MUUQAAL: Faysal Waraabe, C.raxmaan Cirro iyo Muuse Biixi oo ka Hadlay Sida Doorashadu u dhacday & waxay arkeen

Hargeisa  (Kalshaale) Musharixiinta u taagan Xilka madawayne ee Somaliland ayaa ka hadlay siday saaka u dhacday Codbixinta Doorashada ee ay Shacabku ku dooranayaan Madawaynaha Cusub.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuse ayaa sheegay inay wanaagsan ku socoto, Wuxuuna dadka ka socday inay Codkooda Siiyaan, Faysal aayaa dhankiisa sheegay inuu soo Arkay dadka oo doonayey inay iska qaadeen Dulmigii iyo Dhibaatadii Xisbigii kulmiye,  Sidoo kalana C.raxmaan Cirro oo soo codeeyay ayaa ka hadlay wuxuu la kulmay.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (30)

  1. ciise binu axmed says:

    viva muuse biixi cabdi ,MBC mujaahid guuleyso

  2. Jaamac says:

    Khaatumo iyo hayaanba weey safan yihiin inkastoo ay kala xisbi yihiin kkkjjjjjkkkkkk

  3. Aarka hargaysa says:

    waar ninkaa faysal haladoorto kkkk reerahooda hadhuudhka halacunaan kulahaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. khaatumo haanoolaatoo says:

    war deg dega laascaabood o aan qof keliyi kacodayn taa horeba waa loo ogaa waakuwi diiday diiwaan gelinti sisaasay ku fashilantay cod bixintuna aadbay u mahadsanyihiin reer khaatumo marhaday horgale dayuus ceebeeyeen kuquuso qudhaanjo
    Guuuuuuuuuuuuuuul iyo gobanimo

  5. sOmalilander says:

    Gobolka SOOL.
    1-TALEEX.
    2-AWRBOOGAYS.
    3-GUUMAYS.
    4-ADHI CADEEYE.
    5-XUDUN.
    6-WIDH WIDH.
    7-KALABAYDH.
    8-QORILAY.
    9-SAAXDHEER.
    10-DHARKEEYN
    11-LAASCAANOD.
    12-BALI CAD.
    13-BALI HADHAC.

    Gobolka SANAAG.

    1-HADAFTIMO.
    2-YUBBE.
    3-CARMAALE
    4-DAMALO XAGARE
    5-CARMAALE.
    6-JIIDAALI
    7-BADHAN.
    8-CEERIGAABO.

    Doorashadani dalkii baabaa nakala bartay masha allah!

    God bless Somaliland😎

  6. Dabshid says:

    Sanaag Ma laga codeeyey mise waxaa Diidey Ciidamadii Dalka PUNTLAND Ee Dalka Soomaaliya.

    *Shilin Gaduud Maroodi u dhaaratey iga dheh, ,haddii laga codeeyo Laasqorey, Ceerigaabo Warkeeda daaye**

  7. khaatumo haanoolaatoo says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    beeni raad maleh haaaahahaaaaahaaaaaa dhelalow runmoodaay

  8. khaatumo haanoolaatoo says:

    Dabshid dayuus aka qabyaaladayste aka Mr Bahal qabiil caaye

  9. Dabshid says:

    Khatumo hanoolaato

    Somaliland Ceyda waala ogolyahey oo waa Democratic ( Freedom of expression ) ee miyaad codeysay saaka.

    Nasiib aysan lahaan lahaa anigoo Soomaaliya joogo haddaan u codeynkaro Qofkaan rabo.

    ** Ninkaad doonto dooro Dictator waa Tagee**

  10. khaatumo haanoolaatoo says:

    Dabshid qabyaladayste aka Mr bahal qabiil caaye

  11. sOmalilander says:

    Dabshid

    Khaatumo Hanolaato maanta wuu cadhaysanyahe ka hor leexoo yaanu Screen ka kaaga soo dhex boodinee, wayga digniin!

    Ahahaha.

  12. sOmalilander says:

    Khaatumo Hanolaato

    Awoowee cooling off, ama isdeji dhib majidho😂😂

  13. Dabshid says:

    Khaatumo hanoolaato

    Midnimo waxey ku jirtaa in Fartii Jabtaba lagu kabo Farta xigto ku dhegan, marka halaga shaqeeyo midnimada Waqooyi, reer Koofurna haka shaqeeteen midnimada Koofur ka dib ayaan Gaaridoonaa MIDIMADA SOOMAALI-WEYN.

    **Laamaha geedkaan Jafaa/guraa inaan harsadana waan rabaa waxey dhashaan Hubsaa**

  14. sOmalilander says:

    4 ta degmo ee gobolka sool,

    LAASCAANODEEY , CAASIMADA ,
    XUDUN,
    TALEEX.
    CAYNABA.

    GOBOLKA SANAAG,

    GAR ADAG,
    CEEL AFWEEYN
    CEERIGAABO,
    BADHAN,
    XIIS IYO MAYDH,
    JIDAALI,
    SHIMBIRAALE
    AWRBOOGAYS,

    GOBOLKA BUUHODLE,

    QORILUGUD,
    COODANLE,
    BALI CALANLE,
    TALOBUUT,
    SAAXDHEER,
    BALI CAD,
    MURAAYADA,
    KALSHAAALE,

    WAA INTA HADEER ISOO GAADHAY,

    GUUL #SOMALILAND

  15. sOmalilander says:

    Talo buur ..ujeedaa,

  16. muna says:

    hanbalyo hanbalyo jamuuriyada barakaysan ee soomaaliland iyo shacabweynaheda doorashadodu waxan lenahay guul allah ha ugu dhameyo

  17. muna says:

    khaatumo hanoolato magaca wa la iga boobay kkkkkkk ma ila socota labo daqiiqo aya laga daynsaday kkk

  18. khaatumo haanoolaatoo says:

    MUNA
    inade aadbaan ku salaamay laygama xadin magaca e waxan kaxanaaqay oday Dabshid o beryahan u niikinayey jabhada SNM adiguba indhahaaga ku arag
    aan kulasocdaa MUNA cadeey

  19. Mustafe Daacad says:

    Dhamaan waan idin salamy.Doorashoy xaal qaado ceeb aaaka dhacday sool iyo Sanaag kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Idoorkii weyka huleeleen Laascaanood oleyslahaa waxbayka helayaan wala diiday warkaas suga isla iyaga inoosheegaya caawa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  20. Mustafe Daacad says:

    Somalailander
    Mgaaloyin adan laheyn waad qori taqanaa balse awoodi iyo aqligii aad dadkaas waxkula wadagi laheyd waadweyday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk shalay waxad qoraysan 300 o dhulbahante ah Ayaan dilnay side manta ugu fekertay ineykuu codeyaan doraad ilaa hada waxaa sool iyo Sanaag laga goobayaa qalabkii codeynta kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  21. Mustafe Daacad says:

    KHatumo Hanoolato
    Grd wanku salamy .Marhadad idoorkii jilabaha udhigteen nimankina waqooyi e harti gobanimo waxan idin leeyahay hambalyo halkas kasii wada rer xamarku waxa adka dagalameysan iyo midnimada may arkaan isaaqna mey jecla ee daroodka ayey cuqdadka qabaan hadalkoda maanta waxba haka qorin idoorka iyagaaka shisheeya ileen ciil looma dhinto car daata ceerigaabo isoo dhaaf car baraxley isoo dhaaf ayaka dhcaday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  22. sOmalilander says:

    Maanta Muran Ma Rabo ..farxad iyo damashaad iyo raynrayn.

    Guul #SOMALILAND 💟

  23. sOmalilander says:

    Muna Cadeey
    ❤💖❤💙💚💛

  24. muna says:

    mustafe kkkkk daaroodkay cuqdad u qaban kulaha maskiin hadan cuqdad ku qabno sidad garowe iskugu oodan xamar iskugu oodi lahayn inan cuqdad qabin taasa cadeyn ah ee caadi iska dhig isaaq wa dad soomaaliyed hadii horumarkoda lagu hanbalyeyo wa gobonimo mar labaad ayan hanbalyo u diraya shacabka iyo dowlada soomaaliland

  25. Mustafe Daacad says:

    Muna
    Xamar maxaaka galay adigoo hg ah mise abgaal ayaad ismooday nimankas aya somalida kale kashegan kareeekkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Hg xamar waxeyka degaan guryaha dawlada iyo iyo guryaha ay xaranta kuheystaan maanta o kula hadlaayo somaliada kale o dhan ayaa kaga ganacsi badan kagana guryo badan xamarna inta kula joogo ayey xamar tahay waad ogtahay isbaradii iyo kufsigii ayaad soo celineysaan e anigu idinku kala dhex jira kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  26. Hayaan says:

    Jamac:
    SNM cadkay kala ridataa waysla ruga gayne: waa doorasho qabiil

  27. muna says:

    mustafe kkkk habar,gidir awooda labad ee,xamar waye hadii habar,gidir,diidi lahed in xamar lagu so,wada laabto abgaal,kaliya ma,suurta galiyen,qof walbo,aqli u sxba wu ogyahay taas,dabaalna,lo sheegi mayo marka haday cuqdadjirto dhabayco unba qabta




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo: Robert Mugabe oo markii ugu horaysay meel fagaare ah lagu arkay
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Rabshadihii iyo Murankii Ka dhashay Doorashada Somaliland
- Nov 17, 2017
Laascaanood (Kalshaale) Waxaa goordhaweyd warbaahinta Kula hadlay Magaalada Lascaanood Garaad Jaamac Garaad ismaaciil oo ...
MUUQAAL: Warbaahinta oo Dacaayad Ka samaysay Biyo uu doontay TRUMP
- Nov 17, 2017
Ila Qosol :Warbaahinta oo dacaayad Ka samaysay Biyihii uu doontay TRUMP
Daawo Video: Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba’an ka Gaysan karta meel aad u fog (Warbixin)
- Nov 17, 2017
Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba'an ka Gaysan karta meel aad ...
Muuqaal: Jaahwareer Siyaasadeed oo Weli ka taagan dalka Zimbabwe (Video)
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah ...

Featured Video