa garata maalintaa in puntland hanjabtay suuqbadan ayay yeelataa

  21. shaxda says:

    Dagaalka Qabow Ayaa Wanaagsan Waxaa Daran Mid Dhiig Ku Daato oo ayku dhintaan dad aan war uhayn

    maasha allaah dagaalka afka

  22. Land of Punt says:

    Puntland iyo Somaliland waa la isku soofaynayaa bal mar isku duulaan!
    meesha dagaal ma jiro!
    Sawirkaan Gaas sacbinaya iyo Muse Biixi midna hadda maaha.
    Weliba anigu waxaan si weyn ugu habalyeynayaa sida doorasha buuq laáan ku socoto.
    Somali unity waxaa bilaabay reer Waqooyi maantana waxay na tusayaan sida shaqsi u codeeyo si democracy ah.

    War raga guushooda u qira! Wanleweyn

  23. Kamaal Adan says:

    Rer hargeysa dhibcahaas maanta wakydinka qaatay e isdajiya mar kalena kajira wax laqarin karo majiraane gii bariiska gah gah gah

  24. sOmalilander says:

    Bahal..

    Waa runtaa oo wax qoslayaba ku jiraan, kubadiina waan hor dhigay dee waxaan sugnabaa waa inay isku laadaan iyagu oo shabaqa kala ilashadaan sidii goolwade DAVID DE GEA!

    ahahaha.

  25. sOmalilander says:

    Kaligii Duul baa iga qoslisay maanta maruu ka hadlayay ninkan weeyn ee meadiyaha lasoo hor joogsaday labada cardh ee mid harti ahi u keenay,

    Wuxu ku leeyahay ma khajilno hadaanu nahay reer Puntland, saacad baan qoslaayay, kaligi duul ninka qudha ee beenta reerka ka yaabay, waxa soo raacaa oon halkan ku arkay ninka la baxay LAND OF PUNT.

    Ahahahah

  26. sOmalilander says:

    Ninkii raba inay firxdu ka dhamaatoow soo booqoo facebook iyo Kaligii Duul

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  27. Laalays says:

    Aadnaad u mahadsantihiin intiina sida sharaftu ka muuqato noogu tahniyadeeyay.

    Kuwa kalena Waxaan leeyahay bal Intaa cuqdada iska saartaan ku dayda Somaliland oo wax ka faa, iidaysta.

    Shaqo kasta oo si daacada loogu kaco waa laga soo bixi karaa.

    Xitaa walaahi tan waxay sumcada u hagaajinaysaa Soomaali oo dhan. Qaar badana waa dhiiri gelinaysaa.

  28. sOmalilander says:

    Warkii horeba war soo dhaaf..

    http://Www.allhadaaftimo.com

    Waa meeshuu iskusoo sawiray wasiirka puntland, ceebeey tacaal😂😂😂😂

  29. ciise binu axmed says:

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    hanjabaadii budhlayn ma labo kaadh oo ay xadeen bay kusoo ururtay kkkkk nin nacas ah baa aabihii la diley ,markaasaa lagu yidhi waar ka halkaa jooga ninkii aabahaa diley orod soo dil,intuu ninkii u tegey ayuu irbad kasoo xaday,,markaasuu yidhi rag is gurayee ninkii aabahay diley irbadaa ayaan kasoo xaday kkkkk reer labo kaadh xade waa iduun guul haddaad labo kaadh naga xadeen kkkkkkkkkkkkk

  30. Land of Punt says:

    Somalilnader
    Marmar Laangaabnimada iyo fulaynimo ayaa kugu soo baxda, war Puntland iyo labadaba waa salsan yihiin, waayo Puntland waagii Civilwarkii Daroodka dhulkaas dega wada dhisteen, markii dambe intaad horgaleyaal adag samaysateen sida Xaglotoosiye iyo Cali been carare, dadkii bar idin raacay dhulkoodii inta badan calan Iran u eg laga suray, laakiin rag badan ayaa ku adkaystay midnimada Somalia iyo Harti meel kula dhiman! Sida Garaado badan oo Garaad Saleeban, Ina Camey, madaxdii hore ee Khatumo sida Karaash, Biindhe..
    Beesha Warsangeli tuulo leeyihiin kama talisaan?
    Marka Puntland cidla ugama tagi karto, Somaliland Cali Khaliif, Xaglotoosiye, Cadami, Garaada sida Ina Garaad Ismaacill of Jamal Siyaad iyo Laaska way difaacin.
    Aniga hadaan maryooley aqaan, inkasta oo Dhabayaco iyo Iidoor ay ilbax yihiin oo maala yacni in Kaare duq maato isaga xasuuqayn aaminsanayn, meeshaas “dhagla ayaa salag leh”
    🦍Danyeer dagaal abuura lama weyn weyndoono

  31. Land of Punt says:

    Somalilander
    MA dheera maalinta Iidoor iska dhaadhicin haddii dagaal Puntland la galo xagee lagu dagaalin? Waa dhul Harti sida Laaska iyo Taleex! Ma Dhul Habarjrclo ayaa dagaal lagu gubin oo maatada qixin?
    Ku bilaaba xabadda adinka oo Mahad Cambaashe oo kale iyo reerkiisa mushaar idinka qaata iska soo hormarinaya! Tas waa miscalculation!!
    Waa maalintii Harti mifoobi lahaa! Waayo waxay fahmin in Isaaq dagaalka iska soo fogeeyey oo dhul Harti lagu dagaalin..
    Cidna lagarna aqli badna!
    Shacabka shukaansada in Somaliland noqdaan laakiin, no wars! Because the is obvious= Somaliland,.
    Puntland waxay oran ” Look Isaaq Harti ciribtiraya oo dhulkoodii gubaya” 🕸🕷🦂

  32. Land of Punt says:

    I mean:
    Somalilander
    Marmar Laangaabnimada iyo fulaynimo ayaa kugu soo baxda, war Puntland iyo Somaliland abadaba waa saxsan yihiin,

  33. sOmalilander says:

    LOP..

    Sxb horta miyaanay liidnimo iyo nusqaan idinku ahayn hadaad tahiin reer Puntland marka ninweeyn oo wasiir sheeganayaa intuu yidhi ii keenaa laba kaadh oo aad kuso codeyseen lacag baan idinka siisanayaa oo markay u keeneen lasoo hor fadhiistay meadiyaha yidhini kaadhadh baan qaqabtay.

    Miyaanu ogayn qofku markuu kaadhka ku codeeyo inaan laga reebayn oo ay tahay aqonsigiisa?! Wixi nusqaan iyo ceeb idinku ah wa alayska qabtaa sxb, sida Kaligii Duul baa yac layska dhahaa waayo idinka aya sumcad xumo idiin tahay, may fahantay sxb!

    Ahahaha

  34. Idoor Liqe says:

    Labo kaadh !!!!

    Ciidanka gobolka Cayn oo qabtay in Ka Badan 1000 kaadh .

    http://puntlandpost.net/2017/11/13/puntland-oo-gobolka-cayn-ku-qabatey-kaararka-codbixinta-somaliland/

  35. sOmalilander says:

    Idoor yare

    Kaadhadh ka dadkii lahaa ciidamada khaatumo ma laayeen markaas ilayn waa kun qofe kkkkkk ,

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  36. Hayaan says:

    Alahayoow maxaa falanayaashii fidho ka duulaysa:

  37. sOmalilander says:

    Breaking news. .

    Warar lagu kalsoonyahay oo hadeer aan kasoo xuuraamay baraha bulshada ayaa waxa lausla dhex marayaa inuu hellay ooo ku guulaystay xibiga kulmiye iyo mujaahid muuse biixi cabdi, waa war xaqiiq ah laakiin waxa lagu dhawaqayaa maalinta khamiist ah insha allah

    GUUL KULMIYE!!
    GOD BLESS SOMALILAND ✌

  38. Land of Punt says:

    Somalilander
    Sxb horta Nin madax ah oo micraphone ka booteeya iyo Garoowe gubaynaa Faysal baa kom ah!
    Maxay tahay xishoodka aad ka hadlayso?
    Nin yiri card la qabtay, aniga waxaanba sugayey in musharaxiinta Harti in Garoowe ku xiran yihiin caawa. Kkkkkkkkk
    MA fahmin waxa laga xishoonayo, doorasha Somaliland ayaa qaarna rabaan sida Cali Khaliif qaarna diidan yihiin sida Garaad saleebaan.

    Meesha booto iyo dad iska dhaqaale yar oo lacag lagu sabo ayaa ka socota.
    Marka muraadkaa ku toos, wax ka qajilo ma arkee🦅

  39. C/Raxmaan says:

    Mr BaHaL . Si fiican baad iiga qoslisay ! Maxaa tiri : Waa adigaa i hordhigay kubbadda . Adigu hadaadba aragtid XARAFKA ” D ” Waad un darbeyneysaa soo ma aha . K.k.k.k. Mid reer Borama ah ayaa xakeyto waxuu yiri : Hoos ka akhri

  40. Mr BaHaL says:

    C/RAXMAN
    Salaan sare

    Waar bal ha layga raali ahaado.Daarood markaan arkaba dagaalka hore Ayaan ka galayaa – xataa hadii laga gardaran yahay.

    Seef la boodbaa yaabay

    Dalmida

  41. C/Raxmaan says:

    Mr : BaHaL . Ninkii reer Borama waxuu yiri : Waryaada reer Koonfuriyoow war maad na bartaan waxan aad guriyihiina ku qarxisaan . Maxaad ku falaysaa ayaa lagu yiri : Kulahaa iga waloo daaraha ku yaal Borama ayaan DIGADA kaga dhigilahaa ! Afkeedey haysanweydaye , ayuu sii raaciyey .

  42. Mr BaHaL says:

    C/raxman

    Waar naga daaya hanagu barina sida wax loo qarxiyo Reer Borama.

    Albaabka ayay isku dhigidoonaan iyaga oo aamusan.

    Mareexaanbaa yaabay

    Dalmida1

  43. Mustafe Daacad says:

    Somalilander
    Waar ninyahoow ileen maxishootid orod isqari walahi bilahi inaad ragganla kaftantin mahee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Miyaadan maqal dhul ninkiisibaa iska leh waxab igu qosol badnaa laaska o aan islahaa xogaa ayeyka helayaan dadkii weyba iska seexdeen hartigi dhulkaas lahaa wey idin qayileeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  44. Mustafe Daacad says:

    Idoor Liqe
    Grd wanku salamy .ilaa shalay ilaa maanta sidaan qoslayey waad yaabeysaa garoowaan qabsaneyna waxaka danbeysay in gobalodhan laysku diido o nin idoor ah iyo waraqihisii laraadiyo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Indr maalintan rabnona lacagtanka qaadeyna malintaan rabnona cagbaanka saareynaa inta 50 Zuuu usoo rakibano kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  45. Mustafe Daacad says:

    Mr Bahal sln sre
    Daroodka waad ceydaa wa runta lakiin qabiilada kalena kudar xitaa samroon markaas ayaaddhex dhexaad tahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk rali galintas wan qadanay odey tolkaa weyee kuwad qaniinyada kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  46. C/Raxmaan says:

    Mr: BaHaL war halkaa kaga hay ugaadhsatada , illaa ay rasaastu kaa dhamaaneysa .

    ” Kaniifkaa yaabay “

  47. Ahmed Somali. says:

    ASC.
    Mr BaHaL & Beeldaaje C/Raxmaan CALAN CAD baan idin dhexdhigay. WBT

  48. maxamed.axmed says:

    us aangu hadaanu nahay kacaankii barkaysnaa waxaanu idin leenahy waqooyi kacaankii baan dib boodhka uga jafaynaa

  49. Land of Punt says:

    C/Rahman
    Yaab ku yiri! Mr Bahal waa Gudabiirsay?
    Beeshaas Samaroon yaan qalad gelin!
    Waa mooryaan reer koofur ah! Anaa kuu huba!!kkk
    Waa narcissist aaminsan qof kale iska dhigto energy cusub ku siin, weerarkiisa waa Darood, dadka kale waa malaaig, Isaaq marmar ku dhuusaa!
    Ninkaas waa Dabshid walaalkiis ka yar, kkkkkkk
    Marmarna waaba hal nin kkkkkkkkk🐌




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo: Robert Mugabe oo markii ugu horaysay meel fagaare ah lagu arkay
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Rabshadihii iyo Murankii Ka dhashay Doorashada Somaliland
- Nov 17, 2017
Laascaanood (Kalshaale) Waxaa goordhaweyd warbaahinta Kula hadlay Magaalada Lascaanood Garaad Jaamac Garaad ismaaciil oo ...
MUUQAAL: Warbaahinta oo Dacaayad Ka samaysay Biyo uu doontay TRUMP
- Nov 17, 2017
Ila Qosol :Warbaahinta oo dacaayad Ka samaysay Biyihii uu doontay TRUMP
Daawo Video: Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba’an ka Gaysan karta meel aad u fog (Warbixin)
- Nov 17, 2017
Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba'an ka Gaysan karta meel aad ...
Muuqaal: Jaahwareer Siyaasadeed oo Weli ka taagan dalka Zimbabwe (Video)
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah ...

Featured Video