Daawo Video: Horumar ka Bilowday Deegaanka Gocon-dhaalle iyo Dugsi Hoose oo Laga Hirgelinayo (Warbixin)

Buuhoodle (Kalshaale) Deegaanka Gocandhaale oo dhaca Waqooyiga magaalada Buuhoodle, Islamarkaana dib u dejin loogu sameeyay in ka badan 300 oo Qoys oo kamid ah dadkii ay saamaysay Abaartii SIMA oo Sanadii hore ka dhacday Soomaaliya ayaa waxaa ka socda Horumar dhinacyo kala duwan Taabanaya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa maanta laga dhagax dhigay Dugsi Hoose Dhexe kaasi oo ay ka Faa’iidaysan doonaan Bulshada deegaano, Waxaana Hirgelinaya mid kamid Jaaliyadaha deegaanka Buuhoodle Kasoo jeeda, Waxaana ka hadlay Masuulka loo Wakiishay iyo dadka deegaanka.

Kalshaale.com


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxweyne Geelle oo Kashifay Siday Warbaahinta Madaxa-banaan Shabaab Taageerada u siiso iyo Arin la yaab leh
- Jan 23, 2018
Jabuuti (Kalshaale) Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle ayaa shaaca ka qaaday in maleeshiyaadka al-Shabaabka ...
Daawo: Ciyaaryahan George Weah oo loo Dhaariyay Xilka Madaxweynaha Liberia (Sawirro)
- Jan 23, 2018
Monrovia (Kalshaale) Ciyaaryahankii hore George Weah ayaa maanta loo dhaariyay xilka Madaxweynaha Liberia, kaddib ...
Sawirro: Kheyrre oo Switzerland kaga Qeyb galaya Shir Caalami ah (Daawo)
- Jan 23, 2018
Davos (Kalshaale) Reysul Wasaaraha Xukumada Fedraalka soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Dalka Switzerland ...
Daawo Video:Militariga Turkiga oo la wareegay Tuulooyiin ku yaala Suuriya
- Jan 23, 2018
Afrin (Kalshaale) Ciidamada Turkiga ayaa qabsaday dhowr tuulo oo ku yaalla Wuqooyiga Suuriya, sida ...
Daawo Muuqaal: Ciidamada Kenya oo Bur-buriyey Xaruntii Shirkada Hormuud iyo Siday qaraxa ugu xidheen (Waraysi)
- Jan 22, 2018
Ceelwaaq (Kalshaale) Ciidamada Kenya ay qarax ku burburiyey xarun Isgaadhsiin oo ay Shirkadda Hormuud ...

Featured Video