Muuqaal: Wasiirka Amiga Puntland Iyo Ciidamo uu Hogaaminayo oo Gaadhay Gobolka Sanaag iyo Digniin Somaliland

Garoowe (Kalshaale) Soo dhaweynta Kadib Wasiirku wuxuu sheegay in u jeedada socdaalkooda uu la xidhiidho sidii beesha caalamka iyo Ummada soomaaliyeed loogu soo bandhigi lahaa in gobolka Sanaag  ayan ka jirin wax doorasha ah oo dhinaca Somaliland ka timaada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay in Fargalinta iyo xadgudubka maamulka Somaliland ee gobolada Sanaag iyo Hayland ujeedada ka dambaysa ay tahay oo kaliya in la jahwareeriyo shacabka, lana majaro habaabiyo beesha caalamka, loona sheego in shacabka gobolka Sanaag ay doorashooyin samaynayaan.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (18)

  1. Hayaan says:

    P/land beenta joojiya waan hubaa haddii maleeshiyaadka SNM soo dhaqaaqaan in aad cararaysaan.

  2. Hayaan says:

    Waa igu sawir Muxuu badhan ka doonay muu l/caanood soo aado?

    Land P/land ayaa yaabay.

  3. Dusha says:

    War means fighting, and fighting means killing.

    Dagaal micnihiisu waa isdil. Isdil micnihiisuna waa islayn. Maxaa laga faaiidi oon khasaaro ahayn. Waa waxba. Qofka nool in noloshiisa sidii loo badbaadin lahaa laga fakaro ayaa wanaagsan.

  4. Hayaan says:

    Dusha:
    Waa runtaa caqli saliimka ahina sidaasuu sheegayaa, laakiin mid ogow labadan Maamul they know each other, keliya shacabka ayaa latusayaa durbaan been ah oo beri hore ka ilbaxay.

    Dagaal ka labadan maamul waxaa kadhow dagaal ka dhex dhaca USA IYO SNM.
    Sorry. Waxaan idin leenahay Beeneey waa run.

  5. Laalays says:

    Wasiirku banaan cad buu ka hadlayaa aaway magaaladii iyo daarihii? Lol

  6. Laalays says:

    Qoraalka hore waa kaftan😀

    Laakiin sidaa Hayaan u sheegay Puntland iyo Somaliland ma dagaalamayaan.

    Waa baalixoofto siyaasadeed😀😀😀

  7. Mr BaHaL says:

    Dagaalka hungurigu ma dhamaado.

    Dalmida

  8. Garqaad says:

    Mr bahal

    Dagaalkii HUNGURIGA meel kasto oo somaliya ka mid waa uu ka jiraa

    Dad degan oo nabad haysto ayaa la rabaa in ay qaxaan magaranaayo waxa laga faa.iidi doono malaha hungurigii ayaa galay halkaas

    Meeyay itoobiya xuduudii ay u sameysay 2 maamul?

  9. Mr BaHaL says:

    Garqaad

    Hunguri iyo nabadi ma wada joogi karaan degaanka Somaliyeed .
    Somaliland dagaal ma rabto.Sidaa oo puntland dagaal ma rabto.Galmudug,dagaal ma rabto.Ahluna dagaal ma rabto.Bal cidda dagaalja rabta soo hela.Dalmida

  10. Land of Punt says:

    Walaahi Somaliland waxdadaashay hadayba sanduuq dhigatay Baran iyo Hadaftimo.
    Kuye guriga ha kasoo bixina, macnaha sanduuqii waa yaalaan! Lkkkk
    Dhuloos ku daa, hadda Waroos loo soo jeestay!
    Macnaha dad reer Sanaag ah doorashada qabanqaabinaya!
    Yaan la isdilin Maryooley, shacabka ayaa awood u leh, waxay rabaan!🤔

  11. Idoor Liqe says:

    Ciidamada awooda Badan ee gobolka Cayn oo Ruqaansaday , iyagoo baadigoobaya sanadiiqda snm . Dhamaan xaduudka gobolada Cayn Iyo Togdheer bay xidheen.

    Hoos Ka daawo

    https://youtu.be/Q7wxw1ebDkM

  12. Aarka hargaysa says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk dadku maanta hasii adeegtaan barina guryaha hakasobixina kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkjjjjjj iyo badhan ayaa nu sogaadhnay bal isqabad siiya reer puntland

  13. Aarka hargaysa says:

    Iidoor yare nagadaa ciyaarta

  14. Aarka hargaysa says:

    Meesha dhulos way kudaayeene waaroos baa lagahad layaaye

  15. Cadaado says:

    Abdi Xaraggo, xarago wax kama ogid’e, orod shaarkaan aad gashantahay halka usbuuc iyo waxa kabadan iska soo badal. Iyo halkka kastuumo aad leedahay. Daanyeer uraaye, kkkkkkkk :). Midda kale, badow ayaad tahay, marka magac laqoraya, sida Sayid, xaraf weeyn ayaa lagu bilaabaa. Maadaama aad jaahiltahay, magac yar, oo maskaxdaada daanyeerka eey xamili karta soo qaada. Daanyeer daanyeer dhalay.
    God bless Somalia.

  16. wiil hiraab says:

    anigu koleey u maleeyn maayo in majeerten iyo isaaq dagaalamayan hadeey lacala dagaalamana ma ahan rag isu babac dhigi kara dhoowr daqiqadood qof kastaana taa waa ogyahey …… inteed rabtaaye inteed rabtaaye roroor ma roone reerkaaga jogeey

  17. Mustafe Daacad says:

    Wiil Hiraab
    Wanku fahmaynaa o waxaad leedahay mj ayaalaga adkanaya e idoorkii faankodi wanu soo af jarnay carkeena ayaaka dhcaday e miyaadka naxday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waar waxba haw ceeb qarin halna xasuusnoow majeerten hadusan dagalamin walhi qabiil somaliyeed o dagalama majiro ,Cadeyn 100 sano maxaanku xukumayey ilaa iminkana xukunka iyo siyasada waxlayga weydiyaa anigoo qabiilda kabadneyn ? sow xininyo iyo xabadeyda kulul maaha ?kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  18. Mustafe Daacad says:

    Aarka Hargeysa
    Caawa sidaan rabay ayaad uhadkeysaa waliba sihoose kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Imisaanku laheyn rerkagu waa laangaab e meel fadhiiso dadkaan uma dawladeyn kadhide sow idinka kuwashay maaha Puntland dagaalaka naga dhafacadowgeena badane cadowgu rer xamarkaan isbarada iyo bililiqada kuwashay miyaaa kuwaasna xagaanka karbashyaa kuiwanan mirqaanka isku iloobayna wanku darayaaa e car ceerigaabo daantina isoo dhaaf kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Plz noocodeeya ayaaka dhacday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk




HOOYO QIIRO LA SUUXDAY

Riix Sanadguurada Khaatumo

WARAYSI PROF. CABDI SAMATAR

Riix Sanadguurada Khaatumo
Daawo: Robert Mugabe oo markii ugu horaysay meel fagaare ah lagu arkay
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Rabshadihii iyo Murankii Ka dhashay Doorashada Somaliland
- Nov 17, 2017
Laascaanood (Kalshaale) Waxaa goordhaweyd warbaahinta Kula hadlay Magaalada Lascaanood Garaad Jaamac Garaad ismaaciil oo ...
MUUQAAL: Warbaahinta oo Dacaayad Ka samaysay Biyo uu doontay TRUMP
- Nov 17, 2017
Ila Qosol :Warbaahinta oo dacaayad Ka samaysay Biyihii uu doontay TRUMP
Daawo Video: Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba’an ka Gaysan karta meel aad u fog (Warbixin)
- Nov 17, 2017
Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba'an ka Gaysan karta meel aad ...
Muuqaal: Jaahwareer Siyaasadeed oo Weli ka taagan dalka Zimbabwe (Video)
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah ...

Featured Video