Daawo Qosolka: Cadaan wakhti hore ku noolaa Sool iyo Saaxil oo hada u yimid Doorashada S.land (Warbixin Xiiso leh)

Hargeisa  (Kalshaale) Aamina Nuur Maxamed oo ku magac dheer Aby Thomas iyo Daauud, waxay ka mid yihiin kormeerayaasha caalamiga ah ee ka qaybgelaya doorashada madaxtinimada ee Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay u dhasheen dalka Maraykanka hase ahaatee magacyadan Soomaaliga ah waxay qaateen  Xiligii ay Jirtay Dawladdii Soomaaliya , Iyadoona markaasi ay ka shaqayn jireen Gobolada Sool iyo Saaxil.

Haddaba warbixin si gaar ah u eegaysa arrimahan iyo weliba sheekooyin kale oo xiisa leh Waxaa diyaariyey Wariyaha VOA Ismaaciil Farjar |  Daawasho wacan.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (9)

  1. amaal says:

    Asc mashallah wallee laismaxaqiree RER Somaliland waxey gareen dowladnimo buuxda @ ilmaderayal anaga rer koonfur ciidan nabadilalin inosodira amisoon banadubatee

  2. Hiilqaran says:

    Hhhhhhh

  3. ciise binu axmed says:

    guul iyo gobanimo ,illaahow somaliyana taageer oo u gar gaar ,oo cadowga ka qabo ku habsadey,dadku haday nabad helaan wax walba way qabsan karaan

  4. cabdi yare says:

    mansha allaah. sinabada ayaanu ku dhibanay codadkii alle ha nosii adkeeyo

  5. cabdi yare says:

    sidaa ay ugu. farax santahey amaal ha logu farxo. waxana layaaba in 3habenimo. dadku ay safka galen ayagaana iskood isku maamulayey. mansha allaah

  6. rooble says:

    amaal

    1000.kun jeer ayaad mahadsanty madaama aad na soo hambalyaysay wbt

  7. amaal says:

    Rooble adiga mudan xaasid.idinkuma nihin

  8. muna says:

    amaal kkkkk ciidamo nabad ilaalina no so dira ka dhacday

  9. amaal says:

    Muno kkkķk wanku s alamay




NIMCAAN HILAAC WIXII QABSADAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxweyne Geelle oo Kashifay Siday Warbaahinta Madaxa-banaan Shabaab Taageerada u siiso iyo Arin la yaab leh
- Jan 23, 2018
Jabuuti (Kalshaale) Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle ayaa shaaca ka qaaday in maleeshiyaadka al-Shabaabka ...
Daawo: Ciyaaryahan George Weah oo loo Dhaariyay Xilka Madaxweynaha Liberia (Sawirro)
- Jan 23, 2018
Monrovia (Kalshaale) Ciyaaryahankii hore George Weah ayaa maanta loo dhaariyay xilka Madaxweynaha Liberia, kaddib ...
Sawirro: Kheyrre oo Switzerland kaga Qeyb galaya Shir Caalami ah (Daawo)
- Jan 23, 2018
Davos (Kalshaale) Reysul Wasaaraha Xukumada Fedraalka soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Dalka Switzerland ...
Daawo Video:Militariga Turkiga oo la wareegay Tuulooyiin ku yaala Suuriya
- Jan 23, 2018
Afrin (Kalshaale) Ciidamada Turkiga ayaa qabsaday dhowr tuulo oo ku yaalla Wuqooyiga Suuriya, sida ...
Daawo Muuqaal: Ciidamada Kenya oo Bur-buriyey Xaruntii Shirkada Hormuud iyo Siday qaraxa ugu xidheen (Waraysi)
- Jan 22, 2018
Ceelwaaq (Kalshaale) Ciidamada Kenya ay qarax ku burburiyey xarun Isgaadhsiin oo ay Shirkadda Hormuud ...

Featured Video